Muqdisho waa magaalo shaqo badan rabta kow ma joogto 2bo arimood waa kuwa magaalada suurad xummeeyay 1 kuwa marshabiyeedyada maqaayadaha kafurtay iyo kuwa xoolaha magaalada ku soo daaya (dhibaatada kale waa dameeraha qashinka qaada isla markaana jidadka u qaybiya waxaan codanaa dameerahaas iyo kwa udhiiba inlagu ganaaxo wax dhegahooda qaac ka keena
Barakacayaasha ha loo celiyo deegaamada ay ka soo barakaceen ee laga xoreeyay qawaarijta Hormuud waa dhaqaale doon ee ma aha shirkad ka filiraysa caawid masaakiin
Hor muud wax fiican masamaynin dad soo bara kacaya waa beeralayda dalaga noo soo saari lahay soomaali wax mafahan sana waa shirqool reer galbeed loo ladagaa lamaayo beeraha .gur yaa loo dhisin ee beerahooda haloo maalgaliyo😢😢😢
Asc
Waxaan urajeynaayaa
Amni iyo hormar
From london
Xoolaha magaalada dhex dagan jidadka caro iyo wasaq🇸🇴🇸🇴 Allaha ka dhigo magaalo nadaafad badan😢 Muqdisho🤲🏽🤲🏽🤲🏽 ❤️nabad Allaha ka dhigo
Waa dadaal iyo wax,qabad aad uwangsan waan bogaadinayaa maamulka G/Banaadir Gaar ahaan goddomiyaha gobalka ahna duqa,magalada sh.yusuf madaale
Maansh alaah waa shaqo wanaagsan ilaah hanoo siyadiyo nawada iyo hormarka amiin ❤
Asc waxaan u rajeeynaa nolol fcn muqdisho
Biyaha magaaladaha 🇸🇴 fadhiyo laamiyad wasaq 😢 Muqdisho
Waxan u rajenaa horomar iyo barwaqo inch alla
Masha Allah ulahoow usiyaadi nadafada iyo amniga oo waxlagaqabto wahormar hadeysan ahayn igu sawir waxan hambalyanayaa harmuud salaama foundation waxey hayaan howshii lagarabey dowlada guuleysta hormuud
Masha Allah guul guul madaale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌
Muqdisho waa magaalo shaqo badan rabta kow ma joogto 2bo arimood waa kuwa magaalada suurad xummeeyay 1 kuwa marshabiyeedyada maqaayadaha kafurtay iyo kuwa xoolaha magaalada ku soo daaya (dhibaatada kale waa dameeraha qashinka qaada isla markaana jidadka u qaybiya waxaan codanaa dameerahaas iyo kwa udhiiba inlagu ganaaxo wax dhegahooda qaac ka keena
masha allaha
Guul guul maasha alaah
Muqdisho waxaan urajeynaa inaan unuku lee nahay
Mansha allah guul guul 🥰🥰🥰🥰
OK an aragnahe😊
Barakacayaasha ha loo celiyo deegaamada ay ka soo barakaceen ee laga xoreeyay qawaarijta
Hormuud waa dhaqaale doon ee ma aha shirkad ka filiraysa caawid masaakiin
Guuul iyo gobnimo Soomalia 🇸🇴
Waa igu sawir wax ka jiro malahn naga daa benta
masha alah amni waaro insha alah
Hormuud laanteed wadankaa lama arkeen!
Wa run rwr muqdiaho .agarin gulaha nolosha ila ay garan dorasha qof iyo cad
Waaba moda ugu muhimsan howshaas
NIN XASAN SHIIKH GUDOOMIYE KA DHIGTAY MAXAAD KA FILAN KARTAA. MADAALE WAA KAMA DAALO INUU HANTIDA DHACO
CAAFIMAAD ALLHA KUSIIYO WAXAAKU DHIBAAYO WAX WALBA OO UMADDA WANAAG U AH EE LA SAMEEYO INAA LILLAAHIYE 😂😂😂
SHEIKH MADAALE ❤❤❤❤❤❤❤
Wa runta gesi xusen cabsule
Eaxada wariye dheganaya war ilahay kabaq wadadu awey
Waa guuuul
Astaqfurullah ileen ceeb looma dhinto😢
War waxani somaliyeey ka digtoonaada dadkan kaamamka.kujiraa badankooda waa oromo il gaar ah haloo lahaado
Mushaarka ku soo dhacay miyaa marka uu ka soo daahana aflagaado u geyso
Asc inta guryaha biyahoodu wadooyinka imaanayaan masharaaf laguqasbayo si bilaacadaha ciida ugalin waa shaqo sax.
Alaxkusokhado inshacallh
Goormaan kutiirsanaanta mucaawinaadka shisheeye kabaxaynaa oo Shankar zaraca iyo wax soosaarka khayraadka dalkeena kafaa iidaysan doonaa
Madaale isn't easy.
Madaale ingineradda talo haka qaado shaqaalo waxba uguma yaalaan marwalbaba shaqaalo wasaq bixinayo ayaan arkaa injineero hageeyo kan macquulka ahna hakala boxxo inkastoo shaqadaa injineer turki ah ayeey u baahantahay sida wadankooda aan ku arkay buundo iyo biyo mareenada dhulka hoostiisa ah taqasus badan ayeey uleeyihiin turkiga
Wadoonyin ladhisay malahan wadada dabka ila isgooska bakaraha dhibatada uguweyn katagan maigadhadhicine wadooyinba ladhisay
Hor muud wax fiican masamaynin dad soo bara kacaya waa beeralayda dalaga noo soo saari lahay soomaali wax mafahan sana waa shirqool reer galbeed loo ladagaa lamaayo beeraha .gur yaa loo dhisin ee beerahooda haloo maalgaliyo😢😢😢
Siilka hooyadaa u sheeg!
Been waye warkaad😂
War beentaan aad la neef neef see lagugu cadaabi maaa miyaaaa habaar qabe
Laami ayaa la.dhisiyaa malahan meel aay biyaha maran wadooyika waa in geesaha laga sameeya biyo mareen geesaha jeexa labo mitir dhirika labo mitir iney biyàha maraan waa arin ficaan taasi
Beelow kadaaib ah hanoosheegi
CBB iyo qashin kabax meesha😂😂
WAAD XANUUNSANTAHAY EE ALLE HAKU CAAFIYO QOF WAX WALBA OO WANAAG AH DHIBAAYO AYAAD TAHY XASBIYALLAHU WANICMAL WAKIIL
Bulaacado haduu sameeyo magaaladana uu qashinka ka qaado taariikhda ayaa xuseysa
Beenaale
Madale xafadada abgalka ayuu dhisayaa EE warshadaha iyo kuwo kale Ayan ladhisin
Madaale xaafadaha dhan oo muqdisho ayuu dhisayaa waayo xamar oo dhan abgaal ayaa leh ee kuwa adigu iyo reerkaagu leeyihiin xamar kuma yaaliin