Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤dheh😢😢😢😢
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Burkuje wa girgire from djibouti🇩🇯🇩🇯
Baaquli waa jamcad ama madiimad dirisle garanwaa from hargaysa iyo burco
Hadeynu reer somaliland nehey saseynu unaqana
Reer waqooyi magacaan waan iska dhex arkay somaliland idhaahda
Haa wlhi
Rer waqooyi dirisle Abdi ayan LA lahjad ahay 😂sihaam waxba kama fahmin😂😂
Alle ha kuu Naxriisto Aabaha shaadiyo sharaf 😢 Qabriga illhay ha ku waasico Aalhuma aamiin
Aamiin aamiin aamiin
Dirisle reer waqoyi reer jigjiga
Aan idiin saxo waa Reer Waqooyi iyo Reer Koonfur.
Losey in nai again welcome brother
girgiree 15:18 idirisle 15:18
Lossey sihaam iyo lil boodie soqabo suallo weydi pls
Qajaar af somali ma ahan
Ninkan reer xamar mideyey wllhi
Sakeel anoo reer waqooyi ah baaba ku hadlee😂
Farxal
Khiyaar😊😊
Khajaar khiyaal baan dhahnaa
Qijaarku waxa la yidhahda khiyar😂😂😂❤😊
Dirisle fadal ýurub ku noqo.fadlan u have enough 😂😂
hayna cebyn sxb makasayo hadhihine magaranao dhe
Akhyaar
Dhawaqa hagaaji dirislow ha kufsan bahasha.buuri dheh.qajaar that means khiyaar .baakhuli means Jabcad.sakeel means sakeel same waaye.burkujo means girgire Hadad dhawaqa bedesho macanaha iyo garasho ahaanba wuu isku bedelya
Naga habe ku dheh 😂
Qajaar waa khiyaar😂
Qajaar waa khayaar
Qajaar waa khiyaar
Turuxey
Madimad ama jamcad❤❤❤😅😅😅😊
Qajaar waa khiyqar😅😂😂
Angu reer waqoyi waxan nira akhiyaar
Reer waqooyiga saxda ah baaquliga jabcad ayaa la dhahaaa
Laba mid ba unaqana hadaan ree woqoyi nahnay madibaad iyo jabacad 😂
Anaga djibouti jaanbad ayaan nidhaa markaa waqooyi dhowr magac baa loga yaqana
@@Degaliah okay
Khayaar
Jirjire
Baquli 😂jabcad😅😅
Waa khiyaar
Icun waa qureebaad
The Best challenge with photo please make to other people
IqyaarWeeyReerwaqooyiga
Willow walahi wadsaxantahay
Walhi reerwaqooyi waa jaclay
Sxb baarnaamijkan xooga saar wlhi waa barnaamij dadka faaido u leh sidoo kale waa madadaalo views badan leh. Thanks sxb.
Qajaaar hadaan reer hargeisa nahay waxaa u naqaanaa, Khiyaar
Waa burjuguko maahan sihaan ee waa burjike
Khiyaar baa la yidhaa zhp qaali
Girgiray
Reer waqooyi is n,t eas
Muuriaxay kushegta 😂😂😂Adkatay
Reer waqooyi iyo reer xamar aad ayay u kala duwan yihiin lahjad ahaan😂😂😂
Khiyaar bala dhaha khejaarka
Baamiye wxa la dhaha afka rer jigjiga baamiye
iDirisle lajadiisa si ficna loo kasaa wlhi lkn baaquli la yaqaanaye rer waqiyiguba wa la yaqana
Woqooyi jaanbad ayaa layidhaa baquli reer xamarkaa yidhaa wlal
baaquli waa jabcad
Burkujo naa waa garanayaa rer waqoyina ahy wanan dhahnaaa
Qajaar waxa waaye khiyaar
War nio goormad rer waqooyi isku badashay 😂Buuryo mahe waa buuri. Lahjadaada qofta kula hadal taayada noo dhig 😂
AnPa waa YaapaNahay Ree JiGjiGa WeeYan XariiFkaaN MisE waa NaGa GaDaTeeN 😅😅😅
Hargeisa ayuu in badan ku noolaa wll dirisle
It is time to go back
Lbda lahjadoodba wA fahmyna hda nhy reer mudug
Girgireh
Murusade sameeyo kulahaa duduble dheh😅😅😅
Girgre
Reer galbeed dheh
Baaquli reer burco waxay u yaqaaniin jamcad😢😂😂
Ma sekeel maa garan wayay anoo rer burca aqaanaa
Baquli malintii anmaqlay kijadan kumerastay wlhi xasuus 2000😂
Khiyaar❤😂
Sakel baldi😂😂😊
Burkuje: waa girgire
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Qajaar khiyaar waaye😅
Qajasr waa Khiyqar 😂😂😂
Khiyar😂 waaye
raqay
Idiris goorma reer waqooyi noqdey miyaanu reer jigjiga ahayn😂
Ama madimad😂😂😂
Khiyaar weye
Burkijo kulahaa 😂😂😂😂😂😂
Burkuja waa girgire😅😅😊
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 is so funny
Midkii cagarnaa magicisa aad kasi waysay waxa la dhahaa khiyaar
Baldi
Burkijo =girgire
Burkujo waxa kale ladhahaa girgire
Khiyar waaye disrlew
😂😂😂😂
Aqay
😅😅😅😅😅😅
Somaliland khiyaar xamar qajaar waay iisku dhuyihiin
Qajaar 😂khiyaar
Girgire waaye ka dhuxusha
Kkkkkkkkkkk
Jamacad😂😂
Waraa dirisle lahjada DDS dheh dee adeer somalilan maxaa naga galay😂
Somaliland wa dalkisi 2😅
Isku si bey u hadlaan.
Dds ma af gooniyey kuhadlaan
Sufurka sidu isharxy Ka helypa😂
WaxaniwaaisyeelyeelLabadoodabawaanfahmayaaWaxlagaranwaayabaismawaydiinayaanfromsomaligalbeed
Kuwa midnimo iyo somaliwayn ka sheekaynayow horta kuwan is fahansii
Midnimo dambe maba jirto
ᴢxʙ ᴡᴀᴀ ᴋᴜᴛᴀᴀɢᴇᴇʀᴀᴀ❤
Idirsle inga adkeee an kuso qoray wax adge
Wax lahjad la dhoho ma jiran hargeyso iyo muqdisho isku luuqad baa looga hadla
Taad ka hadleyso waa luuqad ka dhaxeysa 5 somaliyeed lkn lahjada lagu kala duwn yhy anugu hadanu reer somaliland nahey wnu idinka lahajad duwanhy oki
Baldi😂😂😂
war dadkas ayaa la sugyah in la isracoh😂
Borojo=kilkire
Loosey Ha caajisin wall
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
dheh😢😢😢😢
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Burkuje wa girgire from djibouti🇩🇯🇩🇯
Baaquli waa jamcad ama madiimad dirisle garanwaa from hargaysa iyo burco
Hadeynu reer somaliland nehey saseynu unaqana
Reer waqooyi magacaan waan iska dhex arkay somaliland idhaahda
Haa wlhi
Rer waqooyi dirisle Abdi ayan LA lahjad ahay 😂sihaam waxba kama fahmin😂😂
Alle ha kuu Naxriisto Aabaha shaadiyo sharaf 😢 Qabriga illhay ha ku waasico Aalhuma aamiin
Aamiin aamiin aamiin
Dirisle reer waqoyi reer jigjiga
Aan idiin saxo waa Reer Waqooyi iyo Reer Koonfur.
Losey in nai again welcome brother
girgiree 15:18 idirisle 15:18
Lossey sihaam iyo lil boodie soqabo suallo weydi pls
Qajaar af somali ma ahan
Ninkan reer xamar mideyey wllhi
Sakeel anoo reer waqooyi ah baaba ku hadlee😂
Farxal
Khiyaar😊😊
Khajaar khiyaal baan dhahnaa
Qijaarku waxa la yidhahda khiyar😂😂😂❤😊
Dirisle fadal ýurub ku noqo.fadlan u have enough 😂😂
hayna cebyn sxb makasayo hadhihine magaranao dhe
Akhyaar
Dhawaqa hagaaji dirislow ha kufsan bahasha
.buuri dheh
.qajaar that means khiyaar
.baakhuli means Jabcad
.sakeel means sakeel same waaye
.burkujo means girgire
Hadad dhawaqa bedesho macanaha iyo garasho ahaanba wuu isku bedelya
Naga habe ku dheh 😂
Qajaar waa khiyaar😂
Qajaar waa khayaar
Qajaar waa khiyaar
Turuxey
Madimad ama jamcad❤❤❤😅😅😅😊
Qajaar waa khiyqar😅😂😂
Angu reer waqoyi waxan nira akhiyaar
Reer waqooyiga saxda ah baaquliga jabcad ayaa la dhahaaa
Laba mid ba unaqana hadaan ree woqoyi nahnay madibaad iyo jabacad 😂
Anaga djibouti jaanbad ayaan nidhaa markaa waqooyi dhowr magac baa loga yaqana
@@Degaliah okay
Khayaar
Jirjire
Baquli 😂jabcad😅😅
Waa khiyaar
Icun waa qureebaad
The Best challenge with photo please make to other people
Iqyaar
Weey
Reerwaqooyiga
Willow walahi wadsaxantahay
Walhi reerwaqooyi waa jaclay
Sxb baarnaamijkan xooga saar wlhi waa barnaamij dadka faaido u leh sidoo kale waa madadaalo views badan leh. Thanks sxb.
Qajaaar hadaan reer hargeisa nahay waxaa u naqaanaa, Khiyaar
Waa burjuguko maahan sihaan ee waa burjike
Khiyaar baa la yidhaa zhp qaali
Girgiray
Reer waqooyi is n,t eas
Muuriaxay kushegta 😂😂😂Adkatay
Reer waqooyi iyo reer xamar aad ayay u kala duwan yihiin lahjad ahaan😂😂😂
Khiyaar bala dhaha khejaarka
Baamiye wxa la dhaha afka rer jigjiga baamiye
iDirisle lajadiisa si ficna loo kasaa wlhi lkn baaquli la yaqaanaye rer waqiyiguba wa la yaqana
Woqooyi jaanbad ayaa layidhaa baquli reer xamarkaa yidhaa wlal
baaquli waa jabcad
Burkujo naa waa garanayaa rer waqoyina ahy wanan dhahnaaa
Qajaar waxa waaye khiyaar
War nio goormad rer waqooyi isku badashay 😂
Buuryo mahe waa buuri. Lahjadaada qofta kula hadal taayada noo dhig 😂
AnPa waa YaapaNahay Ree JiGjiGa WeeYan XariiFkaaN MisE waa NaGa GaDaTeeN 😅😅😅
Hargeisa ayuu in badan ku noolaa wll dirisle
It is time to go back
Lbda lahjadoodba wA fahmyna hda nhy reer mudug
Girgireh
Murusade sameeyo kulahaa duduble dheh😅😅😅
Girgre
Reer galbeed dheh
Baaquli reer burco waxay u yaqaaniin jamcad😢😂😂
Ma sekeel maa garan wayay anoo rer burca aqaanaa
Baquli malintii anmaqlay kijadan kumerastay wlhi xasuus 2000😂
Khiyaar❤😂
Sakel baldi😂😂😊
Burkuje: waa girgire
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Qajaar khiyaar waaye😅
Qajasr waa Khiyqar 😂😂😂
Khiyar😂 waaye
raqay
Idiris goorma reer waqooyi noqdey miyaanu reer jigjiga ahayn😂
Ama madimad😂😂😂
Khiyaar weye
Burkijo kulahaa 😂😂😂😂😂😂
Burkuja waa girgire😅😅😊
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 is so funny
Midkii cagarnaa magicisa aad kasi waysay waxa la dhahaa khiyaar
Baldi
Burkijo =girgire
Burkujo waxa kale ladhahaa girgire
Khiyar waaye disrlew
😂😂😂😂
Aqay
😅😅😅😅😅😅
Somaliland khiyaar xamar qajaar waay iisku dhuyihiin
Qajaar 😂khiyaar
Girgire waaye ka dhuxusha
Kkkkkkkkkkk
Jamacad😂😂
Waraa dirisle lahjada DDS dheh dee adeer somalilan maxaa naga galay😂
Somaliland wa dalkisi 2😅
Isku si bey u hadlaan.
Dds ma af gooniyey kuhadlaan
Sufurka sidu isharxy Ka helypa😂
Waxaniwaaisyeelyeel
Labadoodabawaanfahmayaa
Waxlagaranwaayabaismawaydiinayaanfromsomaligalbeed