Xildhibaanada itoopia gacan saarka la leh wa in la maxkamadeeyo oo khiyaano qaran lagu xakumo. Adiga wariyaha ah iyo kooxa mucaaradku wa riyooneysaan ee itopia wa jabray waana laga xorreenayaa abiy itopia ceeyoon.
Ilaahow dalkeena noo bad baadi waxaan ujeednaa in cadow wayn uu ku soo duuley cadowgaasna waa xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya qaar ka mid ah oo u shaqeeyo cadowga Itoobiye sababtoo ah maanta shicibka Soomaaliyeed waxaan wada og nahay in uu wasiirka arimaha dibada uu guulo waa wayn uu u soo hoyay uuna ka oy siiyey cadowgaxwaa nin geesi ah oo yaqaano cadowga meesha laga abaaro. Marka maanta waxaan u aragnaa haddii mooshinka ay wadaan xildhibaanada u adeegaayp cadowga naguna soo dhex darsaday waa arin looga baahan yahay in uu madaxwaynaha dalka Soomaaliya uu soo fara geliyo uuna ka qabto xildhibaanada cadowga u adeegaayo lagana qaado xasaanada.
WASIIR FIQI, IGU QABIIL MA AHA, WALIGEEN DAD IS ARKAY MA NIHIN, WAXAN KU TAAGERSANAHAY IN UU YAHAY SOMALI WADDANI IBN XALAAL AH, WAXASE DIIDAN, JAWASIISTA KENYA IYO ITOBIYA BAARLAMANKA U FADHIYAAN.
Wasiir Fiqi Waa Geesiga Loo Bahan Yahay Ee Dalka Ka Difaci Kara Itoobiya Oo Meel Walba Uga Ooyin Siiyay Kuwa Dhahaya Xilka Halaga Qaado Waa Daba Dhiliyada Itoobiya Ee Ayaga Xilka Halaga Qaado
Hadee runtahay 90 qof mooshin ka keenen waa Ethiopian ee shaqo halaga qabto. Hatii kale hogaan jilacsan wax ma tareesee qof adak hana hogaamiyo, dadkaan jaajusiinta shaqa adak ka qabanaayo.
Waxaa raba in xilka kaqaaday waa kuwa ushqeeya yuhuuda madoow ee africa Etiopía waana xildhibaanada eey ku leedahay Etiopían waana inoo nasiib daro hadaan nahay Somalia ok haleeska ceeriyo dhmaan xildhibaanada reer konfur galbeed kuligood Etiopía eey la shaqeeyaan waana cadawga Somalia
Horta wa ayaan daro lixaadkeeda leh. Marka xiga waxan leyahay aad halooga fiirsado moshinkasta oo xukuumada ah waxa laga yaaba in ay itobiya ku lug ledahay
Doqomadan mesha iska fidhiyo ma kartidisa iyo wax qabadkisa ma keni karan xayawano lagu xamasho waye kuwan warkoda yaa meel laga qadin iga cadawga u adego kuwa moshinka kenay Abii axmed
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in ay yahiin xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka wasiirka arimaha dibada waa kuwa ay bagu soo dhex darsatay Itoobiye oo u shaqeeyo waana hubaal maanta ninkii ay wada ogaayeen shicibka Soomaaliyeed in uu tagay codkar meel naga saaray damacii Itoobiye ee bada Soomaaliyeed ay ku rabtay in ay ku qaadato marka waa ay qarsan waayeen in ay yihiin kuwa u shaqeeyo Itoobiye.
Sharaftii ayay Dalka ka qaadeen. Lama yaabin in ay waxay ku dhaarteen ay aad uga fog yihiin maxaa yeelay kursiga waxay ku yimaade Xaqdaro, eex, laaluush Iyo qabyaalad
Bismillah. Wasiir fiqi lama casili karo xildhibaa nada jaasuusinta ah itoobiyanka ushaqeeyo mooshin makeeni karaan ayagoo itooobiya usha qeeyo shacabka soomaaliyeed waa in xidhibaanada banaabax ka sameeyaan. Wasiir fiqi lama casili karo xidhibaanada jaasuus yada ah itoobiya maasoomaliya maamuleyso xildhibaanada inay adeeg sadaan wasiir fiqi lama casili karo jaasuus mooshin makeeni karo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
Xildhibaanada itoopia gacan saarka la leh wa in la maxkamadeeyo oo khiyaano qaran lagu xakumo.
Adiga wariyaha ah iyo kooxa mucaaradku wa riyooneysaan ee itopia wa jabray waana laga xorreenayaa abiy itopia ceeyoon.
BAARLAMAANKA FEDERALKA, WAXA BUUXA, JAWASIISTA KENYA IYO ITOBIYA.
Xildhibanada waa jajus itopiyan ee xasanada halaga qado
baarlamaan maba lahin ilaahay calaamad xun haka muujiyo waxan yaa keenay xasanow ciyaalkaga cesho
Halal laayo baarrrlammaanka xildhhibaanada qaarrr badan.
Ilaahow dalkeena noo bad baadi waxaan ujeednaa in cadow wayn uu ku soo duuley cadowgaasna waa xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya qaar ka mid ah oo u shaqeeyo cadowga Itoobiye sababtoo ah maanta shicibka Soomaaliyeed waxaan wada og nahay in uu wasiirka arimaha dibada uu guulo waa wayn uu u soo hoyay uuna ka oy siiyey cadowgaxwaa nin geesi ah oo yaqaano cadowga meesha laga abaaro. Marka maanta waxaan u aragnaa haddii mooshinka ay wadaan xildhibaanada u adeegaayp cadowga naguna soo dhex darsaday waa arin looga baahan yahay in uu madaxwaynaha dalka Soomaaliya uu soo fara geliyo uuna ka qabto xildhibaanada cadowga u adeegaayo lagana qaado xasaanada.
Subxanallaah Wa cajiib Ninkii ithiopia la Dagaalo haddi Mooshin laga keenaayo jawaabtaas Xasan iyo Xamze ayaa laga sugaaya
Xildhiibanadii saxiixay mooshiinkas wa jajusenta Ethiopianka iyo khawarijsta wana waxlagaxumado runti
WASIR FIQI, KA HOR, WASAARADAS ITOBIYA, KENYA IYO IMARAAD AYA ISKA MAAMULAN JIREEN, MAANTANA WASAARAD QARAN AYEY NOQOTAY.
Xidhibaano ma ah ee waa xabashi ee halaayo tuugta qaamiin wadanka madax laga toogto Diamante tood xaaraminyeenta.
wasiirka waatoos waxlooga qaado ma aragno..
❤
Asc
Wll kuwaasii maaha xildhibaano e waa kuwii dabada laga garaaco oo qotitu dabada naafaysay e Duli dusha Allaha ☝️
Kaga rido in shaa Allaah ☝️
Munaafiqiin
Xildhibaanadii jaajuusintaa ahaa
Waa munaafuqiin iyo jawaasiis cadaw ku ah jiraanka Somalia
Wasiir Fiqi waa Ninka keliya oo Geesinimo ugu Jawaabay Xabashida waa jaajuusiin leef leefa Abiy kuwa Fiqi diidan
Waa masuulka kaliya ee actor ka ah Go ahead Mr fiqi
.hala toogto kuwaasi mooshinka keeney laftooda kuwaasi dalka ayeey kusoo duuleen waxayna u markhaati furayaan hadalkii itoobiya ee ahaa waa al shabaab wasiir fiqi sowmaaha markaa ineey fulinayaan hadalkaasi kuwa mooshinka keeney waar shacabow kuwaasi baarlamaanka sheeganaaya ee mooshinka keeney waa cadowga somaaliyeed kuwaasi waain halis lagaliyaa goobkasta oo ay joogaan
Walaahi yaab weeye wax laga xumaado weeye arintaan inta soo diyaarisay xilka halaga qaado
Waa jajuusiin itopia waxani ma aha xildhibaano
WASIIR FIQI, IGU QABIIL MA AHA, WALIGEEN DAD IS ARKAY MA NIHIN, WAXAN KU TAAGERSANAHAY IN UU YAHAY SOMALI WADDANI IBN XALAAL AH, WAXASE DIIDAN, JAWASIISTA KENYA IYO ITOBIYA BAARLAMANKA U FADHIYAAN.
❤
Wasax wa nin Siwan udiidan ethiopia yaankanagu so dùulay
XILDHIBAANADA ETHIOPIA USHAQEEYA WAAN OGNAHAY LAAKIIN MID MID AYAA LOO SOO QABANAYAA. WAA HUBAAL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dalkaan maxa horu socodka u diidey illeen meeshuba waa meel ay xabashi degentahay iyo jawaasiisteeda shacab somaliyed ileen cid umaqanba majiraan shacabka somaliyed meel inta ay xoog ku galaan hilbahooda hala cuno wey ino cadaatey wax waliba nacalada
Wan arkeeynaa haddii baarlamaanka oo dhan aay ethiopian yihii .haddii taasi aay soo baxdo shacabka ka jawaabi doona inta saxiixday shacabka aya hilibkooda cunaya.
Md Hassan waxaan ka codsaneena in u ku soo rogo Marshall Law Somalia ee badbaadi
Xildhibanadan mooshinka kenay wa etobiyan 90 ka xildhiban il gooni ah ha lo lahaaday
Mooshinkaan waa mid etobiya wado
Walaahi waa Ethiopia dadka ka keenay
Mooshin Wz Fiqi
Xildhibaana maaha Somaliyeed
Ethiopia weey sheegtay.
Waa wada AS dhamnaan basaasiin ah orda lafta u raaca Ethiopia ee guura dhulka waa dhul Somaliyeed xilkan dhiga idinka oo jaajuus ka ah
Qas iyo qalaanqal baad waddaan
Kuwa Dhahaya Wasiir Fiqi Xilka Ha Laga Qaado Waa Kuwa Itoobiya U Sheqeeya Ee Ayaga Xilka Ha Laga Qaado
warkaas waa iska cad yahay in ay yahiin jaajuusin ethopia meesha u fadhiya duli waaye wlh
❤
XILDHIBAANADA ETHIOPIA USHAQEEYA WAAN OGNAHAY LAAKIIN MID MID AYAA LOO SOO QABANAYAA. WAA HUBAAL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jawaasiista mooshinkooda lama qabanaayo insha alah.
Itobiya oo uu kasoo horjeestay ayaa lagu heystaa waana geesi wadani soomaaliyeed ah laakiin waxaa caddaatay haddi laga qaado xilkaas xildhibaanada saxiixay oo dhan waa dad la shaqeeya itobiya hadduu doono qabiilnimo haka ahaatee weyna ka muqataa in itobiya ay u taliso maaxda iyo itoobiya waana shirqool wadanka marhore loodhigay oo xildhibaano badan oo qarandumis ah lageeyay baarlamaanka mar hore , laakiin Allaa ka awod roon oo wadanka badbaadinkara iyo geesiyadiisa .
Tii hore ayaa utagtay
Ee reer konfur galbed
Hala xir xiro tuugta
Xildhibano ma ahee
From ogaadeen
ilahay haa gargaro umadisa
MAAYA MAAYA BARLAMANKA SOMALIYA SIWEN AYALOGU DHAXJIRA BADANKODNA WAA ETHIOPIAN OWALHI AH😮😮😮😮😮
Wasiir Fiqi Waa Geesiga Loo Bahan Yahay Ee Dalka Ka Difaci Kara Itoobiya Oo Meel Walba Uga Ooyin Siiyay Kuwa Dhahaya Xilka Halaga Qaado Waa Daba Dhiliyada Itoobiya Ee Ayaga Xilka Halaga Qaado
Waa sheeko itoobiya wadato
Khaa'in kastaa oo itoobiya jaajuus u ah madaxa halaga toogto qabiilkuu rabo ha noqdee.
GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa jaajuusiin ithiopian ah EE xilka halaga qaado
Wansodhowenaya moosinka baralamanka somaliya talabad uqaday wamid xaga wangaloqday wan guula usohoyate
Xildhibanada itobiyan Aya wadaa
Xasan sheekh waa Inuu Kala diraa baarlamaanka I oo jawaasiis itoobiya ujaasuusa ka buuxaan madaxweynaha waa Inuu Kala diraa
Waa xildhibaanadii itoobiya ku mana dhacaan
SOOMALIA Baalmaan Kama jiro
Waa shaqaalo ethopian ah ,waa aron qatarteed leh.
❤ Guul Somaliland ❤
Balcad ayeey aheyd in mooshin laga keeno.
Waa wareey war wadanka hala badbaadiyo meesha ajaanib ayaa fadhiso midabka ayay kayihiin somali xildhibaanada hala iska gaaro
Subxana laah
Kuwasi waa jajunti itobiya iyaga
Hala ga qado xilka.xildhinibano
Mahe waa jajuusin
Waqtigaan xasaasiga ah mooshin in la keeno ma fiicno haddii soomaalinimo jirto.
fiqi waa wadini aaminsan jiritaanka dalkeenna iyo dadkeenna soomaaliyeed baarlamaankan awalba itoobiyaan ayay ahaayeen caadaqaatayaal yayse matalaàn
Xildhimado danaha shacabka kama shaqeeyan
Hadee runtahay 90 qof mooshin ka keenen waa Ethiopian ee shaqo halaga qabto. Hatii kale hogaan jilacsan wax ma tareesee qof adak hana hogaamiyo, dadkaan jaajusiinta shaqa adak ka qabanaayo.
Waxaa raba in xilka kaqaaday waa kuwa ushqeeya yuhuuda madoow ee africa Etiopía waana xildhibaanada eey ku leedahay Etiopían waana inoo nasiib daro hadaan nahay Somalia ok haleeska ceeriyo dhmaan xildhibaanada reer konfur galbeed kuligood Etiopía eey la shaqeeyaan waana cadawga Somalia
90 halaxiro waa Ethiopia ee halaga digtoonaado jawaasiistaas dalka iyo diinta iyo dadka gacanta ugu gelinayo Ethiopia
IN LADAADIYO. AYAA WACAN XUKUUMAD KUSHEEGTU
Hadii wazir fiqi larido
Waa in lodaataa tuugta
Xassan sheikh Ethopia Baarlamaan kaaga ayey kuu dhex jirtaa hadii aad run sheegayso waa in aad toogataa wakiilada ethipia
Waa lahubaa in itoobiya ka danbayso. Dadka mooshinka keenay aad haloogu fiirsado.
WAXAA KADAMBEEYA XASAN DHIIQO WAAYO WAXAY ISQABTEEN CALI BALCAD OO WASIIRU DOWLAHA AH OO KUQABSADAY WASIIRKA SHAQADIISII WELIBA CALI BALCAD WUXUU JAAJUUS U TAHAY ITOOBIYA
Horta wa ayaan daro lixaadkeeda leh. Marka xiga waxan leyahay aad halooga fiirsado moshinkasta oo xukuumada ah waxa laga yaaba in ay itobiya ku lug ledahay
Xildhibaanada Ethiopia taagiiray xilka halaga qaado.
asc moooshinkaasi waa afgambi qaran amika waayo waa maalib cadaw la is hayo
Qoodhey iyo laxey itobia waa naheysataa away beyna itobia shegty iney 93 xildhibaan ku leedahey baarlamanka somalia
Wxn idin ka codsaneynaa sagaashan iyo dhowrka xildhibaan magacyadoosmda nala wadaaga hadaan soomaalida nahey waa itobiyaane
Xilibaanada mooshinka wada waa kuwii jaajuuska u ahaay itoobiya.fiqi itoobiya ayuu kaqeelasiiyay marks itoobiya ayaa kadanbeesa mooshinkaas.
Waa kuwa jaajuusiinta Ethiopia ku ledahay ....
Waa xarig iyo toogasho basaas waa in dhegta loo dheereeyo qaa'inu waddanku
Xildhibanada ay Ethiopia kuso darsatay barlamanka iyo kuwa tagero musharaxinta Ethiopia weeye kuwa mooshinka
Kuwaas xilka qaadis soo waa caruurtii sida dadban u dhaxuushtii tigreega iyo naagihii dhalay waqti c/hi yusuf xamar geeyay Itoobiyan
Hawiye moriyaan 100 baa 70% itopianka bay uusheeqeeyaan siidii talyani ga
Abdi Ismail Samatar ayaa kashifay
Doqomadan mesha iska fidhiyo ma kartidisa iyo wax qabadkisa ma keni karan xayawano lagu xamasho waye kuwan warkoda yaa meel laga qadin iga cadawga u adego kuwa moshinka kenay Abii axmed
.waa.jaasuusiin.masiibo.alle.idin.kurid.maahan.soomaali.waa.oromo.duli.alle.idinku.rid
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in ay yahiin xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka wasiirka arimaha dibada waa kuwa ay bagu soo dhex darsatay Itoobiye oo u shaqeeyo waana hubaal maanta ninkii ay wada ogaayeen shicibka Soomaaliyeed in uu tagay codkar meel naga saaray damacii Itoobiye ee bada Soomaaliyeed ay ku rabtay in ay ku qaadato marka waa ay qarsan waayeen in ay yihiin kuwa u shaqeeyo Itoobiye.
Sharaftii ayay Dalka ka qaadeen. Lama yaabin in ay waxay ku dhaarteen ay aad uga fog yihiin maxaa yeelay kursiga waxay ku yimaade Xaqdaro, eex, laaluush Iyo qabyaalad
WASIIR FIQI RUNTII WAA WASIIRKA UGU WADDANISAN WASIIRADA XASAN DHIIQO WALOW AANAN JECLAYSAN XILLIGII FARMAAJO OO HADALLO QABIILAYSAN ISTICMAALAY HADDANA HADDEER WAANKU TAAGEERSANAHAY SHAQADIISA
War nasibdaro waqtigi moshine lama jogo
Awalba waa lasugayay in ay itoobiya meesha u fadhiyaan
War waxaan halagu jebiyo xero da ay ku jalaafeyaan dalka iyo dadka somaaliyeed.
Wasir fiqi meat go.
HSM waaye cida wadda mooshinka
Xildhibaanadaan waxay u badan yihiin kuwa Konfur galeen puntland iyo gedo
Md Hassan waxaan ka codsaneena in u ku soo rogo Marshall ord
WAAR WAXAN DULIGA AHI MA WARIYAA MISE WAA AFGAYEEN AKHAS
Adigu maxaad tahay AKHAS
Barlamanow dab hangu shidina adinku waad ika tegeysanee
Itobiya....ayadoo..shaydhan...ah...ayeyjogtay.somaliya...marhore....hadana..insigeedi..ayanagusoduulaya...ok...dorashadi...2022...alshabab..wahay..sheegtay..in.sodon..barlamankuledahaydowlada
Waxaa ka qaadi kara xilka masaxweeynahaa
Somalia is at war president xassan shiekh and prime minister xamze should declare state of emergency immediately.😊
Baarlamaanka somaliya waxaa u taliya abiy ahmed ciduu rabo yuu sidii eeygii ugu diraa isagoo isticmaalaya jaajuusyada uu u dhiibaytay markii hore dawlad goboleedyada sida laftagareen iyo deni iyo balse waqtigoodii waa dhamaaday
Kkkkkkkkkkkkkk
Warunto waxu curyamiyay
Shaqadi itobiya iyaga maxkanada
Halakeno waa cadawo eh
Jajuunta itobiyankah maha
Xildhibano yahuuui
Kuma racsanin barlamanka
Kuwa muushirka ka keenaya wisiirka arimaha dibada axmad macalin viqi waaa kuwo ushaqeeya ethiopoi wayna cadahay
Waa daba dhilif ethiopia.cida waxan wada.laakiin Dalba dhilif iyo ethiopia.midna meeshan wax Kama qaadi karaan.
Dhamaan ethopia ayey u shaqeyaan talaabo ha laga qaadi kuwaas warkoda wa cadyahy
wara taasu ma qarsoona xilidhibadi leh itobiyan rabana soma jogan
SAX WEEYE, DOWLADDA XAMZA JAAJUS AFKA DHULKA HA LOO DARO, WAAYO XAMZA WA KORNEEL CIIDANKA NABAD SUGIDDA KENYA.
Magiciisa ka garta kani cidduu yahay
Xildhibaanadan isku kaashaday xiligan mooshin waxay ka dhigan tahay in laba kaarlayaal ay
Ka buuxaan Barlamaanka.
Malin walba ma waxaan wadnaadib udhac
MARKA DHALIIL LASJEEGO. MIYAA DADKU. ETOPIAN. NOQDAAN
Waxan baarlamaan maaha ee waa dabadhifyo.
Waxa lagu haaysto ayaaba ah wadanimida iyo masuuliyadiisa qaaskaa