Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqada 15-naad | waxaan oo kale waligeed ma dhicin | Astaan 2024.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 чер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @astaanmedia
    @astaanmedia  21 день тому +430

    La jaanqaad hannaanka cusub ee maaliyadeed
    Halkan kala deg app-ka Dahabplus: onelink.to/dahabplusapp

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 21 день тому +18

      Walaalayaal season 2 hanaguraagsiinina sida haboon. Plz noolasoodhaqsada

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 21 день тому +6

      Iskusiixiriiriya season 2 plz

    • @HG6_4k
      @HG6_4k 21 день тому +7

      Season Two Lasoo dhaQsada

    • @Its__safwan55
      @Its__safwan55 21 день тому +4

      Pllllls qebta 2aad laso dhaqsada😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @user-ik7px7uu9y
      @user-ik7px7uu9y 21 день тому +4

      ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 21 день тому +1065

    Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
    😭😭🙏

    • @user-rz7sv9sh3i
      @user-rz7sv9sh3i 21 день тому +9

      Maxa ka faaidee hada like ku saaro, teeda kle maxa isku bar bar dhigeysa hees iyo Nabigeena scw. Dadkaan yaan ugu dacwoona bisinka😢

    • @ShirwacAhmed
      @ShirwacAhmed 21 день тому +5

      Suubanaheena waaaka wayn yhy wax views iyo like lagu radsado hadii aad nabiga csw jeceshahy haku dul raadsan waxaaan u qalmin ale ayaaa sharfay salaad walba lagu dhax xusaa qofkii aad xasuusidid ajarkii u hela ayaa wax kuleedahay inaad ka waantoowdid aan ku rajeynaaa

    • @qnfilsan7653
      @qnfilsan7653 21 день тому

      Jooji jaahilnimada naayaa

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 21 день тому +1

      salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @user-jx1su8pd5s
      @user-jx1su8pd5s 21 день тому +4

      Duli ayaa tahay garo qiimaha nabigeena mohamed scw hadii aad garan weysano inta weyneeso ayaa kaa badan

  • @DrzackZack-oh9dn
    @DrzackZack-oh9dn 21 день тому +611

    Astaan Seoson 2 hadey soo gelin waayan jimcaha walee Flim dambe oo been ah ma daawanayoh wakhti izkaga khasaarin meyno Intii iGu raacsan like❤😂

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 21 день тому +9

      Jimcaha aaa jimca hee wle wax badan wa sugee habona sa u sugeyne marka ka sabarna laso sare😂😂😂

    • @fatushmohamed3529
      @fatushmohamed3529 21 день тому +4

      arday ma arakty adi ila hada astan wax dhaqso dhameys tirto waba wayay

    • @asmafaraxsan6918
      @asmafaraxsan6918 21 день тому +1

      Jimco kulhaa sanad waa sugee

    • @sabirinali5122
      @sabirinali5122 21 день тому +1

      Ardey meel iigu sheega bal kuwan wax dhoqso ah haka sugina 😢😮😅😂

    • @geenyo1430
      @geenyo1430 21 день тому +1

      Alla war li,idaa jimcaha kuteh hadaa jilitaanka la bilaabaa😂😂

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 20 днів тому +69

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @zhakirmohamoudzaed6728
    @zhakirmohamoudzaed6728 20 днів тому +51

    Filmka qofkii si qoto dheer u dhuuxay wax badan ayuu ka fahmaya kana faa,idaya
    1- inaadan degdegin
    2- in talo waalid laga hor iman karin
    3- inaad feejignato weliba wixii electronic ah
    4- damacu inuu wax xun yahy sida doorka rooble u jilaayo
    5-iyo gabadh waliba ogaato inay tahy sharafta wllked kaftan kana ka xidhi karto oo aysan qof walba shunkansan.

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 21 день тому +491

    Haddaa ka xumaatay in season 1 xaggaas ku dhamaaday sugaysana season 2 inuu durba soo baxo is muuji👍

    • @cabdirashiidahmed3750
      @cabdirashiidahmed3750 21 день тому +7

      1 sano ama 2 sano sugeesaa le😂😂

    • @fatushmohamed3529
      @fatushmohamed3529 21 день тому +10

      Walle waxan ka baqaya sidi habon iney nagu dhacdo sidas o kale hadu noqdo wlhi musalsal danbe o somali maleyga maqlayo waliba astan tv ah uff waba nacay wlhi ardaay xata ila hada away ma arakten qabyo le

    • @fartuunosmaan3517
      @fartuunosmaan3517 21 день тому +1

      Lkn natiijada bankiga maba oganin bee galadne in dulmi loxiray maba oganin maiska dhamana lee😂😂

    • @Dhibleyyy
      @Dhibleyyy 21 день тому

      ​@@fartuunosmaan3517dulmi baa loo xiray dee tan wax xaaqda ah baa ka danbeysa

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 20 днів тому +2

      Yari wadhamadey 😂😂

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 21 день тому +801

    Team dhaxal hadaa kamid tahy like faqiired xita isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahy 😂👍❤️❤

  • @caashaaxmed5326
    @caashaaxmed5326 21 день тому +53

    Intaa og season two 11bil inay maqnaanayso like saara😢

  • @HanadHassan-bx3vl
    @HanadHassan-bx3vl 21 день тому +13

    Saan xaq ma ahan walahi hadan ogaan lahaa natiijo xumadan inu kudhamanayo maba daawadeen Lkn idinko raaali ah season2 lasoo dhaqsada 😩😭 waxaan filim wuudhaafe walh ❤️

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 21 день тому +413

    Team dhaxal waxaa lagaaray xiliga aan qeyb san laheyn dhaxal keena si aan lagaaga hor marin like 👍 tajired saar saad utaa jirto😂

    • @Cawrala1100
      @Cawrala1100 21 день тому +1

      Xaqeena rabnaa😂😂😭

    • @Shamsudiin114
      @Shamsudiin114 21 день тому +1

      @Cawrala1100
      Season 2 noo balan ah 😁

    • @Cawrala1100
      @Cawrala1100 21 день тому

      😂😂

    • @Maizo0574
      @Maizo0574 21 день тому

      Galadoow wee ku qabsate tan

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 21 день тому +462

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋

  • @AdenOmar-sg5un
    @AdenOmar-sg5un 21 день тому +101

    Inta jiifka ku daawatay like saara si aan u ogaada inta cajiska badan 😂

  • @user-bz4wg5bt4e
    @user-bz4wg5bt4e 21 день тому +18

    Aynu ku wada salino nabigeen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @IGABaroChannelYY
    @IGABaroChannelYY 21 день тому +176

    Ilaahay labadaada waalid iyo adigaba janada ha idin geeyo hadad like ii saarto ❤

  • @user-ed2sp9qu7g
    @user-ed2sp9qu7g 21 день тому +244

    Aboowe iyo Abaayo igu la saliya xabiibkeena maxamed scw scw usher garaey ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedyasin8648
    @ahmedyasin8648 17 днів тому +2

    Horta anu waan ubogay wlhi productionka, story lineka , iyo xataa matalaada jilayaasha. Somali cinema is headed into a new era, masha allah, i'm so proud.

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 21 день тому +23

    Musalsal kaan wuxuu nabaraa tala waalid diide wuutaraan taraa wayoo galad aabahii raali kama eheen shaqada😢😊❤

  • @Cumeer..bigfan835
    @Cumeer..bigfan835 21 день тому +153

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤😊

  • @HAMZEAli-hq4ox
    @HAMZEAli-hq4ox 20 днів тому +5

    War hada season 2. Dhakhso noogu. Keeni waydiin astan hawada. Nigu cunaynaa. Inta. Igu. Raacsan like😢😂❤

  • @NacimoBashiir-qq5dj
    @NacimoBashiir-qq5dj 13 днів тому +2

    waxan so xasuusty Abigy oo dhinty waxn ku arki jiry ficiladaan io kuwo ka folxun waan sabbta qalbigeyga u caffin la.ayhy,
    wax yaabah qaar qalbigaag ma ogalaanyo inu ka baxo mana Aamineysid xita hady hortaad ku dhacayaan😢

  • @zakiMohamud-ii9vf
    @zakiMohamud-ii9vf 21 день тому +78

    galad miskinka waka naxaya isaga dusha laga saraya edi oo dhan 😢😢❤sory waa la dulmiyey

  • @user-of7im8hn7c
    @user-of7im8hn7c 21 день тому +275

    Season 2 inta sugaysa Lake ❤hayla dhaafin

    • @IlyasGulled
      @IlyasGulled 21 день тому

      Gorme is ledehe wala so dayna 💗

    • @HG6_4k
      @HG6_4k 21 день тому +1

      @@IlyasGulled2025

    • @axmedclqani9313
      @axmedclqani9313 21 день тому

      1-2years melha​@@IlyasGulled

    • @FadimaAhmed-rq1ye
      @FadimaAhmed-rq1ye 21 день тому +2

      oo season one maa intas ku dhamady oo weyba yareeyeene😮

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 21 день тому

      Markad duqowdo😂​@@IlyasGulled

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 21 день тому +24

    Afartan qof ducadooda wa la aqbalaaye iso duceeya walalayaaL muraad ayaan leeyahe alle khyr haydin siiye🤲

    • @sadamdejong
      @sadamdejong 21 день тому +1

      Allah sida jeceshayhay hakuyeelo❤

    • @FadumoXasan-tj7is
      @FadumoXasan-tj7is 20 днів тому

      Yaa kuu shegay in 40 qof ducadoda la aqbalayo wll

  • @nasrinabdala9493
    @nasrinabdala9493 20 днів тому

    This is the best Somali TV show I have ever watched; well done. waxaan rajaynayaa inaysan quality sida loohabeeyay ,looduubay aanay isdhimin ilaayo dhaamaadka .

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 21 день тому +243

    Team dhaxal caawa hadii gallad shaqada laga buriyo berri astaan ku banaanbaxa😂

  • @user-lg7ii2rx8u
    @user-lg7ii2rx8u 21 день тому +49

    Inta xayasiiska is dhaafisa waa iidin salamay😂😂😂😂

  • @hipocabdalle5538
    @hipocabdalle5538 20 днів тому +1

    Amazing film buu aah maskax iyo muruq kubaxay wliba udhigmikara filima aduunka keep going Astan tv I can't waiting SEASON🎉❤

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 21 день тому +15

    Qaabdarada aan ku nacay taxansyaasha soomaalida season hadii uu dhamaado seasonka kale sanad baa la sugayaa

    • @maxamedshariif4878
      @maxamedshariif4878 19 днів тому

      Tixane season 2 hal sano aan maqnaad intee ka jiraa, ka badan ayey maqnaadan ee wax soomalida u gAar ah ma agan

  • @DeqaYusuf70
    @DeqaYusuf70 21 день тому +54

    Lookaan wuxuu kusheegaa walaalkaa oo xun xitaa in oowsan cidlo kaaga tageeynin❤

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 21 день тому

      Yaasin sawmaha

    • @user-in4zw8iq2r
      @user-in4zw8iq2r 21 день тому

      @@sarahajji2118haa😊

    • @abdikhaliqsamatar7889
      @abdikhaliqsamatar7889 21 день тому

      Walaalnimo Shay dunida ka wayn ma jiro

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 21 день тому +3

      Mahmahyo somaliyed ayaa waxay ledahay qofkii ku ku dhaha ded xume dad lawe dheh qofkaga xun qof la anuu namaa

    • @dekadeganali7985
      @dekadeganali7985 20 днів тому

      ​@@barwaqoshorts2338 qofkii ku dhaha dad laawe dad xume dheh SAS wye

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 21 день тому +45

    Alla astan yan uga dacwona mid kasto mesha ugu mcn iinte noga jaran season 1 na leyihin wxs wax soconayo ma ah season 2 bari idinka rabna wah😂😂😂

    • @Drs__InaApdu123-io4qf
      @Drs__InaApdu123-io4qf 21 день тому

      𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱𝗲𝘆 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝘆𝘀𝗮𝗻𝗲𝗲😂😂

    • @kor_dahab7919
      @kor_dahab7919 21 день тому

      @@Drs__InaApdu123-io4qf ma dhaman qeybti kowad dhaman qeyb labad leyahay

    • @CumaribraahimAbdi-un5fm
      @CumaribraahimAbdi-un5fm 21 день тому +1

      Bargo,Baan ahay ma maqli jirtay
      Sidaan cml waye meshii ugu macaned bey ku jareen 4days ya sugi karo waba la iska hilmaamaa 😂😂
      Astan inta an laga iso dhigin ha da yaan filimka

    • @AmranAbdullahi-uz2vi
      @AmranAbdullahi-uz2vi 20 днів тому

      @@CumaribraahimAbdi-un5fmwashamsi halaguqadho sii dambe sidhan ey usameynin kii haboon iyadhana waad ogedhen uuf

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 19 днів тому

      Haa wlhi mafilaneenin

  • @Xaali941
    @Xaali941 2 дні тому

    Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 20 днів тому

    Congratulations to Astan TV and everyone involved in this episode. You all have done an amazing job. I’m looking forward to season two and beyond. Thank you!❤️💐❤️

  • @Xamse.yare24
    @Xamse.yare24 21 день тому +58

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 21 день тому +92

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @somalitech102
    @somalitech102 21 день тому +1

    Woow what an amazing show it deserves to add netflix really i liked it please release season 2 quickly, we cannt wait.

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 21 день тому

    www mansha allah astaan film aad iyo aad ayuu uwanagsan yahy ❤❤❤❤

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 21 день тому +91

    Ani qudheyda filimkaan waxyabo badana yaan kabartay oo iskama daawado
    1:koow waalidkaa taladiisa qaado oo taada uun hala boodin, wax uu aabahey macne hada kahor igu yiri kaleexo baan kadhega adeygay tii iga racday wala ogaa
    2: waqtiyadan ookale cid aadan isku hubin hagarab ha siin ama adan xitta aqoon durugsan ulahaymn wayo waxaba laga yabaa inu dhibkasoo gaaro
    3: marka aad shaqale tahay marwalba iska hubi agab aad kushaqeyso ani ahaan waxaan ahay computer engineer waana lakulma caqbado sidan ookle ah sidaa darteed iska hubi materialka aad kushaqeyneyso.

    • @risakabdalla7388
      @risakabdalla7388 21 день тому +7

      Si xilkasnimo iyo aqoon xambaarzan ayaad u qodobeysay bro

    • @ShaafiyoCabdi
      @ShaafiyoCabdi 21 день тому

      @bootstrap

    • @khalidfantastic5007
      @khalidfantastic5007 21 день тому

      Mahadsanid sxp waa talo wanaagsan

    • @Dalmacaanshe10
      @Dalmacaanshe10 21 день тому

      Aad iyo aad

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 21 день тому +2

      Qodobkaa kowaad iskaga mid baynu nahay wlhi dhowr mar ayay saasi igu dhacday waalidka alle ha daayee waxaanay kuu ogolayn lama sameeyo wligaa ❤

  • @Madaaale377
    @Madaaale377 21 день тому +61

    Wixi jubaland kismaayo igaladaawanaya like aa is in arko❤

    • @sabirinali5122
      @sabirinali5122 21 день тому +1

      Maka daawanayo lkn Waa dhulkygi dhul ogaden ❤❤❤🎉

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 20 днів тому +6

    Taxanaha filo intii Bi-Lo ilaa hada lasocda one like ❤

  • @mohamedmuzamil1592
    @mohamedmuzamil1592 21 день тому

    Top filim ayuu ahaay tnks astaan❤ guuleesta

  • @nasrudinmahamed8227
    @nasrudinmahamed8227 21 день тому +41

    Waan xaqadaan xiise gooni ah bay leedahay team dhaxal

  • @bidixo15
    @bidixo15 21 день тому +114

    Zxp hada xariif tahay like dhac iigu siii si naxariis leh❤😢😊

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 21 день тому +7

    Alla cwa film ka calool xumo badnaaaa
    War Astaaney season Two soo boobsiiya please 😢😢😢😢

  • @ClfataaxJamaal
    @ClfataaxJamaal 21 день тому +7

    40 qpfducadooda wa laqbala iducEya inuuuu iLahy muradkayga ifudaydiyo😭🤲

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 21 день тому +51

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqafarmohamed3495
    @abdiqafarmohamed3495 21 день тому +49

    I’m Somali Bantu May May., I can’t even read and write., but I understand 100% I love this film, you guys make me cry wallahi., best Somali film ever ❤❤❤

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 21 день тому +3

    Oh this is the best Somali filim qaybti oogu murugada badnayd 😢
    Filim Kan hadii English laguso turjumo wuu qarxi doona

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 20 днів тому

    ❤❤❤❤❤ SALAAN SARE ASTAAN TV DHAQSO SOO GELIYA SESSION 2 SHUKRAN

  • @Osman.merane.elleyeh
    @Osman.merane.elleyeh 21 день тому +67

    Sheekada film waxaa laga qoray amasee laga diyar shaay buug yacni film dhan maha shekada duniya iyo galad i amin 😂❤❤

    • @mariamabdulkadir638
      @mariamabdulkadir638 21 день тому +1

      Sideeh yac

    • @abdimohamedali6995
      @abdimohamedali6995 21 день тому +2

      Film bilaa sheeko ah miyaa jira, mrka hore intaa la duubay film ksta sheeko ahaan ayuu u qoran yahay asigoo dhameystiran A_Z

    • @Osman.merane.elleyeh
      @Osman.merane.elleyeh 21 день тому

      Dabsan waa sida tire film🎥 to book 📖 📕

    • @trapyusuph545
      @trapyusuph545 21 день тому

      Qalbiga lada ahay walhi filmada dhan sidas waye buug ba laguqora

    • @safamohamed9931
      @safamohamed9931 21 день тому +1

      Wlhi beri hore ayaan sheekada galad akhriyey😂

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 21 день тому +110

    Hadaan nahay Team dhaxal dhaxlka kaliya kugu leeyahay waa like👍😂❤

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 21 день тому +6

    GALAD WA MISKIIN.
    MISKIN BA MISKO LA FUULO LEH.
    TEAM GALAD LIKE II SARAA✋

  • @djamaabdirahmanomar7161
    @djamaabdirahmanomar7161 21 день тому +9

    Djibouti 🇩🇯 cidii kadaawanaysa like hayla dhaafina

  • @s4lm44n
    @s4lm44n 21 день тому +116

    Ku salli nabiga Mohammed scw😢

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 21 день тому +42

    Gallad😭 alla murugta uu daremayo xanun badanaa ma ballamahan o kale baa laga baqan karaa oday rooblow lagu waa😂😂💯 fudeed hubsino la'aan badanaa

  • @i5losh8
    @i5losh8 20 днів тому

    Waa masha Allah musalsal aad u fiican laakin celadiisa waa mudada xalaaqadaha way yarta ugu danbentii ayaa xalaqadaha dhamaadkiisa ayaa dheerayseen iyo runtii qof walbo waxaa waajib ku tahay een aa degdeg ah ee ku xukumin haddii qofka mobelkiisa xiran suuratagal weeye oo duruuf adag ku dhacay iska hub mahaa ku xukumto Haa kani waa sidaan kasi waa saas qeybta labaad ee season 2 Insha Allah xalaqaadkiisa waa sugaya👍

  • @hidayahassan4993
    @hidayahassan4993 21 день тому +19

    Filmkam million views uqalmaa wlh cawa na emotional 😢 Gallad wan oyay anoo og inu film yahay

  • @user-wb1zt4no2t
    @user-wb1zt4no2t 21 день тому +48

    Team galad ❤

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze 21 день тому +73

    Inta og inu filmka cawa halis yahay like saar❤😊

  • @user-hj4fm8dm6i
    @user-hj4fm8dm6i 20 днів тому

    Ma SHA ALLAH BEST EDO

  • @NurkeyowBulleibrahim
    @NurkeyowBulleibrahim 18 днів тому +2

    Filimkaan haduu badar ahaan lahaa waan is soo matajin lahaaa balaayo natiijo xun 😢

  • @user-gn3iq4fi8v
    @user-gn3iq4fi8v 21 день тому +51

    Waligey 1 like mahelin😭

  • @MaryamaMoha-of5fr
    @MaryamaMoha-of5fr 21 день тому +76

    Team Dunia❤😊one like dhxlkeyga waye

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 21 день тому +15

    Omg filemkan wlh I can’t wait season two iyo galad oo xaqisa hela iyo dunio ooo arageeda hesha😢❤

    • @mohametfarah2026
      @mohametfarah2026 21 день тому +2

      ha suginba season two somali filimadooda wad wada dawataye seoson two wax leh ma aragty mid wlba wla smena inta lgu dhaho aya lgu ganbinaya.

    • @nuurmaxamuud1219
      @nuurmaxamuud1219 21 день тому

      ​@@mohametfarah2026haboon wuu lahay waala dhameestiray

  • @Maskax_maal
    @Maskax_maal 21 день тому +1

    Nio astan yaa uga dacwoona bar-goo caadi wye bee lawo dhashay 😥 Filmanta Calamka 1sac iyo ka badan socdan waxan 30min noga so dhigayan kwrn 😢❤

  • @user-bq1hk9bx2j
    @user-bq1hk9bx2j 21 день тому +118

    Casharka Galad Aabihi ardeeda uaqrinaaayo inta F3 Ku dhigatay wnii salaamy😂❤

    • @kingabdikani9517
      @kingabdikani9517 21 день тому +5

      Bari ayaan ba exam ku gali rabnaaba 😂

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 21 день тому +2

      Historian waaye duqaas 😁.

    • @nuurayasiin6852
      @nuurayasiin6852 21 день тому +2

      Hhh 😂😂😢 Ani 8 kudhigty

    • @mohamadaminomarmahad4216
      @mohamadaminomarmahad4216 21 день тому +4

      Form 4 Ayaa ku qaatee History gaas 2014-2015 😢

    • @ibraahimdaadshe7054
      @ibraahimdaadshe7054 21 день тому +1

      wxaas malaayacniga ah baa ardayda wakhtiga looga lumiyaa wxaa la rabey in loodhigo asxaabta iyo historyga quwadihi iyo xariiradii qaarada africa

  • @Abdirahmanmo139
    @Abdirahmanmo139 21 день тому +46

    Free Palestine 🇵🇸 😢🤲

  • @fatimaabdillahi3310
    @fatimaabdillahi3310 20 днів тому

    Masha allah allah ha ini barakeeyo soo dedejiya qaybta kale

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 21 день тому

    Masha Allah Mamada Filmka Mamo aad u fcn waaye oo Wanaaga iyo islaaxa jecel❤

  • @sumiita__03
    @sumiita__03 21 день тому +22

    Omg i usually love this film❤😂anigu ka dawanaya dalka uk 🇬🇧 😍

  • @UPTHALAH
    @UPTHALAH 21 день тому +26

    Team lowkaan 1k like ah😂❤

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 17 днів тому

    Broblems ka kajiro dalka ayuu katurjumey dalka iyo dadkaba I love this film wlhi. Thank you all jilayaasha film ka .. from all the way.
    Nebraska, USA.

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 21 день тому +4

    Inta og season 2 in an la arki donin. Inta sanadka ka hartay like ha i saarto musasal somali wa nacaysan midaas amina

  • @abdullah_Ahmed_Noor60
    @abdullah_Ahmed_Noor60 21 день тому +50

    Alle wiilki Gallad aha an u duceyno Baxar ku jiraa ❤

  • @Ramlamohammedramla4
    @Ramlamohammedramla4 21 день тому +27

    Daqiiqadaha intee kadhamaanaayaan suga
    Waala soo fasaxaayaa 9:00 markee kudhacdo❤

  • @CabduwaliSuldan
    @CabduwaliSuldan 20 днів тому +1

    i from Somalia 🇸🇴 I sport with our brother's and sister's Palestine 🇵🇸لا إله إلا الله 💋😫

  • @siizjaceel9773
    @siizjaceel9773 21 день тому

    walahi astaan walahi waan tageer sana hay wlahi bilaahi talahi waa idinjacelahy dawashda Astaan waxaan bilabay Muslasalkee Haboon..............................ilaahad

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 21 день тому +7

    Saa u sugaayi waan daalay BOOBSIYA hee❤️❤️❤️❤️💕

  • @user-rd1gy3fi1v
    @user-rd1gy3fi1v 21 день тому +23

    Cawa xiiso gara bu laha alle nabad hanagu simo xalqada kle❤

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 21 день тому

    What a flim 🤗
    Season one 🎉
    Dhaxal 👌👌

  • @SaygaCadde6
    @SaygaCadde6 20 днів тому

    Waa musalsal wanaagsan hormar wacan ✊🏾🔥

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 21 день тому +6

    Thanks astan tv

  • @ZakariyoZaki-gg3ed
    @ZakariyoZaki-gg3ed 21 день тому +11

    Warwaxan musalsa maaahan astaane soodhereya inta iguracsa ismujiya

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 18 днів тому +1

    Astaan waligeey ma arkin filim Texane ah oo sidaan ku dhmaaday come on guys

  • @user-lz8qu8of6w
    @user-lz8qu8of6w 20 днів тому

    Astan tv you guys did great job thank you guys

  • @Mssphaazuu
    @Mssphaazuu 21 день тому +33

    KU SALI XAPIPKENA SCW❤

  • @DalxesiaamaSiaama
    @DalxesiaamaSiaama 21 день тому +17

    Kusali rasuulka scw scw

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 5 днів тому

    Episode 2 goormee bilaaweeysaan waa lasugi la’yahay one of the best movie aan aan jeclaado waa wlhi thanks all of you . Everyone.❤️❤️❤️

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 16 днів тому +1

    Filinka 5 days la maqan tihiin xeerka filimada waxaan aqoon baa tihiin taxanaha waqti u sameeya marka rabtiin so galinesiin.

  • @LoulaLadab
    @LoulaLadab 21 день тому +20

    Yaaa raabi ubad bariyaa isi😢😢😢

  • @riyaanmohamed3392
    @riyaanmohamed3392 21 день тому +5

    Seriously end season 1 please season 2 hanaga daahinina 😢😢😢😢

  • @shukrigarane6388
    @shukrigarane6388 21 день тому +2

    Omg musalsal ajib ah iga dex😊

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 19 днів тому +1

    Nooo season 1 aaa balaayo war horay noga soo daya😭😭😭 horte Wxe wx kasto qabyo noga dhigaan

  • @cumarhaybe9868
    @cumarhaybe9868 21 день тому +15

    Galad iyo adeer kiis waa la kala shakiyay 😮😮😮

  • @kaifdahir539
    @kaifdahir539 21 день тому +6

    Inta aan seeson 2 gaari doonin alaha u naxariisto

  • @maxamedyare8583
    @maxamedyare8583 20 днів тому +1

    Season 2 intad sugeysiin waxan u ma leenayaa in musalsalkale nagu soo kor anifaaan😂 lkn arintaa waxan ka war sugeynaa wasiirka zaki bini xaaji😂war ka keen astan 😊

  • @DeeqoAbdiqaadir
    @DeeqoAbdiqaadir 21 день тому +2

    Ku sailya nabigeyna muxamad scw❤

  • @meysaabdi1751
    @meysaabdi1751 21 день тому +6

    Wllhey wiil aa iga xnnsan 40qof ducadoda aqbal waye iigu duceya allh iicaafiyyo aso nbt qabo dhkhtarka allh iiga so saro

    • @ayaanqurux8191
      @ayaanqurux8191 21 день тому

      Illhy cfmd taam ah hasiiyo aaamiin yaa rabiii🤲🤲

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 20 днів тому

      Allaha Caafimad taama Haku siiyo wll

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 21 день тому +3

    Favorite drama ❤

  • @CabdiQaadir-ot9vm
    @CabdiQaadir-ot9vm 14 днів тому +1

    Kusali nabigena muxamad scw❤

  • @umomaahircade5440
    @umomaahircade5440 21 день тому

    Absolutely 💯 lama sheekayn karo jiliinka iyo qaabkooda 😢wnla qiirodey OMG 😲