barnamijak arimaha Bulshada iyo dhibaatooyinka duubista telfoonada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • barnamijak arimaha Bulshada iyo dhibaatooyinka duubista telfoonada.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 9 місяців тому +1

    Mashallah 🥰 Cali iyo saaxiibkiis waa barnaamij aad muhiim ah fanaaniinta wadamada kale way ka dhar duwan yihiin live bayna u heesayaan tellifoonka iyo duubista dad aan raali ka aheen inla duubo waa dhibaato aad u Xun waana anshax xumo jizaakumullah🥰

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 9 місяців тому

    Maashaa,allaah
    Waa arin u baahin in laga hadla
    Wax badan baa qariban
    Allaah ha sahla
    🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 9 місяців тому +1

    Marax Waa kaa dhamaatay

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 9 місяців тому

    Hi Sir Ali
    Good points in pondering social etiquette , the cornerstone of civilized society.
    Nowadays , a lot of mainstream peoplation exhibit personal rudness and bad manners . A sign of dying cultures.
    It is even promoted in social media , music TV shows , sitcoms , and stand-ups .

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 9 місяців тому

    Maasha'allaah Tabaarakallaah
    Waa barnaamij run ahaantii aad u wanaagsan.waana ku mahadsan tihiin wakhtiga iyo dadaalka aad galiseen.hore u socda
    الله يحفظكم و يخليكم و يطول اعماركم و يكثر امثالكم
    ❤❤❤

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 9 місяців тому

    Asc dhaman bahda somali america tv

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 9 місяців тому

    Mansha allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 9 місяців тому

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 9 місяців тому

    Way fudud tahay si wax loo canbaareyo,
    Caliyoow umada xumaantoda sheegtaye, bal taada noo sheeg

  • @HindiHussein-s8n
    @HindiHussein-s8n 9 місяців тому

    Waa matarlo joog xumo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 9 місяців тому

    Ali yoow Somaalidu sidaaddoo kale perfect ma wada ah 😅

  • @ibnuisse
    @ibnuisse 9 місяців тому

    Barnaamijikii nala shekeso waa lookout xiiisay

  • @hassanmuhammed5487
    @hassanmuhammed5487 9 місяців тому

    Asc dhamaantiin barnaamij faaiido badan leh laga baranayo qofka inuusan wax aan muhiim aheyn isku daalin inuu duubo.
    Mahadsanidin Cali Xaraare iyo saaxiibkiis.

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 9 місяців тому

    XANJADA WAA RUN KULI XANJO AYEEY CALAAJINAYAN😂

  • @zahramohamed8948
    @zahramohamed8948 2 місяці тому

  • @Chipotlefoos
    @Chipotlefoos 9 місяців тому

    Maxkamadaha holalka iyo meelaha dowlada ( sida mesha caydha, bost afiska) qaar badan shacabku xaqbay ule yihiin in ay duubaan. This is called freedom of speech ama xaqa kowad ee xoriyad hadal. Hadi lako takooro ama xaqaga lagu kudbo kaduub askarta tilifonkaga

  • @zakialle9767
    @zakialle9767 9 місяців тому

    Gaalada xitaa meydka iyo family members wey xushmeeyan, film duubis iska daaye kor xitaa oma hadlaan markey kanisada fadhiyan

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 9 місяців тому

    Dadkas waa cawaan

  • @khadramaxamed7964
    @khadramaxamed7964 9 місяців тому

    ASC Calow ha ku daalina Dadka Soomaalida waxa ka maqan marka hore in aaney garaneyn waxaa uu Xaq u leeyahay iyo wax aanu Xaq u lahayn markaa aad iyo aad ayuu khaladku u badan yahay managaranayo goorta ay Dib isku sixi doonaan Soomaali meel ay joogtaanba.

  • @amalali450
    @amalali450 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 9 місяців тому

    Community want to know what’s going on in USA
    Please engage the community

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 9 місяців тому +1

    Hadaad wax ka hadlaysaan
    Telegram hablaha.iyo ragga soomaaliyeed iskugu galmoodaan ka hadal iyo hablaha soomaaliyeed
    EE 20dollar iyo 10 dallor
    Inta ragga qurbaha joogaa ay u diraan ay halkaa jidhkooda oo dhan ku tusaan taasaa wlhi maanta ka hadal u baahan calow
    Sex caadi ah baa Telegram lagu dhax matalaa next ka soo hadal
    Si loo.xakameeyo

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 9 місяців тому

    Maba soo galeen. Dad nocasa. Hadnn anigu . Ogayn. That’s. it

  • @JubbaFilm
    @JubbaFilm 9 місяців тому

    Tukaha koowaad malaga yaabaa inuu tanaasulay, oo labada tukeyaal ee dambe ay yihiin warmoogayaal gaajaysan??

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 9 місяців тому +1

    Telegram soomaalida hadaad aragto wlhi blhi tlhi waad yaabaysaa
    Naago waawayn oo habeen walpa
    Si live ah sex u matala taa ka soo hadal blz adna waa kuu khyr iyo wacyi galin

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 9 місяців тому

    Wax walbo iyo tusaale walbo wuxu arkay iyo wax asi ku dhacay le miya

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 9 місяців тому

    Kuwa loo yimid. Ee dalbaday ayaa qaldan.Eesy