Gabadhaan qisadeda o kooban wax ogow waa fartun dahir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #Fartun #dahir

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +2

    Yasid baan kaa dareemayaa. Dumarka waa emotional badanaa caadifadooda ayaa shaqaysa ee ha odhan caqli malaha yaa naga caqli badan anaga haddaan dumar nahay. Fartuunna hadeyna caqli lahayn oo karti lahayn marxaladaas adag kamay soo gudubteen. Qisadu intaas uun maaha aad ka ogtahay ee si badhax tiran dadka qisooyinkooda usoo gudbi ama iskaddaa wll hab tebintaaduna ma hagaagsanee

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Рік тому +1

    Adigan caqli lahay oo caruur ah waa ninkee wax ka adag gabar somaliyed majirto

  • @nasiib-sq1hk
    @nasiib-sq1hk Рік тому +1

    Ninkaan waxa uusameeyay waa masuuliyad darro hadaad go aansato in aad xaaskaada kala tagtaan sifiican oo cad ayaa loogu sheegaa lkn sidaan waxaa khatar ahayd in maskax ahaan wax ugaaraan gabadhaan qisadaane 2 years ago ayey ahayd

  • @LuulMaxamedCali-uj7su
    @LuulMaxamedCali-uj7su Рік тому

    waaw qofatan quruxaley waye👍👍

  • @MaryanMaxamuud-s8d
    @MaryanMaxamuud-s8d Рік тому

    Haa ujabin cadawgaga huray usoco

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +2

    Annaga Dumara Hadana Ilahay Na Siyey Caqli Aan Isku Celino e' Dumarka Gafka Kada Dumarku Isku Wada Caqli Mahe😏

  • @sahrayuusuf4213
    @sahrayuusuf4213 Рік тому +1

    Dumarka haugafin wax adan ogeyn hanala horiman mala ayat mesha kuheysann

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 Рік тому

    Doqon beenta jooji

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi Рік тому

    Naag caqli male waa beenta nimanka naacdooda