Abwaan: Cabdigafaar Ciise Cagoole - Maxaa Jaceyl nakala qabsaday !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 96

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 місяців тому +5

    Mansha Allah, waa program aad u qiimo badan. Waa mahadsan tihiin Abwaanka iyo Ayanle Hussein ❤.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 11 місяців тому +2

    Thanks so much HANOOLAATO, Waxaa yaab igu noqotey anigoo ka mid ah dadka fanka iyo suugaanta aad u qiimeeya, ahna dadka qabta gabayada iyo heesaha somaaliyeed, weligey ma maqal Abwaan Cabdi qafaar, oo runtii leh qaar ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay oo ereyo kooban hadana macnaha iyo milgaha ay xanbaarsan yihiin ay qoto-dheer yihiin, waad Mahadsantihiin dhamaantiin, Abwaan Cabdi qafaar iyo, isha aan ka heley mackuumaadkan ee ( Hanoolaato)

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 3 місяці тому

      Inaad doondoonto bay ahayd oo aad soo waraysato fanaaniintii qaaday heesihiisa inkastoo ay dhinteen

  • @asadahmed498
    @asadahmed498 6 місяців тому +1

    Asc masha allah caleyk caqliga alle hakuu barakeeyo a qafaar ciise 100 kiiba 100 riwaayadaa cusub soo bandhig hadii alle idmo abwaan

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 11 місяців тому +3

    Hanoolaato guulayso walaal

  • @fahadyare1122
    @fahadyare1122 11 місяців тому +3

    Congratulatiom🎉 hanolaato 🎉400k comming soon insha allah

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 11 місяців тому +4

    Ayaanle mhdsnd wll sidaa nooguso aruurisid taarikhihii naga horeeyay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 11 місяців тому +1

    Runtii wa waraysi gaar ah oo xiiso badan
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤

  • @ahmedmabdi487
    @ahmedmabdi487 11 місяців тому +1

    Maasha allah waa abwaan qiima badan, runtii waan kugu bogaadinayaa barnaamijkaas qiimaha bdn ee aad noosoo gudbisay 🙏
    Ayaanle adna wll mahadsanid.

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 11 місяців тому +1

    Ayaanle waa ku salaamay adigiyo
    Abwaa kaba murtiyahanka waa mala odoros suu abwaa ka usheegay insha alaah ana mar unbaan maan sooyin keyga ku
    Soo gudbin doonaa ha noolaato
    Wcs

  • @mohamedwarsame5104
    @mohamedwarsame5104 11 місяців тому +1

    Abwaanka sheekadiisa waan ka helay.

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 11 місяців тому +2

    Adeer fariintaadu waa na soo gaartay haddaan nahay dhalinyarada soomaaliyeed, waana cashir adag oo aan baranay.
    Mahadsanidiin adiga iyo ayaanle ❤

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 11 місяців тому +1

    Waa abwaan qiima badan alle ha dhowro mahadsanid mudane ayaanle #HANOOLAATO

  • @abdiqaniwarsamejama6248
    @abdiqaniwarsamejama6248 5 місяців тому

    Mnzha Allah hanbalyo Ayaanle. Guulayso boowe❤

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 11 місяців тому

    Mashaa Allaah Ayaanle iyo Abwaan A/qafaar.waan idiin Salaamay.waa Barnaamij Runtii La Oran Karo Faa,iido Badan Baa Laga Kororsan Karaa. Hore u Socda Ilaahay Ha Idiin Garab Galo.

  • @xuseencabdi4841
    @xuseencabdi4841 11 місяців тому

    Waa salaamayaa ayaa si khalad ah (was) iiga qorantay iga raali ahaada akhiyaree

  • @user-dq8ri7kl6r
    @user-dq8ri7kl6r 11 місяців тому +1

    Naga yaree siyaasi ee wall soo badi abwaanada

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 11 місяців тому

    wa abwaan wadani ah masha Allah

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 11 місяців тому

    Mansha allah waa abwaan cajiib ah

  • @maryamhajiomar8630
    @maryamhajiomar8630 11 місяців тому

    Manshaa allah adeer allaha ku
    Pp

  • @ahmedshire9128
    @ahmedshire9128 11 місяців тому

    Abwaan waaya arag ah fahamsan waaqaca Somalidu kujirto. Ayanle adiguna mahadsanid inaad keento bulshada labeentedi.

  • @rashkaade
    @rashkaade 5 місяців тому

    Mashallah odeyga caadi mahan

  • @fardowsaabdullahi1382
    @fardowsaabdullahi1382 11 місяців тому

    Masha,Allah Tabarkllh wlhi Soomaali dad qiimo leh ayaa ku jiro , Ayanle Hussein Abdi mhdsnd ❤

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w 11 місяців тому +1

    Hanooto maantay waayo waayo

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 11 місяців тому

    Maasha Allah Waa Nin Waddani Ah Soomaalida Wuu U Duceeyey.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 11 місяців тому

    Masha allha❤❤❤

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 11 місяців тому +2

    Aad Baan idiin Salaamayaa,Ayaanle iyo Abwaanka ,Heestaa Gobaad Ama Geeridii Abwaanka waa Mid ka mida Heesaha Miisaanka Culus dhan walba ❤

    • @umuahmedkhayr3370
      @umuahmedkhayr3370 11 місяців тому

      😔😔😔😔

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 10 місяців тому

      oo ma isagaa saneeyay taas yam yam baa sameeyaye

  • @user-cf1pi3rs1g
    @user-cf1pi3rs1g 11 місяців тому +1

    Heeta 'Gobaad' in aad si fiican uga sii deysid abwaanka ayey ku fiicnayd. Waa hees dheer oo aad u quuma badan xagga miraha.

  • @user-bb1tr9yy1h
    @user-bb1tr9yy1h 11 місяців тому

    Manshallah

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi 11 місяців тому

    Salaan sare abwaan

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 11 місяців тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 11 місяців тому +2

    Abwaan somaliyeed oo qiimo leh aad baan kuu salamayaa

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 11 місяців тому +2

    Ayaanlow Cabdiqafaar Ciise cagoole Hadalkiisa lagama daali karayee , 1 barnaamij oo fanka soomaalida ee hore iyo kan Maanta iyo farqiga udhaxeeya

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 11 місяців тому

    Ayaanloow hees caan ah oo lagu sheego inuu isaga sameeyey Baa jirtay oo aanadna soo qaadana ama aanad weydiin. Ee haddi Markale Ilaahay ku sahlo inaad wareysato bal weydii. Heestuna waa “ Gabal daye miyaad tahay
    Hadba hees u jeesada “ Khadro Daahir iyo Bagaag baa qaadi jiray. Mashaa’alaah! Waa Nin weli dhaqankiisii ku dhagan. Cimriga Allaha u barakeeyo.

    • @shaamtube8401
      @shaamtube8401 11 місяців тому

      Xasan geney baan filayaa inuu lahaa

  • @siciidmaxamed7138
    @siciidmaxamed7138 11 місяців тому

    C/qafaar Caadi mahan

  • @sahraahmed50
    @sahraahmed50 11 місяців тому +1

    Asc
    Abwaanada nool waxaan ka codsan lahaa in eey u magac bixiyaan aaladaha iyo alaabaha cusub si ka duwan waxqabadkooda tusaale cunto kululleeye

  • @AbmedDaahir-mx6xc
    @AbmedDaahir-mx6xc 3 місяці тому

    waaa imisa qaybood anigu 2 uunba dawadayan

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 11 місяців тому +1

    Asc cabdiqafarow gabaygaa Dal Dameeye ee ugu horeeyay afsomali ee uu tiriyay maxamed bulxan waxa uu tiriyay 1885kii tariikhda inteeda kalana sidaan kuu shegay ka radi Aun muse galaal

  • @mowlidmowlid2995
    @mowlidmowlid2995 11 місяців тому

    Asc ayaanle iyo abwaanka waxaa inoo weydisaa abwaanka Goormee .sosarayaa riwaayada mahadsanid

  • @Naklamasara
    @Naklamasara 11 місяців тому

    #HANOOLAATO Sxb barnamijka duliye #Azhari inad noo dhameystirto rabaa😢

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 11 місяців тому +1

    Hanolato jacayl iyo hawla kala kujirtaa halmar Goojacade Kamad helin kolay intan ku daawaday

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 9 місяців тому

    Cirbixiyeen, marmarna dusmo ayaan ugu yeernaa

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 11 місяців тому +1

    *WAXAA NAGA DAAYOO QAYBTII 5AAD EE DUULIYAHA MEE?

  • @AbmedDaahir-mx6xc
    @AbmedDaahir-mx6xc 3 місяці тому

    qaaami hadalakaaaaga waaan qaaatayana waaa murti waaan qabanya ma qeeeebaayaa ama xaaafidaya si tusaaale ugu soo qaato

  • @zeynabshiimow266
    @zeynabshiimow266 11 місяців тому +1

    Aad iyo aad ayaan u hambalyey nayaa abwaanka waa dadka yar ee aanu isku da'da nahay.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +1

    Gabdhow ragga sida ha loo dhaamo. Please be kind to gentlemen!

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 11 місяців тому

    Asc ayaanle waxaan rabaa in aad iga caawisosdaan walalkan uheli laahshaako ayaan uhayaa oocajiib ah in uu kahadal arintaas

  • @hodhare961
    @hodhare961 3 місяці тому

    Kkkkkkkk caan lo’aadle wow Illaahay haku barakeeyo adeero nin cajiiba baad tahay laguma caajisaayo warkiisa. Maraykan meel aad ka joogto ma aqaan lkn waa in aan mar uun ku soo raadiyo ishaa allaah

  • @xuseencabdi4841
    @xuseencabdi4841 11 місяців тому

    Asc was abwaanka & hanoolaatoba hadaa iigu horeysa maqalkiisa & magaciisaba inkastoo aan muddo dheer maqlayey heesta
    Berisamaad ee khadro qaado waxaana moodi jiray inuu tiriyey abwaan yamyam mahadsanidin

  • @abdullahihassanhirsi-gs7kq
    @abdullahihassanhirsi-gs7kq Місяць тому

    Abwaanka waa midwiimo. Balance. Lakiin human. Jitin abwaanadii. riwaayadaha..samey jitay..haha ayaan bartay lakiin heesihii uu alifay and aye.y. u wanaagsanaayeen .side heesta berisamssdkii oo shadrach.daahir. qaadeysay.hadaba waxaan leeyahay..bal wadanka ku soo noqo ee heesa wanaagsan ka same cid haha ku xireyso majirto weliba caasimada wooden.

    • @abdullahihassanhirsi-gs7kq
      @abdullahihassanhirsi-gs7kq Місяць тому

      Abwaan waxaan kugula talinayaa.caasimada. xamar soo deg ee hada heesaa samee cid ku xireyso majiraan.

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi 11 місяців тому +1

    Waa nin biyihii maxamud ibraahim ah

    • @fadumamohamoud67
      @fadumamohamoud67 11 місяців тому

      Maxamud Ibrahim???????

    • @fadumamohamoud67
      @fadumamohamoud67 11 місяців тому

      Maxamud Ibrahim???????

    • @fadumamohamoud67
      @fadumamohamoud67 11 місяців тому

      Maxamud Ibrahim???????

    • @sharmakemohammedmostafa9461
      @sharmakemohammedmostafa9461 24 дні тому

      ​@@fadumamohamoud67mj ayuu ka yahay maxamuud ibraahim amaba reer maxamuud wxy isku qoys yihiin (maxamed cawaale liibaan)ninka sameeyey calanka somalia 🇸🇴 amaba cawaale qad diid

    • @fadumamohamoud67
      @fadumamohamoud67 24 дні тому

      @@sharmakemohammedmostafa9461 I ma aqaano cid uu MJ ka yahay.

  • @MiciAwMuse
    @MiciAwMuse 11 місяців тому

    In Beel loo baaqay ayey sheegeysaa Heesto ayaan filayaa

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 11 місяців тому +1

    Malaha hagoogane waa malkumoodkii Soomalidu weligood balay weheshataa oo weyday u maleyaan.

  • @user-yn3py5so6m
    @user-yn3py5so6m 11 місяців тому

    Horta ayaanlaw ereyada sida loogu dhawaaqo u qor qoodhaa iyo xeredaaye

  • @user-xm9xx3cg7l
    @user-xm9xx3cg7l 11 місяців тому +1

    Ninkaan waa waaya joog waxbadan og dadka nuucaan ah wareysiyadooda soobadi

  • @ahmedsharif392
    @ahmedsharif392 6 місяців тому

    Ayaanle abdiqafaar waxaan ahayn isku kalaas
    Waxaan doonayay in aan mar wada hadalno
    Sidee ula xiriir karaa
    Please axsaan weeyn ii samee
    Waa Artan

  • @siciidmaxamed7138
    @siciidmaxamed7138 11 місяців тому

    Aymanle sxb abwan weyn baadkeentey

  • @ahmednor4700
    @ahmednor4700 6 місяців тому

    Somali iyadaaba qabyaalad dulootay somaliga america jooga american baan ahay ha iska dhaho somali wax la sheegto ma ahee

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 11 місяців тому

    19:14 intii caqliga u saaxibka ah way fahantaaan filaaa

  • @xuseencabdi4841
    @xuseencabdi4841 11 місяців тому +1

    Gabay dowlad wada karaaniya dunidaba ma joogto waxaa tiriyey abwaan Cali Xuseen gabyaagii SYL

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +1

    War illeen nin aan jebin yaab ma arag

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 11 місяців тому

    Madaxda soomaalida ayaa marka ee hadlaayaan adeegsado erayo af qalaad ah waliba waxaaba ugu daran marka ee tuwiitarka wax ku qoraayaan af ingariis ayey ku soo quraayaan waxaa nahay umad afkayda dhaqankayda iyo cuntadayda ka faaneeso runtii hadii aan soomaali nahay ma dhawin ee alle hanaga soo gaaro

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 11 місяців тому

    30dansano ayay ka aamusnaydeen. Allaylahe cid wax inatiraaha xaalada marayo waynu ubaahnayn, laakiin heeso haynagu samayn. Gabay iyo maansooyin haa.

  • @mariaelmi6971
    @mariaelmi6971 11 місяців тому +1

    Alla adeer run badanaa wlhi dacadan u qoslay 🤣🤣

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 6 місяців тому

    Guurka qaar waa cowro,,arag ragga qaarkood gabdhahay lugooyaan gabdhuhuna,,qaarkood,,

  • @abdikalaakbarre2623
    @abdikalaakbarre2623 3 місяці тому

    Ninkaan digfer heesaha ninkii u sanayn jiray miyaa

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 11 місяців тому

    Reer Reer

  • @NuurCA
    @NuurCA 9 місяців тому

    Intey habar wacad taqaan
    colaadaha hurin taqaan
    Dagaalka u heelan tahay
    Hankeedu reer un yahay
    Kursiga u hamuuman tahay
    Waxay hor usoo martiyo
    Hareertana ayna dayin
    Caqliga hunga ay ka tahy
    Shisheeyana hebed u tahay
    Sidey qaran u hantaan!
    Erayo micno leh

  • @user-gi8wf1uu6v
    @user-gi8wf1uu6v 6 місяців тому

    Heestan.. gobaad.ee.axmed.cali.cigaal.kuluuqeeyo.waa.hes.caan.ah..yutobkana.wayku.jirtaa

  • @AbmedDaahir-mx6xc
    @AbmedDaahir-mx6xc 3 місяці тому

    somali diid ma nihin eee gooni u isaaaataga baynu rabana

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 7 місяців тому

    C/,qafaaroow kan ku waraysanayaa hagooganaha koobaada 😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 11 місяців тому

    Cidla laga maheesee
    cawa iyo ayaaneey
    caaway udarantahay
    Ma caruusidaada
    Laygu casuumoon
    Caloolyoow laliitaa

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 11 місяців тому

    Asc hees soomaali ah baa jirtey oo la oran jirey hagradayeey hagradayeey afkii hooyow hagradayeey

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax 11 місяців тому

    Heesta cabdow beri samaadkii yaa laxanka saaray ? Abwaanku sucuudigu joogay sidee khadra Daahir ugu dhiibay

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 7 місяців тому

      Siciid xarawo maba ogayn in la duubay bari dambe baan ogaaday buu yidhi ee iyadoo qoraaluu nin usoo dhiibay isagu

  • @MuxudiinCabdulahiaxmed
    @MuxudiinCabdulahiaxmed 10 місяців тому

    Caamimahan cabdiqafaar

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 11 місяців тому

    Dukaan tuulo kuyaal oo Sahro Shop ku qoran tahay Ama Gaare shop bal yaa fahmi

  • @user-dq8ri7kl6r
    @user-dq8ri7kl6r 11 місяців тому

    Weey hugaan la dahay ee aloow u hiili

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 11 місяців тому

    waa been ta ma, jeertenia ay sheegi jirtay

  • @MaxamedCumarcabdishiine
    @MaxamedCumarcabdishiine 11 місяців тому

    ua-cam.com/video/tB-qqkIRW9U/v-deo.htmlsi=j508hC_ecj5Z6Z1o waatan gobaad iyada oo kaban ah iyadoo musik ahna radia hargeysaan ku ogaa

  • @MiciAwMuse
    @MiciAwMuse 11 місяців тому

    In Beel loo baaqay ayey sheegeysaa Heesto ayaan filayaa

  • @user-dq8ri7kl6r
    @user-dq8ri7kl6r 11 місяців тому

    Weey hugaan la dahay ee aloow u hiili