Showgii Habeenkii Hodan Cabdiraxmaan & Xidigaha Geeska Qayntii labaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 місяці тому

    Maxamad axmad bakaal ciro waa fanan Hessta Daren uu yela hodan cabdiraxman aad ayay iskula helen jecelka xaga jilista

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 місяці тому

    Hodan cabdiraxman dhere waa romantic 🥰 wlhi

  • @samsambashiirmohomed2393
    @samsambashiirmohomed2393 3 роки тому

    Nimcaan fanan aan tageero buuxda u ahy waqtiguu fanka soo galay ilaa hda oo 2021 la joogoh nolow nimcaan💋♥️🌏

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 5 місяців тому +1

    After 5 years their dream come true

  • @Anonymous-og8py
    @Anonymous-og8py 4 роки тому

    Hodantayda Caashaqa iyo Mursala M C W marawo aana logala karina baa ilaahaya ku siya waa Taarikha lama ilawana!!!
    Wax dhiba lomarina lama hantiyo 2wadinawa waa so samirtana ugu danbana waa ishashana 2018
    True love never end Mursala & Hodan lol guy's 👨‍👩‍👧‍👧🏳❤👌👍🤞🌹🥀🌷⚘🔥💥💯forever lol

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 6 років тому +3

    Balayaden oo imanka iyo xiishodka laaga qaadeye mar horeye Qoskakaga dabaa dhigateye Khadraya waxaba unoqon mesid inshallaha Mursal iyo Hoden aye kiyamadu ku danbesa

  • @quman1439
    @quman1439 6 років тому +1

    Say khadro uga soo dhex mudh tidhi hhhhh weligeedba khadro boos ciriri bay kujirty labadan qof wlhi they made each other khadra ayaa ku dhex jirty weligeed love isku ahaayeeen

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 місяці тому

    Bariga beey isku cadaysteen allah naa uu aqbalay

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 3 роки тому +1

    Mursal nin bu dhagta wax ugu sheegaya u leyahay khadro iga kaxee kkkk

  • @hodanomsan8854
    @hodanomsan8854 6 років тому +3

    Leee ilaaha illlh wayba sacbinaysaaa kahdreee hhhh ishaa laysku jabinooohaayaaa yaa ila arkay hodanaaa wllahi caqli caqli hhhhh

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 6 років тому +2

    Khadra iyadaa illa qaldan marka cidla ayey ka maseyreysey gabdhii huruf iyo cidi bey kula tagtey beriga iyana hee waa ka dhabeysey hadi lagu masabiti run ayaa looga dhoga

  • @uhashi8151
    @uhashi8151 6 років тому +2

    Wilkan khadra waa mashquliyay kkk

  • @nasraali2958
    @nasraali2958 6 років тому +9

    Qadro wa iska dhex tagantahay maskin halkaan uuba jecelka ka abuurmay

  • @sakariyeabdisalan2838
    @sakariyeabdisalan2838 5 років тому

    Hodan Waa Mas Barigaa Mursal Jecleyd

  • @istel3283
    @istel3283 4 роки тому +1

    Soomaalidu waxay tirahaadaa timir lafabaa ku jirta waayo heestaan miyaa loo sameeyey iga. Maxaa loogu dhiibay. Anigu uma maleeynaayo in khadra wax ogeeyd. Labo qof oo iska heesayso uunbay moodaysay. Dumar badan oo somaliyeed ayaan sameeyo sidaan iyo si lamid ahba✍✍✍

  • @naimaisse4375
    @naimaisse4375 6 років тому +1

    Hda wey u dhaxdy

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 6 років тому +1

    wow jacayl dhaba

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 6 років тому +1

    Khadra maxaa soo dhegaliyay

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 роки тому +1

    1:32 uu fiirso sidey Khadra u eegaso walee Hodan waa qumayo khaayimad ah

    • @aishabarca9497
      @aishabarca9497 4 роки тому

      Calafka waxkasta ka weyn sis mid aamin wax kasta dhamad leeyihiin hodan gob

  • @faisaaweys6503
    @faisaaweys6503 4 роки тому

    Riwasuadii jacaylka

  • @sadriabdisadriabdi2128
    @sadriabdisadriabdi2128 5 років тому

    Wale wey ka dhabeysa erygas nag nool iga dheh

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 6 років тому +1

    Markaaneey waxka qabasho lahayd qadrooy oo alow yaanan dhiman anion kuu dhixin ay hodan lahayd lkn hada talo faro waaka baxday sort😁

  • @samiraabdi9274
    @samiraabdi9274 6 років тому

    Mursal yarayaa barigaa

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 6 років тому +2

    Aniga waxan u Aarka kaladkeye weney waa Mursal yaa kiyano ayu ugulaa noola isago xidhidhi hoseye kulaa laaha Qumanyad oo dhimateye wlh kanin waa nacas iyo waa nin xun.

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 6 років тому +2

    Labadaan inay is jecelyihiin waa iska cadayd waagaas xataa.

  • @ladendagen7409
    @ladendagen7409 6 років тому

    Khadra barigaa war ma hayn in la isjeclaa kkk

  • @hodanabdi1771
    @hodanabdi1771 6 років тому

    Khadraay barigaa bay qabasha laheyd

  • @aminamohmoud1274
    @aminamohmoud1274 4 роки тому +2

    Ala jabayeey illhow hodan o kle wn ka magan galay 😡😡😡