Aroos General Shuute Walaashiis Gacantiisa ayuu ku mehriyay Ka nixiyay Seedigiis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Aroos General Shuute Walaashiis Gacantiisa ayuu ku mehriyay Ka nixiyay Seedigiis

КОМЕНТАРІ • 5

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 7 годин тому +1

    MashaAllaah yaa ka qurux badan adigoo wadad ah walashana mehrisey wax wanaagsan ayuu sameyey shuute somalida waxey yaqanan wax ayaga.qabsan karaan in ey dad udhiibtaan oo ayaga amarka dadkaas ku shaqeeyan awood waxey uleeyihiin hadal micna laheen iyo dagaal waa wax ilaa hada wadankeena udagi wayey waxaasna waa xasadnimo uma quurno qofna in uu darajo gaaro aniga Aabahey Allaha uraxmado waxaa imehriyey walalkey oo waliba meel iga fog joogey anigaa go'aan kas garey shuute sharaf ayuu sameyey Allaha xafido maxkamadiisana si wanagsan ayuu wax uxukumaa wax shar ah Alle matuso Arooskana Allaha barakeyo🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 16 годин тому +1

    Waarun taaa sharaf maashaa alaaah alaha isku bara keeyo qurux leey waaye xishood badan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Farxiyaali1987
    @Farxiyaali1987 6 годин тому +2

    Masha allah mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @Cursed-h6z
    @Cursed-h6z 6 годин тому

    Masha Allah ❤🎉🎉🎉🎉

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 11 годин тому

    Illaahoow qeer kadhig insha Allah 🌸🌺💙🌸🌼🌼🌺