Bixitaanka ciidanka Ethiopia & Su`aalo aan waydiiyay wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Bixitaanka ciidanka Ethiopia & Su`aalo aan waydiiyay wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed

КОМЕНТАРІ • 75

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 3 місяці тому +4

    Illaahow dhulkeena iyo badaheena soommaaliyeed inoo xafid cadawga soommaaliyeedna jabi

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 3 місяці тому +4

    Salaan qaaliya Hussain jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay kahabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 місяці тому

    Mahadsanid x.jaamac guuleyso

  • @cumardhaqane1909
    @cumardhaqane1909 3 місяці тому

    Yaarabi aamin

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 3 місяці тому +1

    Masha allaah Hussein hadal yar oo murtiyeysan ❤️🙏

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 3 місяці тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 3 місяці тому +2

    Ahlaan Wasahlan Dr Hussein

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 3 місяці тому +1

    Lafta gareen ma waxaan ugu hiilineynaa Hoyadii ayaa Mareexan, Dalka Somalia leh, Laftagareen Ciidamadiisa haku wareejiyo Difaaca Dalka

    • @yasinyusuf5629
      @yasinyusuf5629 3 місяці тому

      Ninkan wuxuu ku haftay siyaasadaha is diidan ee soomaaliya ka jira

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 3 місяці тому +2

    Thank you Brother Jama Hussein for your latest updates news and information and analysis
    The Ethiopia is the worst enemy of Somalia since the collapse of the Somalia government 1991 Ethiopia see the opportunity to invade Somalia and conquer Somalia and destroy the capability of Somalia people never to be recover from its failed
    state
    Ethiopia and Kenya want Somalia sea land and airspace to be controlled and will continue to happen until Somalia Somalia people in destruction and fight against themselves
    Somalia is in danger situation that's is causing because of their differences amongst Somalia clans
    May protect and save Somalia from

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому

    Well done bro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 3 місяці тому +2

    Ciidadmada sheesheeyaha halawada saaro haddii run la sheegaya lkn qaarna ha ii joogeeno qarana hala saaro waa sheeko wareersan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому +4

    Xasan waxaa uu uga jeedaa inuu laftagaren ka tuura xukunka oo uu gaysto aadan madoobe ama shariif sakiin lana wareego shabeelada hoose si uu ugu qanciyo habargadir

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 місяці тому +1

      Riyada Hassan dhiiqo iyo qaxootiga killinka si fiican ayaa ula socotaa iyo Kenya oo qaxootiga killinka masuul ka ah iyo musavani Uganda oo masuul ka ah Hassan dhiiqo iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii...

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 3 місяці тому +1

    DALKAAGA WAX KU TAHEY ALLAH TALADA SAARTA CODOW YUU INAKA FAA,IDEYSAN yey dhicin qeybi oo xukun

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 місяці тому

    Goodnight.sida fiican ood u kalla qaday

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 3 місяці тому +3

    laftagareen waasaxanyahay iasagaa kudhagan Ethiopia ka waayo dawlad wadanka kamajirto markaa qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujisa laftagareen waa ciyaaay

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 місяці тому

    Dawladnimada qaranimada soomaalininada iyo islaamnimadu soomaalida qiimayn kagama sameeyaan xaga xaqiiqada iyo dhabnimada.
    Jiritaanka soomaalinimada hadii lagu qiimeeyo nin iyo damiciis waxaa lahubaa inaan lagu gaarayn guul iyo gibanimo rasmiya.

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 3 місяці тому +2

    Ujeedka laga leeyahay waa inaa konfurgalbeed lagu duulo

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 3 місяці тому

      Reer kofur galbeed waa muwadiniin muuq iyo maqaamba kuleh wadanka yaa ku soo duulaya yaa waaye somaliga aad kaga kalsooni iyo jacayl iyo aminid badan tahay cadowga dalka ee ethopia
      Maxay tahay fikirka liita ee aad aminsan tahay inlaguugu soo duulaya xds cidamada qaranka somaliya ey ku faanto waxa u badan reee kofurgalbeyd waxayna dalka kaxureeyeen intooda badan cadowga qawarijta hadana iyagii oo haysta cidamada mamulka ķgs ayaa jooga

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 місяці тому

      ​​@@Ali_qasim143heer kgs nidaam dowld ma diidan danta ledihin ah Adga kliya ka bilawaya wx wlba xun Kenya & ugaandha & Ethiopia wx farqi uma dhaxyaan runta lga hadla
      kuwa sheegyso badn Kuwa Taliyahooda yahy darood& Hawiye wx micno ma samen karaa malinkasta dhntan wx wlba qabtan wxa bilad ku qaata nin darood ah& hawiye
      ina aderke wa captan xlgi siyaad barre ciidan ah wlba qeebta mina barista ilaa manta wa ciidan boska joga Farxan qaroole shali dhistey Genraal ahaa cadlad darada lgu haayo lama arko

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbadiyaa

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 місяці тому +1

    Asc mudane ❤

  • @abdia9872
    @abdia9872 3 місяці тому

    Good analyst

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 3 місяці тому +1

    Kuligood Waa sheeyeye Kaal kaal

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +4

      Cadowga shisheeye waxa u shaqeeyo waa madax weyne Xassan

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому +1

      Xasan baa ugu horeeya shisheeye kalkaal number one

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 місяці тому

    Inta tuug qaraabsiga bartiyo boob laqiimayni
    Ama qoysyo reereer qaran lamoo daayo
    Qaataye intay qaado tahay iyo ii qal waax dayda
    Inta qaanta kii hore u qabay loo qilbixinaayo
    Inta aan quraan kiyo sunahay laysku qabanaynin
    Qoxootaan kanahay ciidanada qaaliga ahayde
    Qaraabiyo sokee yaba naflaha aan is qabanaynin
    Qalad aan garsoor layn ayaa loo qisaas naane
    Qaaniinka Eebahay hadaan qaadan kari waynay
    Qayr keen ah ina maamuliyo qooman kiristaana
    Qaar kiin ayaad leedihiin waa qawaariije
    Qaar kiina daaquud ayey qalad ku raaceene
    Qaar kiina qaran iyo dal iyo dawlad kuma qancaa yaane
    Intaasoo qalad marjuucaad qabtaan sida qiyaas taahe
    Qiimeeya noloshiiina oo waanada Eebe qaata

  • @user-fc6mc8pi2b
    @user-fc6mc8pi2b 3 місяці тому +1

    Ethiopia transport minister, Sime said today in Parliament Ethiopia will never return back from somaliland MOA.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому +1

    Waa.dad.waalan.meel.kasta.waa.ka.dayacanyiihin

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 місяці тому +1

    Sharku sowado halaga si duceysto wax ya masowado wana waxa lo dortey ilahow sharkisa namoti

  • @halimaabdi4881
    @halimaabdi4881 3 місяці тому

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 3 місяці тому +2

    Faqash waa kaa

  • @Rahmorage-pw8lq
    @Rahmorage-pw8lq 3 місяці тому +1

    Sax ma ahan sida wax u socdan

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 3 місяці тому

    Deee waaye baxayaan

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl 3 місяці тому +2

    Wadaniyad xabashida jecel

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Ciidamada qaar la saaro qaarna la daysanayo waa araktida guracan ee Xasan ujeedo ayuu Ka leeyahay

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому +2

      Ethiopia jecel kama muuqdo, lkn suaashu waa maalawada saaro ciidamada shisheeye. Ethiopia soomaha mida xasan uu usexeexay saylac . Madsxwayne musuq ah, nin baahini gob maaha. Konfur Gslbeed ga noolaato❤❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    waa mel moryan iyo mafiyoh u dowladaynaysoh somalih Qadhmun ilahay bah u maqan intay Qabil isku haystan xamar o lagu shegayoh casumad bah qabil sheganayoh watah dowladah somalih shabadedah wadatah war iskah xoreyah tugadan

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 3 місяці тому

    Wadanka ayaga maaleh

  • @user-vb3ve5lu4n
    @user-vb3ve5lu4n 3 місяці тому

    Koonfur galbeed uma baahano Ethiopian ciidankeeda iyaga ayaa isku filan. Puntaland ciidankeeda ayaa isku tashtay ee koonfurgalbeedo iska bixiyo. Ethiopian dhulkeena ayey rabaan.

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 3 місяці тому

    Asc ❤

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 3 місяці тому +1

    Dawlad dhan oo shacab saan u dhanahay noo aragto inaan stupid nahay oo caqli aan lahayn yaab wllhi

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    ATMis hadey baxdo cidanka Ethiopian aa konfur galbeed joga magaca unbaa lobadeli mooyee bixi mayan sidaas bey usijogi anaga na KGS leh ogolna jogidoda oky

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 місяці тому

    Hussein waadku rafatay newska meel aan waxba kaa jirin baad isku qaaday Malinba malinta ka danbeysa waxaan arkaa inaad wax badan siyaasada waxba ka ogeen Xasan shiikh iyo damjadiid waa jaajuusiin tplf u shaqeeya ciidamada ethopianka ee gedo iyo konfurgalbeed jooga wanaag mooyee dhib shacabka kuma qabo shacabkaas jubooyinka dagan iyo kuwa konfur galbeed xuduud kaliya lama laha ethopia waa shacab gobalada Ethiopia dagan kuna badan xasana beeshiisa ethopia ma fagto marka ma fahmin waxa shacabkaan colaada iyaga oyo ethopia loo aburayaa waa siyaasad dowlada kenya gedo dulmi ku haysay iyo ismaciil cumar geele oo hada ka hor duqeymihii kenya la daftay eeyka danbeeyaan bilcakis kenya ayaa umadaas dhib ku hayso bixiyaankooda waxaa ka danbeeya ismaciil cumar geele iyo kenya xasana markuu kenya adayay baa arintaan lasoo karkariyay kenya oo jubooyinka badii loo saxiixay waxay i arkaan aqabad oo ethopia juboyinka dhinac ka joogaan kenya waxaay rabtaa oneey isku fidiso jubooyinka ethopia force danaha kenya aqabad ku ah xasan naana loo soo maray

  • @AbuAshraf11
    @AbuAshraf11 3 місяці тому +2

    Luuqadda dublumaasiyaded buu ku hadlaya lkn wa ay iskamuuqata in duulaan lagu yahay KGS

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 3 місяці тому

      Ciidamada qaranka somaliya ee lagu faano intooda badan waa reer kofurgalbed somaliya waxay diyar u yihiin ciribtirka cadowga somaliyed meel kasta ooo eyjogan kaliya waxay donayan cidan u dhashay kgs oo kabarbar dagaalama si cadowga looga sifeeyo dalka majirto cadow aan ethopia ahayn oo ey ledahay somaliya lkn waxad arkaysa dad sheganaya somalinimo hadana kajecel ugana kalsoni badan cidamada ethopia waa aragti liidan in aad aminsan tahay haday baxan ethopia in lagu qabsanayo mamulka kgs kama awood yara kamana geesinimo badna maamulada kale kuwas oo qawaarijta iska saaray hadana cidamada xds waxay idinka donayan in ey helan cidan garab istaaga oo kgs ah si cadowga guud ahaan layskaga baxsho ethopian aminidiis iyo jacaylkiis daciif nimo iyo daqon nimo uun bay so kordhine

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 3 місяці тому

    Anigu waxaan xusuustaa iyadoo sanadii 2006 dii ay ciidamada ethiopia soo galeen somalia oo culimadii soomaaliyeed ay ku baaqeen in lala dagaalamo oo ay jihaad tahay sidaasna dagaal culimo shacabkii soomaliyeed hogaaminaso lagu galay mudo ka dib dagaaladii waa istaageen culimadiina waa la jabiyay ethiopia, uganda, Brundi iyo kenyan oo tiradii hore ka badan ayaa hada wadanka jooga waxaan isweydiiyaa war hadii berigaas dagaalkaasi jihaad ahaa maanta oo ay ciidamo shisheeye joogaan miyaanu jihaad ahayn aaway jihaadkii culimadii wixii noolaaday ganacsato ayay wadamada dibada ka yihiin, qaarkoodna dowlada ayay marjac u yihiin oo difacaan, qaarkalena weli dagaal ayay ku jiraan "al-shabaab" dagaalkii ay dadka ugu baaqeena ilaa hada in uu sax ahaa iyo in uu khalad ahaana kamay hadlin kaaga darane culimadii qaar ka mid ahi dowlada ciidamada shisheeye soo ka xaysatay ayay maanta la mabda'yihiin alla maxaa caqliyadeena lagu ciyaaray wax walba caadi ayaa nalooga dhigay.

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 місяці тому

    Beentaadii baad La timid. Dadku Kama daalan inay daawadaan Qofkan oo kale.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    ATMis habaxdo ma xuma dhaqaalihii kubaxay hore sow ma ahan deen laga rabo somali gobalo iyo deg moyin waligood la xoreen bajira bal kuwaas maxa logu dayey khawarij ta

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 3 місяці тому +1

    Cadowkeena koobaad iyo kan labaad waa Ethiopia

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому +1

      Kenya ayadu maxay tahay? Badeenii waa loo sexeexay, dakadii jubaland na ayada canshuurta kaqaadata, dhulwaynihii jubbalandna way xaalufisay oo dhirtii waalashiday kenya, shabaab baaa qaybsada , dakadaas maogiye meelkale inay waxka xoreeyaana ujeedkoodu maaha.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 місяці тому

    Husseenow Hassan waxaa masuul ka ah musavani Uganda waxaanan kuu sheegayaa musavani wuxuu ka mid ahaa ururkii USC.... Halka qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ay masuul ka tahay Kenya qaxootiga killinka.... Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya maha madaxwayne somaliyeed...... Hassan dhiiqo wuxuu aaminsan yahay in Ethiopia dhib ku tahay danaha qaxootiga killinka iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii....

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому

    Asc

  • @Xaawacumar-kg2hg
    @Xaawacumar-kg2hg 3 місяці тому

    Ba,aa war nimanku maxey ahaayeen lacnatulaah caleykum waar shabaab iyo itoobiyaan miyaad itoobiyaan sokomarsatay

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 3 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 yaan madaxdeeda loo isticmalin midba cadowga been yuu u sheegin yaan la noqon dibigii cadaa iyo kii gadudna ka fikira inad Ethopia iyo shabab iska dul qaadan oo wadanka wax soo saar yeesho aqliga ha shaqeeyo cadow waxba ma taro DALKA DHISO KU MITID XURNIMADAADA

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 3 місяці тому

    Dowlad nimadeeni god dheer bey ku dhacday inuu iska daayo ayaa wacneyd bahdil iyo qaran jab weeye qunsuliyadihi lama xirin itoobiyana bixi meyso ceeb iyo bahdil un bey nagu noqotay.

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 3 місяці тому +1

    Ciidan ka gooje cade fadhiya maa la geeyo labada ciidan ee somaliland iyo khaatumo isku horfadhiya

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 місяці тому

    Sababta Afarxabo oo shabaab ah loo bun buuninaayo maxay tahy waxan in ay siyaasad tahy sidaas ku garta

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 3 місяці тому

      afarta hal shababka ah operesionkii lagu qaadey 2 sano wakuwa laga guuleysanlayahy ee ciidankii ku dhamadeene , khayaaliga intaad joojisa ilma xasanow godka madaxa kalasoo baxa, muqdishana wey qabsan doonane lasocda.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 3 місяці тому

    Ninkani waxaad moodaa inuu ku haftay is diidooyinka soomaaliya ka jira oo marba meel isku qaadayo

  • @AbuuSudais-wf6ns
    @AbuuSudais-wf6ns 3 місяці тому

    Dacaad maxa hogamiyasha somali joga
    Min madhaxweyne ilaa xildibaan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому

    Daarood waa waasheen ,Ethiopia siyaad bare ayaa u saxeexay in ay dhulka somali Galbeeg ayaku leeyihiin oon somali dambe oo sheeganayso aysan jiri doonin shirkii ka dhacay Djabouti ee ay ku heshiiyeen isaga iyo mingistu ,
    Ethiopia waa tii uu Cabdilahi yuusuf u soo hogaamiyay in ay muqdisho yimaadaan siyaasada somalidana Go,aamiyaan ,
    Ethiopia waa tii Dastuurka fadaralka ee ilaa hada aad ku doodaysaan samaysay ee TPLF putland u adeegsanaysay dawlad kasto oo muqdisho fadhida,
    Ethiopia waa ta ilaalisa amaanka dawlada itaalka yar ee magaca u yaalka ah iyo amniga sadaexda gobol ee ugu balaaran somalia,
    Ethiopia waa Jiiraankeena mana dooran kartid halka Eebe kugu abuurayo in Masar iyo jabouti oo dhaqaalheeda iyo nolasha dadkeduba ku xiran yahay ay noo adeegsadaan oo cadow nooga dhigaan waa ka kornay sidii aan u wada noolaan lahaynna waa ku dadaalaynaa,

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому +1

    Somalifaqash caqli yara . Weligiin isdaba-wareegeysta idoonko asqaysan . Qaarkiin Burundi , qaarkiin , Uganda iyo Rwanda qarkiin Amisom kabahooda ha cuskadaan . Cilaaqaad Somaliland iyo Ethiopia waa aarrin inta cirka idiin jira quruunyahay fashilantay Somalifaqashey

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому

      Adigu gaaljecelka asal baad ulahayd, gaalada gumaystahay ayuu awoowgaa soo xambaarijiray marka kulayaabimaayo oo waa wax awoow kasoo gaar aad utahay.

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 місяці тому +1

    Shisheeye kalkaal looma baahna. Adiguna Ethiopia Dan beena oo farmaajo la leeyahay baad run u haysataa.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому

      Shisheeye kalkaal, dalaaal, madaxwaynaha ayey ku cadahay inaad qofkale eed uraadiso adoo xasan xaraash arksya maxay soo kordhinaysaa

  • @omarabdi2910
    @omarabdi2910 3 місяці тому

    Wa baxayan mana jogayan cid laga yelayo ma jirto mandate wa December 😂😂😂

  • @cumardhaqane1909
    @cumardhaqane1909 3 місяці тому

    Waarontisa

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 місяці тому

    Bowe hawiye adkaaday .. rexaweyne iyo Ethiopia kkk