Run bay ka hadashay gabadhuye maxaad u wada saloolanaysaan,war xamar cid walibaa og in Daarood,khaasatan majeerteen iyo mareexaan dhisay,kadibna iyagaa cagta mariyay ilaa hadana dadka ugu badan hawiye ka sokow waa Majeerteen,nin aan ogayn loo sheegi mayo
Masha llh muqdisho insha allh Sidan iyo Si kasii Hormar San walagaara
Waa xilligii lagu soo galay gaariga loo yaqaan isjiidka ee fiyat N3
mindha muqdishow un bu ka hadlayey
Cabiira shime majerten xamar lahayen been badana naahoy isku xisho majerten dhulku lahay wala og yahe xamar abgal iyo rer xamar aa iska leh inta kale kooyto waaye taas ogow.
Khadra Mohamud khadraow waa la yaban yahay hawiye dhulkisi woxoow naqday ku qabso ku qadi meyside
N,Hasoon hasoon wala yaban yahay waxka il adag majiran dadkan anaka xamar leh kulaha nabe yaab
Sow adigii sagaalka saac casarka intaan la gaarin xamar uga bixi jiray sitay manoogto iyo dameero ma iloowday ciyowba xamar reer xamar ayaa bilaabay inta kalana soomaalida qaarna waa ku dhasheen qaarna waalidiintood ayaa qofba mar yimid walaahu aclam
Reer xamar beenta cidii kuu sheegtay dib ugu laabo reer xamarka oo aan soomaaliya iman ayaa xamar magaalo eheed
@@امةالله-ج6و4ي
dadka cayda ka da fadlan ilahey beynu baryeyna in wadanki nabad noga dhigo.
Siqarsoon jilib loga xukumi jiray maxkamado hostagan kuyilay sababta oogadhigteen farisimo
Run bay ka hadashay gabadhuye maxaad u wada saloolanaysaan,war xamar cid walibaa og in Daarood,khaasatan majeerteen iyo mareexaan dhisay,kadibna iyagaa cagta mariyay ilaa hadana dadka ugu badan hawiye ka sokow waa Majeerteen,nin aan ogayn loo sheegi mayo
cida loo keensaday in ay talyaaniga u xamaaln waa la og tahay xoolow hawiye waa dadkii dhulka lahaa
Mahad Ali fiiri dalka waxa hedtay gumidi waa lagu qasbana in la xamaasho si lonoolado makii la qatay xuriyadiina hawiey ilaa hada waa madaxweyne
#cabiira1 hhh majerten waan ogahay in aad sheegataan dhulkasta oo somalia kuyaal ee iinaan waligiin tagin, majerten taariiqiyan waxay daganyihiin bariga somalia dhinaca xega yemen asal ahaana waxay kayimaadeen yemen waana yementii madowga aheed ee beeraha Qaadka lagu fali jiray oo kadib cadaadis faradan oo ay kala kulmeen yementii cadanka ahayd ayey kusoo guureen qaarkood somalia ama eastafrica intii kahartay hadda waa dadka kunool koonfurta yemen ee midabka somalida leh intii somalia soo gaartay waxay ladageen beelo somali ah sida daaroodka beelo kamid ah oo ahaa ogaaden iyo mareexaan oo markaa ubadnaa dhulka bariga somalia waxayna ladhaqmeen beelahaa somaliyeed waxaana isdhexgal kadib lawada qaatay hal oday oo laguwada abtirsado waxaana lawada qaatay beelaha kasoo farcamay #Jabarti oo markaa ayku abtirsanaysay beelihii yemen kayimid(majeerten) waxaana laxooray kuwii somalida ahaa abtirsigoodi oo inta la,ogyahay kamid ahaa beelaha samaale, HISTORICALLY majeerteen waxaan kumaqlay ama dadkii yementii hore in ay iska dhexsoocaan somalida kale waxaana kamid ah saan qiyaasay #cabiira1 waxay tiri xamar waxaa daganaa majeerteen iyo banadiri xataa daroodkii kale oo aysheegan jireen waa ay kareebtay mareexaan deegaaniyan waa uu kaaga dhawyahay muqdisho waana uu kaaga soo horreyay.