DEG DEG: Qalbi-dhagax oo Sameeyay qorshe halis ku ah Itoobiya + ONLF oo hubka la soo baxday & Cagjar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Qalbi-dhagax oo Sameeyay qorshe halis ku ah Itoobiya + ONLF oo hubka la soo baxday & Cagjar

КОМЕНТАРІ • 24

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub День тому +1

    So soco siraday wan ku sugynay kuwa igu horeya ku dhibaya waa kuwa ku so adeegsday

  • @DjMüllar
    @DjMüllar День тому

    Legend waaye Qalbi dhagax Waana geesi geesi dhalay halyey somaliweyn oodhan ayuu uyahy legend Qalbi dhagax 💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy День тому +1

    Sxbkay ilaa malinkii an aqliyaystay ilaa manta waxan ahay onlf subxanallah wad noogaftay runtiii in ad xasan kadare ayay ajiibeen dhahdo taas waa nacasnimo xasan shekh sowkii shalay waxan arkay nagu sameyay Mustafa cagjar Yaa noo ah hogamiye daacad ah

  • @GaradibrahimAbdilahi
    @GaradibrahimAbdilahi День тому

    Qalbiga dhagax waa nin mayal adag waa halgamaa soo halgamay 🔥🔥🔥🔥🔥🔥✍️

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 21 годину тому

    Walbi dahab noolow oo guuleyso 🤲🏽

  • @Shuuke-Gurey
    @Shuuke-Gurey  День тому

    Like saara Muqaalka, sidoo kalana share dheh

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 День тому

    Qalbi Carruur

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 День тому

    Qalbi Carruur sidee ka yeeli doonaa SanBalooshe ,Sanbalooshe mar kale ha jeebeeyo oo ha u dhiibo Abii Ahmed

    • @queenhajira9662
      @queenhajira9662 День тому

      Dhilo kalay adu samee

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p День тому

      Farmaajo aya amray xasan waa halyeey

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 День тому

      Miskin ba tahy sxb nin rag illaheu kadhige aqliga isticmal iyo aqontada ​@@MohamedOsman-z2p

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg День тому

    Xasam markii qalbi dhagax duurka.ku jiray uu jigjiga ka degay uu yidhi dds itoobiya ayay ka tirsan tahay

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 День тому

    War onlf wey bur burtay adeer qalbi
    dhagax waba majab hadey karo kkk

  • @AxmedFaysalxusen
    @AxmedFaysalxusen День тому

    ilahv sidan sikabadlan ha ugalo deeganka

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 День тому

    Adkaatay oo fogaatay sowtaa xaajo durugtay.

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n День тому

    BEENAALE AYAAD TAHAY WALIGEED MAADAY IYOMEELAHA UUKASOOJEEDO AA ITOOBIA USHAQEENJIRAY WAY ILBAXEEN WARDHER IYODHAGAX BUUR

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk День тому

    War Dhicsay Soo korayso mana maqlin, marka ONLF Soomaali Galbeed iyo ABO Oromadu labadoodu waa dhicsay mana korayaan magaca mooye, Qalbi Dhagax wax kordhin karayo ma jirto Tuug nimo waxa aan ahayn iyo in uu baabi'iyo Wiilasha Oogaadin intii hartena.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 День тому

    waxba soo kordhin maayaane sida muuqata cagdheer waa la soo doonay oo wallaahiyee- bal waa waxay ka dheefaan rafashadaa xasan duufle, dheeshiina waa wali iyo misoole dabar'go'oodii iyo sheeko danbaysa,,, wbtawfiiq

  • @saynab7503
    @saynab7503 День тому

    muxu udili mustafe qalɓ dhagax waa raga uuku xisaabtame mustafana isagaaba kSo horjeeda abii iyo waxa raac sanba marka warkaas waa in labaadhaa Mar haduu ladagaashan yahy mustafe abii waa laf dhabarta in qalbi dhagax aan lxumayn waayo waa hàgamaa inay beenta udhow dahaanan u arkaa

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 День тому

    Qalbidhagax waa halyeey aan raali kanoqon in Xabashi gumayso waliba yuhuuda Afrikanka

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 День тому

    Beenta jooji wax aad ogeyn aad ka abuurin.

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 День тому

    Qalbidhagax mardambe dagaal gelimaayo oo ay Galmudug aan la ogeeyn haddii uudagaal Samali-Abow ku qaado reer Wardheer iyo Galmudug waa isiseegidoonaan intii aysan Samali-abowda Muslimiinta ah aysan iska Horimaan

  • @alisheikh1442
    @alisheikh1442 День тому

    Shekada heysin rag qurbaha kusorafade wale dadka deganka iney mardambe xabo kadhigan ey dantoda u garin