MOÇAMPIQUE🇲🇿 || WAXYAABO AAN KALA YAABAY!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • Waxyaabo cajiib ah oo aan kala yaabay wadanka #mozambique, muddo ku dhaw 5-bilood oon ku suganahay.
    #faradarmedia#maputo
    info
    Email: Yahyafaradar@gmail.com
    instegram: yahya_Abdi
    Tiktok: @faradar media

КОМЕНТАРІ • 15

  • @dawatv953
    @dawatv953 5 місяців тому

    Wadaankan buushii mishaar Ahaan meqa uu qata shaqale waa aadi raba Nairobi ujoga sxb noo faafahi adigo mahsaan

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  5 місяців тому +1

      $300 Ayuu qaataa qofka shaqaalaha ahi

    • @dawatv953
      @dawatv953 5 місяців тому

      @@faradarMedia jifi iyo cunto makujirta

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  5 місяців тому

      Mayya waa ka banaanka

    • @dawatv953
      @dawatv953 5 місяців тому

      @@faradarMedia Masha Allha sxb waad mahsantahy

  • @maxamedxasan781
    @maxamedxasan781 4 місяці тому

    Sxb muqdisho ayaan jooga imisa ayaa igu baxayso si doo kale sidee gu.helaa kaarka khaxootiga oo intaa is ka dhiibaa sxb

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  4 місяці тому

      Dhulka mise cirka?

    • @Adan_Abas7
      @Adan_Abas7 3 місяці тому

      @@faradarMediacirka meqa ku baxeyso

  • @Abuqayska
    @Abuqayska 5 місяців тому

    Meelmaha😂

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  5 місяців тому +1

      Wadanku adiga waa kusoo dhaweeyee haku caasin

    • @Abuqayska
      @Abuqayska 5 місяців тому

      @@faradarMedia hye boss

  • @DHAANTO-h6m
    @DHAANTO-h6m 4 місяці тому

    Mhdsnid zxb waxaad wax yar iiga sheegtaa qofka mombasa jooga sidee ku iman karaa oo aan sharci haysan sida kale lacag intee la eg ayaa igu filan

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  4 місяці тому +1

      Qaab tahriib ayaad ku imaan kartaa adiga oo soo maraya wadamada Tanzania,Zambia iyo malawi.
      Cadadka lacagta saxda ah ee lagu imaado mahaayo laakiin waaa lacag u dhaxeeysa $2,500 ilaa $3,500

    • @DHAANTO-h6m
      @DHAANTO-h6m 4 місяці тому

      @@faradarMedia Tanzania 🇹🇿 soo xuduud lama laha zxb maxaa iga jira Malawi iyo sambia

    • @faradarMedia
      @faradarMedia  4 місяці тому

      Tanzania xaduud waa la leedahay mozampique balse lama soo maro oo waxaa jira kooxo hubeeysan oo inta u dhaxeeysa mozampique iyo tanzania jooga qofkii eey arkaanna qoorta ka gooya.