Cabdiraxmaan Cabdishakuur - Ceeb ayay Inagu tahay In Ciidankii Qaranku ay Kenya Isu dhiibaan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 116

  • @Cibado99
    @Cibado99 13 годин тому +3

    Thanks C/Shakuur fekerkaa waa saliim ee dalka halla badbaadiyo

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 14 годин тому +4

    Dr,c/raxmaan c/shakuur wadanka waa na lagu dul gatay intay goori goor tahay dawladaha waa weyn ee dhaqaalaha haysta nooga kireeya oo aan isleenahay waxbay idinku biirinayaan wadanka oo dhan aan ka kireyno walaal hadda wixii ka dambeeya ceeb nooma dhina e.🎉

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 15 годин тому +3

    Wallaahi kuwo badan buudhaamaa Mr shakuur

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 11 годин тому +1

      Waa markay mucaarid yihiin. Marka ay xukunka qabtaan waa isku wada mid.

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 Годину тому

      Abdishakur abdirahman warsame guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 16 годин тому +4

    Waxaan waa mashruuc urur samaale oo isku taxnaa ilaa Goojacade ilaa 20 maalmood aan Puntland ku duminaa, hubkiii Caabudwaaq iyo tan Raaskaambooni. Waa wax Jabuuti ka dambeyso.

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 14 годин тому +1

      Waxaa isway diileh why aduunku iyo beesha caalamku soomaalia iyo argagixisadeeda ula dagaalamaayaan??????????ani waxaan aamin sanahay argagixisada beesha caalamka iyo shisheeyohu sameeyeen si wadanka soomaalia marna aysan nabad uga dhicin markaas na wadanka khayeraad kiisa u gurtaan dawlada soomaalia waa lajiraan. Alshabaab na waa lajiraan

  • @HareedMilaano
    @HareedMilaano 2 години тому

    Guul Somaliya Insha Allah

  • @ahmedcabas5701
    @ahmedcabas5701 20 годин тому +4

    Run sheeeg really abdirahman

  • @khadijoali2356
    @khadijoali2356 18 годин тому +1

    SubhanaAllaah,qaran Jabeey waaaaay😂😂

  • @MaxamedfaraxMaxamedfarax-j7f
    @MaxamedfaraxMaxamedfarax-j7f 4 години тому

    Guud ❤

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 5 годин тому

    Macaratka Kaliah Waadiga Abdirahmam Guul

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 21 годину тому +2

    Ciidan Somaliyeed Uma aqoonsanin waxaan u araganaa Ciidan qabiil oo duulaan Ku ah qabiil kale dhulkiisa.

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 11 годин тому

    Cabbdiraxman qof iyo cod qof iyo qori.

  • @seed3966
    @seed3966 13 годин тому +1

    Asc. ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 16 годин тому

    Cabdirahmaan C shakuur maanta ayuu ugu qodbad fiicnaa intaa arki jirey

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 11 годин тому

    Guuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul 🙏🏻🙏🙏🏻🙏💯🙏💯💪💪💯💯💪💯💪💯💪💪💯💪💪💯💯💪💪💪💪💪💪💯💯💪💯💪💪💯💪💪💯

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 7 годин тому

    Wa sax

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 14 годин тому +2

    Waaw

  • @omararale7962
    @omararale7962 19 годин тому +1

    Xamse iyo xassan xilka halaga xanyubiyo xilka qaran

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 8 годин тому +1

    Haawiiyee daaarood miiskadhiiciin kaaraan dhuubaahaatee wuuxuucuunaay ciidaan kii. Iisaaqaa iiiriir.saamaalee waaxaabaaiiskaadhiin daarood diir daagaalyaahaan Diir daataadiisheen booqool kaaniin haal. Maaliinaa haawiiyee kaadiileey boolniin haal maaliinaakaamaahaaliin cadiishuu kuur muuxuu uuwaahaaliiwaayaay wiilashii diireed haakaaliin

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 11 годин тому

    Siyaasiinta Soomaalida marka ay mucaarid yihiin waa hadal fiican yihiin. Marka ay madaxwayne noqdaan kii hore ayay ka sii xun yihiin.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 14 годин тому +1

    Kkkkkk.two late maxaa kahor uga hadliweysey.😂

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 14 годин тому

    Soomaaliya gudbay kudhacday siday ugasoobaxdaana way adagtahay ale ahayna qabto xasan shekh aamin

  • @Saxan
    @Saxan 58 хвилин тому

    Waa arin murugo nagu reebtay iney ciidan isku hadaf ah sidaas la isga horkeeno waalllee soomaalinomo waajabtay🥲💔

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 13 годин тому

    gurguurte soomali godbuu kuriday iskuwada gumadyoo gumayste buu uloogay gayigiina wada gaday gaskiyo shidalkii gacaliyo xigalkii gumeyoo iskulaa xaqu guul masege gobtii ogaden guushii hantiye gardarada kuwii waday gabalkodiba dhacay geeridu xaweeye gobanimo kunolow guuul insha allah magafaha allow gubo gurgurte sooqabo aamiin🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲🔥🔥🦁🦁🦁💪💪💪👍👍♥️♥️🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🔥💪💪👍👍♥️♥️✌️🙏

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 20 годин тому +1

    Adigaba sow ciidan laguuma adeegsannin ?

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 17 годин тому +1

      Wax Kasto Qaainul Wadankan Xassan Guurgurte Ayaa kadar beentii uu ka sheegi jiray farmaajo ayuuba kuleeyahay Qaainkan Gurgurte Ayaa Kadaran oo Sameeyey Wuxu Farmaajo ka sheegi jirey kuleeyahay Ma Maqashid miya?

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 16 годин тому

      Khaa’in waddan waa khaa’in waddan.

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 14 годин тому

    😭😭😭😭😭😭😭 NasiibDarada Soomali heysata rag Ma heysano rag Calolxumo baa ka dhacdey!!!

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 8 годин тому

    Haddii Somalia oo dhan kala googo'san tahay, oo dalkii uu noqday sida aan arkeenno. Waxaa habboon in Aqoonyahanno badan oo ku nool Dunida darfaheeda ayaa soo jeediyey in la abuuro guddii aqoonyahan sare ah iyo khibrado badan oo waddanka badbaadiya. Kana badbaadiya khatarta iyo sirta gurracan ee shisheeyaha. Waayo waa waajib muqaddas ah.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 11 годин тому

    Guuuuul D5 ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤

  • @fadumogabere4262
    @fadumogabere4262 17 годин тому

    Cawaankan waxa jawaabtiisa taqaano farmaajo waan loo keeno farmaajo baacan

  • @Cibado99
    @Cibado99 13 годин тому

    Ninkani dadkii iyo baddii & dadkiiba baabi'i ee mooshin halaga keeno sida ugu dhaqso badan

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e 9 годин тому

    Wey adag tahay in ciidan mideysan somalia yeelato kalsooni darro awgeed cid is aamineysaa ma jirto

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 20 годин тому

    SubxaanaAllaah !!!

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 13 годин тому

    Cabdiraxman Cabdishakur uun miyaa dalka siyaasiyiinla ka nool? Aaway siyaasiin ku sheegyadii kale? Aaway xildhibaanada dalka iyo dadka u dhasrtay? Aaway xeer ilaalintii? Kuligood ma ku shubo ayay wada noqdeen?

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 18 годин тому

    Ceeb weyn baa Somali Ku dhacday, ciidankii aan Ku faanaynay in ay Kenya Iska dhiibaan oo ay Ku duulan walaalahood.

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 14 годин тому

    1991 kii ayey na gaadeen waxayna noogu sheekeeyeen siyaasad barre ayaan tuuraynaa markii ay tureen siyaad barre ayey caduun dhac iyo kufsi Nagy bilaabeen waxayna noo isticmaaleen hubkii loogu tala galay in dawladii layskaga dhiciyo maanta waa feejiganahay geele u dirso ciidan urur samaale ah

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 13 годин тому

    Somaaliyey caqliga hawiye Xasan dhiiqo ka tusaale qaado.

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 8 годин тому

    Hasan Sheikh has done exactly what the enemies wanted him to do, does he work for his country or the enemies?

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 13 годин тому

    Abdirahmaan makaarunbaa mise waa kasbayn waan Rajeyn in ay kuu koradho waayo aragnimo

  • @Saxan
    @Saxan 54 хвилини тому

    Madaxwene xasan waa xaasid inuu Soomaaliland u diidey iney badda soomaaliya ayuu asagii baddii uu itoobiya ka gatay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 16 годин тому

    wa ceebti ugu xumaday oo qaranka soomaliya soomartay xasana wuu ubadheedhay inu laayo ciidankas

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 8 годин тому

    Ina cabdishakuurow wad aragta soomalaya Measham aymararyso cidna umamaqna ceelna uma qodna

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 2 години тому

    kali ah Iska dhaadhicinta ree galbeedka dishay abdirahman abdirshakur lkn sida kale waa nin aragti dheer.

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan331 16 годин тому

    Ninkii daacada ahaa oo ciidanka dhisey ee farmaajo aduu kaa shaqayn waayey qayalado jooji ina Mako

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 15 годин тому

    Xaqiiq ayaad ka hadashay mudane.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 14 годин тому

    Maaha ciidan qaran waa reer reer kale ku duulay oo ku jabay xasan dhiiqo waa waashay dad dal midna waxba kama gelin wuxu rabaa inuu xaraasho dalka

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 8 годин тому

    Last time when our beloved nation was on a right course you were shaking with insanity due to jealousy and greed, you are crying now, make up your mind!

  • @AliAbdi-t8p
    @AliAbdi-t8p 14 годин тому

    Waxaa naxdin leh in Abdirahman oo shalay baddii somliyeed u saxiixay Kenya, farmaajo qabiil ugu hanjabayey in uu maanta ka hadlayo dano somaliyeed.

    • @JeydinDeGashan23
      @JeydinDeGashan23 9 годин тому

      Weligisna dowlad wanaag fahmi mayo. Qof iska dhigayo masuul oo war propaganda social media oo tixrac laga so qaadan karin u qabo inay run tahay.

  • @omerali4683
    @omerali4683 10 годин тому

    waa runta mude

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 9 годин тому

    Cagadheerow adigu ma dhaantaa xasan mooryaan waa ku ognahay in aad shisheeye u shaqaysid waxba ha is macaanin qaranimo qqiimeheeda ma taqasnid

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 16 годин тому

    Kenya wexey sameysay wa wax laga xumado....wa in xirirka lo jara

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 11 годин тому

      waayo? ciidankii Somalia ee la baacsanayay ayayba Kenya badbaadisee

  • @ibrahimali-fn3tn
    @ibrahimali-fn3tn 19 годин тому

    Waa ninkii shalay isku siyaasada isla aheeden
    Waxa sxb kiin Xasan sheikh uu sameeye waxeey cadeen utahay in ziyaazadiina aad shacabka iyo dalka uwadaan haba yaratee majirto

  • @sakariyesheekhxassan3488
    @sakariyesheekhxassan3488 18 годин тому

    Munaafaqada cabdi shakuur iyo anigaa saxanta. Farmaajo. Canaanta sh shariif. Jileeca. Xasan sheekh maxamuud. Cadaawada kablalax daarood dhibaataa naloogaystada isaaq gaalaysiinta xasan daahir aws uu gaalaysiinayo dawada inataas hadaan lagadaynin dagimayso somaaliya

  • @JeydinDeGashan23
    @JeydinDeGashan23 9 годин тому

    War ciidanka ha cebaynin. Meshu ma ciyaal skool ba lo direy?.
    Ileen ceeb loma dhinto. Adigo baddi somalia isku daye inu iibsado aya weli siyaasada rajo ka qabo

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 12 годин тому

    Dameer le hooyadaa iyo hawiyeba waa la wasay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 20 годин тому

    Qaabka ay dowlad Somalia kugeysey Ciidanka raskanboni iyo gaadiidka iyo hubka Culus sida ay udaabushey dhaqalaha ay kubixisey intuba marka aad ufiirsato waxaa kusobaxayo in kutalagal ay tahay khawarij ta jogitankoda dalka aa ay san aheen tabar yeeri iyo dhaqale xumo darteed aa ay jirto wada shaqeen dhaqaale dowlad da somaliyed iyo argagixisada Al Shabab taas baan qrsonen Ciidankas hadii ducaale iyo jilib loodumi lahaa way qabsan lahayeen somaliya ha kala tashato

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 10 годин тому

    Somali maaha nimankaa la qabtay waana niman qabiil ahaan usoo duulay kuna dhuumanaayey somali ,,,wax somali layiraahdaa ma jiraan ee jl kuwaa maxa haka gurto

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar7204 5 годин тому

    Hadiii ay Qabyaaladi ku qaaado kan aad isku reerka tihiiin uunbaad madaxa is galinaysaaaan Nabsigiii Mohamed Abdullahi farmaajo ayaaa socda kow ma jooogto goormaa la dhihi dooonaaa fiiiladda kasooo bax?

  • @faysalagass3336
    @faysalagass3336 21 годину тому

    Ma ciidanbaa waa ssc oo qaran laga dhigay xishooda

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 7 годин тому

    Kuwiishalaya gaajacade lagu lanaya ee shiqoolaka loogu maleegaya somali mahani miyaa war xasan dalaka hanaga qabato

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 12 годин тому

    Niinki bada gatay 🤔

  • @SahraHassan-p1o
    @SahraHassan-p1o 14 годин тому

    Somaliywy.hadal.ba.shubaysan.ee.dalka.dhiig.baxaya..niinka.walan.ka.badbadiya.manta.waxba.ha.d.hadhiin.

  • @FarxiyoMaxamed-q2r
    @FarxiyoMaxamed-q2r 17 годин тому

    Waa doqon ninkan siyasadna waxba kama yaqano ee xaarmajo afkiizu ku hadlaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 15 годин тому

    Maxay dhalinyarada soomaaliyeed dagaalka u aadaayaan maxay isku dilaayaan aaway dadkii dhalay wallaahi waayaab

  • @God-p5x
    @God-p5x 5 годин тому

    hawiye.melaqato.male.mamulna.male.iskawarejiya.1.musebix.2.ciro.3.farmajo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 годин тому

    AQAS AQAS AQAS AQAS WAA ADOON DAAROOD FAQASH

  • @romanslayer4679
    @romanslayer4679 9 годин тому

    Waxan arka darood vs hawiye qaxooti cusub buurbuur cusub iyo somalia oo itoobiya qadato hadi kale xassan guurgurte naga qabta hawiyow

  • @12hamaro
    @12hamaro 13 годин тому

    Xasan garguurte wuxuu ku kacay khayaano qaran.xasan waa in lagula xisaabtamo xaraashka iyo dhibaatada uu dalka u horseeday.
    Soomaaliyeed dalkiina ku kaca oo abbey/xasan xaraashka wada u midooba

  • @haydar378
    @haydar378 18 годин тому

    Ku shubo SIM card balance is not sufficient

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 годин тому

    taarikhda waa labadalaa sida cabdaleh xassan

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 16 годин тому

    Wallahi hawiyow dowladnimada waa ku ceebowdeene odeygaan xasan garguurte ee doofarka hala maxakamadeyo ama dila xow u leef leefa gacmaha abiya axmed war wuxu ma eybaa aqayeey madaxweynaha ma metalo

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 13 годин тому

    Waa munaafaq nimo in ay hoos kaxantaan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 годин тому

    DAAROOD FAQASH AYUU RAALI GELINAYAA WUXUU DHOWRAYAA QALBIGA DAAROOD OO XAASID KA BUUXO MARNA KAMA HADLAAYO WAX DANTA HAWIYE AH HAWIYE WAA QABIIL KA MID AH SOMALI HAWIYE MAAHA SOMALIA MAXAA U DIIDEY INUU HAWIYE KA HADLO DANTOODA WAAYO MAANTA MA JIRTO WAX SOMALIA LA YIRAAHDO WAA BEEN

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 20 годин тому

    Somaliya hakala tashato si ay u kala bedbado taas baa ah talada ugu fiican manta

    • @wagadadawe6156
      @wagadadawe6156 17 годин тому

      Wadani ma tihid
      Damjadiid tuugta mafia xilka halaga qaado taas xal ah

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 9 годин тому

    Taasi sahal bey ahayd tuu ankara ka dhigay baa ka daran

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 15 годин тому

    Cabdi.shakuur waa in la rido raga ah cadawga somaaliya wa Xassan iyo Xamsse hala rido.Xildhibanadu inta uu dhulka iibin kagaadha si dhaqso ah hala eryo labada

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 годин тому

    DAAROOD JECELAA DOQONTA HAWIYE OO QALBIGA DAAROOD FAQASH RAALI GELINAYA WUXUU AAMINSAN YAHAY HADII AAN TUULADA GAROOWE LAGA OGOLAAN IN AANU SIYAASI NOQON DOONIN

    • @wagadadawe6156
      @wagadadawe6156 17 годин тому

      Aamus doqon yahoow , oromo afka somali bartay tahay jajuus axmaar ah mushaari ah ka dhexbax somali ducufayahay ducufka dhalay

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 14 годин тому

    Waxaana gacanta u galay hubkii loogu tala galay in dowlad shisheeye layskaga dhiciyo maanta daarood ma dagi kartid ama urursamaale u yeero. Ama urur shabaab yeero labadadawladeed deriska ahaa daarood baa Jooga ee wiilasha aad dhamaynayso orod dhul daarood qabsada leedahay jooji oo iskuul aad sida wax loo hogaamiyana soo baro geelana been buu idiin sheegay

  • @MuseAbdi-dg3yp
    @MuseAbdi-dg3yp 7 годин тому

    Abdi Rahman adiga. Wahkahun. Majiran dadka wahgataho. Was kuyaqanan

  • @DEQAABDI-y6c
    @DEQAABDI-y6c 4 години тому

    it's too late

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 15 годин тому

    CCW. adiga adoomadii oo ah hawiya bahane beenlow duur joogo ku noolan jiray kii dhahaya adiga CCW ma ahan farmaja waa mareexan adiga iyo kheyr lawe kabaha ka orday ,Jensen ka jeexamay,Xasan Kirsten oo baqtiga uu suujada beenlow bahane

  • @muhhamoutmahamaabdi2560
    @muhhamoutmahamaabdi2560 19 годин тому +1

    Waa been

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 16 годин тому

      Miskiiin miskiiin dhalay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 годин тому

    KANI WAA NEEF HAWIYE AH OO RAALI GELINAYA DHEGAHA DAAROOD FAQASH QOF KASTA OO HAWIYE AH OO RABO IN UU SIYAASI NOQDO WUXUU AAMINSAN YAHAY HADII UUSAN KU HADLIN WAX AANAY DAAROOD FAQASH RAALI KA AHAYN IN AANU NOQON KARIN SIYAASI AWOODII HAWIYE WAXAY KU SOO ARUURTEY IN DAAROOD HAPPY LAGA DHIGO HAWIYE MAAHA UMAD NOOL WAA MEYD MAR HORE BAQTIYEY MA JIRO QOF HAWIYE AH OO KU HADLI KARA RABITAANKA UMADA HAWIYE

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 18 годин тому +1

      Ka carar Meesha yuusan Daaroodka Carooday ku keeneeyne! Jubaland guul. From Gedo

    • @wagadadawe6156
      @wagadadawe6156 17 годин тому

      Adiga waxa tahay jajuus oromo axmaar ah oo kaadida iyo xaarka habeen kii barkada maxa kagalay Somali Mesha comments logu talagalay ka dhexbax somali ducufayahay ducufka dhalay

    • @abdiisse977
      @abdiisse977 15 годин тому

      Yaanlagu wasin cuqdad kudishee

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 15 годин тому

    Adiga ka daran xasan Kirsten am xasan dhiiqo habar ukun ma habar kinter qaatumo xumo ku dhamatan 1991 Ila iyo hada maanta xasan Kirsten maxa ku dhacy cidanki waa laaye sabotage xasan Kirsten baa laha hawiya maanta waa ogatahay tabart xasan Kirsten waa la s af jiray waaya adiga Somalia kula socoto aa wax qaadi waayse maanta aa cidalo aa taagan hawiya bahane beenlow

  • @AishaAbdirisak-j4q
    @AishaAbdirisak-j4q 10 годин тому

    Clraxman hafahmo in sidan xasan yeelayo aykeentay shalay madax waynihii xalaasha ahaa xumayn tii aad xumay seen tan maanta waxaa ladhihi karaa waa jeedal allle ee hala xamilo

  • @omararale7962
    @omararale7962 19 годин тому

    Ma Sha Allah. Cagli Salim ah

  • @muhhamoutmahamaabdi2560
    @muhhamoutmahamaabdi2560 19 годин тому

    Muu aado bullaal

  • @faysalagass3336
    @faysalagass3336 21 годину тому

    Ina cabdishukur waa madaxweynaha mustaqbalka

  • @faysalagass3336
    @faysalagass3336 21 годину тому

    Meeday goojacada cida qabiil ku duushaa sidaas BEY u calaacashaa

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 21 годину тому

    runtuu ka hadashay cabdiraxmaan shacabkoow kaca oo gacmaha isqabsada

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 10 годин тому

    Guuuuul D5 ❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @SahraHassan-p1o
    @SahraHassan-p1o 14 годин тому

    Somaliywy.hadal.ba.shubaysan.ee.dalka.dhiig.baxaya..niinka.walan.ka.badbadiya.manta.waxba.ha.d.hadhiin.

  • @SahraHassan-p1o
    @SahraHassan-p1o 14 годин тому

    Somaliywy.hadal.ba.shubaysan.ee.dalka.dhiig.baxaya..niinka.walan.ka.badbadiya.manta.waxba.ha.d.hadhiin.