naciimey gabar waxaa jirta oon asxaab nahay. marka beri dhow ayay guur gashay lakini waxaa jirta arrin cajiib eh. waxay bilawday inay ninkii ey kacabsato oo markaan telefan u dirnaba dhumasho ay kabixi ladahay
asc asaxaabey waxan ka yaabay dadkan dadkan commentigiiba like ii saara ka dhigay meesha commemtiga waxa loogu tala galay in wixii aad daawatay aad ka faalooto sax ama qalad wixii aad ku aragto lkn anaa usoo horeeyay like iisaara wax macquula maaha asc wrxm
gacaliso macane like bas ayaa kadhiman ee ii sar
Loof
you are the best funny person ever I love you so much you're my favorite person you make me laugh all the time I watch your videos
ala adoo maseyrsan natuus walaley illahy amarkiis dadki dhan ayaa love kugu ah yaab badanaa surmidi
Surmindi love you wuuuw hadana wuuuw
Kkkkk wlhi surmindi see u jishay markii xajka aa la hdlayaa la dhahay 😂😅😅😂🤣😂😅😅😅😅adigoo aad uduceysanaya kulahaa 😂😅😅😂😅
ximaaru aswad buu u ekaa lkn xam xamta iyo isla hadalka bilaabay nin iga xoreen karoo u ekaa. kkkkkkkkkkkk i am dead
Me too walaahi
Alla surmindiyey ku jecliya 😍😗😗😗😗👏👏👏👏👏👏
asc my asaxaabteeyda qaaaliyah salaan gobeed iga dooma .
hhhhhhh maanta niic iyo saaxiibtey surmidi qalow qalow waaa is hayaaan
Suhaybo Musa p
shirkeda ba iso carfaya kutiri bismilaha hhhhhhhhhhh
Surmindii qalowqalow kkkkkk funny niciima jogkor ilahay haku dhowro sxb
ayamahaan #surmindi qosolkeeda offline ka ahaa inta arakta qoralkaan❤❤❤❤❤
Empire girl ❤❤❤❤👈 alpo
mahamed hussein ❤❤❤❤❤❤👏👍👌👌👌
mahamed husse
mahamed hussein phwkeoshs
mahamed hussein ihwowjsjzLn🛂🚫🛂🚫🛃
fadlan ii soo jawaab oo taarka iga soo waca sababtoo ah mobilka like baan ku isticmaalayaa...hadaad like expire ah hayso kaama rabo..
naciimey gabar waxaa jirta oon asxaab nahay. marka beri dhow ayay guur gashay lakini waxaa jirta arrin cajiib eh. waxay bilawday inay ninkii ey kacabsato oo markaan telefan u dirnaba dhumasho ay kabixi ladahay
first view
surmindi salaam
hbn wngsn reee north America
Is ad xiladada xajka ugeyso riix 2 mansha allh nicmco talent gaga
i loving surmidi wuuw ,jecliya reer ing.
Qataar reero kajabay bad mooda lol dowlo surmindi qalow qalow 🤗🤗🤗🤗🤗
Ana uhoreeya like baan doonaya in leygu harqiyo
Queen of Puntland hhhhhhh hhhhhhh
Queen of Puntland alla aduunka Ku GU jecelahay abaayo waxa runta ah sheegtaa illaahey ha Ku xafido aamiin
moha Sheexo hhhh 😂
Shukri Elmi walaashay qurux 😍
مسلمه عجميه iispgs
hahahahah
qataar reera ka jabaa moodaa
😁😃😄😄😄😄😂😁😃😀
hawadaa layska wada qabaa
surmindi single mother ka ma saasay u dhib badan yihiin waaba mucjiso 😂
caadi maaha single mother sadex wiil iyo saf yar yar ba korsatay hhhhhhhhhh
hhhhhhh wad oga qoslise wlhi illah ha ku barakeyo walashe❤❤❤
surmindi afweyn love you bottom in my heart 😍😍😍😍
Thanks sister
kkkkkkkkkkkkkkk surmindi waa kuu xiisay ing daadi ayaan uxiisay kkkkk uuuuuuumaaaaac surminding
Hhhhh sur mindi nin ka reysey.sida uqosleys jeclahay.hhhhhhh
surmindi aad aayaan uga helaa..
indho mulac in dhaheeda waaba laga cabsana wuuuh
I love surmindi and msha allh
Kkkkk shukaansig surmindi bn jclhy kkk
love the English with ing
asho2000 wanku saray haday waxku tareso hhhhhhhhhhh
War surmindi intee gashy walaley 😂😂😂😂😂
Surmindi waa jin subxaanallah
baraka waxa iskaga biiyo raba hhhhhhh sarmidi kalab an uqasalay walhiiy 😃😃😃😃
Wooow surmindi meelaad ku jirin waa feynuus la aan wlhi 😘😘😘😘😘
Asma Curada cida hdjee
Adeer dhex dhooob kulahaa hhhhhhh
Aad ayaan surmindi u uga helaaa , aad ayaan uga helaa. kkkk,kkkkkk,
kkkkkkkkkkkkkkkk hallooooooooow niciima jookaring missing you zxb xageed naga aaday waayadan
Indho mulac waa lagu tufay kkkkk miskiin surmindi qalowqalow salan
walalayalaw Like waxa Lagahelo Mad Izhegtaan Aan Ana Baryo Tagee
bbe keban ku tabita kulah😂😂😂😂
kkkkk ala kuwana durba ma Isa Soo buxiseen malaha meshad ba sexataan kkkk surmindi love you talhi
hhhhhhhhhhhhh surmindi waan kuhaystaaaa
heesta yaa qathay pls ishega
war tol hadaan nahay liketa ikucawiya bal waxa laga faaido aan arkee manta
Why like looraadina ani ma fahmin
Farhia Cabdullahi
Queen Manaal bxjxmjx
surmindi maxey maxey naag nin ka qaadey
loooooool love her
indho mulac waala helay. surmindi caadi maaha. waa dhibleey.
Hhhhh surmidi Caadi Ma tahid 😂😂😂😂😂
kkkk surmindi Ku jaceliyaa
baby kee kuu tabtaaa kulahaa maskiin😂😂
hhhhhhh.maskin.nin.sirtisa.lamagaaro
mishinka jinka kacod macaan😂😂😂
Nimco wllo qeeb tan hora u daawaday Miya Laga soo xaday wa dawadeye
Qaanjeer kudishey naciimay
Surmindi I xiis you safar aan aaday wax badan aa i mooday qosol iyo hada kow wa ina dhageesta wixi i mooday
Hhhhhhhhh anaaa ugu dambeyaaa inta dambe yaaa layla dhaafin ✌
kkkkkk niic waxbaa helay
heesta ishegaa pls
wuuw aa surmindi wakayabay ani kkkkkkk
Sharafey muusiga hadalkada ka macane naga jooji
single mother sadex wiil iyo saf yar yar bs korsatay hhhhhhhhh
surmindi hawada leska wada qaba 😅😅
hhhhhhhhhhh 😂😂😂 i love you naciimo 😘😘😘😍😍😍
Alle Surmadey Maxa jecelhy shekoyinkda
abaayo ayaamahan kuma hayno
Kkkkkkkkkkk fur ninka xune qataar meel ka jabay u eg
like iisaara
hada le imaade 5 a😂m.a illhow dadkena day surmindi af baaf nolow abyo😂
muniita carab subx lmida xppti 😍
muniita carab wiiliska dhahaya like isi😂😂😂dad eeba hadal dhan unoqoty
naagta walan bismilaah hhhhhh hhhhhh
naagta walan bismilaah
nuux nuusi ku laha hhh
wax badan baa singal mother kaa baratay xariifad surmindi
hhh haa markasta wd masersnthy
kkkkkkkkkkkkkkkk
Igadgeh
kkkkkkk surminde maba laga xiiso
kkkkkkk Surmindi gacanan kutagay
kkkkkkkll qataar reer kajabay
Maandeeq Aynab jjjj
hhhhhh cadi ma ahan
I qoslay badan
surmidi habeen kasta hurdo la aanbay igu ridaa sidaan usugayo soo badi abaayo
kkkkkkkkkkkkkkkkk
thalli wan qoslay
Telkisa baara kulaha kkkkk n
hhhhhh😂😂
surmindi kujcliyaa
tolow ilma caajis wali ma sidiibaa
nimco jookar wan jecelhay masayrkaagag
kkkkkkkkk wlhi wanku quslaa ruwayadaan😂😂
kkkkkk waa qoslay is so funny
wasaq wasaq
Sadax da ilmo cajisa 😂🤣
irab irabada ah kulahaaa hhhhhhhhh
dhex dhuub aaa
kkkkkk surmindi Wa dhiblay irbad irbad Ku lahaaa
kkkkkk alla surmidi ayada ka cod macan mashiinka surmidiyey wad ku dul madashay
so xujaydi maha kulaha kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk qosolkagaa jeclahay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallhy way iga qoslisaaaa
hahaahahah ala surmindi waa imtixaan
🤣🤗😋😘💯👏🏼
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
hhhhhhhhhhh surmindi
asc asaxaabey waxan ka yaabay dadkan dadkan commentigiiba like ii saara ka dhigay meesha commemtiga waxa loogu tala galay in wixii aad daawatay aad ka faalooto sax ama qalad wixii aad ku aragto lkn anaa usoo horeeyay like iisaara wax macquula maaha asc wrxm