Galabtii Sidan Ayaan U Lugaynaa Qosol Iyo Qaraaxo

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 168

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 23 дні тому +18

    Nabiga scw
    Dumarka markey banaanka ubaxayaan pragumka wuu kareebey
    Waxaa nagu filan Anagoo nadiif eh dhar nadiif eh diada oranto yar hadaa marsato nagu filan
    Aduun iyo Aawaro wey kalabadan yhn xajiga Allah heysu kiin barakeeyo gabar qurux badan oo Asturan ayaad Tahay kaliya intaas ayaan kuxasuusinaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 23 дні тому +22

    Hazal jecelkedu wa dacad jecelkedu wa dhab . Walibo jacelkan oo kale ma dhamaado .
    Awlaad quruxsan dhala insha allah

  • @saadocali-nt5tx
    @saadocali-nt5tx 23 дні тому +35

    Xishoodku waa qaali gabadh suuq iyo rag hortood wax ku cuntaana waa qiima doro

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 23 дні тому +2

      Sanadkan dad yar oo Allah u naxariisto ma ahane xishood ma jidho

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 21 день тому +2

      Aniga waan uxishooda dumaashideey marna Ina adeerteey insha Allah wey iska daayi doontaa oo mar labaad bananka wax kuma cuni doonto Anagoo dhan Rabi hanoo hagaajiyo khatimada wax kasta waa kharimadee

    • @user-ho1bl8pb2k
      @user-ho1bl8pb2k 19 днів тому

      Hazal jacaylkeda wey ku guuleysatey anigana wiil ayan jeclahay Alle hay calfo

  • @UmmMuhammed-g8w
    @UmmMuhammed-g8w 23 дні тому +13

    Masham Allah Allah haydin barakeyo

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l 22 дні тому +1

    MashaAllah King and Queen Alle Haini barakeeyo

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c 23 дні тому +3

    Maaaash alaaaa tabaarkalaa Ala haydin barkeeyo

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 23 дні тому +6

    Hazal ninkaga inuu xishood waa mahiin xishood waa wax fiican adiga markuu banaanka joogtid ha ku dhagin ninkaga ma fiicna waxa wanagsan inaad wax kasta aad guriga ku samaysatid isku day oo aadan banaanka keenin coffee waxa laga qaada wadna xanuun iyo madax xanuun waliba hadaad is caataynaysid iska daa wax kukul oo cab biyo ama juus fresh ah

  • @bilanxaawo7274
    @bilanxaawo7274 22 дні тому +2

    Akhöaaq yeelo dadka haku dhihin adoomey inta dhulkooda ugu timid billa respect

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 23 дні тому +2

    masha Allah Alla xijaabka sidii ugu qurux badan tahay m.a mar kaleh

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 23 дні тому +1

    Maashaa Allaahaa koobaan kuudhiiluuhu haa dhiinto.

  • @NUURUALYAQIIN
    @NUURUALYAQIIN 24 дні тому +3

    Masha alh❤ alaha idin barakeyo

  • @aminaadan5075
    @aminaadan5075 23 дні тому +3

    Kaafi abdi walal gabadhaa qalbigeeda ilaali intaad awooodid. Wan idin salamayaa ilxun idinma aragto

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 23 дні тому +9

    Kaafi doqon ayuu la noqday
    Naa qof wayn oo marwo is ka dhig fudedka joojin

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q 23 дні тому +5

    Mansha allah kuwii iskuwaara allah idinkadhigo farxad kunoolaada

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 23 дні тому +1

    Mashalah baryahan xagee kadhacdeen wanu idin tawnaye mabarak 💞💞💛🌷💕🎂💜❤️💚👏👏👏👏👏👍

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 23 дні тому +1

    Mashallah isku waar oo isku sabra waa caafimaad socodka in maalinkasta aad socoto 30 daqiiqo cuntada iyo macaanka iska ilaaliya oo cabo biyo badan iyo faruud gabadha haday rabto inay uur qaado waa inay hilibka iska dhinto mar walban cayilka ma ah caafimaadka mashallah hore u socda

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo 23 дні тому +3

    Maashallah My lovely Family ❤❤❤

  • @roodamuuse5993
    @roodamuuse5993 23 дні тому +2

    M.a wllo ilaaahy haidin barakeeyo 1mid oo wana wllo dumarka carafta looma banayn 'markay baxayso wayo dintenu mabanayn goodi adag ayaa kusoo aroooray waxayna lamid tahay gabadha iscarfisay ee baxda waxay lamid tahay saaniyad😢

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 23 дні тому +1

    Maanshaa allaah illaahay shar iyo sheydaan allaha Dinka qabto

  • @suleqamohamed6279
    @suleqamohamed6279 21 день тому +1

    Wah wah waa maxay islantan baxsadka ah naa aan ku ceshano Bismilaah

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 23 дні тому

    Mashallah maa daamaa aan halkan ku cusbahy wadada waan garan wayey mybe islii ❤🎉

  • @umu2600
    @umu2600 24 дні тому +3

    Mashalahaa wll ilahay haysukin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 23 дні тому +2

    XIJAAB KU WAA QURUX MASHA ALLAH NOLASHINA KA SARAA SOCIAL MEDIA HANA WA TALO TAASI SI KALE BIIL KURAAD SADA

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 24 дні тому +5

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 23 дні тому +3

    . mashallah alla haysku kin. Dayo yarabi. Cidwalpo isku fraxsan

  • @chadali4043
    @chadali4043 23 дні тому

    Halagaa arko xaajiga waa quruxlow. Allah ha idin barakeyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 23 дні тому +5

    Hhhhhhhhhh walaahi labadan wan jeclahay maasha Allah tabaraka

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 23 дні тому +1

    M a isku waraa ubad khayr leh kala hela amiin

  • @user-wy5id7jy5y
    @user-wy5id7jy5y 23 дні тому

    Masha allah beautiful family Allah hadin barakeyo insha Allah bro and sis

  • @MarashoIsmo
    @MarashoIsmo 23 дні тому

    Masha Allah kaafi iyo Hazal Allah haydin barakeyo🎉🎉🎉🎉❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 23 дні тому +2

    Masha Allah

  • @aminabintumaxamed3448
    @aminabintumaxamed3448 23 дні тому +2

    Hazley xijabka wku qurux badnthy m.a👑❤️❤️

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 23 дні тому +1

    Masha Allah❤

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 23 дні тому +3

    Mashlh iskuwara abid ❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 23 дні тому +6

    Wll adiga maxaa kuu diiday inaad xishooto allah haydin xafido ❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 23 дні тому +1

    Maashalah tabaarkalaah

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 22 дні тому

    Masha allh hazal qalanjo wanidinsalamay dhamantin

  • @idildhagey8696
    @idildhagey8696 23 дні тому +6

    Mansh allah ❤❤❤❤❤

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 21 день тому +1

    Masha allah lamana yasha saan isku jecel ilahaw isku waari oo cadaw ka qabo 😢😢

  • @degayassin
    @degayassin 23 дні тому +7

    Maashalaha

  • @Xayat-vm2eb
    @Xayat-vm2eb 20 днів тому

    Mansha allah Alle hayskukiin barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FeisalMohamed-ir3uj
    @FeisalMohamed-ir3uj 22 дні тому +1

    M.a i am positive ❤😊

  • @HamdiMuse-i4i
    @HamdiMuse-i4i 23 дні тому +1

    Lamanahan waan islajecla ilahayna wuu iskucalfe alhmdullhi ❤

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p 23 дні тому

    Maa shaa allh ❤🎉

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 22 дні тому

    Masha Allah ❤️💓❤️

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m 23 дні тому +5

    Shaarica wax hakucunin hadad sharaf islarabto

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 23 дні тому

    Mash allaah ❤❤❤❤❤

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 17 днів тому

    M.a ha waaro guurkiina ha waaro jacaylkiina kala hela Awlad salixin ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 23 дні тому +1

    Mashalaah alle haisukin daayo wllo

  • @kahinradia6592
    @kahinradia6592 23 дні тому

    Mashallah isku waraa ❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 23 дні тому

    ماشاء الله تبارك ❤❤🎉🎉

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5d 23 дні тому +2

    Maskiinta wee kugu walacday waxe rabto u samey wee ku jeceshehee❤

  • @user-jg8bx4kg1w
    @user-jg8bx4kg1w 23 дні тому +2

    M.a waa family qurux badan🔐❤️‍🩹❤

  • @maxamed8792
    @maxamed8792 23 дні тому

    Maashaa Allah hambalyo hambalyo

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 8 днів тому

    I miss Kenya❤❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 23 дні тому +1

    Alaahu akbar

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 23 дні тому

    Abayo iscaata caato is so good ❤❤❤

  • @user-uj8ep5uf6n
    @user-uj8ep5uf6n 23 дні тому

    Isku waar wllo❤❤❤❤❤

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 17 днів тому

    Maanshaa allah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 23 дні тому

    Manshallah ❤️👌💕👍

  • @user-uk9nv7qd5t
    @user-uk9nv7qd5t 23 дні тому

    ❤maashaa alaah

  • @AdmiringAirplane-sy1ko
    @AdmiringAirplane-sy1ko 21 день тому

    Kuwan fani waye walhi😂😂😂

  • @FahmoWabiin-uz1yf
    @FahmoWabiin-uz1yf 23 дні тому

    Msha alaah ❤❤❤

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 22 дні тому

    Horta wa Masha Allah. Lakini timaha iska Astur

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 23 дні тому

    Mnsha Allah
    Lkn dumashi cadarka yarso
    Okey
    Iska ka buuxi uun

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 23 дні тому +2

    Masallh Rabi haaa iidin Barakeyo Uwad khayr kale hela i❤❤❤

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 21 день тому

    Hazl ani cml waye wlhi labta saxibky zaid aya ujeclhy😂❤

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 20 днів тому

    Mashalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 23 дні тому +1

    Waxaas oo dhan waxaan ifid ku soo qorayaa waa waxaan soo arkay hadan marka uu qofka rabo inuu is caateeyo ma fiicana inuu cabo coffee shaah ku waxa ku korayo hilib marka eedo waxaan kuu sheegayo waa caafimaad

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 23 дні тому +1

    Waa iga qoslise 😂

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 23 дні тому

    Jacayl waa kii qarsoon oo private ah lkn baarakalaahu

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 23 дні тому +3

    Vlog noo soo duuba maalin maalin

  • @roodojimcale7518
    @roodojimcale7518 22 дні тому

    Waa edabdarahay waxa suuqlagu cuno maceebah waxa ku haayo qarar

  • @FarxiyamaxamedFarxiyamaxamed
    @FarxiyamaxamedFarxiyamaxamed 22 дні тому

    Waaaw

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 23 дні тому

    Inanta sidan kadaa sxb , ee hadaad jeceshahay Guriga dhigo, wixii la jecel yahay Gurigaa la dhex dhigtaa

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c 22 дні тому

    Sheekadaan hadaa idiinka joojin weysan dad badan wadadii mareen ayaa mari doontaan saan sax mahan

  • @saadosuleiman3887
    @saadosuleiman3887 23 дні тому +4

    Arooski mee dhalinyarooy❤

    • @Ilwaadwarsa1111
      @Ilwaadwarsa1111 21 день тому

      Meher haduu dhacay aroos waxba ma ahan kuwii dhigtaa shalayto joogah😂

  • @Salmaanka-ls2xt
    @Salmaanka-ls2xt 18 днів тому

    wakhtiga sariirta soo duub😂😊

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 23 дні тому +1

    Xishooda Walaal suuqa waxba laguma cuno

  • @user-cu6cw6om5h
    @user-cu6cw6om5h 22 дні тому

    Miyaay is guur sadeen😅

  • @user-op5wz4of1k
    @user-op5wz4of1k 17 днів тому +1

    Dad iscaataynaya oo jiiro walba wax kucunaya wali maanan arag

  • @fariaomar1986
    @fariaomar1986 23 дні тому +3

    Dayuuuus 😢 naagtiis parfuun uogolaade iney kubaxdo uuuuf

  • @HA-me2jl
    @HA-me2jl 23 дні тому +1

    oo kalay arooskii aaway waan daalay sidaan usugaynay

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li 18 днів тому

    Xishoodku waa shay imaanka ka mida wx kasta wuxu ku fiicanyhy bareftka

  • @AsiaOsman-he5tw
    @AsiaOsman-he5tw 21 день тому

    Iskuwara walashey iyo dumashigey

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue 10 днів тому

    M a ❤❤❤❤

  • @user-hb3id2qr6z
    @user-hb3id2qr6z 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 23 дні тому

    Markastana digriga akhrista habeenkii iyo subuxii gurigiina albaqra kushita bilaa waysana hakubixina

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 24 дні тому +3

    M a lkn away aroski sidan usugayy wan dalaye meee kkk warjeclilee

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 23 дні тому

      Aroos maxay ku falayaan saanaabo macane😂😂

  • @user-cc2mx3xd4n
    @user-cc2mx3xd4n 21 день тому

    ❤❤ ❤

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 21 день тому

    Doqonimo iyo xishood daro isku darso xanuun waaye suuq wax ku dhex cun misna Hab igu siih meel dad dhaqanleh joogan kuma aadan so korin misna video la duubayo dumashi walal walid arkayn

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 23 дні тому +3

    Oo miyaydaan lahayn bayd iyo baro maxan iskukiin dhejiyay meel walba naa xishood miyaad ku walacday ninka

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 22 дні тому

    gabadha maxaa darey qof gaajo heyso camal yee u cuneysa😂😂😂😂

  • @jowharstudio123
    @jowharstudio123 23 дні тому

    Kilfonia apartment weye Halka aad kabaxdeen

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 19 днів тому

  • @user-xz5ft4ke4p
    @user-xz5ft4ke4p 23 дні тому

    Walal kamirada hal qofaa idin hayee maxaa dadbadan inay idin hayaan oga dhigaysaan wah hadana wah

  • @hannahani192
    @hannahani192 23 дні тому

    Oo ma is dinkoo soo lugeynaya oo soo qubeysan baad meel dad wada fadiyo timadeen, waryada naga hagajiya

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 24 дні тому +2

    😂😂😂😂😂

  • @user-bn6ox2lb1f
    @user-bn6ox2lb1f 23 дні тому

    Haday xijaaban tahay waaba khyr

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 23 дні тому +1

    Hadhaw ayay lasoo istaagayaan gaajo ayuu igu dilay waxba ima siin jirin wuu idili jiray war Hawenkan yaa naga qabta kkkk

    • @nasroburalle169
      @nasroburalle169 22 дні тому

      😂😂😂horta qof ka sheekeyey gurigiisa asagaa doqon ah waayo wanaaga arkeeyso no xumaan