Malin cusub iyo janis kale . Waa kan anigo codsigini idiin tixgaliyaay . Ila dawo sidan u qurxiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @lulosman3347
    @lulosman3347 3 роки тому +1

    Waw mashallah abaayo kuli waka helay lkn miiska yar fadhiga horyaalo alaabta ku badisay haamankana wa qurux lkn miskaas inaa saarta ma aheen wa ra igeyga lkn runti intakale wa sharaxaad iyo color aad uqurux badan mahadsanid abayo wan ka faa idnay runti 💯❤️❤️

  • @nawaalinamcln1117
    @nawaalinamcln1117 3 роки тому +1

    masha allah abaayo soo dhawoow wan jclhay qurxinta guriga you tube somalida cunta karintee ubadan yihiin waxaan rajeeynaa dhanka gur yaha iyo qurxinta inaad noo soo badiso mhdsnd.

  • @fartuunahmed886
    @fartuunahmed886 3 роки тому +5

    Finaly youtube waa iskeentay waana ku soo dhaweyneynaaa walasheey Xamdiina wa asxbta snpchtka

    • @saidohalane4821
      @saidohalane4821 3 роки тому

      si fiican usoo dhawey hee ina adeertaa xamdiina 😍😍😍 tuuney

    • @fartuunahmed886
      @fartuunahmed886 3 роки тому +1

      @@saidohalane4821 waa igu ogtahay liketa dhiiri galinta intaba halka aan u joogaa insha allah Taageero weyna waan uhay

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 3 роки тому +2

    Maasha Allah allaha kuu barakeeyo aniga Norway ayaan joogaa wali maba arkin Guri saan uqurxoon maasha Allah

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 роки тому +1

    Mashlah abayo wa qurux anigana iso boqda muqalo kale oo quruxbadan ayan so wada inshalh

  • @Ayanawalle
    @Ayanawalle 3 роки тому +8

    Abayo macanto gurigada aduun waad qurxise Masha allah lkn gurigada aaqiro sidan si ka kurxon ina u quruxsan doonto insha allah

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Inshlaaaaah abyo mcn isoo ducey qaaali 🥰🥰

  • @farhiyobashir1058
    @farhiyobashir1058 3 роки тому +1

    Mansha allah hamdi warsame ❤❤

  • @maryambarre1916
    @maryambarre1916 3 роки тому +1

    Masha Allah ilaahey haku barakeeyo xabiibti

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 3 роки тому +1

    Mansha allah xamda qaali 🥰🥰🥰🥰

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому

    Masha Allah alaah haku barakeyo 🤲keep going quruxey ❤👏

  • @hamdimohamad1251
    @hamdimohamad1251 3 роки тому +1

    Masha allah samidey horumar wan

  • @hariraabukar5339
    @hariraabukar5339 3 роки тому

    Masha alla

  • @ubahmohamedaliquruxsan2883
    @ubahmohamedaliquruxsan2883 3 роки тому +1

    Anigaa ugu horeeya daawashada

  • @aminaxodig7228
    @aminaxodig7228 3 роки тому

    .mashaa allaah xbbti

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 роки тому

    Masha Allah dooqaaga aad ayuu u ficanyahay lakinse waxaad u egtahay markii aad hadleysid very congested unsiga iska ilaali qaaciisa ee geedka biyaha lagu shubaayo oo korontada watto Natural oil ku shub like lavander or Rosemary are very good.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому +1

      Abyo mcn. Waan sameyaay salid shitaa carfee unsi waan iska dhafaay Mahad sanid Cdy

  • @maishacash5668
    @maishacash5668 3 роки тому +2

    Manshallah ❤️

  • @hamdihiis8047
    @hamdihiis8047 3 роки тому +1

    Masha allh abyo ❤❤❤

  • @shukrimohamed8930
    @shukrimohamed8930 3 роки тому

    Mashaa alaah abaayo Hamdi Ilaaheey hakuu xafido gurigaada

  • @yurubdiiriye9095
    @yurubdiiriye9095 3 роки тому

    Asc mansha allah hbbti allah haku xiftiyo wax badan ayaan kaa faa.idnay

  • @nasrsabdikarim6632
    @nasrsabdikarim6632 3 роки тому

    Manshallah Walaal illahay haidin barakeyo 🙏❤️❤️

  • @aminoshire619
    @aminoshire619 3 роки тому +1

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏🏼

  • @nimcoubax1707
    @nimcoubax1707 3 роки тому

    Masha Allah horu soco wllo

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 3 роки тому

    Msha allah wn ka hely thnk u qali

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 3 роки тому

    Mnsha Allah qurux abayo

  • @faduuumo
    @faduuumo 3 роки тому +1

    Masha allah 🥰🥀✨🔐❤️🦋

  • @igafilonoface3608
    @igafilonoface3608 3 роки тому

    Msha allah abyo mcn allaha ku sharfo🥰

  • @lakygirl9003
    @lakygirl9003 3 роки тому

    Mansha allah xamdiyey guuleyso waa sxbta ikraan

  • @hopeandhappy4433
    @hopeandhappy4433 3 роки тому

    Masha'allah tabrkalah

  • @ummuanas8873
    @ummuanas8873 3 роки тому

    Masha Allah keeping going xamdi cadeey 🥰😍😍

  • @ibroskeyali385
    @ibroskeyali385 3 роки тому

    Mashaalah from adna

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 3 роки тому

    maasha Allaah Qurrux ❤️

  • @MunasHome
    @MunasHome 3 роки тому +1

    Mashallah abaayo qurux waan ka helay 💕💕💕

  • @dixiedamelio8782
    @dixiedamelio8782 3 роки тому

    Wow 🤩

  • @mushaacirmsh9652
    @mushaacirmsh9652 3 роки тому

    Mansh allh qurux wllo qolak jiifak nosogali

  • @ayaanqeyliye8159
    @ayaanqeyliye8159 3 роки тому

    Maasha allah ilxun kuma aragto

  • @firdowsaawad6839
    @firdowsaawad6839 3 роки тому

    Mashalah

  • @ihsanabdi8491
    @ihsanabdi8491 3 роки тому

    Mansha allaah video qurux badan

  • @malyuunali5624
    @malyuunali5624 3 роки тому

    Masha allah from umu Isra dekor

  • @katriina8396
    @katriina8396 3 роки тому

    Masha allah abaayo qurux 😍😍

  • @umuisradecor
    @umuisradecor 3 роки тому

    Masha allh video qurux badan Walashey xamdi

  • @haniyey1
    @haniyey1 3 роки тому

    mashallah qaali allaha ku xafido

  • @meysuumvlogs3965
    @meysuumvlogs3965 3 роки тому

    Walashey mcn hormar wacan ina hoyo🥰🥰🥰

  • @shurkrinur1076
    @shurkrinur1076 3 роки тому

    Mashallah your house is very beautiful.

  • @hanicabdulle5027
    @hanicabdulle5027 3 роки тому

    Mansha alah

  • @aragsanabdi1016
    @aragsanabdi1016 3 роки тому

    Msha allh wallo waxan ku weydiyay miiska fadhiga xged ka soo ibiseyna walalo thnks

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh abayo qaali waan kuu Saray plz ii soo boqo youtobkeega ina shergareey plz

  • @CR7-l8g8n
    @CR7-l8g8n 3 роки тому

    Masha Allah 👌

  • @aminocabdulahimaye2643
    @aminocabdulahimaye2643 3 роки тому

    M.a xbbti keep going from adna henna

  • @aminoginde5680
    @aminoginde5680 3 роки тому

    Maasha allah abaayo horay u soco gurigadu waa shitahay maasha allah 😍😍😍😍😍❤❤🌹

  • @sharafhajichannel4692
    @sharafhajichannel4692 3 роки тому

    Mashallh Abyo hormar wacan Mo irana dukanka magaciisr soqor xabiibti

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому +1

      Landstil waaye abyo

  • @nabihamohamed5377
    @nabihamohamed5377 3 роки тому

    Maanshallah hore u soco wlashey leder miyaa mise maro adigo mahadsan

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Waa maro abyo mcn. Maqbala

  • @deqaabdulle2198
    @deqaabdulle2198 3 роки тому

    Maansha allah Hamdi dagan horay usoco abyo

  • @azuunadem6967
    @azuunadem6967 3 роки тому

    Qurux badenaaaa Horan kuula Dhacay Anu
    Hamdaaay

  • @simanhaji9248
    @simanhaji9248 3 роки тому

    Mashallah qurux 👌👏👌

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 3 роки тому +2

    3 qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta

  • @smileforlife6412
    @smileforlife6412 3 роки тому

    Qalbi qurux waan ku taageeraa qaali abaayo 😘💜

  • @osmanottaman7818
    @osmanottaman7818 3 роки тому

    Waaaaaaaw💙💙

  • @mariaahmed2753
    @mariaahmed2753 3 роки тому +1

    Welcome abaayo ❤🤍

  • @caashayareyali9418
    @caashayareyali9418 3 роки тому

    Asc,abaayo ma ii sheegi kartaa meeshaan ka heli karo daahaas? Mase ii soo diri kartaa hadaad awoodo.

  • @khadramohammed3657
    @khadramohammed3657 3 роки тому

    Hamdi quruxeey so dhawoow🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hamdisahal3053
    @hamdisahal3053 3 роки тому

    Masha allaah Xamdi abaayo waad mahad santahay lkn abaayo Ani från Swedan ee duganka sideey ayuu uqoran yahay glassis bal iga sax abaayo

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Classicliving Sas waaye abyo mcn inisgrm ku qor xataa

    • @hamdisahal3053
      @hamdisahal3053 3 роки тому

      Haye Thanks abaayo Mcnto

  • @istaali1978
    @istaali1978 3 роки тому

    Gura dhan no sogali abyo mash allj

  • @kaahojimcale5630
    @kaahojimcale5630 3 роки тому

    From adna henna❤❤

  • @sihaaminasihamiina3999
    @sihaaminasihamiina3999 3 роки тому +1

    Alaabtaan soomaliya makahelaa abaayo

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Maya filaa abyo kuma arag mcnto waax heysto

  • @jasminhassan8942
    @jasminhassan8942 3 роки тому

    Asc abayo krukada iyo haanta inte kahelikara sweden aadaganahay tusen tack

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Wcwrab abyo mcn eleganthjemm

  • @safiyaaxmed9111
    @safiyaaxmed9111 3 роки тому

    Asc wllo ii soo dheg marka rogagu kuu i madan insha allaah

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Wcwrab Waaan kenaay Hada waax yar ayaana hayaa abyo

  • @katriina8396
    @katriina8396 3 роки тому +1

    Hore u soco❤❤❤🤍

  • @sadiobulle7077
    @sadiobulle7077 3 роки тому

    😍😍😍😍

  • @yurubdiiriye9095
    @yurubdiiriye9095 3 роки тому

    Waxan rabaa tellkaga hbbti adoo raaliya

  • @cqadirsalad7312
    @cqadirsalad7312 3 роки тому

    Asc abayo

  • @dekaismail6981
    @dekaismail6981 3 роки тому

    Walalo kan du skriva namnet på affären tack

  • @aishaahmed4510
    @aishaahmed4510 3 роки тому +1

    fadhigaan xmr ma yaalo aby see ugu fudud aanku heli karaa

    • @nasteexoaa6872
      @nasteexoaa6872 3 роки тому +1

      Qasab ma aha in midkan laftigisa gadatid mid kii ku cajabiyo gado

  • @katriina8396
    @katriina8396 3 роки тому

    ❤❤😍

  • @halaandwowchanelchanel4710
    @halaandwowchanelchanel4710 3 роки тому

    WaLaaL xamdi warsame
    waan kuu saare subscribeta ee Isaar

  • @daaliyamuna6965
    @daaliyamuna6965 3 роки тому

    Sodhawaw Abayo

  • @nuuraabaas966
    @nuuraabaas966 3 роки тому +1

    Wll snapkagii maysoo qori karta☺️

  • @firduusahmed2060
    @firduusahmed2060 3 роки тому

    Fadhigaada hal kursi miyaa

  • @sali1269
    @sali1269 3 роки тому

    Mansha allaah wll horay usoco manta ayan kugu sobiray wana kusaray subscribe ♥

  • @hodenrooble7954
    @hodenrooble7954 3 роки тому

    Maasha alaah abaayo qurux ilaahey hakuu barakeeyo ❤️😍

  • @muslimojama9837
    @muslimojama9837 3 роки тому

    Abaayo miiska fadhiga ku yaalo xagee ka so katay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому

      Classicliving abyo mcn

  • @bellaabdi4191
    @bellaabdi4191 3 роки тому +1

    Been kale dahaan Iyo barkimahisa Jotex haayn jiray ceeb kle kuma arko Aan aheeyn inaa been ka sheegeysid Wax yaabah mesha ka so gadatay illhay ka cabso hamdiyeey Sariirta Waa From Ikea madax kooni i Soo gadatay waana sariirtii cad oo waligaa aa heysan jirtay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 роки тому +1

      Aniga inaad Bern iga shegtid dhib uma arko waa wax fcn danbiga laygaga dhaya . Cisana waan ku helaa . Lkin umada beenta kaa day dahan waa amizon hadiyad ku helay vedio hayaa anigo furaa . Beena maqaan . Tan kale sarirteyda waa Ekia mana qarin waan shegaa inaan qariyo qasab mahan Aniga heysto ku qanacsan . Waxaan kalo kaga mahad cilina inaad ceeb kale i heyn alaab haysto Hadan been kaa shego dadka igama faideyn abyo ncn mahad sanid dahan plz hadow jotex hayo isoo dir abyaal badan rabaan . Xamdi2000 waa snbkeyga Asc

  • @safiaali8447
    @safiaali8447 2 роки тому

    Abaayo halkeed kasoo gadatay nalka kugu dhagan qolka fadhiga

  • @ruuneyhassan9594
    @ruuneyhassan9594 3 роки тому

    Mashallah☺️☺️☺️☺️☺️☺️☺️☺️☺️👍🏻👍🏻👍🏻😍😍😍😍😍

  • @anzalishqilifestyle2944
    @anzalishqilifestyle2944 3 роки тому

    so boqda channel keyga please 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 роки тому

    Mansha Allah 💕💕💕💕