Arintan islii kajirta Dumarka Shaqaalaha Lagu sameeyo masiibo Guryaha ku Dhex Qarsoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Arintan islii kajirta Dumarka Shaqaalaha Lagu sameeyo masiibo Guryaha ku Dhex Qarsoon

КОМЕНТАРІ • 88

  • @mohamudabdidahir7889
    @mohamudabdidahir7889 19 годин тому +1

    Shukran walaal in xuquuqda leyska ilaaliyo ,laakiin habaryar waa erey fiican,, waayo magaceeda oo kaliya haddii loogu yeero ciyaalka guriga jooga hadhow abtigood bey hebel dhihi doonaan.

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 5 днів тому +11

    Guryo yar yaro apartments ah shaqaalo lo qabsanayo aduunka lagama yaqaano plz nagaha shaqalaha iska ilaaliya

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d 4 дні тому +4

    Wll aunt waa ixtiraam eedo ama habaryar wax dhiba malaha ilmahaagana waa in aad barto in ay qofkastoo ka ween aunt ugu yeeraan adi hadaa sister dhehdid awlaadaada nagta shaqalaha lafac maha marka waa inay aunt dhahan ani tan ii joogta sister bay iigu wacdaa ilmahayga oodhana aunt bay dhahaan waxna uma arko ina abti tan kale mishaarka ku saabsan waarun dulmiga ma fiicna shukran ❤

    • @TerminatorNiceman
      @TerminatorNiceman 2 дні тому

      Ilmaha weyugu wici karaan laakiin naagta ama ninka looshaqeeynaayo iney magaceeda ugu yeeraan waaye gabr yar aunt maat leedahy kenya meeqa sand aan joognaa magaceeda ugu wici jirnay yaahuu

    • @user-dz4ti5ru8d
      @user-dz4ti5ru8d 2 дні тому

      @@TerminatorNiceman waa run waaba qalad ninka guriga leh in uu antida u waco away xaaskiisii waa inuu ayada way diiyaa wuxuu rabo waligay ma arag nin dhahaya auntiiiiiii😱

    • @user-dz4ti5ru8d
      @user-dz4ti5ru8d 2 дні тому

      @@TerminatorNiceman muhimada waa respect 🙏 ga sister loogu wacyayaa ama aunt loogu wacyayaa

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 3 дні тому +2

    Gabar ayaa iisheqeysa waxan gato ayan ugada lacagtey kushayso hooyaded ayaa lodira gabdheheyga eyey lamidtahay

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 День тому

    الحجرات (وَلَا تَجَسَّسُوا وَلَا يَغْتَب بَّعْضُكُم بَعْضًا)
    (Ha Is-jaasusina , Qaarkiinna yeyna xamanin qaarka kale )
    Suurada Al-Xujuraat .
    روى أبو داود أن النبي صلى الله عليه وسلم قال
    يا معشر من آمن بلسانه ولم يدخل الإيمان قلبه لا تغتابوا المسلمين ولا تتبعوا عوراتهم فإن من تتبع عوراتهم تتبع الله عورته، ومن تتبع الله عورته يفضحه في بيته
    Abu Daa-uu : Nabigu (SCW) waxuu yidhi
    Kuwa Is-laamkoodu carrabka yahay uuna
    Wali gaadhin Qalbigooda , Muslimiinta ha xamanina
    Ceebtoodana ha raadinin ama ha baadhina.
    Qofkii ceebta Muslimiinta baadha , Ilaahay ceebtooduu
    ayuu banaanka keenaa iyagoo Gurigooda
    Ku jira . Ama

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 дні тому +3

    hapo ilfis ilkahaagu quruxda badnaa ee cadaa ,maxaa ku dhacay ,maad casaysay

  • @Farta-5
    @Farta-5 5 днів тому +4

    Antii waa diidaysaa mamana waa ugu wacaysaa miyaa 😂😂😂😂

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 дні тому

    Waa akhiru saman imaan ma laha dad qaar subxaanalash

  • @asaldhaladsland
    @asaldhaladsland 2 дні тому

    Anigu addis ababa deganay naagta i shaqaysa waa itoopyan muslima sister igu tira ilamahayga mamo ayaa ku tire ayaguna.ku yidhan

  • @Jawharaahmed-ji5hf
    @Jawharaahmed-ji5hf 23 години тому

    Subxanallah

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman6558 5 днів тому +2

    Oo ma iyadaa iladhalatay markaan sister ugu wacayo

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 4 дні тому +2

    Xaquuqdooda illahey nama galiyo lkn mum markaan leyahay ima dhalin mana dhalin sister markaan leyahay na ilama dhalan marka eedo habar yarba hadaa tiri wa qalad kuliba wa qalad waxaa usaxsan waa magaceedoo loogu yeero qalaas

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 День тому

    Masha alaaj

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 днів тому +1

    Waa runtaa Rd mada xaqa alaha fahsiiyo

  • @Farta-5
    @Farta-5 5 днів тому +3

    Sister xitaa waa abaayo marka maxay kukala duwan yihiin inaa ugu wacdo abaayo iyo inaa eedo ugu wacdo

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 дні тому

    Dadka qaar naxariistaa laga qaadey waadna mahadsan tahay
    Sidaan u danqaneysid hadii dad dhan u danqan lahaayee dalkeena
    Kama soo baxnee

  • @umuaisha1
    @umuaisha1 5 днів тому +1

    Abayo dad ayaa jiro aan haqa ogeen allah ku xafido

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 дні тому

    Verry team

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 3 дні тому

    Sax waye

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 4 дні тому

    Alle ha ina xafido awalan soomaalidu waa dhaqan ay leeyihiin waxaana u geynaysa diinta oo ku yar aqoonta biniaadanimada oo ku yar haday caaqibo leeyihiin afartan sano ma ay dirireen waana dad xun

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 дні тому +1

    Asc walshay waa hadal aad ufiican aduun iyo akhirba

  • @Neshremy
    @Neshremy 4 дні тому +1

    Asc

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 5 днів тому +1

    Aniga xita wan layabeey

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 5 днів тому +1

    😮😮😮😮 Nairobi mar dhaw shaqaalaha laga ween doona xadgudub daciifnimo ula dhaqmaayan naagta ushaqeneso dadka gaalada hda we so jeedan fahansan yihiin wax weliba balse durufta danta hesato u aamusan yihiin

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g Годину тому

    Magaca walaal haduu elvis loogaa jeedo,iska bedel,waayo waa Magac gaal bakhtiyay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 4 дні тому

    Hadalka waad jiidjiidaysaa waqtina kuuma hayo miyaad codkaaga iibinaysaa

  • @UmoZunduz
    @UmoZunduz 3 дні тому

    Asc walaashy ilfis aaaad ku taageera ❤❤❤❤❤❤❤❤Allaah ha ku xifdito

  • @shellcitystadiumfortressen6297
    @shellcitystadiumfortressen6297 4 дні тому +1

    Ani magacaga aan la yaaba nahayba ka waran

  • @nasraabdi5678
    @nasraabdi5678 4 дні тому

    mansha allah all cali

  • @Samsam-l4l9b
    @Samsam-l4l9b 2 дні тому

    Abaayo magarka kasoo hadal inan marsado raby

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 День тому

    ❤masha allaha abayo

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 5 днів тому +2

    Aniga naagta iishaqeyso iyadaan kabilaaba lacagta markan soqaato iyo cuntada hooyadeed iyo family geeda waan isla hadalnaa hoyadeed baadiyo galeey afakaadho beeraheda igaso dhibtaa

    • @rahmaabdullahi9786
      @rahmaabdullahi9786 5 днів тому +5

      Naa yey ku sixrin koley wan kugu racsanhy xaqeeda iska ilali lkn wlhi ha aminin wa cadow intoda badan

    • @xiiscumar2145
      @xiiscumar2145 5 днів тому

      Masha allah ❤ abo wan iska dedegiyaa

    • @xiiscumar2145
      @xiiscumar2145 5 днів тому

      Lacagta shaqalah waa sun iyo xaqa kale ba

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 5 днів тому +3

    Qofka kuu shaqayeeya hadii ay wax ka halaabaan in mushaarkiisa laga jaro sax maahan waayo marwalba waxaas way halaabi lahaayeen

  • @saynabcali-es4bc
    @saynabcali-es4bc 5 днів тому +5

    انتي كلمة العربية iyada

    • @AminoAbdirahman-s7i
      @AminoAbdirahman-s7i 5 днів тому +2

      Unty means habaryar aw

    • @user-dz4ti5ru8d
      @user-dz4ti5ru8d 4 дні тому

      Aunt wll waa eedo ama habo waana English waana respect

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 4 дні тому

      إنتي كلمة إنجليزية Aunt وإنتي أو أنتي بمعنى Adiga oo qof dumar ah

    • @user-dz4ti5ru8d
      @user-dz4ti5ru8d 3 дні тому

      @hudaabdullah3447 aunt da aan ay gabadha ka hadashay abaayo waxa ula jeedaan dadka eedo ama habo kenya kuma hadlaan Arabic waa kalmad English ah waana respect 🙏 qofka aad aunt ku dhahaysid waxaa kuu soo haray Arabic waa انت ee maha انتي yada lama raaciyo waana الضمائر المخاطب شكرا

  • @FatumoAbdirashiidabdi
    @FatumoAbdirashiidabdi 3 дні тому +1

    Asc abayo aniga shaqalo mabo aminsani gacantayda ayan ku kalsonahay inan waxku qabsado dharkaygana aniga dhaqdo nadafadana samaysto mabo sugikaro waxay nag shaqalo iqawatay waxan rajaynayaa idinkana inad tijabisan inad wax qabsatan maxayelay cafimadkaga ayakujira

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 5 днів тому

    Waaylooga jarayaa subxaanalaah waab dad wankooda joogtaane bisinka dadkasoodhaweeya si aydiinta usoogalaan

  • @hassanbile8262
    @hassanbile8262 4 дні тому

    Sister hooyada ma dhashey

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 дні тому

    Hablaha masakiinta ah waa in loo Naxariisto oo la ixtiraamo , dhididkiisana la siiyo si sharafta leh mushaaradooda loo siiyo

  • @khatrahussein618
    @khatrahussein618 4 дні тому

    Waa moduuc inaad wado loobaahan yahay

  • @suadaadan1282
    @suadaadan1282 2 дні тому

    If you don't no her name you can't call her aunti or mami or sister, work for your self.

  • @fatal2340
    @fatal2340 5 днів тому

    Adiga inta dumarka soomaalida iyo guryahooda iska deysid wax kale aad ka hadashid keen oo saad ku wanaagsan tahay hadalka laakiin iska dhaaf mar kadta dumar soomaali iyo guryahooda

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 4 дні тому

    Khyr allh ha ku siiyo si fican ayaad ula hadashy lakin somali inkaar baa ku dhacday dulmigii ay dalkoda ku soo rogeen yey meel walba lajogan

  • @shamsamohamed8536
    @shamsamohamed8536 5 днів тому +1

    Abayo aniga naag aya hada kahora half day ishageyni jirta wan wayee tellephonkrda hata wankanogay maba dacaayo nagti ikentay wanweydii ayadana maaqano ayey idaxatay mxan sameyaa

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 5 днів тому +2

    Ilfisey shaqalaha waa runta xaqoda aad qof kan is kaga ilaalin isagey kadaba imaan laakin maad ka hadashid dhibatadey dadka ku hayan malin dhow oo an fogeyn naag u shaqeysa walashey ayaa tiri waan tagaya lacagtedi oo shilin dhimanen ayaa lasiyey mpesa luugu diray weytagtay galabey aheyd subixi waatan ayadoo labo naag wadato mama gabadhan lacagtedi sii sotan mpesa ugu diray iney is walaney damcen massege kii aloo soobixiyey nakena ladhahay police ka adeynaye markasey cararen lacagtas haddii cadi losin laha maxa dhici laha marka nagaha shaqalaha inta loo geysto inta ey geystan baa ka badan

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 5 днів тому +2

    Bisinka wallaley qof wayn baad tahaye maxaa ilkaha ku guduudiyay waanadada wad ku mahadsantahaye

    • @edebsanmohamed5036
      @edebsanmohamed5036 5 днів тому

      😂😂😂

    • @Qalanjo.14
      @Qalanjo.14 5 днів тому

      Amey filter isticmaashey, ha ku danbaabin

    • @Najmamo-g6s
      @Najmamo-g6s 4 дні тому

      Way marsatay ​@@Qalanjo.14

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 4 дні тому

      Maxaa gabadha Afkeeda laga eegayaaa
      Waanadeeda Hala qaato Qofkii u Arka inay anfacayso
      Lkin yaan dadka lagu mashquulin
      Qofka hadaa Ku mashquusho ogow XAN baa Iman karta xantuna Waa dambi
      Raali Hala IGA noqdo hadii la I dhibsado

  • @fatimafatxiomar3416
    @fatimafatxiomar3416 2 дні тому

    Maamo iyo habaryar maxaa micno u dhaxeeyo Maamo waa ixtiraam habaryar waa ixtiraam wax isku mid ayaa nookala mecneynee mar hadii ixtiraam rabtid waa isku mid almiino iska dheh magaca oogu yeera laakiin waxaa kale waa isku mid

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 5 днів тому

    Waa runtaa

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman6558 5 днів тому

    Walaal waa iskumid ilamana dhalan eedo iyo habaryarna iskumanihin

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 4 дні тому

    Unty wax wayn miya war kale noradi yaqe

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 4 дні тому +1

    Dhibaatada ay umada kuhayan kahdal

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 5 днів тому

    Hhhhhkkkk markii ugu horaysayba wn gartay iney tahay antii😂😂

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 5 днів тому

    ❤❤❤

  • @Nicmobishar
    @Nicmobishar 5 днів тому

    Aniga waxan arkay gabar intey shaqaladi katagtay mid kale o ey ukeentay aya ti hore lacag ka la tagtay ayey tire lacag tada tihore udono

  • @ayanabdi77
    @ayanabdi77 5 днів тому

    Anti,edo

  • @Samsam-l4l9b
    @Samsam-l4l9b 5 днів тому

    Ilfis magar miyaad marsaday ama dabar yacnii ilkaha lacaseeyo marka suaashaydu waxa weeye danbimiyaaa mise waa xalal

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 5 днів тому

    Taasi waa heshiis anigu dharkan ugada lkin waxqaldan markay dhacaan xisaab ayatala ayaba lacagteda waa uxisaabsan tahay

  • @FatimaMohamed-ov5gf
    @FatimaMohamed-ov5gf 5 днів тому

    Aniga sister baan dhahaa anti maba dhoho

  • @AminaAhmed-b7q
    @AminaAhmed-b7q 5 днів тому

    Intas miya so wady suxnlh bho rali noqo

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 3 дні тому

    Jahilnimo waye illahey haloga baqo dadka idin shaqeya walahi caruurtina ayey kagontahay

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 5 днів тому

    Intas lee ma noo shegee carurtaa ku sharfeysa wax kale inad noo soo waso bn modey edo ama habaryar hadii layiraa maxa kujaban macnheda ma fahmayan kute tan wey kaa qalicatey Antii

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 5 днів тому

    Ilfisey maxaa usoo gududaatay ilkaha subhanallah waxaan Allah kuu sameynin lama sameysto tankel gabdhahaan cariyaadka ah baa waxaan samesto iyo dhalinyera dinta waxba ka aqoon keley weligey kugu ma arkin hadaad u dhalatayna iga rali ahow

    • @ilfisFamilyChannel
      @ilfisFamilyChannel  5 днів тому

      Whi wan udhashay

    • @zainabali-nl3wv
      @zainabali-nl3wv 5 днів тому

      @@ilfisFamilyChannel walal xalay waxaan arkay video 2 years ago gabadhada curad kugu lajirto ilkaha casna madan leheyn wayo waxaan is iri waad ku degdegtay msg kii hore markan kusoo qorey waxaan is iri maad wax hubsatid dib bana video yashada ugu labaty kuwa adan ilka cad leheyna wakujiraan marka alahu aclam

  • @Aniso-i2f
    @Aniso-i2f 5 днів тому

    Oo mama mexe tahay marka😂

  • @shamsamohamed8536
    @shamsamohamed8536 5 днів тому

    Dadka qaar ah aya jiro oo wlx ah cuntada kudiban oo u controla

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 День тому

    الحجرات (وَلَا تَجَسَّسُوا وَلَا يَغْتَب بَّعْضُكُم بَعْضًا)
    (Ha Is-jaasusina , Qaarkiinna yeyna xamanin qaarka kale )
    Suurada Al-Xujuraat .
    روى أبو داود أن النبي صلى الله عليه وسلم قال
    يا معشر من آمن بلسانه ولم يدخل الإيمان قلبه لا تغتابوا المسلمين ولا تتبعوا عوراتهم فإن من تتبع عوراتهم تتبع الله عورته، ومن تتبع الله عورته يفضحه في بيته
    Abu Daa-uu : Nabigu (SCW) waxuu yidhi
    Kuwa Is-laamkoodu carrabka yahay uuna
    Wali gaadhin Qalbigooda , Muslimiinta ha xamanina
    Ceebtoodana ha raadinin ama ha baadhina.
    Qofkii ceebta Muslimiinta baadha , Ilaahay ceebtooduu
    ayuu banaanka keenaa iyagoo Gurigooda
    Ku jira . Ama

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 4 дні тому +1

    Asc

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 День тому

    الحجرات (وَلَا تَجَسَّسُوا وَلَا يَغْتَب بَّعْضُكُم بَعْضًا)
    (Ha Is-jaasusina , Qaarkiinna yeyna xamanin qaarka kale )
    Suurada Al-Xujuraat .
    روى أبو داود أن النبي صلى الله عليه وسلم قال
    يا معشر من آمن بلسانه ولم يدخل الإيمان قلبه لا تغتابوا المسلمين ولا تتبعوا عوراتهم فإن من تتبع عوراتهم تتبع الله عورته، ومن تتبع الله عورته يفضحه في بيته
    Abu Daa-uu : Nabigu (SCW) waxuu yidhi
    Kuwa Is-laamkoodu carrabka yahay uuna
    Wali gaadhin Qalbigooda , Muslimiinta ha xamanina
    Ceebtoodana ha raadinin ama ha baadhina.
    Qofkii ceebta Muslimiinta baadha , Ilaahay ceebtooduu
    ayuu banaanka keenaa iyagoo Gurigooda
    Ku jira . Ama

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 дні тому

    Asc