TUSAALE ADDUUN l FILM l QISO l JACAYL l QOSOL l QAYBTII l 1AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • QOSOL QISO IYO MADADAALO
    FILM CAJIIBA
    JIGJIGA TUBE
    AMIIN SAYID
    DAFE
    FARDAWSA LAAQIYA
    HOODO
    XUSEEN SHEEKH BIIXI

КОМЕНТАРІ • 692

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 років тому +113

    Alla gabdheheenu fiicanaa intaan iska soo kacno barqadii ayaan iska taaganahay qureecda na sii hadana waad iska soo laaban qadadii macal faro dhaqii iyo masaxaadii gacmaha ayaa la isu soo kaa ag dhigi sidii aan curyaanahay ❤❤❤❤❤

    • @xubikaahin2370
      @xubikaahin2370 6 років тому +2

      Mad iga soo dheeraysayba nio

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 6 років тому +2

      Hhhhhhhhhh Women n girls abuse ba la dhaha wxs sxb

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 років тому +1

      @@aliyaasli9165 waxaas waa warkii gaalada 🤣🤣🤣🤣 khayr allah idinsiiyee sharaf baad leedihiin

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 6 років тому +3

      Hhhhhhh warkii gaalada kuye war haweeney inta oo dhan markey qabato gormey hawlaheeda iyo danaheeda qabaneysa ragow waalida iska daaya oo shaqaale raadsada hadaydiin wax qabsan karin

    • @ubaxyusux3717
      @ubaxyusux3717 6 років тому +1

      nin qurbaha ku bayhoofay 8

  • @sakariyecismaan1101
    @sakariyecismaan1101 6 років тому +210

    Inti laaqiya u xiisatay like ha ila dhaafina
    Viva laaqiya

  • @toqor4968
    @toqor4968 6 років тому +85

    I love you walalaheen somaligalbeed ilaahoow cadawga kadulqaad itoobiya xaardheerayaal hajabto somalia ha israacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamdanor9845
    @hamdanor9845 6 років тому +56

    Inta laaqiyo u xiizyty ani cml like😂😂😂

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 років тому +147

    Walee laqiyaa maxan mudo badan uxiisey inta ilamidah farta taaga hunoyaal🤘🤘🤘🤘

  • @ahmetthashi6753
    @ahmetthashi6753 6 років тому +395

    Wellcome Back Laaqiya iyo Ciidankeeda inta uxiistay Like ta xun ku qabta😍

  • @ummumaahirsaid8699
    @ummumaahirsaid8699 6 років тому +22

    Wwwww laaaqiya filimka ey ku jirto wan ka helaa inta ila mida like 😘😘😘

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 6 років тому +142

    Caalamka wiil ay gabadh ushaqayso ma jirto lkn wiilasha somalidu nasib ayay uyeesheen gabdho maskax furan viivaaa gabdhaahayaga somalidaa

    • @hamdanor9845
      @hamdanor9845 6 років тому

      Fuad Mahamud viva wiilshyna somaliyed

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 6 років тому +3

      @@hamdanor9845 wllo inanu inii dhowrano weyi xaqiiqdu

    • @momlove5977
      @momlove5977 6 років тому

      Viva

    • @traphead5149
      @traphead5149 6 років тому

      War saaxib waa runtaa lknse hada nalaga duufsadey oo dhaqan kale yeeshen

    • @maymunanuur3975
      @maymunanuur3975 6 років тому

      Gkc
      View of yoy

  • @kadarabdi1567
    @kadarabdi1567 6 років тому +36

    Wlhi gabadh somaliyed 1000 gabdhod oo qoomiyadaha kale ah ayay ka wanagsanyhn ka qaalisanyhn xafidullaah huuno yaal😍🙏

  • @imcagdheersankataga1198
    @imcagdheersankataga1198 6 років тому +49

    Agaah war hedee like isara

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 6 років тому +48

    Ahmed iyo maryan ayaan isla jeclahay yaa isku guuriya

  • @munasarmoha7100
    @munasarmoha7100 6 років тому +11

    Gabadha atarishada wlhi wan jeclahay umul kher 😭😭😭😭

  • @luuulaxaaji9694
    @luuulaxaaji9694 6 років тому +31

    Inta kelmeda hno jecel like

  • @xidigaqarniga9284
    @xidigaqarniga9284 6 років тому +14

    Hadiyadaa idishay macnaha ani inla iikenay ayaa modayay agaaah😍😍😍

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 6 років тому +5

    Hhhhh hhhhhh ree laaqiya welcome inshlh

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 років тому +20

    Wadadii laaqiyaa islanta waan jeclahay allaha xafido dhammantood

  • @abdiaziizgoud8344
    @abdiaziizgoud8344 6 років тому +20

    riwayad aad umacan badan
    xafadaha waa 015ti wana meel aad uqurxoon mesha ay ku dhigen
    hore usocda

  • @raxmosheikhsalah6355
    @raxmosheikhsalah6355 6 років тому +3

    Alla ahmed iyo laaqiya iyo asxaabti kale yaa ila arka yaa uxiisay oo ila mid ah filimkii laaqiya iyo lurkii jaceylka waaaw

  • @fardowsoxuseen6828
    @fardowsoxuseen6828 6 років тому +45

    Yaa u xiisay axmed iyo maryan

  • @HH-np5li
    @HH-np5li 2 роки тому +3

    2021 Still My One Favourite 💯❣🔗✋

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 6 років тому +4

    waaaaw IGA waleeee laaqiya iyo team keeda soo noqod wanaagsan waa mahadsan tihiin dhamantiin

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 6 років тому +5

    Alla way so noqdeen laqiya iyo koxdeedi wan idin xiisnay 😂😂😂😂😂😂😂😂 so dhawada

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 6 років тому +3

    Laaqiya became agood concert in Ogadenia region specially I suport it

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 6 років тому +2

    Waaryadhaheen wlhi cawa ka hor ma daawan wanka helayba filamka mnsha allh hore usocda dadkaygii reer jig jiga
    From burco somaliland

  • @raximachannel4153
    @raximachannel4153 6 років тому +24

    Kaan maxaad kawada marku dhaaho Say maryaan ugu jawabtan ka helaay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 viva dacaad iyo umlkhyir 😍💕

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 6 років тому +3

    Well came back laaqiya viva waan ka helaaa filmnteda habartaan

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 6 років тому +4

    Daacad iyo umukheir 😍😍
    Hawaaro jaceelka

  • @am_______amanigirlmxdkataq1219
    @am_______amanigirlmxdkataq1219 6 років тому +2

    Laaqiya ku xiisay so noqod wngsn 💖💖💖💖

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 6 років тому +12

    inta ila jecel maryan farta ha taagto

  • @nourapeaceshow9085
    @nourapeaceshow9085 6 років тому +14

    Laaqiya is back!! Jabku waa bilaw 😁 inta soo noqodkeeda jecel qosolkiina i tusa hhhhh

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 6 років тому +46

    Film cajiiba buu ueg yhy like Saar waxa igu raacsan

  • @ubahhassan4466
    @ubahhassan4466 6 років тому +8

    Welcome back laqiyaa iyo koxdedaaaa
    Walhi inixiisay❤

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 років тому +3

    Ilahay amarkiis gabadhan umulkhayr ku jilayso jinkayga iska jacayl ❤️

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 6 років тому +81

    Janadii aduunkaay naftu way ku jamatoo kaa joogi waydee Jijigaay ma nabad baa??

    • @uual5302
      @uual5302 6 років тому +1

      Born Gentle .

    • @charlesabdi
      @charlesabdi 6 років тому

      Jigjiga iley ma nabad ba

    • @alizakiyare8843
      @alizakiyare8843 4 роки тому

      Hargeysaay manabadbaa weyaan maranoow 😂😂

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 6 років тому +2

    Wan u xiisnay kooxdan filmkan waa khatar xalqadihiisa soo badiya 🌷👍👍👍👍hore u soco jigjiga tube

  • @bellakiin
    @bellakiin 6 років тому +3

    waa wareeeey Laaqiya in da house ala jecliyaa kama daalayo fiirsigeeda wlh waxaan leenahay welcome back Laaqiyaay

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 років тому +4

    Habluhu ma sinna, isku dooqna ma aha, midba wax gaar ah ayay xiiseysaa. Xeeldheerayaasha daraaseeya umuuraha haweenka waxa ay isku raaceen in quluubta dumarka ay aad u jilicsantahay markii uu jiro ruux gayaankeeda ah oo kula dabaasho mawajadaha cidlada iyo moolasha badan ee badweynta Caashaqa. 😭😭

  • @istaahilalihassan4811
    @istaahilalihassan4811 6 років тому +4

    Well come my dadkaygii jecliyaa laqiya iyo kooxdeed

  • @laylamohamed1546
    @laylamohamed1546 6 років тому +3

    Laaqiya hadana gaasira so funny mamadan i like

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas 6 років тому +13

    Soonoqod wanaagsan #jigjigatube iyo laaqiya team lkn ninbaanan arkaynin isagana jilitanka kuwanaagsana waa YACKOO NANI ninkaas halagu so daro riwada boosna halooga raadiyo.
    Mahadsanidiin jigjiga tube.

  • @adanducale6033
    @adanducale6033 6 років тому +2

    Inta canjelada iyo shaha uxiistay farta taga 👌👌👌👌👌

  • @simancabdulaahiomar1918
    @simancabdulaahiomar1918 6 років тому +33

    wale laaqiya waxaan raadiyay manta arkay inta ila tagerto la ikta igu qabtaa

  • @samawade282
    @samawade282 6 років тому +5

    Alla gabari wll ku wacanaa
    Weliba marka ay tahah inabtidaa, habarwadaagta iyo inaadeertaa hadii aad si wacan oo qrx badan ula hadasho waxay ku noqonaysaa zxb weliba baari adiga kuu ah

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 років тому +4

    Sonoqod wangsan laaqiya inta uxiistay☝☝

  • @nairobifashionhome4093
    @nairobifashionhome4093 6 років тому +3

    Laaqiya walee waa matalaada soomalinimada markaa welcome Back war hede egash naarlasarye like hayga ilaawina agaah

  • @manhaahmed1393
    @manhaahmed1393 6 років тому +2

    Filmka maba firsanin balsr hadeebo laaqiyo ku jirto waa film the best ah

  • @user-qo2xc1hi3r
    @user-qo2xc1hi3r 6 років тому +1

    nin yahow gabdhaa ummul kheyr
    la baxday magaceeda saxda ah yaa haya
    waanba iska jeclahy walhi
    like

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 6 років тому +2

    War nimanyohow dadkii like ii saara baa ka soo hartye tolow mxy ku helayaan.. Bal ana iiisaara bal somali mxmedy 😜😜😜😜😜

  • @ugbadyusuf5754
    @ugbadyusuf5754 6 років тому +4

    Laqiya yaa uxisay farta tag like isaraa 😎😚

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 6 років тому +16

    Laaaqiya Welcom Back Maama Waxan Sugnaaba Qalalsahagii 😂😂 Iyo Saad U kala Dili Lahayd Maryan iyo Ahmed 😂😂

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 6 років тому +2

    Waaaw iNA so gaarsiiya qeebaha kale horay usoco mama laaqiya Masha Allah films kiina so jiidashuu leyahay

  • @abshirobashir9857
    @abshirobashir9857 6 років тому +2

    Welcome back laaqiyo cadi maha kk(kkkkkkkkkkk my dhuulgaya u xiiaya

  • @somaliunion8293
    @somaliunion8293 6 років тому +12

    Walee waa run dumarku waa beeroo waxad gashato uunbaad ka heshaa

  • @fadxiyaabdulahi4033
    @fadxiyaabdulahi4033 6 років тому +2

    jijiga cadey aya u xiisay ☝

  • @salmanyare2103
    @salmanyare2103 6 років тому +2

    Gabar somaliyeed faaidadeda waxaad ogaaneysaa marka aad qurbaha joogtid adigo single ah. Sharaf kunoolaada gabdhaheena

  • @Hamzalii1
    @Hamzalii1 6 років тому

    Walahi habarta waxe uu hilinee wilka ee edo u tahay ine u aroosiso gabadhaa daabecad mesha kuma hayo sxbka like I sara inta fahantey

  • @mapzuudmohamed8385
    @mapzuudmohamed8385 6 років тому +5

    ala maxaan Laaqiya uxiisay welcome back Laaqiya ❤❤❤❤💕💖💓❣💟💞💝💜💚

    • @xamdamaxamed7192
      @xamdamaxamed7192 3 роки тому

      💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯💯💝💝💝💝mansha alah masha Allah

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 6 років тому +4

    i miss canjero iyo shaah wlhi😥

    • @HH-np5li
      @HH-np5li 2 роки тому

      Waa Maaa KuuGu DanbaYsaY😋💯😫✋

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 6 років тому +2

    I miss laaqiya. Habo is littttt

  • @user-qo2xc1hi3r
    @user-qo2xc1hi3r 6 років тому +9

    haa laqiya ma ku dhawyahay
    filimku mase waa is ka wad

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 6 років тому

    Ala Laaqiyaa ii soo noqotay 🙌🙌🙌

  • @umuamiir462
    @umuamiir462 6 років тому +4

    Maamo laaqiyo hadeybo Ku jirto waa the best film

  • @laylaqaali1120
    @laylaqaali1120 6 років тому +12

    well come back laaqiyo ku xiisnay blhi

    • @zainababdirahaman9690
      @zainababdirahaman9690 6 років тому +1

      Well come back laaqiyo ku xiisnay blhi😍😍😍😘😘😘

  • @mohamudabdi3066
    @mohamudabdi3066 6 років тому

    Waaaw!!! I like this film. Back.

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 6 років тому +2

    Laqiya l mizz u really welcome back 🙋

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 6 років тому

    Masha allah allah maxaan jeclahay dadkeeyga soomaaliyeed oo ribayad jilayo hadana tan wexey dheertahay ribayadaha kale dhaqankeena ayey sidata iyo asturnaantii hablaha somaliyeed lugu yaqaanay sharaf iyo ciso 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @nawaladam3013
    @nawaladam3013 6 років тому

    Welcome back laaqiya she really know's how to act

  • @laacibsoojabay2105
    @laacibsoojabay2105 6 років тому +4

    Welcome back laaqiya kuu xisne 😍

    • @fomar2137
      @fomar2137 6 років тому

      LaqiyaA. Waxa soo wado iyo wabiga. Kala weyn subxnllaah

  • @sihaamcadey4643
    @sihaamcadey4643 6 років тому +2

    Wow laaqiyaa

  • @honeyismail8122
    @honeyismail8122 6 років тому +6

    Inabtiga &inaderka kaa kawacn 😂😂😂laaqiya inaabtigy larabtaa

  • @maymunmanshaaalaah1790
    @maymunmanshaaalaah1790 4 роки тому

    Aleelahay wiilasha soomaaliyeed baa kibray gabdhuhu ma adoomay uyihiin

  • @khadarproduction4484
    @khadarproduction4484 6 років тому +3

    Maxan uu xiisay laqiya inta uu xiistay sideyda oo kale like ha ila dhafin

  • @qalihquruxleey9433
    @qalihquruxleey9433 6 років тому +4

    LaaQiYa🎉🎉🌸

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 роки тому

    Waxhseeg ilaahow ha ibadin aduunka inecbahay nagaha iyo nimanka wax faaliya subxanalah🤲

  • @Cabdizaki1
    @Cabdizaki1 6 років тому +14

    Caadi mahah welcome back Laaqiya Team's Inta ka Heshay Fadlan like Like like Thanks Jijiga tube

    • @fomar2137
      @fomar2137 6 років тому

      Xasbiyallaaah. Waaaa nimacaaa wakiiil. Laqiyaaaa sheekadeeda. Saaan. Miyaaaaa

  • @hanadahmed8389
    @hanadahmed8389 6 років тому +2

    War Waan uu xiisnay filimaantan noo so badiya

  • @hindahasan9202
    @hindahasan9202 6 років тому

    Dhulkeygi ana jcla jijigay ma nabadba love u all somali galbed my dadkeyga😘😍😙

  • @mariaboqoradiabuu1337
    @mariaboqoradiabuu1337 6 років тому +1

    Thanks wll weekend Lee ma laso galini mise malin kasto

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +2

    Laqiya imiss you wlhi 3 year kaso waregty❤

    • @HH-np5li
      @HH-np5li 2 роки тому

      Ani Hada DaawanaYaa✋❣💯😋

  • @nawalabdi6155
    @nawalabdi6155 6 років тому

    Wow welcome back laaaqiya

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 6 років тому +2

    My dadkaygiii jecliyaaaaaaa ogadenia ilahay xornimada ha inooo soo dadajiyo

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 6 років тому +9

    Laaqiya iyo teamkeedii mxn idin tebnay hlkaa kasii wada😊

  • @aishohassan720
    @aishohassan720 5 років тому

    Subxanalah Alle ayn baa qaybka og
    Yaanlafara gashay bilaa Aadan waxba ma oga

  • @warkamaanta4967
    @warkamaanta4967 6 років тому +10

    WELL COME BACK JIGJIGA TUBE IYO RUWAAYADO QIIMO LEH

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
    @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 років тому +4

    Nosooo badiya bilaa caleeeeg adeeerayaal marba hadaaan laaaqiyo arkayo iyo futo Yare ninka magac baaay ubaxisay 😂

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 6 років тому

    Asxan laanta wilshaa wataas wax walbo hadad u qabato maba arkan inta ila aragtay like

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 6 років тому

    Laaqiya Qof Jirta Iydaa Meesha Fixinaysa Mudo Badn Baan Sugynay Gobtiii Reer Jigjiga
    Viva Somali Galbed 😍

  • @deeqomohamed1932
    @deeqomohamed1932 2 роки тому

    Ahmed iyo maryan waan isla jeclahy alla yaa isku dara

  • @naadiyahassan1359
    @naadiyahassan1359 4 роки тому

    Hore usocda wallo aan jecly

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 6 років тому

    Umalkhayr iigeeya war yarta raadiya war raaadiya war iigeeya ar umulkhayr iigeeya war yarta raadiya🤩🤩🤩

  • @mogaming2831
    @mogaming2831 6 років тому +62

    Inta ree jigiga Subscribe

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 6 років тому +1

    Laqiya Wa ku tabnay walee Welcome back

  • @maxamedasad2848
    @maxamedasad2848 3 роки тому

    inta ila jecel agga saara leek

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 6 років тому +2

    Allah kan quduuca ah maxaa ciil iga haya bal inaanta miyu soo ibsaday u sidan ugu kibraayo

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 років тому +3

    😄😄😄😄😄😄😄❤👏👏👏👏 san uu hadalaye waa dalay 🙁

  • @Betterview7
    @Betterview7 6 років тому +2

    we miss you team laaqiya

  • @nasradahir4354
    @nasradahir4354 6 років тому +3

    Wakaaaaa! Wakaaa!

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 роки тому

    Laaqiya waa jilaa aan caadi aheyn waana Qalqaliya weynaatey

  • @mariahassa
    @mariahassa 6 років тому +4

    Jecliyaa laaqiyo iyo kooxdeeda

  • @fahmoali6538
    @fahmoali6538 6 років тому +1

    Wow masha allah