Ifiye sxb waan ku salaamay appkaas si wayn ban u xiisaynayaa ee waqti badan baan kaa sugaynee soo dedaal sxb alle hakuu fudaydiyee insha allah guul baan kuu rajaynayaa sxb thnks
Asc walalka weyn ILEYS wad ku mahadsan tahay Aniga ahan muqaldada wan ku shaqeysta 10 hours ayan shaqeeya Waxan ku nolahay MN St. Paul Hore u soco insha Allah Salan sare Mida kale Chanel ka Qisoyin wan ku xiranahay LEGEND Mida kale app kana wan sugaya insha Allah 😅😅😅
Markow ogyhy inow nin kale kaso xaday waxa ka dareeme 😂 sidow mar marsiiyo iyo gaiyaga somaliga lagama helo ama luuqad kala ku daawate ama isluub ii gooni kuso gudba 😂😂😂 waxas dhan iska daba wareegsi waye😮
Qisadaan bil ka hor ayaan daawaday ee beenta daa soomaalida way soo dhiktaa adiga ugama horeesid waad soo xadeysaa fikrada waxaad dhaheysaa anigaa bilaabay 😅😅😅😅
Qisadaan bil ka hor ayaan daawaday ee beenta daa soomaalida way soo dhiktaa adiga ugama horeesid waad soo xadeysaa fikrada waxaad dhaheysaa anigaa bilaabay 😅😅😅😅
58:11 taasi kaama yeelin biyo xubnaha bil aadanka maqaadi karaan tankale bada oo ka biyo badan baa dadka ku dhinta marka laga soo bixinayo xubnahooda caadi yihiin ilaa jirkooda oo cagaar noqda mooyee aragtida ugu roon waa tan dowlada iyo sida fudud ee u joojisay case ka
Arag tideeda waxay ilatahay in dad ay dabojoogeen oo ay dileen kadibna ay meelo kaladuwan ay ku kulatuuren oo la shirqoolay 🤔oo dadka soolabtay ayyihiin kuwa waxdilay iyo kuwa siikoraayay .
Qisooyinka Cabsi Cabsida Badan Sidaanoo Kle 1h ah noo soo Badi wlhi markeey shaqada Igu Cuslaato Channelkaagaan Soo Booqdaaa. Guuleeyso. Sxp.❤
Ku saliya nabi Mohamed scw ❤
Abwe m.a ayaantaan sifiican wax ku wadaa saan noogu wad m.a kuma cayuumin hanaga caajisin🎉
اللهم انصر اخواننا في غزة
Ifiye sxb waan ku salaamay appkaas si wayn ban u xiisaynayaa ee waqti badan baan kaa sugaynee soo dedaal sxb alle hakuu fudaydiyee insha allah guul baan kuu rajaynayaa sxb thnks
xarfanta jecel dhaca bankiyada is muujiya like saara caawa habeen keenii ❤🎉
👇
😂😂Intee dhici rabtaa walaal
Darsi aa sii qaadan rabtaa
@@maskiintiialleinaahmed733😂😂
Wad mahad zantahay ifiyoww ❤
Qisooyinka nuucaan ah Waa ka helaa❤
ومن احسن قولا من من دعا الا الله وعمل صالحا وقال انني من المسلمين❤
الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالكم ❤❤🎉
Walhi Ana bikheyr😅
الحمدلله
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته الحمد لله بخير
😂😂@@AhmedsuberMursal
حالك
Aad iyo aad
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الحبيب
Mahadsanid sxb
Wan idin jeclahy zxpayaal
Masha allah❤
keep going wll ifiye ❤❤❤
Good pro🎉
Xarfaaney wilka like ta ugu cimaamada
asc sxb sare IFIYE SXB soo dhowow horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥺🥺🥺 ... Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Salatul layl 3 habeen tuko wll inaad bani adam wax weydisato waxa kaga fican inaad boqorkii kolka abuuray gacmaha hoos dhigato kuma dayacayo
Alle hakucaafiyo
Seetahy noogu hagarbaxday ❤❤❤
First coment😂❤
Keep going ifiye❤❤❤
Hore u soco wll qali
hore usoco sxb 200k ka badan uqalanta ❤❤❤
2 aragti ayaa laga yaabaa in ay macquul kanoqoto kiiskaan lagu magacaabo"dyatlov crossing case"
1) Aragtida shirqoolka dowladda,,waxaan ugu sababbayn karnaa ,sababta loogu soo daraya nin dowladda ushaqeeya ,iyo in qabiilkii ay arkeen wax iftiimaya ,oo gantaal ah
2) Aragtida Barafka kusoo duodhacay taasina waa macquul .
The best UA-cam in Somalia 🎉❤
From sowda qalib😊
ILYS ❤🎉
Asc walalka weyn ILEYS wad ku mahadsan tahay
Aniga ahan muqaldada wan ku shaqeysta 10 hours ayan shaqeeya
Waxan ku nolahay MN St. Paul
Hore u soco insha Allah
Salan sare
Mida kale Chanel ka Qisoyin wan ku xiranahay LEGEND
Mida kale app kana wan sugaya insha Allah 😅😅😅
Habeenku haku wacnado
Guulayso 🌹👍👍👍👍
ifiiyow libax ablikeshinka Insh allh alle haku fududeyo dadalkaga laba jibar insha allh wanka sugena wanku wata hormarkaga waaa hormarkena libaxeyga libaxisa kii kaweyna ifiiye 🎉🎉🎉🎉🎉
Lpx mahadsanid hadalkada waa ishaafiyy 🫡
Waa dhagaystay bari hore
Muhimadu waa in u so gudbiyey Ustaad Ilays 💯🥸
Keep going pro
Ifiye qurux waan ku salamayy🎉
Musiibo allow hana tusin aamin
Gold voice ✨️
Thanks wllo 🎉 wad no dadaalaysa
Qofkii 1aad ee like saray
Adine like igu sharaf
1 aaminsanahy
Arigtida barafka ugu macaqulsan
Anaa ugu danbeeyey caawa love ma helinba wllo ❤❤
Keep going wllkey❤❤
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ sxp ifiyo qiso aragti kusodhamanaysa hanosogudbin sidan usugaynay wiixi dhibatada ugaystay ardayda ayd aragti kusodhamaysay sxp wllllll adbad umahadsantahay
Ustaad ilays 🫶🫡
Ifiyow qisadan 5 bil kahore ayn dageystay wxey chanelkisa kujirta qisoyinka cabdalla yarka ey ugu qorontay
Markow ogyhy inow nin kale kaso xaday waxa ka dareeme 😂 sidow mar marsiiyo iyo gaiyaga somaliga lagama helo ama luuqad kala ku daawate ama isluub ii gooni kuso gudba 😂😂😂 waxas dhan iska daba wareegsi waye😮
Qisadaan bil ka hor ayaan daawaday ee beenta daa soomaalida way soo dhiktaa adiga ugama horeesid waad soo xadeysaa fikrada waxaad dhaheysaa anigaa bilaabay 😅😅😅😅
APP CUSUB OK 🤳👍🫶❤MASHA ALLAH IFIYOW GOOD JOB
Qisadaan horaa u soo gudbisee
Mahadsanid masuul. Waa fikiraa. Markan sheekoyinkasi oo kale sawir kasi xawan umaba eeko dharkii dhaxanta iyo socoda
Asc wr wb somali maxamed
Qali❤❤❤❤
Asc
1:00
Muuse ma iskaga dhawaaqee
ua-cam.com/video/czxv-RoJl68/v-deo.htmlsi=ddvk74_bnm7JA5IB
Kan ma adaa leh
Wku salamay ifiyow ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ku cimaamaday..sxb.. shaafta igu dishay!
Baradka
Cajiib
karnaalkan kama caajiso horay usoco❤ zxp
Asc ifiye sxb sare dhacdoyinka argagaxleh ee baryahan ka dhaco kenya qasatan nairobi kaso hadal plze
Aniga waxaan qabaa ineysan kamarneyn gacanta Duowladdoods ❤️👏
Aniga wn jeclahay shekayasha camal iso badipls😢😢
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤ ifiye nin dedaal badan guulayso sxb war odayga sharfa sxbayal oo 1 milyan in ka badan hala gaadhsiiyo
Ifyowwww sharf io kraaamo wllky🫅💕❤
Soomaliyeey wiilkaaan maa taageertaaan maalin walba wuxuu idinka codsadaaa inaaad like iyo
Wan Soo daahay lkn ogu damben waa imid asc akhyarta ifiye fans wa idin salamay maxa idhafay oo cashir ah👊🫵🫶👋🤳
Shugran Akhii garab gaka nahy ❤
Team bank iyo hackare laake saar❤❤
2 aragti ayaa sax ka ah midkood sidaan filaayo
1) Aragtida shirqoolka dowladda
2) Aragtida Barafka,
Laakiin mid macquul maahan maxaa savabay in ay 4mitir kahoos maraan maydadkooda.
Dhageyso, dhammaan macluumaadkaaga waa khaldan yihiin. Biyuhu cidna ma dilaan. Qof bay dileen.
IL waan dhegaysti
Ani xitaa WNBA yabay😅😅😅
Qisadaan bil ka hor ayaan daawaday ee beenta daa soomaalida way soo dhiktaa adiga ugama horeesid waad soo xadeysaa fikrada waxaad dhaheysaa anigaa bilaabay 😅😅😅😅
🤣🤣🤣 sxbow wa igu dhamatey se cml, wlh nio qof soo dhigey oo somali hore uma arkin lkn xalal caleek hadi hortey laso dhigey😀
asc asxaabta caawa qisada cabsi cabsi waaye ❤😂❤
Ku saliya nebigeena udgoon Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aktar😍
Keep going bro 😅❤
Dabka armay dawladu qarkamida. Shikeen
Labada indhood maxakatuuray
Aruuryaha lawaayayna shaki bayleeday
Inay qaabkale raadasada macquul mahaa
Raadhiyayshaka laga helayna
Ma barashkaa wadatay ban odhankarnaa
Ifiyoow 200k kabadan aa u qalantaa wlhi hadda la dihi laha subscribe inta aad a woodid ayaa dadka ugu deeqi karta wlhi aniga waxa kugu deeqi laha 10M😊😊
Thanks wll qali
Asc sxb sare ifiye waligey like iyo dawashadaba waligey kula madaba maro ee adiga maxa like ta iga baqiisha horta szbow maxa kahaleey😢😢
Szb qabilka mansi nosodub insha allah
Macquul maahan waayo barafka qofka isma bedelo
Saxib qisadaadu waa layab
Sxb dhacdadi Westgate soo samee Codsi
58:11 taasi kaama yeelin biyo xubnaha bil aadanka maqaadi karaan tankale bada oo ka biyo badan baa dadka ku dhinta marka laga soo bixinayo xubnahooda caadi yihiin ilaa jirkooda oo cagaar noqda mooyee aragtida ugu roon waa tan dowlada iyo sida fudud ee u joojisay case ka
Ifiyow wll wan jeclahy wlhi hormarkga si wllnimo ah waa balan qof wlbon mobilkisa gcn ku dhigo inan follow ku dhaho inzhallh adna qisooyinka noso badi wll🙏🏻🙏🏻
Aragtida afaraad ayaan is leeyahy waa macquul
Asc ugaaz like waa saray wixi qiso murug chanalka ku gudbi lkn wixi xaraftanaka Lee soo gudbi mahad sanid ugaaz
Mida shirqoolka ayaan aaaminsanahy aniga, waayo in kiiska mido kaaban ka dib lasoo xiro waa shaki weyn. Thanks Ifiye
Ifiyo hal gabar leen arkaa gabdha kale meeh😅😅
Waad mahadsantahay sxb
War odayga subscription ku cimaamada.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
Arintaan waxbaa ayaa mugdi kujiro dhalin yaradaas
Haaladooda dadii lawadi lahaa baarista waxbaa lahililahaa kiisa Hadii lahiro
Waxbaa kuduugan indha ayaa maqan feeraha jajawan arab ayaa maqan? Qawiilkaas oodegen meesha ayaa tilmaameen
Sidee kucogaan karaan macaqul macaha 4 miittar Sidee kucogaan deen timir lafbaa kujirtaa somaali ayaa dhadey?
Asc ifiyow waaku Salman abuuwe🎉
Sxb qisada king von noo soo sameey please
Arag tideeda waxay ilatahay in dad ay dabojoogeen oo ay dileen kadibna ay meelo kaladuwan ay ku kulatuuren oo la shirqoolay 🤔oo dadka soolabtay ayyihiin kuwa waxdilay iyo kuwa siikoraayay .
Asc.ilsi.waan.uxisne.qisoynka
Ineekadhiman apk
WLhi waa farxay markaa arkayy qiso 1:02 daqiiqo ah war zhp maanta hadaan youtube ka lahan lahaa trilian ku siin lahaa lph guulayso
Ifiyow wllhi waxa tahay channel-ka aan ugu jeclahay inan dhagaysto qisooyinkisa Sida quruxda badan aad waxa ufaahfaahinaysid cadaymahe wanba iska jeclahay kanalka ilays maalinkii ugu yaraan 8saac kanalkan Ayan dhagaysta
Ifiyoow waa 66 Sano ka hor marka laga xisaabiyo 1959 kii mahadsanid.
Baraf kuma dhicin ee iyagaa ayaa qalbiyan is badalay iyagaana is cunay
ZXB SARE
Asc maxamed qadar xld sxib qiso Ayan ku haya zxp ilasohadal plz
Wan ku tayera zxp