КОМЕНТАРІ •

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 6 років тому +19

    Dhulkan waxaa marey 1991 Qaxiii xamar waa xasuustaa 13 jir baan ahaa Qalaafe iyo Qabri dahare baaan safar dheer ku marey Qoraxey wa seexanay waxaa UU socday Hargeysa Ogaadeenka waa dad GOB ah dhaqan wanaagsan iskuna dhow habka dhaqanka reer waqooyiga Noolaada dad somaliyeed

  • @Samiir703
    @Samiir703 Рік тому +1

    Qoraxey waa dhulka kalinta labad oga jira dhulalka somaliyed ee magaca kacaanka ah mansha allaah ❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲💯

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 5 років тому +6

    aadban ujeclahy inan arko qoraxay
    from burco

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 6 років тому +6

    Wan kufaraxsanahy inan arko banka qoraxay mansha allah qurux

  • @shcybshcyb8229
    @shcybshcyb8229 4 роки тому +3

    Cali Garoobka ha la iska ilaasho waa sunn walaalayal.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 років тому +5

    Yaa Allah wax ii muuqda geedkii Garanwaa ama Cali Garoob.

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 роки тому +2

    Masha Allah Qoraxey dhulkii quruxda iyo murtida somalida

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir 5 років тому +4

    Dhulkeenu balaarana'a! Deegaan wacana bulshadu'u, Dooxa iyo La'ag iyo Damal iyo Dhir wacana'a........

  • @zak.886
    @zak.886 5 років тому +4

    Itoobiya ha dhaco!

  • @laqanyojacayl9580
    @laqanyojacayl9580 6 років тому +7

    Dhulka oo barwaaqaa anigoo buldho ahoo banka jooga qoraxey. Dhaaxaan usoo joognay isagoo barwaaqo aha hada quule ama garan waa ba qabsaday ban maqlay

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 6 років тому +3

    Manshaallah macalinkeygi Dugisaga ayan arkay yaranteydi waxa igu danbesey aragtidisa 10sano kahor banka qoraxey maxan gaben iyo malinba dhex maray

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 6 років тому +2

    Masha allah Banka qoraxeey waan maqli jiray. aad buu u qurux badan yahay

    • @farhansaid8459
      @farhansaid8459 6 років тому

      Banka qoraxey waa meel ku wanagsan dhul beeret

    • @zak.886
      @zak.886 5 років тому

      @@farhansaid8459 haahay

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 5 років тому +2

    Masha allaah jacaylkayda ayaa ka yimid meesha Allah ii daayo

  • @jaqaaf
    @jaqaaf 6 років тому

    Maashaaallaah Aad iyo Aad aan ugu faraxsanahay inaan daawado waxaan ku leeyahay JAZZKLH KHEYRAN

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 2 роки тому

    Cool documentary, keep going from jarar

  • @AhmedMohamed-sf4eq
    @AhmedMohamed-sf4eq 4 роки тому

    Alla mxan dhex mar oon ku caano cabay my home uu xiisy wllhi dhinac walba kamar 2020 from qabridahr boy .....

  • @dhadomedia1484
    @dhadomedia1484 5 років тому +2

    Waligay ma tagin lkn ano xolaha lajooga ayan bidhanteda arki jiray jugla iyo daris banka qoraxay asaga waan maray run ahaanti xisee wayn ayan uqaba dhulkan insha Allah waan tagi doona

  • @shcybshcyb8229
    @shcybshcyb8229 4 роки тому +1

    Cali garoobka iska ilaasha waa sunn.
    Cid baa soomalida geedka cali garoobka la daba taagan.

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 2 роки тому

    Waxan Muqalkan y dawan Isla hal habeen baan afar hees o kala duwan ka maqlay BANKII QORAXAY cajiib iminkaaso garawsadayb

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 років тому +4

    9:00 daar-Balaayo 😂😂😂😂😂

    • @zak.886
      @zak.886 5 років тому

      maalintii Burco duuray 😂😂😂😂😂

  • @mobgetmoney11
    @mobgetmoney11 6 років тому +3

    Mashaa Allah very beautiful

    • @zak.886
      @zak.886 6 років тому +1

      yeah very beautiful mashallah i see you everywhere are you that somalilander that wants somaliland to rejoin somalia

    • @mobgetmoney11
      @mobgetmoney11 6 років тому +1

      @@zak.886 i would love to see one Somaliweyne my our people's my kids

    • @zak.886
      @zak.886 5 років тому +1

      @@mobgetmoney11 yes one somaliweyn

  • @wardaxidigtaqoraxey6726
    @wardaxidigtaqoraxey6726 6 років тому +3

    Mansha allh qorahy alow dhwro

  • @abdize2162
    @abdize2162 4 роки тому +1

    Ala mxaan maray in badan weynaa oo qurux badanaaa wow!

  • @ayaanqorane2226
    @ayaanqorane2226 Рік тому

    Anigo Bulsho aho Banka Jooga Qorraxy Waad Kumahdznthy Muqallka Aad Nooga Duubtey my Home💘💘

  • @zerzayid
    @zerzayid 3 роки тому +1

    DHULKA nalka haysto aynu soo ceshano insha Allah somaliwayn

  • @MaxamedSaxane-p4b
    @MaxamedSaxane-p4b 11 місяців тому

    Maansha aallh dhulkii hooyo 😢

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 6 років тому +4

    Allaah muxuu dhulku maskax ubaahan yahay hadii iskaashatooyin lageliyo aseendooyin kala noocnooca laga beero toga dhexmarana biyo xireen looga sameeyo wadankoodhan ayuu deeqilahaa

  • @farduucali341
    @farduucali341 4 роки тому

    Masha alaah reeabtigeey alalhaidaayowankudhata

    • @farduucali341
      @farduucali341 4 роки тому

      Wankudhash qabridahar warandhaab yankudhashy mashaalaaah boqorki igadhaliyey yankumahadiya

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 Рік тому

    Masagooy macaan badaneey mar yaa maraacaato kuu tagA

  • @geeleyasin2559
    @geeleyasin2559 7 місяців тому

    Jahada waqooyi kama soo noqdo 20 mitir ee kayar

  • @abdifatahmuhyadin5749
    @abdifatahmuhyadin5749 6 років тому +2

    Quruxbadana dhulku ya iska daga

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 3 роки тому

    Goog tawn

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 6 років тому

    manshaaallah banka qoraxay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 років тому +3

    Raga halkan jooga kama lahjad duwana Hargeisa.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 років тому

    ilaahay gumaysiga ha ka dulqaado

  • @Ronaldo-i7k
    @Ronaldo-i7k 2 роки тому

    Asaarta

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 5 років тому +1

    waa barnaamij aad uwacan lkn weriyuhu ma aha mid qibrad iyo aqoon uleh barnaamij iyo duubistoona waxaa fiicnaan lahayd qof aad ukhibradleh in uu kashaqeeyo barnaamijka

  • @baskilyare
    @baskilyare 5 років тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 4 роки тому

    Hada u dhulkaasi u xoriyad yahay ba wanaagsan in la so duubo

  • @abdirahmaanhaaji7969
    @abdirahmaanhaaji7969 3 роки тому

    wankudhashay bankaqoraxay

  • @xaawoibraahim4649
    @xaawoibraahim4649 5 років тому

    Waanku farax sanahay inaan arko banks qoraxey

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 5 років тому

    Gabigiisuba waa garanwaa shiit

  • @arliiban
    @arliiban 6 років тому

    Allow dalka moo ilaali oo nagu ilaali