Dagaalka Hassan Sheikh & Ahmed Madoobe oo meel Xasaasi ah maraya!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @luulsharib
    @luulsharib Годину тому +4

    Hussein Jama mahadsanid nin da yar oo aan taageero

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 25 хвилин тому

    Ahmed Madowe guul waarta ayan U rajaynayaa Bi'idnillah I'm from RRA ah Southwest state

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Годину тому

    Mahadsanid

  • @moallim1000
    @moallim1000 Годину тому +4

    Baasaboor Shisheeye ama Waddan kale maba ahayn in uu xil ka qabto Dalkeenna Hooyo. Nin Baasaboor Shisheeye wataa waa Jaajuus Khaa'inu waddan ah sida Rooble Baahane iyo Kuwa ka Buuxa Baarlamaanka Calooshood u Shaqaysteyaasha ah ee ay Hoggaamiyaan Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi (Itoobiyaan)

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Годину тому +3

    Axmed madoobe inuu soo boxo waa sax, inta mid xasan u shaqeeya imaan lahaa axmed ha joogo. Marka xasan tagana ee axmed ka dhamado waqtigu cid kale oo jubaland anfacaysa haloo doorto.

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 Годину тому +4

    Daarood mid ah baa la rabaa ee ku dadala midnimo xasan intuu jooga daarodow noqda mid
    Insha allaah gedo guul si fican bay shekeda xasan waa hawiye action group project waad maqasheen cusblevoo waxu kala og yahsy jirin

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 21 хвилина тому +1

      Daarood xoog maleh mana tabcadaan waxeyna rabaan in ay taliyaan isaaq diidyay hawiye na turub baray waa intaa waxa magaca qabiilka aad uwadataan 😂😂😂dadkana waa uliidataan una tiro yartihiin 😂😂

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 3 хвилини тому

      Aad bad u aragti yartay ee horta gurigaaga iyo gabdhahaaga gondhobka alshabab ka badbaadso xoolayahow aan ogayn noloshiisamooryanyahow beenta ku nool daarod ma gaari karta​@@Goodmen-l5e

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 41 хвилина тому +1

    Kan yar waa xanuun qabiilka ku qaaday kuma dhigo .

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc Годину тому +1

    Wararka nala socodsii wllale warkaga ayaan kukalsonahay

  • @nasraabdi5960
    @nasraabdi5960 Годину тому +3

    Reer Gedo cadow goodu waa xasan wayna ogyihiin.

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 19 хвилин тому

      Xasan adinkaa xamar tuugsi u jooga maxaa kaala dhaxeeya😂😂

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 57 секунд тому

      Nin dhuleh ma tuugsado xamar dowlad shirka lagu yahay ba lo jooga ​@@Goodmen-l5e

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx 2 години тому +2

    Wcs

  • @leban9958
    @leban9958 39 хвилин тому

    Somaliya siyaasad kama jirte waa ganacsi qiimaheeduna waa ilaa dilitaan dhiig lagu daadiyo

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 38 хвилин тому

    Inkaartii farmaajo

  • @abdirashidmohamed1992
    @abdirashidmohamed1992 Годину тому

    Xasan dhiiqo ma xishoodo waa baqaa

  • @ayanwarsame8871
    @ayanwarsame8871 2 години тому

    Geedo naar mesha ha dhaafo. Kismayo ayu iska lahaday

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 години тому +2

    Gedo iney mudaxiled kasta ay kolba koox ku adeegtan oo milinkasta dan lagu fushado maxa ugu jira mogdisho kudangaarto cidlo na uga dhaqaaqdo miyaa reer gedo dantoda ah yaa sidaas kadhigey sher iyo kherba gedo ahmed Madoobe bey kufeylayan aa villa somaliya ha soqabato ahmed ama halaxasho

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 години тому

    Jubaland mas ama abeeso
    Iyo ukumaheedii ayaa isku cunaya ama isku dilaya
    Axmed madobe xamse ilyaas
    Iyo xasan shiikhii shaley iyo kan maanta walan 😂

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 2 години тому

    On❤ top

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 години тому

    Rer Jubaland Nabada iyo xasiloni wada jirka dadeed iyo dhuleedba wada ilaashada
    Qoriga dabka ah Ee muqdisho laga wado iska qabta

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 30 хвилин тому

    Gobolka Gedo dadkeedii waxgaradka ahaa maxaa kudhacay waa yaabe?

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 Годину тому

    😂😂😂😂😂😎😏

  • @JaceelowJaceelow-g3q
    @JaceelowJaceelow-g3q 2 години тому +1

    ​​waxaan aaminsanahay in hadii 3 arimood ee dowlada somalia ay sameeso axmed madoobe looga saari karo jubland

    • @bby6
      @bby6 2 години тому +3

      Number one 3da arimod ad shegi wa in marka hore Hassan qabuure faagte mooryanka muqdisho joga la badala iyo teamkisa tan labad wa in Somali la isu keeno tan wa in khawarijta dagaal run ah lagu qaado

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 2 години тому

    Wararka caalamka wixii aad ka hayso inaad noo soo dayso ayan jeclaan lahaa

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 2 години тому +2

    Gedo gacanta xasan galimeyso wayo waxd oged ayuku dhigay oo bahdil ahay axmed kursi unba laysku haystey oo lagu diriray..tankale xasan somli oo dhan waxdan ah umahayo maxa lagu raaci.

  • @JaceelowJaceelow-g3q
    @JaceelowJaceelow-g3q 2 години тому

    Jaceelow Jaceelow
    ​​1=in gaboose la geeyo geddo isla markaana halkaas looga dhigo meel looga soo dajiyo hub baabuurta iyo ciidan daacad u ah gaboose

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 53 хвилини тому

    Nabar iyo naxdin

  • @JaceelowJaceelow-g3q
    @JaceelowJaceelow-g3q 2 години тому

    3`daas arimood oo isbiirsaday wey adag tahay axmed jubbaland maalin ku nagaado

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 години тому

    Kkkk waxaa jirto maahmaah oraneyso qeylada raha looda biyaha kama celiso macnaha mucaarada reer u gaas sharmake iyo reer siyaad ee gedo xasan waxbo kuma kordhineyso axmedno inta uu wato reer xasan gaashireedle bahweyntii talxe iyo reer guri oo dhan kol gedo mamulkeeda laga wareegayo majirto marka fartaag iyo Shimbir oo xasan dhiiqo soo diray inta mareexan buundooyinka ka go anyiihiin uma maleynaayo in aay war kooda dag jiliq u siinaayaan waaba tii oo amxaarana haysato

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 3 години тому

    Kkkk kkkk

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 59 хвилин тому

    Xuusen xabashi 😂😂😂😂😂

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 26 хвилин тому

    Wara Ma so Noolaatey Oo Nafti makugu so Noqotey malmo hore wa tii Wil RRA ah Dhulka kula jarey. Hala iska ilaaliya Cunsuriyinta qarsoon ee cadowga Shartod iyo Shirqolkod. Alhamdulillah RRA guul Bi'idnillah 🎤☝️🤲🏻

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 2 години тому

    Axmed madoobe hargalo badan badan ayaa ujoogo gobalkaana waxbo uma ogola xasana isaga ayaa dayacay gobalkaan oo waji uma yaalo lkn hadii uu hadii uu kamayro wixii uu ugaystay oo saami qaybsiga somaliya uu ku soo daro dadka gobalkaan dagen sida rwasaare ree sade ah iyo taliye sare ee ciidan ama taliyaha nabad sugida smaaliya ama taliyaha ciidanka lugta ama taliyaha xooga oo uu soo celiyo gaadiidkii diyaaradaha lagu qaaday iyo waxyaabo badan oo ay xaq u leeyihiin kadib ayaa laga tashan xasan lkn af qalalan cidna kama yeelayso xasan

    • @jakey2424
      @jakey2424 Годину тому

      Waxaa aad sheegtay maxay u tarayaan Mareexaan. Xasan waxa hadda uu ku siiyo hadana bari buu kaa qaadi markuu danta kugu gaadho. Raysal wasaare maaha kii barlamaanka la gayn jiray. Maanta Jihaan Xasan baa raysal wasaaraha cayrin karta. Waa la badalay dastuurkii. Waa laga yaabaa in xasan u macaabo mareexaan boosas si uu ugu dan gaaro laakiin waa ka burinayaa markuu dantiisa ku gaaro. Caqligu ha shaqeeyo

    • @jakey2424
      @jakey2424 Годину тому

      Xasan waa ka saaray Majeerteen iyo Mareexaan dawladda, waxna ma waydiiyo. Wuuna sheegay inuusan u joojinayn Darood oo uu khasbayo waana qorshe uu kasoo qaatay jabuuti. Haddana wuxuu rabaa inuu Axmed Madoobe ka takhaluso. Maxaa dan ah oo Mareexaan ugu jirta inay taageeraan xasan? Waa doqontii xariggii lagu dili lahaa qoorta gashatay.

  • @JaceelowJaceelow-g3q
    @JaceelowJaceelow-g3q 2 години тому

    2=in ciidanka jooga geddo ee gor gor lagu daro ciidamo kale oo dheerad ah sida danab waran iyo haramcad

    • @jakey2424
      @jakey2424 Годину тому

      Waxba tari mayso adeer. Dagaal qabiil buu noqon. Darood vs Hawiye. Kumana qabsan kartaan Jubbaland