#qiso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 8 місяців тому +1

    Safar aan ahay abayo iso duceeya waa igu adkaaday

  • @user-em9cr6wf1l
    @user-em9cr6wf1l 2 місяці тому

    Ilaahay qof walba meshu Ka ciilan yahay haka ciiltiro yaarabi iso duceeya in ilaahay irumeyo riyoyinkayka 🎉

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 Рік тому +1

    Dhamaantood muraadkooda allaha u sahlo oo macsi iyo tuugo ahayn dhamaanteenaba allaha noo sahlo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @karti-soor
    @karti-soor Рік тому +1

    Salaan Sharaf wllo abaayo ❤❤❤❤#Canab Canbaruud: Muruugo iyo inkaar dhaqan Soomaaliyeed iyo Diinteena Suuban ka fog.

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Рік тому

    Soo dhawaaw canabey allah kucaagiyo

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 11 місяців тому

    Dumarka qaar waa layabaysa wlhi sharaftaada waliga waa la ilashada

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Allha kaqado culeska olad bari Allha siyo inti muslina muradkoda Allha usahlo ya Rabi inshallh

  • @anabali1098
    @anabali1098 Рік тому

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah waxaas oo kale nin maaha nin naagtiisa suubaaya Acuudu billah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey mcn canabeey waan kusalaamay inbadan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Allaha caafimaad taam ah hasiiyo amiin yaarabi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh

  • @nyg1162
    @nyg1162 Рік тому

    Subhana Allah 😞

  • @user-qg8mb1xq9h
    @user-qg8mb1xq9h 4 місяці тому

    SCW SCW SCW SCW 🙆

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y Рік тому

    Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha

  • @user-kn8cd2cb9m
    @user-kn8cd2cb9m Рік тому

    Wlashay wn ku salamay wll hooyaday Aya iga xanuunsan igu so duceeya

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Masha Allah sister ❤❤

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 5 місяців тому

    Maxa kagalay hadu xanaqo wajiga mahe mu noloshisana bedelo sharaftayda kaweyn maxa iga galay asaga xsbunallah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому

    Caajiska Ilaahey ha ka qaado canab daganeey

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Рік тому

    اللهم صل وسلم ❤ علي نبينا محمد ❤ صلي الله عليه وسلم❤

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 Рік тому +1

    Wll igu duceya eedaday Oo ilahy wax ubada siin Laguna caayo sodohdena ku dhago hadasho 6 sano ayaa la qabaa

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Рік тому

    Kaas nin maahiin aan is dhuubno aa subxaa nallah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Subxaanalah 😭💔

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому +1

    Sheko yab leh,Naagaha qaar caqlu ahaan wa ciyaal😢Maxa yeeley side u ogolatey inbla duubo ayado howshas ku jirto?Side isugu haleeysey Nin ay shala baratey berri ka tagi karo?midanbla yabay Nin cidlo uga tagay si fudud oi qaldan u nixin sidey wali ugu fekerta jecelkisa.Waxyalaha qaar wa inadan ogolaan.Naag walbaay naftada jeclow,xushmeey,iska daaya faarax loo jabnado.

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Рік тому

    Qisadan waxan kabartay inadan ogalaan wax diinta sharaftada wax udhimayo qof kugu diriqiyo wax aa rabin in lala noolan qof kliya fiirsanayo dantiisa

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Рік тому

    Qisada somalia mee ka dhacday mise naagta awle qaldaneed markee waxas ogolaneysay

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Рік тому

    Maskin waxbo lagama maqlo

  • @Realmuslimah
    @Realmuslimah Рік тому +1

    Dumarka qaar sharaftoodo ay ka dooranaayaaan qancinta dadka 😏