SURPRISE QURUXBDAN AYAN OMAR U SAMAYNAY HAMBALYADA 100k SUBSCRIBERS 😍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 3 місяці тому +8

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +9

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +16

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 3 місяці тому +1

    Omar wuxu taageraa xisbiga wadani aamina ugbaad weydii suaashaa ilah ban kugu dhaarshee waayo waxa indhaha Kaga xidhan waa calanka xisbiga wadani ❤❤❤❤❤❤❤ masha allah waa rijaaal

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 3 місяці тому +5

    adiga iyo nafisa sificaan baa isku fahanteen ❤😂

  • @NimcoCabdi-g3w
    @NimcoCabdi-g3w 3 місяці тому +2

    Hamablyo hamablyo wllky omar itan iyo in ka badan waad u qalantaaa hore soco

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 3 місяці тому +1

    Hampalyo hampalyo wllky omar mowled hore usoco intaayo kabadanbaad uqalntaa aamina quruxeey mahadsanid wllshy qaayo badan wanaagii ooqofa

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 3 місяці тому +1

    Aamina Abyo Ku Laabo Team 27 Muuqalo Laso Duub 150 Aad Gashide

  • @umalkhayrsheikh3937
    @umalkhayrsheikh3937 3 місяці тому +1

    Wll jirta Amina ugbaad alle yacisak my sister

  • @hoodoaskar1697
    @hoodoaskar1697 3 місяці тому +2

    Mnsha llllha wllo saas isu garab tagnad insha lllllha congratulations wllo omar❤

  • @Amiiraqurux-sp7
    @Amiiraqurux-sp7 3 місяці тому +6

    Cumarkaan aad sheegto malin walbo kahar mawaxad rabta in la idin so dhajiyo wad isjeceshihin team 27 muqalo lasoo samey ama routine kaada soo duub ❤ UA-cam kada kala kacso qaladna ha ifahmin mcnto 😊

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk 3 місяці тому +3

      Masayr ku haya muxu yahay adiga dhalinyar is fahanty waaye

    • @yasminhussein9256
      @yasminhussein9256 3 місяці тому

      ​@@MunaMohamed-tj5bk xuman jeclaa dadku

    • @najmamanshaallahabdirahman8768
      @najmamanshaallahabdirahman8768 3 місяці тому

      Oo ma wax xun bay samaynayaan waa dhalin yaro is fahmay, qofkii si kale u qadanaya asagay u talaa

    • @dr.hamdaawilAug2025
      @dr.hamdaawilAug2025 3 місяці тому

      Haday is jeclaadaan xataa OK waaye 😂

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk 3 місяці тому

      @@yasminhussein9256 aad iyo aad dad qaar si an ficnayn bay wax u arkan

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 3 місяці тому

    Udadaala Somaliyeey dhalinyarada ayagu raba in ay naftoda dabartaan❤

  • @asiaismail9504
    @asiaismail9504 3 місяці тому +1

    Amina quruxey wll mcn dar alleh ku jeclahay❤❤

  • @Sabiriin-kq8hp
    @Sabiriin-kq8hp 3 місяці тому +2

    Qofki ugu horeeye hormar wacan abayo😢

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo 3 місяці тому

    Amina ugbaad aan gaadhsino wlll aan jeclahay weye 200k

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 місяці тому

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo 3 місяці тому

    Masha allh amina ugbaad wllo Waad ku mahadsantahay sidaad I garabka buuxaa

  • @faycaladenhassan6084
    @faycaladenhassan6084 3 місяці тому

    Mashaallah Sister ALLAH yahfidak insha'Allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 місяці тому

    Habalyo
    Habalyo. OMAR
    100 KKK GAARTEY🎉🎉🎉

  • @amiiraqueen2947
    @amiiraqueen2947 3 місяці тому

    Congratulations abowe 💕🎉 inta inka badan u qalantaye ❤

  • @NimcoAbdilaahi-ue7pd
    @NimcoAbdilaahi-ue7pd 3 місяці тому

    Mnsh hnbalyo cumar amina ugbadey adna wakusalamy qli horay usoco🎉

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 3 місяці тому

    Mansha allh hambalyo wllky cumar hore usoco 🎉❤🎉

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому

    Hambalyo hambalyo 100k 🎉🎊🎂🥳

  • @amaalibrahim2223
    @amaalibrahim2223 3 місяці тому +1

    Zayn mcn miyu yiri mise marke nafisa laheyd wuu xishoonaya 🤔😅

  • @FaisaCali-e4b
    @FaisaCali-e4b 3 місяці тому +1

    Hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo hamlyo

  • @SafiyaClaahi-z4p
    @SafiyaClaahi-z4p 3 місяці тому +2

    Sein baa iigu daran Ul buu kuwadaa😂

  • @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
    @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 3 місяці тому

    WAXAN YAR FARIID WAAYEH ❤❤❤❤

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 3 місяці тому

    Hambalyo hambalyo walkay Cumar

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому

    m.a omar waatageera hambalyo inader

  • @SundusabdulbariAbdirahman
    @SundusabdulbariAbdirahman 3 місяці тому

    Abaayo buskutka Toor tada ku jira waa xaaraan oreo aa la dhahaa

  • @ayushali-zr8tv
    @ayushali-zr8tv 3 місяці тому

    First One aa YouTubkaga ku arko hees🙈

  • @MohamoudAhmed-mt9kc
    @MohamoudAhmed-mt9kc 3 місяці тому +1

    Comeent gii ugu horeyay pls pin ugbadey

  • @HoodaMaxamad-y3z
    @HoodaMaxamad-y3z 3 місяці тому

    Hambalyo Hambalyo wllo horay usoco

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 3 місяці тому

    Congratulations omar 1ook

  • @Nastehodeekapdyahmed
    @Nastehodeekapdyahmed 3 місяці тому

    Congratulations 🎊 omar wllo

  • @AYAAN-qp8lo
    @AYAAN-qp8lo 3 місяці тому

    Hambalyo omar🎉🎉

  • @CawoNuur-fz9ns
    @CawoNuur-fz9ns 3 місяці тому

    Hamplyo hmplyo wllky qli❤❤❤🎉

  • @faycaladenhassan6084
    @faycaladenhassan6084 3 місяці тому

    I have 6 sisters like you alxamdulillah With Hijab alxamdulillah Mashaallah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому

    Manshalah amino ugbaad ❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому

    Maasha Allah 😢

  • @IstahilCabdi-w9d
    @IstahilCabdi-w9d 3 місяці тому

    Congratulations

  • @Zainab-tx1rv
    @Zainab-tx1rv 3 місяці тому

    Hampalyo omer

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 3 місяці тому

    Hnblyo hnblyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉omar

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh 3 місяці тому

    Fast one❤

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 3 місяці тому

    Congratulations 🎉😂omar

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo 3 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @YacqubHassan-u5e
    @YacqubHassan-u5e 3 місяці тому

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 3 місяці тому +9

    www masha allaha xabibti shukran hamblyo hamblyo 500k inshallaha 💯♥️♥️💋🙏🏻👌

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 3 місяці тому +6

    One like 👍 team aamina ugbaad marnaba nohoos 😢😮🎉❤

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 3 місяці тому

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo wallky omar waad uqalnta intas io kabadan horey usoco abwe

  • @HASSN_jan29
    @HASSN_jan29 3 місяці тому

    Tanrı istekli, 10k❤🎉🎉

  • @Aamina970
    @Aamina970 3 місяці тому

    Calankii wadani❤😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +1

    M.a keep going my sister Amina ugbad ❤❤ hambaliyo Omar congratulations 🎉

  • @MaxamedCade-ib9ec
    @MaxamedCade-ib9ec 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 3 місяці тому

    Hambalyo hambalyo walakey omar mowlid omar 100k subscribers ❤❤❤❤ inta iyo ka badan ayaan ku rajanayaaa inasha allaah

  • @faycaladenhassan6084
    @faycaladenhassan6084 3 місяці тому

    Amina so beautiful so Muslim and hijab mashaallah Wallahi love as sister mashaallah

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 3 місяці тому

    Amina Wllo Kamarada iska Fogee 😂😂😂

  • @faysajama6987
    @faysajama6987 3 місяці тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo wllky qaali cumar

  • @namuush
    @namuush 3 місяці тому

    Aamina ugbaad 💋🥰 mncha allah hamplyo wll Omer wan idinsalamay dhmaantin 🫡🫡

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому

    wiishku muu ukala qaybsanyay jaaniibta iyo idnka

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 3 місяці тому

    Congratulations awoowe omar 🖐️

  • @shankaroonaden2275
    @shankaroonaden2275 3 місяці тому

    Hambalyo hambalyo Omar ❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому

    Congratulations omar 200k🎉❤

  • @asiaismail9504
    @asiaismail9504 3 місяці тому

    Hambalyo wll Omer intas io ka badan wa u qalantaa ensha allah🎉

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 місяці тому

    Wcs huuno

  • @SheekhCali-mn1fo
    @SheekhCali-mn1fo 3 місяці тому

    M.a horey usoco 🎉

  • @Kingceyda8
    @Kingceyda8 3 місяці тому

    Two prothers 200k Coming soon ❤

  • @AsmanaasirCalibarkhad
    @AsmanaasirCalibarkhad 3 місяці тому

    Hanbalyo cumar 100

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 3 місяці тому

    M.a hambalyo walaalkey

  • @ShamsaHasan1234
    @ShamsaHasan1234 3 місяці тому

    Kusaco abaayo❤🎉🎉hambalyo

  • @dr.hamdaawilAug2025
    @dr.hamdaawilAug2025 3 місяці тому

    Hambalyo cumar walloo

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 3 місяці тому

    Hamabalyo wllo omer❤❤❤❤

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 3 місяці тому

    Congratulations ❤

  • @ShamsaHasan1234
    @ShamsaHasan1234 3 місяці тому

    M.a❤❤

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo 3 місяці тому

    Masha allh