HAWEEN ITOOBIYAAN AH OO LA OGAADAY IN LAGU KALA IIBSADO MAGAALADA CADAADO.!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 139

  • @ZaziGedo
    @ZaziGedo 15 днів тому +22

    bismillah, soomaaliyeey, waa ajandaha, oromada, si soomaaliya, ay, cuduro ugu faafiyaan,abiya meel oo soomaaliya, kala dagaalamin majirto, jaajuus waye hadana, cudurka aydhiska ayey, faafinayaan taatikada yuhuuda, carabta, ku, sameyso, waaye, soomaaliya, dhalin yarada ayaa, cuduro, halis lagu ridayaa, hadhoow si, wadanka wax dicaaco loo helin, wadankana, laqaato,, ilmaha soomaaliya, aydhaleen, hadhow, ladho aabahaa soomaali ayaa dishay, adigana oromo ayaa tahay, soomaaliya, msku fikitaan maba oga, qatarta naagahaan, idhaha fura,, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 15 днів тому +25

    H i v ayay wadaan sidag dag ah haloo raafo very dangerous 👺👺👺

    • @Abuu.Raashid
      @Abuu.Raashid 15 днів тому +4

      Dadkani waa udhamaatay
      Sirdoonka Itoobiya shabaab iyagaa leshaqeysto Maamul Goboleed yadii sidoo kle Naagihii eydhiska qabay waakuwaa Itoobiya wey nadhex degatay😢

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 15 днів тому +1

      @Abuu.Raashid exactly

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 14 днів тому +11

    Wasaq. Iyo cuduro u adagaa war itoobiyaan miyaad aaminaysaan nimki waa waasheen dumarkii soomaaliyeed ayeey cuduro halis ah u keenayaan intuu itoobiyaan guursado ayuu gabar soomaali ah hadana guursanayaan yaahuu aloow umada ka qabo

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 11 днів тому +2

      Waa dad aan aad caqli u laheen yaa Ethiopia aamini karo

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 6 днів тому +2

      war nio hhhhhhh ethiopia anigaa aqaan waana dhiloyin sanad ka badan lama qabayo mida kale adigoo qaba ayay dhilaysanayaa waana waxay dhaqan uleeyihiin reerahan ethiopian ka ah

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 6 днів тому

      @aaqilka5158 russian ka ayaa sidaas ah dhilo ma daahirto

  • @getto10
    @getto10 8 днів тому +3

    Dadka Itoobiya ka yimaada waxa ku badan cuduro ha la iska ilaaliyo

  • @farah2748
    @farah2748 8 днів тому +3

    Wa bulshu dil iyo ajando iyo qorshe fog ee bulshadu ha is garabsato oo ragan khayraad ee qooqasan ma bilis somaliyeed ba loo waayay yax 😮

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 11 днів тому +2

    SUBXAANA ALLAAH. SUBXAANA ALLAAH. SUBXAANA ALLAAH. Gabdho ayaa la iibiyaa waa foolxumo, waa wax bani’aadannimada ka baxsan. Waa cudur la faafinayo. DILLAALIINTAASI GANACSIGII ADDOONSIGA AYEY DIB U SOO CELIYEEN.
    UMMADDA WAX HA LOO SHEEGO, OO HA LOOGA DIGO. DHIBAATOOYINKA BADAN AYAA KA DHALLAN DOONTA. XUDUUDAHA HA LA XIDHO.

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 15 днів тому +7

    Soomaali waa kudeysay Xabashi baa Eydhis kulaayneyso
    deetane dhulkii yaa kadifaaci Xabashi 😢😢 Sirdoonka Itoobiya wajiya badan buu Soomaali ku baabi,inayaa😢

    • @lhhgjhhkjh
      @lhhgjhhkjh 9 днів тому +1

      Assalamu alaikum, thanks be to Allah for the Islamic brotherhood, Muslims are brothers, they are like united buildings, they love and support each other.

  • @MaryamCarafat
    @MaryamCarafat 14 днів тому +7

    Xanuunada khatarta ah bay faafinayan iska jira

    • @AhajiFarah
      @AhajiFarah 14 днів тому

      Maryam waa Gabdho baariya

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 10 днів тому +4

    Damacaas waxoo ka dhashay cunistii anyaxa. 😂

  • @ducaaleomar4698
    @ducaaleomar4698 11 днів тому +3

    Xagee oromada u guursanayaan may waalan yihiin reer cadaado

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 15 днів тому +6

    SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah somali ayada walan maxaa u gaynaaya nagahaas ma dumar la an baa haysa

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 8 днів тому +2

    Naagahas IADS ayey fidinayan

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 11 днів тому +2

    Sheekadan wax aqliga galikaraya maha niman iyo naago iiba kulaha oo laguursanayo lagaray dumar lagursanayo lagaray lakiin raga iyaguna naagta guursanaysa ee iyadoo rageedi oo joogaan

    • @abdirahmanhassen4130
      @abdirahmanhassen4130 11 днів тому

      Taasi dumarka somalida ayaa sharaftooda laguciyarayaan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 9 днів тому +1

      ​@@abdirahmanhassen4130😂😂😂😂 tii aad is kadhaaf dhaaftaan ha iibsato dee iyana way buuxaan hablo aan laguursan waliba diinle soomaliyeey

  • @mohamedalimahbar929
    @mohamedalimahbar929 15 днів тому +4

    xanuuno badan baa laga dhaxlo karayaa arinkaas waa khatar supxanllaaah

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 6 днів тому +2

    War.ragih.dumar.bey.uwashen.bal
    Haday.guur.raban.may.gursadan
    Dumarkah.lajogah.dagankah.ee
    Somalia.dah.ah
    Markay.guur.sanayan.nagoh.itabiyan.iyo.oramabah.ah.
    Waa.leh.waa.yab.raguh.maxay.ku
    Arken.dumarkah.ajanibtah.ah
    Wabah.yabah.iyagoh.jogan.gabdhih.somaliyed.bey.gursanayan
    Nah.musafir.kutimid.dagankodah
    Markah.mabah.kabakhayan.ineey
    Cudur.qadsisoh.manah.kabaqayan
    Ee.waa.nagah.iskah.guursoh.bey
    Layihin.xatah.mayakhanin.dintay
    Wadatoh.ineey.muslin.tahay.amah
    Eywadatoh.din.kirishtan.ah.mabah
    Yakhanoh.waa.iskah.guurasanayah.kaliyah.
    Markah.waxa.layirih.guusoh.khof
    Layaķhan.hanah.kudhashah.ilmah
    Layakhanoh.oo.asalkisuh.iyo.nasabkisabah.lagaranayo
    Ee.nagtih.iskah.socotabah.hadad
    Tiradan.waan.gursaneynah.walahi
    Dhib.bah.inkah.sogaraysah.ragowil
    Carurtad.ka.dhashanah.melkalay
    Kufarcamayan.oo.hadah.dumar
    Badan.bah..iyagoh.ur.idin.lah
    Inkah.cararay.habad.karadineysan
    Carurtas.wabah.yabah
    Markah.ragow.iskadayah.dumarkah.ajanibkah.ah.eed.gursaneysan
    Markah.waxan.arkay.rag.mujahin
    Ah.oo.gursaday.dumar.af.khanistan.ah.iyo.kuwah.gursaday.bagistan
    Oo.mashay.kudhashen.carurtodih
    Kasohajiray.hadhoh.habuh.karadinayah.carurtas.udhalay.amah.haduh
    Jihad.kudhintoh.carurtas.habayey
    Kufar.camayan.oo.waa.carur.
    Somaliyad.hooyo.yinkod.nah.mabah.yakhanin.somaliya.malkutal
    Kuwanah.matah.gursanayah.oromadah.iyo.itobinkah..haday.carur
    Udhalan.nagah.ooy.ladhumatoh
    Xabih.karadinayah.carurtas.markey.birih.weynadan
    Markah.kuwah.lashegayey.gursaday.nagoh.najeriyin.ah.oo.caruetih
    Kalah.cararay.markuh.furay.nagtih
    Markah.ragoh.gursadah.gabdhihinah.somaliyed.hadin.dhalan.carur
    Lagaranayo.oo.somalia.ah
    Markah.ragah.somaliyed.ilahaay
    Hatusoh.dhankodah.iyo.dumarkodabah.amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 днів тому +1

    QAYLADHAAN WAA WAREEY WAA UJEEDADA OROMKII ABAY AHMED IN JINSIGA SOOMAALIGA LA BARXO IYO IN CUDURKII XIMAA LA QAADSIIYO

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 11 днів тому +2

    Ethiopia ku dhamaan soomaaliya waa la wareegayaan waxayna ka heleen wadiniyad la aan iyo dawlad la aan waa wadan bur burku meel walba gaadhay waxaad moodaa inay cadaatay long term strategy to divide somalia

  • @hiboumer8998
    @hiboumer8998 7 днів тому +1

    Mawsy aguursadan ayey waayen qudhunka sidey yeelayaan

  • @BillanXuseen
    @BillanXuseen 9 днів тому +2

    WAR XABASHI LAMA SOO DHABEESTO.

  • @maryami2299
    @maryami2299 11 днів тому +2

    Aydhis ha iska ilaaliyaan

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 7 днів тому +1

    War waanala sarifsnaacaqli aqli baanalgu bedalayaa

  • @asha3777
    @asha3777 8 днів тому +2

    Subxaan Allaha, Gobalkaa Cadaado, maxaa ka khaldan, waa rabshada, qas, musumaasuq iyo tuku canbaar leh bay noqdeen. Miyaayna lahay dad caqiidoleh oo Allaha ka baqanaya

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 9 днів тому +1

    Bisinka. War waxaan maaxay, ree Galmudug gobonimo lagu ogaan jiray ee maxaa ku dhacay.
    Ha na ceebaynina ee dad ku waa ibnu adan hala joojiyo dhaqan ka nuucan ah oo kale

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 днів тому +2

    Waar waa yaab hawaye waxaas maydaan aqoone tani watii ugu daraydba. Waar anagu wiqooyi ma hungurayno.

  • @abdiqanimohamudyusuf8756
    @abdiqanimohamudyusuf8756 11 днів тому +2

    Meesha Dumar somaliyeed miyaa laga waayey halkay ka dhaceeen magaladaa haweenkoodiiii...

  • @seryu8204
    @seryu8204 12 днів тому +2

    Hadii uu somaligu fikiri waayo waa loo fikirayaa meeshan waa mashruuc ku socda somaliga qafulan ee yaqaana wax la yidhaahdo qabiil waa meesha uu somaligu joogo maanta waa dad cusub oo wadanka lagu beerayo berina odhan doona wadanka anagaa iska le markaa inta somaligu isku mashquulsanyahay waavlaga faaiideysanayaa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 9 днів тому +2

      Haa waa loo fakaray dawlado ayaa dambeeya kan lasoo dhex marayo ee iibinayaa ayaa u gudaran halaqabto kuwa mash ruuca sooqaatay

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 6 днів тому +1

      .ragih.waxa.kudhacay.mayikoh.oo
      Intas.nag.bey.radinayan.ey.ugalmodan.babah.yabah.adkesigih.babah
      Kuyaraday.oo.waxan.arkijirnay.rah
      Nag.bah.dankalahen.oo.shakhaysanjiray.oo.guurkabah.laguh.khzsbijiray.oo.ladhihijiray.ware.gursoh
      Waxa.hakah.haranah.hatag.tagan
      Malah.oo.40.amah.50.sanoh.ku
      Guursanjiray
      Iminkanah.waxad.arkeysah.15.jir
      Khokhayah.oo.nag.radinayah.waa
      Waxa.lalah.yaboh.maxay.cuney
      Ooy.kukhoqan.ragah.somaliyed
      Wakuwah.kuwashey.kufsigah.iyo
      Guurkah.waban.yabah
      Markah.rabigay.ragah.somaliyeed
      Hadusoh.hablahanah.sharaf.tah
      Lah.guur.kodah.amiin.yah.alaaaah

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 13 днів тому +2

    Waa Ethiopian sirdoon xanuuney faafiineyan iskaa jiiraa

  • @hm1c586
    @hm1c586 14 днів тому +1

    Qaraabada Awall beey yareed Hadana Siriirta Kuyaren rabtaa ethopia
    Iska ilaaliya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 днів тому +3

    Subxaanallaah subxaanallaah

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 12 днів тому +1

    Geed mey ku xirtaan sideysaan u baxsan damabal miyaa kuwa ibsanaayo

  • @FahadHalane-e2v
    @FahadHalane-e2v 11 днів тому +2

    Ethiopian ka marka loo eego naceebka sad uqabtaan , maxaad ku faleeysaan gabdhahuuda

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 13 днів тому +3

    Reer caddaadoow rogmada e iska soo saara fadarada uf waa markaa urteen

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 14 днів тому +1

    War gacanta ula taga nimanka reerkiina ah ee xumaanta idinkula nool. Soomaali noolashooda marti bayka yihiin.

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 14 днів тому +1

    Alshabaab sirdoonis malatari waman somalind butland waalasocdaan arimahaan

  • @Xooshmohamed
    @Xooshmohamed 15 днів тому +3

    Ethiopia waa dal aan daris nahay colaadna ay naga dhaxeyso ma jiri karto sabab uu muwaadin soomaali ah u guursado naag Itoobiyaan ah ayada oo la heli karo gabar soomaaliyeed isirkeedana la yaqaan, Tani waxaan u arkaa in ay tahay sabab ay Itoobiya ku dooneyso in dhulka soomaaliyeed taran jinsiyadeed ku sameeyaan si ay ugu suurtowda in ay xuquuq ku sheegtaan dhulkeena.
    Talo; waxaan usoo jeedinaa in raga dumarkaan Ajaanibta ah ee hadana dariska nala ah guursadaan ayu daneynaayo Nafta caruurtooda, Maalkooda iyo badqabka Caafimaadkooda.
    waa in laamaha Amniga ay talaabo ka qaadaan Falkaan ayaga uu waajibkooda sharciga ah gudanaayo.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 15 днів тому

      Hala tirtiro soomaalida qushaashta ah dad fiican maaha oo waa iyaga har iyo habeen qabiil iyo diin iskulaynaya. Waan soo dhawaynayaa oromada iyo itoobiyaanka kale ee soomaaliya jooga.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 15 днів тому

      @@faridfarid6561 adigu Oromo iyo Amxaar baa tahay isasheeg

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t 15 днів тому

      Naaga fool xun iyaguba ajaaniibta la tunta ayad rabta inaad ku xaalufiso wiil somaliyed iska heyso sxb 😂😂😂😂😂

    • @KhalidHassan-j1m
      @KhalidHassan-j1m 14 днів тому

      Oromo katag meesha​@@faridfarid6561

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 днів тому

      Ethiopian leh rag iyo dumar waxaan arkay dhahaya waxaan deegaamada Somalida ee geeska Afrika u galnaa afkoodana u baranaa si aan xaquuq ugu yeelano mustaqbalka kuna dhalno.

  • @YusufAbdille-s8n
    @YusufAbdille-s8n 11 днів тому +4

    Maxaa hawiyaha uguursanayaan itoopiyaanka aaway gabdhihii hawiyaha yaaguurasn doono

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 2 дні тому

    War yeey. noosoo galin dadkina waash layaabay

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 14 днів тому +1

    xanuunada ayqabaan ha iska ilaaliyeen horta

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 днів тому

    Waayab inta ay oromo eydhis qabta laga gadanayo oo siyasadi kadambayso oo qorshohodu yahay inay soomaaliya qabsadan nimankan soomaaliyed magabar soomaaliyed ayay wayen oo gursadan 💯⁉️. Askar iyo rufyano iyo uduro iswata wadanka kasobuxiya meelkastana oo soomaaliya kutala kutalana way ka soo buxsamen cadowgii iyago wadan kastabaleh soomaaliyey mar dhow waxad noqon dontan dad yar oo gumaysi lageliyo dowlad iyo shicib wadaniyiin ah oo bararugsana mahaysano diin dal iyo dadba bad iyo beriba waa beec jaban. Isku maqan lagu maqan yahay.

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 14 днів тому +1

    War cawaantan halaga qabto Ethiopian kaan

  • @dahirgedi7018
    @dahirgedi7018 9 днів тому +1

    War 1000 dollar 4 naag maku helaa 😂iga hubiya warkaas afar silsilad diyaarsanaye😂😂 dalaal waan ogolahay😂😂

  • @AbdifatahHassan-q4m
    @AbdifatahHassan-q4m 11 днів тому

    Tol hadi layahy xabad halayla sogaro qarsh kayga wahaysta niyow😅 oo 300 iyo 100 noliga yaysan kabadan

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 15 днів тому +1

    Waain la baaro nimanka naagaha xooga ku heysto
    Oo sharci laga soo saaro.

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t 15 днів тому

      Raga ma cadowba neefyahow teeda kale gabdhaada foosha xun ayad suuq u ladahay miya jelas

  • @Secularism25
    @Secularism25 11 днів тому

    Waa CID basaasiin

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali3395 13 днів тому

    Waa ìmisa 😂😂😂

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 10 днів тому

    Warka jooga naagahan aydhis Bay qaban cadow baana noosoo diray taa ogaada

  • @abdulrahmanabdul6311
    @abdulrahmanabdul6311 15 днів тому

    .😊

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 15 днів тому +1

    HlV bay faafinayaan

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 14 днів тому

    Odayaasha dhulbahante baa iibsada

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 15 днів тому +1

    Heeyyy waa inaa raga duumarka gadanaya xaarig adag lagaliya😡😡😡😡

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 10 днів тому

    MALAHA EDIS BEEY FAAFINAYAN NAGAHAS

  • @abdiroble5550
    @abdiroble5550 13 днів тому

    War iska jira waa cudursidayal

  • @xogbaar
    @xogbaar 14 днів тому

    Reer cadaado liis jeclida waa laydin ku ogaa lakin yaa ajaanibta idin baray waa yaabe 😅

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 5 днів тому

    Laaya maxaad hadalka u badinaysaan
    Cidi idinma waydiinayso oo yaa dilay lama oranayo laaya oo aasa qudhunkooda

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 14 днів тому +2

    Naagihi somalida guurkii qali kadhigay marka sidan rooon

  • @Remember1977
    @Remember1977 10 днів тому

    Ceebwayna

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 14 днів тому

    War eydhis kooda iska ilaaliiya waxey qabaan cuduro halisa war nimankii soomaaliyeed waa waasheen acuudu bilaahi minashaydhaani ragiini waa waali cas

  • @KhalidHassan-j1m
    @KhalidHassan-j1m 14 днів тому

    War halaraafo waxaywadaan hiv

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 10 днів тому

    Waxa hey faafinayan eeydis war iska pira soomaliyey

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 9 днів тому

    War yaa illaahey yaqaan ma soo waasheen umadeenii soomaaliyeed oo sideey wax ka noqdeen oo hadii aydhis lagu beers sidee yeelaayaan miyeysan Muslim aheyn umadan ma hablihii soomaaliyeed miyaa dhamaaday war dadkan wax haloo sheego maxaa u geeyay naag baxsaneysa

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 15 днів тому

    Waxaas run miyaa Soomaalida waa laga yaaban yahay

  • @tayomediaproduction5136
    @tayomediaproduction5136 9 днів тому

    Soomalidu waa xoolo xitaa iska baadhi maayan, dadkan badi cudirada xun ayay sida HIV qabaan ee iska baadha wllalayaal 😢😢

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 9 днів тому

    Waxaan maqli jirey somali iyo abeeso afkooda wariya arinkaan waxay sabab u noqon doontaa in dumar badan oo somali laga aarsado oo iyaguna inta la qabsado lugaha laga xiro oo 13 canug marka laga dhalo lasoo eryo war hawiye xumaanta maxaa mar walbo dhex dhiga koley luuqada aan ku hadalno ethopianka way barteen wayna fahmayaan waxanoo kale in mediaha la keeno ma aheyn ama la iska wareysto hadii gabdho somaliyeed la waayo oo ethopia lagu qafaasho idaacadan iyo kuwan is wareysanayo baa sabab u ah iyo kuwa naagaha beeca keenay

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 11 днів тому

    Ma lagayaabaa inay naagahan HIV Aids faafinayaan?

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 10 днів тому

    Cuduro iyo Sixir bey wadaan. War Somaliyey caq yaasha maxa qaldan Dalka. Gabdho Somaliyeed baa buuxa. Acudu bilaahi mina sheydaani tajiim.

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 12 днів тому

    Gabdho somaali maala wayay

  • @cabdalacumar8008
    @cabdalacumar8008 12 днів тому

    Umada halooga digo Cudur iibso waaye maxaa idiin geeyay naag la gadayo oo gaalo ah subxana Allah war umada yaan lugu layn cudurada aan daawada loo heyn oo ay qabaan umadaas

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 днів тому

    Akhas caleeg maxay ku falayaan Itoobiyaan qayriinka cuna oo aanay isku dhaqan ahayn Ilmo barxan maxay ku fallen HABAR GIDIRTU GAB DHAHOODII BAABA BUUXABA EE

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn 14 днів тому

    H i v hayeey dooliga

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 15 днів тому +1

    Dumarka Kuwa dhilooyiinka ah way iska wareegaan oo wax Dagan unbay Raadiyaan haddaad ku gasho oo naag soo wareegtay oo gaal ah aad guursato adigeey kugu xirantahy Laakinse waxaa haboon in Siiba kuwan itoobiyaanka ah Layska celiya cudurkooda iyo iwm way dhalaayaan cudurkina waa diyaar ayaatiinka dambana Waxeey la wareegi doonaan wadanka maadaama ay inaga badanyihiin tiro ahaan marka #Ha Layska Ilaaliyo oo hala celiyo

  • @FakerNews
    @FakerNews День тому

    😂😂😂 wtf

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 15 днів тому

    Oomagabdhala anbajirta maxa itobiyan lagufalaya cuduradoda yaab waa dhaqanxumo sokorartay kuwakenaya waxhalagaqabto

    • @xogbaar
      @xogbaar 14 днів тому

      Deegaan kaas way ka jirtaa 4 ayaa ninkiiba guursadaa nin jeebku ciilay mooyee intii wax barashada gashayna xamar ayay ku xaroodeen rag miiran isku haray iyo naag la qabo ama mid yariis ah oo school dhigata

  • @YusufAbdille-s8n
    @YusufAbdille-s8n 11 днів тому

    Gabdhihii hawiyaha bay gamdhaha oromada suuqa kaxireen

  • @abobasement346
    @abobasement346 14 днів тому

    Hargaysah iyo garoweh iyo buhodleh bosasoh bah kah ganacsadah waa mashruc

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 13 днів тому

      Hargeysa hadan ka helayo waan guursan lahaa wlhi lkn maba joogaan😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 13 днів тому +3

      ​@@MohamedYousuf-zo2mtyaaba usheega inaanay ragayaga somalilamd damacba la galin naag itoopiyana noocay dontaba ha noqotee

    • @barkhadhasan1870
      @barkhadhasan1870 13 днів тому

      Oo madaa war u haaya

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 13 днів тому +1

      @@barkhadhasan1870 oo ma somali baa wx qarisa tanba waataa lasoo sheegaye

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 6 днів тому +1

      ​@@NimcoFf
      Xafadah.eydagan.bah.layakhanah
      Nagah.oromadah.iyo.itibinkabah
      Rer.butilan.kumah.dag.dagan.nag
      Ey.garaney.guurkedah
      Wanah.waxeey.ka.siman.yihin.rag
      Iyo.dumar.bah.rer.butilan
      Hatah.xamar.waa.jogan.oromadah
      Iyo.itibinkah.manah.guursadan
      Dumar.ey.akhon.dhaliyaradah.
      Xamar.dagtah.oo.waa.is.ilaliyan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 15 днів тому

    War aaway dumarkii somaliyeed ee sharafta lahaa,maxay tahay naagaha itopianka ah ee aidska qaba ee nalagu soo rrixayo

  • @mrlagaabte5877
    @mrlagaabte5877 10 днів тому

    Ilaa kililka 5aad ayay ka jirtaa maxaa yeelay qarashkii gabdhaha somaliyeed Ragii ma awoodo

  • @Koorre
    @Koorre 14 днів тому +1

    Khaladka waxuu kayimid dumarka somalida habalkiibey cidhiidhi nooga dhigen i

  • @mos1954
    @mos1954 14 днів тому

    Lacag Meel Ha idingeyso, Wax AIDS Qaba Oo Weliba Idinxaalufinraba.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 9 днів тому

    War yeysan cudur idinku ridin

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 8 днів тому

    Gobolada Somalia oo dhaheyso Ethiopia waan rabta ma ogo iney HIV wadan goboladae oodhan ayaba cudurkas laku faafinaa hana ogaadan Somalia gobolada oodhan hana is celiyan oodalkoodae hana ku celiyan walahi cudurki said buu nooku faafey Oromadan iyo Amxaartan cudur bey wadan yaana lasoo dhaweysanin. Runtii

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 11 днів тому

    Hawiyo kkkkk kkkkk kkkkk y do loose

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 14 днів тому +1

    Xabsshi iyo itoobiyaan walaahi aids ayaad ka qaadaysiin iska jira

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 15 днів тому

    Ceeb alla idin bad, gabdhahooda oo jooga ayey keen inay amxaaro kala iibsadaan. Qurun Sharafta saleebaan ayey ku ciyaareen. Nimankana ma guursataan. Mise idinkaa la idin guursadaa. 🤣🤣🤣🤣

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t 15 днів тому

      Yad rabta inad xalufiso iyaguba ajaaniib odhan ayey latuntaan bahashaada madow iska heyso 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hussaintahirabdow7535
    @hussaintahirabdow7535 12 днів тому

    الحمدلله عل نعمة العقل

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 12 днів тому

    Kkkk 200$

  • @Islaam.24
    @Islaam.24 8 днів тому

    War hal xabo iisoo qabta aan lugta ka xirtee 😂😂😂

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 11 днів тому

    ANIGA 3 AYAAN SOO IIBSADAY OO AAN XOREEYAY ISLAANIMADANA DHEX GELIYEY KADIB CAAFIMAAD MOQDIDHO AYAAN GEEYEY WAA BAD QABAAN OO CAAFIMAAD QABAAN DHAXALKA WADANKA AYEEY WAX KU YEESHEN WAXEEYNA KA TIRSAN YIHIIN HIIRAAN STATE HANOOLAATO SOOMAALIDA

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 14 днів тому

    Beenaalow
    Muslim iskadhigeysa

  • @KhaalidKhaalid-x2o
    @KhaalidKhaalid-x2o 15 днів тому

    Cadaado gobolkee ayey somalia kaga taala

  • @hussaintahirabdow7535
    @hussaintahirabdow7535 12 днів тому

    Gabdhahena ayad sharaftoda meel ugu dhacden lkn waad ka shalayi dontan maga kasto adunka kutala waxa habenka warega wa dumar Somali ah not Oromo gabdhahina kaso adkada Horta intadan u gudbin gabdhaha oromoda

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 днів тому

      Dhulkiina ku egaada maxaad u diidan tihiin? Waa maxay nimcada, barwaaqada iyo janadda Somalia ka dilaacday.