NEBI CIISE CS KA HOR MIYAAN JIRNEY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Waa kulan lagu baranayo taariikhda umadda soomaalìyeed iyo juqraafiga dalka soomaaliyed oo ay soo diyaarisey jaamacadda umadda soomaaliyeed.
    barnaamijkani waa kulan laysugu imaanayo qdka zoomka iýo Google Meet.
    waxan ku boorineynaa in mucalimiinta jaamadahàiyo dugsiyada sare in ay baraan dhalinyarada dalka taariikhdooda iyo juqraafiga dalka si ay berito ugu aayaan una hantasn dal iyo dad ay aqoon ballaadhan ka heystaan.
    Mahadsanidiin
    prof.Aabi Shuceyb.

КОМЕНТАРІ • 13

  • @ciiltireoongooye2537
    @ciiltireoongooye2537 Рік тому +2

    JAAMACADA UMADA SOMALIEED AAD BAY U DADAASHAY,PROF ADIGUNA ALLAHA KU BARAKEEYO OO ALLAHA KU XAFIDO.
    AAM

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Рік тому +2

    Abi shuceyb Allah kubarakeyo halgankaga weynu kugu tagersanahay

  • @Abdisamad380
    @Abdisamad380 Рік тому +1

    Prof. Abdi shucayb buug aad ka qortey tariikhda somalida ma jiraa se hadii uu jiro xagee ka heli karaa anigoo Burco joga

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr Рік тому +1

    Abi thank you 😊

  • @ayaanlef8981
    @ayaanlef8981 Рік тому +1

    Asc adeer wanku salamay ilahay hakubrakeyo , Nebi ciise hooyadis mariama bint ciimraan / ciibraan, reer ciibraan so maahaa qabiil somalieed oo layaaqan ??

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Рік тому +1

    ♥️👍♥️

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 Рік тому +1

    Taariikdu wa mudan wa jiraa markhaati le taariikhda faca weyn somali waxba kama faaiidaysan dhulkoodu waasidii dhulka alle u uumay ilaahay waxuu habaar nooga dhacay hogaamiyayaashii 😢 hogaan ma haysano reer iyo reer isneceb ayan ku garaadaystay iyo siyaasad laga macaashayo siyaasad businessman laga noqonayo wadan aan dhismayn dad shacabka oo aan korayn shisheye ayey dhaman u shaqaynayaa

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Рік тому +1

    Suu Al ban rabay Ina kuuweydiyo somalida. Marko wiilka dhasho. Magaca wiilkas lobixi laha waxa laga fiirsha kuutubka quuranka. An manta heysano

  • @daherdaher9790
    @daherdaher9790 Рік тому +1

    Faaraaciin= kalmaadaa waxay noqon macna ahan waa dadkii laga soo farcamay
    Faraaciin=lagaso farcamay amaa dadkii lagaso farcamay.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      Daher Daher
      sanadka aynu tirsano faraaci baa layidhaahdaa waana biyaha gu,ga iyo dirirka xigigaha godka ay fadhiistaan

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 Рік тому +1

    Somali magacii kahoreeyay noo sheeg