INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN INNAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN INNAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAA GEERI XANUUN BADAN WLLKEN ISMACIL ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO EHELKOO DHANA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO
Allaah swt ha u Naxariisto Ismaciil Tiisa dhamatey Sonkorna wuu Qabay waaana lala Dadalay Hospitalka qaybta VIP bu yaalay Familyga in lo dadaalay wey og yihiin Soomaali Damirta ka dhimatey Qof dhintey in ay wax ka sheegan bey keneen Ismaciil Dadlkiisa iyo Dadkiisu jecelaa Baarina wuu ahaa Dalkii u Ku Noola Waxa uga so tagay waa Dalkiisa in u istaago Ka kayeelo sida kii u ku noola oo kale Dadka Cayaya waa kuwii Isaga Necbaa oo Wadnaha Ka Qabtey kuwa HIV ku sheegayo iyaga in u ku dhaco kama baqayan miyaa Subxanallaah Allow Ismaciil Ugu Bisharee Jannatul Fardawsa Allaahuma Aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ismaaciil yare wuxuu ahaa nin u naxo umadda masaakiinta wuxuu ahaa mid u halgamo dalka iyo dadka waxaana leeyahey alla magaangiisa jannatu fardowsa alla haka dhigo allaw u naxariisto anaga alla ha nooga data naxariisto
Ismaaciil allaha ha u naxariisto janada fardowsa allah ka waraabiyo qabriga waasac allaha ha uga dhigo qabriga allah ha u nuuriyo kitaabkiisa gacanta midigta allah ha ka siiyo Marti la jecel yahay allaha ha ka dhigo aamiin aamiin aamiin yaa rabil caalamiin
Allaha u naxariisto Ismaciil wuxuu ahaa nin dhalinyara ah oo qaali ah oo ay adag tahay in la helo asoo kale xiligaan hooygiisa janatul firdowsa Allaha ka dhigo danbigiisa Allaha dhaafo ma hilmaami doono halyeeygaan Soomaaliyeed qalbiyadeena ayuu kusii jiri doona inta aan nool nahay
Allah ha u naxariisto qabrigiisa allah ha nuuriyo allah samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin yaa rabi allah kuwa beenta iyo dhibaatada wado hanaga qabto aamiin
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم اجعله قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله قبره حفرة من حفر النيران يا رب العالمين
Waan ka naxay wiilka dhalinyarad aqoon uma lahayn isku qabiil ma ahayn markan dhimashadisa maqlay waa ilmaynayaa hadaf iyo yool buu lahaa beri dhowayd aroos bu ahaa siyaasada baas ee na wada waashay illahay dhaliyarada ha inoga reebo odayadu haysku eryadene illahay ehelkisa qalbiga ha u qabojiyo
Amiin alle ha,unaxariisto walaal muhiim ayuu ahaa maskiin caawiye masaakiinta uroon janatul fardooso alle hageeyo🤲
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏
insha’Allaah Allaha kula garab Galo Waana
Dhawnahay
Wiilkan ilaahsy hau naxariisto janadii fardaws alle haku arsaaqo kitaabkiisamidgta allehaka siiyo wiilkan calooshaa I wareegtay walaahay ismaaciil khayr qabuu ahaa
Isagoo lacag siinaya dad masaakiina ayaan daawaday ilaahay daycayo dadkiisii ilaahsy ha samirsiiyo aamiin
Ina lillaahi wa ina ileyhi raajicuun allaah ha u naxariisto samir iyo iimaan allaah ha ka siiyo dhammaan dadkii oo dhan aamiin aamiin 😭😭😭
ilahy haa u naxristo jandii fardowsa haa geeyo amiin amiin amiin
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*
*NOOLE SUNNAD NABIGA C.S.W*
*👉📿IXasuusi Aan ku Xasusiisay☝️Allah Drtis Khyr Jcl*
*👉🏼 SOONKA AYAMUL BIIDKA BERI BILAABANA*
*👉13 /14 / 15*
*🌹Arbaca 16 /03/22*
*🌹Khamiis 17/03/22*
*🌹Jimca 18/03/22*
*Cfis Barakallahfiku🖋*
Ilahayow ku naxariso janadii firdowsa kusiii Amiiiiiiin Amiiiiiiin Amiiiiiiin 🤲 🤲🤲🤲🤲
Inaalilaahi wa inaa ilaahay raajicuun walaalkeen ismaaciil maxamuud shidane oo gu geeriyooday magaalada muqdisho ilaahay ha unaxaristo amiin amiin amiin ya rabi
Alle swt ha u naxariisto waxay ahayd geeri xanuun badan aamin
Alaha u naxariisto wiilka waxwalbo oo uu ahaa ba, maanta waa marxuun geeri da na waa xaq quf wali ba ayaa dhadhaminaya, ilaahey waa ma dhinte qabrigiisa waasac alaha ugu dhigo kitaabkiisa midigta Allaha ka siiyo Aamiin
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN INNAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN INNAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAA GEERI XANUUN BADAN WLLKEN ISMACIL ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO EHELKOO DHANA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO
Ilhay haw naxariito Aamiin Aamiin yaarabi wllo run
Allow u naxariisto dhamaan ehladi samir iyo imaan alla rahmaanka ha siyo🤲🤲🤲🤲😭
Ilaahey ha unaxariisto saraaxa waan kanaxay geeradiisa waxoow ahaay weriye oo nawad doon ah ilaahey qabrigiisa waansac alaha ooga dhigo
Illahay swt ha u Naxariisto Walalkeen Ismacil Halyey qaran oo qabyaalad diiday buu ahaa
Ilaahey haunaxariisto aamin aamin aamin
Ilaaheey ha u naxariisto aamiin Yaa rabbi 🤲
Allaha u Naxariisto ,Wiilkaas Alle Dartiis Ayaan
Ujeclaa ,Qof Nadiif Ah buu ‘Ahaa Dawladda -
Ayuu Taageeri jiray Allaa Yaa ‘Arxam 😂😂😂
Amiiin Amiiin Amiiin Allah ha u naxaristo 🤲🏼🤲🏼
Dawlad aan islaamnimo ku dhaqmaayn inaad taageerto waa denbi dimuqraadiyad hadaad taageerto iyo waxaan jirin denbi weeyn weeye
Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun alaha u naxaristo xalay waa seexanwaayay markan maqlay 😭😭😭😭🇸🇴💕
Innaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto ismaciil qabrigana allaha uwaasiciyo kitaabkiisana midigta allaha kasiiyo jannada fardowsul aclaana allaha kawaraabiyo xaaskiisa waalidkiisa walaalihiisa ehelkiisa iyo ummada soomaaliyeedna samir iyo Iimaan allaha kasiiyo aamiin
Aamiin yaa rabi alle kitaabkiisa oo
Khayr leh gacanta midig ta ha ka saaro amiin.
Qof kasta oo haldoor ah oo istaaga dalkiisa iyo dadkiis
Cudurka alle ayaakeena ee ma laysku caayayaa haduu u dhinto.
Qof kasta saacad buu leeyahay
Oo uusan dhaafayn. Wuxuu udhinmanayana alle baa qorey
Lkn bini,aafam baa oran kanuu udhintay kanaa diley
Ajalteedii soo dhammaatay.
Aamiin aaiimn. Iinsha aahll
Ilaahey haunaxariisto walaalkeen barnaamijyadiisa waanlasocday waan waayay baryahaan
Allah unaxariisto qabrigo allah uwaasiiyo marti lajecalahayo allah kadhigo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Allha u naxristo geeri xanuun badan buu ahaa janna Fardowsa Allha geeyo🇸🇴🇸🇴💔💔Wadini dhab ah baa naga baxay
Ilaah hau naxaristo walaalken ismaciil tageeradisa ayaan eheen
Illahow qabriga u waasici aamiin
INDHAHIISAA LAGA DAREEMI JIRAY INUU CUDUR XUN QABO.
MASIIBO AYUU MUQDISHO LA SOO DOONTAY EE HALA BAARO DADKA KA AG DHOWAA SIIBA NAAGAHA✅
Ilaahay Ka cabsi wuxuu qabay maad ogayn
Mato kalane faraxta hee ✅✅😁wa iney Dr atan
Inaalilllaah WA inaa ilayhi raajucuun, Ilaahow Unaxariiso, Oo Janatul Firdows Ugu Naxariiso,Allahuma amiin🤲💔🇸🇴😭
Ilaahow unaxariiso yarabi
Rabbi haunaxariisto wallaalkay wiilfiicanbuu ahaa ismaaciil rabbi janada hageeyo 🤲ehelkana samir iyo iimaan haiska hadlan kuwa aan aakhiro iyo aduuntoona xasuusnayn qabriga waalategayaa lasocda
Alle ha uu naxariisto Amiin yaa rabi 🤲😭 umadan beenta wada xaqa Alle ha tuuso Amiin
Allaah ha naxariisto walalkeen Samir iyo iimaan dhamaan qarabadii kabaxaay inshallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aamiin Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲
Inaalaahi raajacuna ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe
Ilaahay ha unaxariisro
Inaa lillaah wainey ileyhi raajacuun Allaha u naxariisto Allahuma Aamiin 🤲
Aamiin yaa rabbi alle haw naxariisto
Allaah swt ha u Naxariisto Ismaciil Tiisa dhamatey Sonkorna wuu Qabay waaana lala Dadalay Hospitalka qaybta VIP bu yaalay Familyga in lo dadaalay wey og yihiin Soomaali Damirta ka dhimatey Qof dhintey in ay wax ka sheegan bey keneen Ismaciil Dadlkiisa iyo Dadkiisu jecelaa Baarina wuu ahaa Dalkii u Ku Noola Waxa uga so tagay waa Dalkiisa in u istaago Ka kayeelo sida kii u ku noola oo kale Dadka Cayaya waa kuwii Isaga Necbaa oo Wadnaha Ka Qabtey kuwa HIV ku sheegayo iyaga in u ku dhaco kama baqayan miyaa Subxanallaah Allow Ismaciil Ugu Bisharee Jannatul Fardawsa Allaahuma Aamiin
Allaah hau naxariisto qabriga alle hauga dhigo beer beeraha jannada Ka mida ehelka sabur Iyo emaan Iyo inagaba haynaga siiyo 😭😭😭😭
Alaha haunaxaristo yarabi
Aaamiin yaarabi 🤲🏻
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaah swt ha u naxariisto,ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo amiin
Ilaahow kuu naxariiso aamiin yaa alaah
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ismaaciil yare wuxuu ahaa nin u naxo umadda masaakiinta wuxuu ahaa mid u halgamo dalka iyo dadka waxaana leeyahey alla magaangiisa jannatu fardowsa alla haka dhigo allaw u naxariisto anaga alla ha nooga data naxariisto
Aniga Waan rumaysnahay inlasumeeyey, Wiilkaas Wixii Sumeeyey dambigiisi Allaha saaro, amiiin🤲
Ilahey ha unaxaristo
Ilahay ha u naxaristo amiin 🤲
Nin yahow aniga ayaa isbitaalka digfeer ugu tagay ismail alle ha u naxariistee wlhi
Mala sumeyay brother mise xanunka sonkorta iyo cagarshow u dhintay teba run ah
Amiiin walaal keey allaah ha unaxariisto
Ilaahay ha unaxariisto
Innaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun ismacil alle ha u naxariisto
Allahuma Amiin ya rabi raxmaan
Aamiin allaha u naxariisto
Amin yarbi kuligodvhaynxarosto yarbi
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Allaah ha raxmado aamiin
Allah ha u naxariisto walalkeen jano fardowso ale ha geeyo kitaabkiisa midigta ale ha kasiiyo
Aamiin ilaahow u naxariiso
Inalilaah waa inailaahi rajucun Allah ha naxaristo janatul fardawsa ha warabiyo marxunka
Ismaaciil allaha ha u naxariisto janada fardowsa allah ka waraabiyo qabriga waasac allaha ha uga dhigo qabriga allah ha u nuuriyo kitaabkiisa gacanta midigta allah ha ka siiyo Marti la jecel yahay allaha ha ka dhigo aamiin aamiin aamiin yaa rabil caalamiin
Inalilaahi wana ilaahey rajucuun ilaahey unaxriiso janatul farduus ugu bisharey
Allaha u naxariisto Ismaciil wuxuu ahaa nin dhalinyara ah oo qaali ah oo ay adag tahay in la helo asoo kale xiligaan hooygiisa janatul firdowsa Allaha ka dhigo danbigiisa Allaha dhaafo ma hilmaami doono halyeeygaan Soomaaliyeed qalbiyadeena ayuu kusii jiri doona inta aan nool nahay
Ilaahay hau naxariisto marti lajecelyahay alaha kadhigo qabrigana ilaahay hau waasiciyo ehelkii uukatagayna samir iyo iimaan allaha kasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin
allaha u naxariisto qabrigiisa allaha u nuuriyo walal aan jecelnaho ahaa hoygiisa janada allaha uga dhigo
Alle naxariisto aaamiin aaaamiin
Amiiin yaa rabi🤲🤲
Alle yaraxma Raaximiin
Amiin amiin amiin, Allow unaxariiso
Allah unaxariisto aamiin
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس
الله یرحمه ویسکنه فسیح جناته
Aaaaaaaaamiin yaa alaah eeeeeeebow jana fardowso gee aaaaaamiin yaa alaah yaa rabi yaa raxmaaan aaamiin
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲😭
Ellahay baanaga yaqqan lakiin waxaan aminsanahay inlasumeeyat
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun allaah ha unaxariisto
Allah ha u naxariisto qabrigiisa allah ha nuuriyo allah samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin yaa rabi allah kuwa beenta iyo dhibaatada wado hanaga qabto aamiin
Ina lilaah wa ina ilayhi rajucun Allah u naxariisto walaal keen Janatul Fardowsa Allah ha geeyo amiin amiin Samir iyo imaan family gii
Allah ha unaxaristo
inalilahi wainalileyhi rajunuun alle ha u naxariisto walalkeen Amiin Amiin Amiin yaarabi wan dawan jiraay walalkeen 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Allah unaxariisto amiiiiin yea rabbi
Ilaah unaxariisto janada ilaah kawaraabiyo
Kolay wiil qaymo badan buu ahaa qabylad ka madax banaan ilaahay hawnaxariisdo siday wax yahiinba
Allah ha u naxariisto aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilahay how naxariisto insha allaah
Ilaaheey ha u naxariisto
Subxaanaka yaa Cadiim waa loo jeeday wiilka in xanuun oo ku socday oo u dhintay xannunkaas ee Allah ha u naxariisto.
Allaha u naxariisto amiin yaa rabi😭
Alaaaaah u naxariisto wilka hyr u ah janad fardos aamiin ya raaaabi
Allah hownaxariisto fadhigisa fardowsa alle haka yeelo yaa rabbi abalkisa jano ugu gud
Allah ha unaxariisato martiya lajeclayha Allah ha kadhiigo waa lasocda khatumoda khara nogu khatumo
Allah yarxama raximiin janada alaha ka warabsho walaken adiga iyo intii naga dhimatay oo muslimiin ah 🥲
Allaha unaxariisto Ismaaciil walalhi geeridisa aad aan ugu naxey wallal qaali ah oo wanaagsan buu ahaa samir & iimaan Allaha ngasiiyo dhamaanteen
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم اجعله قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله قبره حفرة من حفر النيران يا رب العالمين
Ameen Ameen Ameen yaa rabi Allah xaa uu naxriisto
Waan ka naxay wiilka dhalinyarad aqoon uma lahayn isku qabiil ma ahayn markan dhimashadisa maqlay waa ilmaynayaa hadaf iyo yool buu lahaa beri dhowayd aroos bu ahaa siyaasada baas ee na wada waashay illahay dhaliyarada ha inoga reebo odayadu haysku eryadene illahay ehelkisa qalbiga ha u qabojiyo
ALLAAH HAW NAXARIISTO EHELKIISII IYO DALKIISII IYO DAKIISIIBA ALLAAH HAKA SAMIRSIIYO
Allaah hau naxariisto
Amiin amiin yar rabi
Allaha unaxariisto walalken 😭😭😭😭
allah unaxariisto 😢😢🥲🥲
Mar hadaad aragti qof marba qola raacaya waa munaafaq munaafaqu wuu ka dhagar badan yahay gaalada allow cadow uur Mariid ah naga qabo
Allaha unaxariisto ismaaciil