Wadaad kan haduu maanta diinta ka baxo ilaahy ku ma keeno Waa hubaa in ay qaar badana raaci lahayeen . Sababtoo ah waxayba ka aaminsyihin In uu san khald gali karin. Anigu waxaan qabaa In diinta ay san cid ka xigin cilmiguna uu meel kasta aad hal i kartid
Al ashaacira waxay aaminsantahay waxba kama ogi lkn waxaan aqaanaa in waalidiinteenii hore ay ahaayeen ashaaciro markaa marka uu leeyahay waa gaalo caqiidadii aynu ku dhalanay ee ahayd muslinimada in loo socdo qoladana ay rabto inay iyagu diinta ina soo gaadhsiiyeen weeyaan ujeedkoodu waxaana lacago farabadan ku bixiya sucuudiga kamana hadlo wadanka ay wallaalaha yihiin ee jaarkana ay yihiin ee imaaraatka oo iyagu haysta madhabkan ashaacirada intuu sucuudi diin ii yeedhin lahaa isagu wax ha iskugu qabto isagoo ah waslada qudhunsan ee islaamka loo soo dhex maro ee gaalada daba dhilifka u ah
Mida kale waxan xasususinaya sh xassaan horta iga rali noqo hadan kuyar dhibay wan ku cudurdaranaya Cafwan lkn waxan ku shegaya sh xassaanow xadiskan dalil u noqonmayo caqidadada badilka ah waayo waxad qabta inalle carshiga ku fadhiyo Xadiskana csrshi iyo xurufti isticlaha kuma jirto Marka mcnahisu waxa weeye ilahy si macnawiyan bu usareya ee maaha daatadisa kor jirta Had an idhahdo bariski cirku galay Mawaxa laga fahmaya inu carshiga tegay sicirka barisku Maya lkn waxan tilmamy inu sareyo marks nio an ku nastexeye ilahy utobad ken umada islamka ah galaysinayso iskada Oo caqidada iska hagaji caqido lunsan ayad hayzataye hadi ilahy hanun ku qoray haku hadeyo Hadi kale ilahy umada haku dhaaafiyo khaati ba lagaa joga umadi wad dhibty xataa sh umal iyo shibli baa khaati ka taagan Marat ku xidhan iyo maray melkale kugu infafiyan war alle ka cabso edeb yeelo umada nabad geli Hadad ani ibaahan tahyna si an kula niqasho ciwankayga iyo waxkasta wan ku zinaya halagu helo
sheikha kheyr alle hasiiye waxyaalo ayu isku khaldaaya ashcariya wa madhab caqadiya shaficina wa madhab fiqiya maxa iska galay war ya alle yaqaan anu ma ahe shafici ama ashcari lkn sheikha kheyr alle hasiyo mas'alada hanaga so hubiyo
Walahay bilaahay talaahay, ilahay hortiisa waxaan ka cadaynayaan culimadii islamka ku been abuuratay, been taa aad sheegtay ilahay baad la hortagaysaa.
CULUMADA HA IS DAYSO .. UMADA YAAN LA WAALIN KALIYA U SHEEGA RAACA SUNNADA NABI MAXAMED IYO QURAANKA .. KA DAAYA IN CULUMADU IS QAB QABSATO .. nabiga sunnadiisa iyo quraanka raaca .. taas baa inagu filan walee .. hadaan gafay ALLE HA I CAFIYO
Iska naceyb ashaaciro unbaa kaa muuqata wadaadow xukunka aad saareyso ee sidaa udaran e xitaa aad gaalada gaadhsiisay wax fudud ma ahan lakin sidaad usheegayso cadeyn ku filan ma aha in xukun kaas la saaro Wax yaalo utiirinayso ee sida shactirada ah usheegayso ee aadan meela ku sheegaynin dadkan qosolkoodu wuuna ku cajab galinin e hadal sugan oo anfacaya dadka usheeg
Isku Qilaaafka Madhab Y ada Lkn Waxd Tihiin Islam Ogaaa da Dadka Dhibka Ka Daaaya Xukunka Alleh Dalka Halagu Xukumo Waa Ka Hadla Midaa Waxa Hooose Iska Daaya
ليس بهتان يا أخي الأشاعرة تقول في كتبها أن القرآن هو حكاية عن كلام الله أو عبارة عنه وكلام الله قائم بذاته لا ينفك عنه أبدا هذا بإجماع منهم لعلك لا تعرف عنهم شيىا
Waar waxani muxuu ahaa Beenta uu sheegayo tu la arkayba maahin Waa jaahil koofiyad xidhay midh ma garanaayo Iskadaa ehlu sunna inuu ka saaree Islaamkuu ka saaray Hal daliil ah oo runa midna ma keenin
Waxaa rabaa inaa LA wadaago qofki xaq raba in uu sharaxa xadiithka kulaabto saxiix Muslim sharaxiisa Wahhabi waa beenaale kii hore 700 gabdhood ayaa LA yaabanaa lkn kanaa ka daran
الشيخ يوسف سعيد الشاطري Kkk horta in lacaytamo diinteenu ma qabto anaga oo dhane waxaan nahay ummutu Muhammad (NNKH ) sxb ii sheeg daliil oo dhahaayo ashcaari aa tahay? Iyo ashacaari xaguu ka yimid ma kutubkuu ku qoran yahay sxb
ههههه اذا كنت هكذا فلا تسحتق الجواب Ashcariyo waa caqiidadi nadifta ahyd ee nebigena scw iyo salafka laga dhaxlay Markas bidcoyin ba so baxay sida khawarijta iyo muctasilada iwm mark as ashacarida ayaa diinta badbadisey ehlu sunaha waqtigas iyaga ayu aha iyo haderba Markas waxa sual katagan thy mxa ehlu sunaha ashaciro logu magacabay ? Jawabtu waa si loga socmo mubtadicada waqtiga jirty iyo mubtadicadan mushabihada ee casrigan joogta ee nahaabiyadu ka kow tahy
Waddanka Media Waxba kama jiraan warkas waa war layskaga hadaaqay oo iftiraa ah Haba yarate wax sal iyo raada u leeyahy ma jiro Ee hadagmin Ninkani waa kaddaab munafaqa
MashaAllah sheekh Xassaan,
Jazaka Allahu kheyr, ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood
شافعي المذهب
اشعري العقيدة
قادري الطريق
تتبعونه في الفقه وليس في العقيدة؟
Allah ha dhawro sheekh xasaan waa mujaahid
Jazaka Allahu kheyr Sheekh,
runtaa kahadashey, lkn dadka qaarkood weey dhibtaa
kkkk waxa aad amisantahay hanagu shubin waxa ad aminsantahay , allah weydiisaneyna xusnul khatum .
iblis sheydan miya jano gali oo rabi ku casiyey xasbuballah alshaciri.wbt
@Lam Sham kkk kuma fahmin
بارك الله فيك لقد افدت واجدت
Waaayab wuxuu kuuwadha ogow hee caqiidadii tajseemka iyo tashbihi ibn taymiya.....kuwoodha yiridhi Allah sw..arshi ayuu kufadiyaa.....kursigana luguha aa usaaran.....adhiga culimada waxan lehyihiin waa qof mushirk ah oo sanam caabudhaya..ninkii yiradha Allah sw aa meel gooni ah igajiro...waa ijamaac in uu gaal yahy lasocdho talow
Nusuuta kuligeed illahi cirka usheegi waa ijamac culumida daxdhood in aan dhaahirka hadithka laguxambari Karin.....xal shiek ah oo nusuustan yiri dhahirka aa luguxambari keen shiekh waan kusugaa....tafaarista iyo axaadithta sharax ay culimada saareen ayaa kuhaaya.....bal adhugu keen hal shiekh aah oo ayyadka siffatka ama axaadista kutafsiiri dhaahirka.......wacaleykum salaam
Hal shielkh ah keen oo yiri ayyadka iyo axaadista Allah cirka kusheegi yiri dhaahirka ayaa lugutafsiiri.....aniga waxaan kuuhaya ijmaac in aan laguxambari Karin dhaahirka....midedha kale..waxan kuweydiinaya Allah sw intuusan kor abuurin xaguu joogay?shey Mel inuu joga ubaahan waa maqhluuq lasoco...wasalam caleykum
Sheikhanaa xasaan xusen aadam allahayow kuxafid xaqa waa xabad gugcaysee allahayow cadowga uga cana mal waa garaadle garta yaqaane allahayow goaankiisa ugaashaan waa gob aan loo galine allahayow ugargaar waa guri dhisane allahayow gaarsii umada waa garba waynahaan gaabineyne allohayow qabri iyo godkaba u iftiimee
hansab omar ward lunk o
Aamiin ya rabb,
Ilaahy haku barakeeyo adigana
@@dayurwarfa9762 aaamiin adna sido kle akhii
war ninka ben Badnaa Anaa Ashcari ah wuxuu shegayo waa bentiis Quraanka waa kalamkii Alle
هات بالدليل
ashaciro maxay tahy hadad adigu tahay wan uun maqlaye
Ashaaciirad waxii runmyisanhan inu Qurank yhy makhalquu kutubtotad ka akhiiiryi
@@ismahanbiintufarah2067 Afsomaliga so baro sida loo qoro.
@@hajidabcasarofficial226 Afsomali miyn ku bara wllo
Assalamu aliykum is it possible to get in contact with the admin for dawah purposes i wish to spread the lecture of the Shaykh in London
Contact them on daruulxadith website or their Facebook page
You want to spread terrorism in London
Kkkkkkkkkkkk kkķkkkkkkkkk war ileen tan oo kale fanaaninta ayaa riwaayad lagu yaqiine waa wadaad riwaayad jilaa
Wadaad kan haduu maanta diinta ka baxo ilaahy ku ma keeno Waa hubaa in ay qaar badana raaci lahayeen . Sababtoo ah waxayba ka aaminsyihin In uu san khald gali karin. Anigu waxaan qabaa In diinta ay san cid ka xigin cilmiguna uu meel kasta aad hal i kartid
Subxaanallaah
Wllo Ra,yigaaga lee ka hadashay mida kale dhamaanteen xaqa alle hana fahansiiyo khaatimadeenana Alle hanoo wanaajiyo
Wuu khaldamaa oo waa bin Adam lkn hadda run buu sheegayaa wall
Sheekhow hadaan dhuuso haraan miyaa? Tinta inaan jarto ma banaan tahay?
Ninkaan haduu ilaahay yaqaan Beentuu ka xishoon lahaa qofqaan ilaahay aqoon baa beentaas intaa Leg ku dhiirankara
Dahir Mohamud subxaan.
warkaan ad halkaan kuqortay hadaadan katirin marwalba oola aqriyaa danbiyaakusocda isna ajarbaausocda saladaha iyo sonka lacifsaqirka ahna wauukaqadan wayo waxkale mahayside shiqan hadad uaragtay qofxun wllhi sheqaaga washaydanka Allah kuhorkufriyey ilen xasaan waxiidiidan imaa waa murtadiin imaa wa caamo aduun ragadsaday imaa waasufi shirki dulaystay imaa waa ictisaam dinkiikagadoomay imaa waa reeraha adunyada mooday qer intaas moyee waxkale oodiidan majiraan ee ninyahaw ninkan iftiraa a adkutuurtay kalaabo
@@abuqatada9118
Ninkaasi hadalkaa hadduu ku qaldamay OO aad is lahayd wax u toosi ayaad dhooqa gashay!!
Xassan kaliya ayaa muslimiinta ka taqaan miyaa?!
Ictisaam haday gadoomeen maxay noqdeen ! Bal magac noogu sheeg?!
Waa hadal diblomaasiyadeed hhh!?
Xarfaan soo xiirtay
@@abuqatada9118 Waan ka xumahay caqliga kugu jira
Jizaaka allahu yaa shekh xassan allaha Ku barakeyo
Sh tabliiqu ma ahlusunaad aamisatahay in ayihiin
cajiib, xafidullah shekhunaa
Al ashaacira waxay aaminsantahay waxba kama ogi lkn waxaan aqaanaa in waalidiinteenii hore ay ahaayeen ashaaciro markaa marka uu leeyahay waa gaalo caqiidadii aynu ku dhalanay ee ahayd muslinimada in loo socdo qoladana ay rabto inay iyagu diinta ina soo gaadhsiiyeen weeyaan ujeedkoodu waxaana lacago farabadan ku bixiya sucuudiga kamana hadlo wadanka ay wallaalaha yihiin ee jaarkana ay yihiin ee imaaraatka oo iyagu haysta madhabkan ashaacirada intuu sucuudi diin ii yeedhin lahaa isagu wax ha iskugu qabto isagoo ah waslada qudhunsan ee islaamka loo soo dhex maro ee gaalada daba dhilifka u ah
Wll Sida aad Sheegeeysid Aniga Xattaa Waan aaminsanaay. Lakiin Hada Ma aaminsani Sababtoo ah Waxbaan Baaray Waana Fahmay Halka eey Sarta Ka Qurantay Waa Mahad Alle igu Maneeystay Sxb - Wll isku Day in aad Wax baarto ama Wax barato Sida Xattaa Anigaba Leeydhihi jiray Wax baro?
A.s.c jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheikh xasan xuseen aadan
xafida huladu sh xassan
Xuseen qalaafena allow luqaafada ka dhowr dhibkow dhambaalka nagu so gaarsinane allohayow aaqiro dheef ugu badale dhamaan intii islaanana allow udhimri
Jazakalaah khayran shaykhnaa al faadil
يا مضللكم الجَهّاْل
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
Mida kale waxan xasususinaya sh xassaan horta iga rali noqo hadan kuyar dhibay wan ku cudurdaranaya
Cafwan lkn waxan ku shegaya sh xassaanow xadiskan dalil u noqonmayo caqidadada badilka ah waayo waxad qabta inalle carshiga ku fadhiyo
Xadiskana csrshi iyo xurufti isticlaha kuma jirto
Marka mcnahisu waxa weeye ilahy si macnawiyan bu usareya ee maaha daatadisa kor jirta
Had an idhahdo bariski cirku galay
Mawaxa laga fahmaya inu carshiga tegay sicirka barisku Maya lkn waxan tilmamy inu sareyo marks nio an ku nastexeye ilahy utobad ken umada islamka ah galaysinayso iskada
Oo caqidada iska hagaji caqido lunsan ayad hayzataye hadi ilahy hanun ku qoray haku hadeyo
Hadi kale ilahy umada haku dhaaafiyo khaati ba lagaa joga umadi wad dhibty xataa sh umal iyo shibli baa khaati ka taagan Marat ku xidhan iyo maray melkale kugu infafiyan war alle ka cabso edeb yeelo umada nabad geli
Hadad ani ibaahan tahyna si an kula niqasho ciwankayga iyo waxkasta wan ku zinaya halagu helo
زاهر ٱبن الشيخ الأزهري miskiin an islam shuqul kulahayn ba tahay ee shekha ka faidayso شيخ حسان هو عالم وفقيه لم يسبق له مثيل وهو شيخ الاسلام الحالي
زاهر ٱبن الشيخ الأزهري
Miskiinoow ma waxaad moodeysaa qoraaladaadan inuu sheekh xassaan arko war sh xassaan youtupe kuma mashquulo
زاهر ٱبن الشيخ الأزهري
Waxaad kaloo noo sheegtaa ilaaha aad caabudo xaguu joogaa ama ku shuganyahay?
intaadan caaytamin horta maad wax soo baratid. caydana dhaqan muslim ah ma aha
Hahaha. Anigaa cinwaankeyga ku siinaayee ila dood.
Masha Allah
Kutubtoodana waa soo daliilsanaysaa waana cayaysaa jaahi murakab cilmigu ma aha carabigaan aqaan
Dahir Mohamud
Waad sa sheegtay weeye ninkan dadka buunbuniya ee waxba meesha kuma hayo xata carabi ma yaqaano
Xuja la imow walaal af somali looma baahna. Sheekha warkiisa wuu cadyahye.
Baraka Allahu fiiyk Sheekh
Barakalaahu fiik shikh xassan
من هو الشافعي ؟هل هو اشعري ام لا
الشافعي لم يكن أشعرياولاعرف الأشاعرة ولاإمامها بل توفي الشافعي قبل مولدأبي الحسن الأشعري
jazaakallaahu khayr wll
Sheik xasan ruunta yu kahadalaa Allah cimriga hakudereyo yo cibadad baa
sheikha kheyr alle hasiiye waxyaalo ayu isku khaldaaya ashcariya wa madhab caqadiya shaficina wa madhab fiqiya maxa iska galay war ya alle yaqaan anu ma ahe shafici ama ashcari lkn sheikha kheyr alle hasiyo mas'alada hanaga so hubiyo
Walahay bilaahay talaahay, ilahay hortiisa waxaan ka cadaynayaan culimadii islamka ku been abuuratay, been taa aad sheegtay ilahay baad la hortagaysaa.
Sharaxa baa juuriga ka fiiri zxp ee jawharada
Heedhaha ninkaan xata kusalimaayo rasuulkeena suuban scw scw
Salalaahu calayhi wasalam ❤
sheekh arinkaa wan ka boodnay nagaga noqo culimada cayda ka daayo
CULUMADA HA IS DAYSO .. UMADA YAAN LA WAALIN KALIYA U SHEEGA RAACA SUNNADA NABI MAXAMED IYO QURAANKA .. KA DAAYA IN CULUMADU IS QAB QABSATO .. nabiga sunnadiisa iyo quraanka raaca .. taas baa inagu filan walee .. hadaan gafay ALLE HA I CAFIYO
Kitaabta sheekha aqrinaayay magacii
كتاب الرد على الجهمية للدارمي
@@kafiwarfa اخطأت هذا مقطع من الدرس السابع من شرح كتاب الرد على الجهمية للدارمي
Iska naceyb ashaaciro unbaa kaa muuqata wadaadow xukunka aad saareyso ee sidaa udaran e xitaa aad gaalada gaadhsiisay wax fudud ma ahan lakin sidaad usheegayso cadeyn ku filan ma aha in xukun kaas la saaro
Wax yaalo utiirinayso ee sida shactirada ah usheegayso ee aadan meela ku sheegaynin dadkan qosolkoodu wuuna ku cajab galinin e hadal sugan oo anfacaya dadka usheeg
ilaahey kucadaab waligay bashar ka been badan ma arkin
Asc walaal maxaad shiikha u maagi muxuuse been ka sheegay
Gg
Asc walaal maxaad shiikha u habaari beenta uu sheegay se waa maxay
Alla ku Cadnaab adiga jaahilyahow dhagaha dhukan sheikha afkada uraayo ka du
@@xamalosalmaand1
Wuxuu akhrinayaa kuligood midh runa kuma jirto
جزاك الله ابو سلمان
أباسلمان علي النصب نداء
Caqiidada saxda ah waa ashaaacira
Caqiiidada saxda ah watiii nabgiinna scw iyo imaamkeenna shaafici
4ta imaam Madhab iyo ashaaciro shuqul iskuma leh.
ninkan ila fiiriya allan idinku dhaarshee hal marna nabiga swc halmarna kuma salinayo
NuuR EBE
ماد قال هدا لعين
War anagaa yaab aragne ninkaan benbadana
Aamus wll been masheegyae aniga ashacri ahaa wlhi waxaan UU sheegayo bandana waan kuarki jiray
Sheekh Allaha Ku xifdiyo Amiin.
Subscribe walalayaal thanks.
جزاك الله يا شيخنا أبا سلمان
Mrksta wan mqla Ashcari e mxay yihin ma suufiya mse wa salafi mse intaas wax an ahyn waye
Isku Qilaaafka Madhab Y ada Lkn Waxd Tihiin Islam Ogaaa da Dadka Dhibka Ka Daaaya Xukunka Alleh Dalka Halagu Xukumo Waa Ka Hadla Midaa Waxa Hooose Iska Daaya
Ilahay hortii waxaan ka qirayaa inaaad xadiiska aanad fahmin
🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xasan baaraaalle gana dheere yaahuu
war jog war joog gaalnimaa far u taagtay
Naa heedhe mxaa lacaaytameysaa😂😂. Qubuuraha kuwii baryi jiray miyaa tahy oo beenta kuqaraaban jiray
Nagkane wa halis dhiga Islamia baneesto
Shiikhu waa Aftahan ween
Taakfiirka.bilaa.xujada.ah.caan.baykutahay.ashaaciro
Ninkan daliilbu wata qofki wax isku haaya haa la doodo qofkii kalana haa iska aamuso cay aad caytantay daliil kuu noqon meeyso
Culumey Camada Warerka Ka Daaaaya Islamka Waa Mid Waxd Kala Sareysan Lama Rabo
mash Allah sh hassan
mustafa xpose waxba inkirida ha isbarine cilmi ku hadal ghazali ayaad ka soo guurisay warar aan lagaba hadlin qoraalkalana hadalada sheekha qaar waa laazimul mad hab ashaacirada mad habkeeda waxa laazimaya arimahas
midna weeyba qaban waadna ogyahay hadaadba taqaan ashaciro ama aad tahay ashcari wax yaqaan oo caamada ashciriyada aadan ahayn midaas waa kalaamu nafsiga kutubta caqiidada eey leeyihiine manduumada zubadka ee fiqiga muqadimadeeda in nabi muuse cs uusan maqlin illahey swt kalaamkiisa marka ka hadal waxaas adeer afsomali.lama rabee
Mawaxaad diidaysaa runtu
👉Nin yiri quranku maaha hadal alle ee waa rabitankiisa uun kliya qiil ma laha
Waxa uu sheegayo sheekh xasaan xertiisu kuma waafaqsana
Walaal shikh Xassan runta ha ka ganban
Amxaarada ka kici ogadeen marka hore kkkkkkkkkk dhuuso weyne
Kan sheikh hadhihina wayo been Buu mesha kuhayaa
Sxb beenta kadaa caamada Allah haku qabto
sxp waala garanyaaa qofka been sheegaya
Adiga ayaa Edeb daran diintana khalad u fahamsan Shaydaanbaana kugu yidhi cid aan adiga ahayn diinta taqaanaana ma jirto ee Ilaahay u toobad keen iskana daa dadkaa cilmi iyo caqliba badan oo aanad caara ka gaadhayn in aad afka ku calalisaa culimaddii islaamka intooda badan ayaa Ashaaciro ahaa waa ragga aad kutubtoodu marjaca tahay markaa Ummada beenta ka daaya Wahaabiyo Ilaahay ka baqa
Naclada Allaha kugu dhacday beeen badan odaygu aqoon maba u laha ashaaciro
Zakiya john naclada hakugu so waregto adiga shegaye gacanta qoralka ku so qortey haka qalocate shiiqa dhageyso jaahila thy
Zakiya Sh wll nacalada mafiicna iska ilaali
Zakiya Sh waxa aay kooxdaa aamisan tahay oo kitaabahooda Ku qoran aqri kana wardoon
Adhiga iyo waxi kulamid ah nacala kutalo
waryaadha sheekhu wax ayuuu iska leeyahay ee ninka cayda ka daaya wahaabi intay dadka haystaan dadku hagaagi mayaaan
Maxaad naar kugeynaysaan wadaadka ibliis ah😂😂😂
سبحان الله هدأ بهتان عظيم سبحان الله هدأ بهتان عظيم سبحان الله هدأ بهتان عظيم سبحان الله هدأ بهتان عظيم سبحان الله هدأ بهتان عظيم ؟،،،،
ليس بهتان يا أخي الأشاعرة تقول في كتبها أن القرآن هو حكاية عن كلام الله أو عبارة عنه وكلام الله قائم بذاته لا ينفك عنه أبدا هذا بإجماع منهم لعلك لا تعرف عنهم شيىا
sax
Inaalilaahi waa inaa ilahayhi raajicuun, ninkani wuxuu ku hadalayaa eegaya, Jaahil wayn weeye.
subaxanall , iblis iyo intii raacda wa ahlunaar allah kitabka qur'anka ....ku sheegay . acudu billahi:::: ku sali Nabi Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalim .Allahu musali wasalim cala sayidina mohamed ::::: sayidina Mohamed. wbt
Wahaabiya madhabkoodo waa salafi
Caqiidadoodu waa wahaabi
Dhaqankaaguna waa takfiiirin marka adi halkee usocotaa takfiiiiirow
Waxaan kugu jeclaha runta xassaan xusseenoow
Waar waxani muxuu ahaa
Beenta uu sheegayo tu la arkayba maahin
Waa jaahil koofiyad xidhay midh ma garanaayo
Iskadaa ehlu sunna inuu ka saaree
Islaamkuu ka saaray
Hal daliil ah oo runa midna ma keenin
subxanallah war ninku muxu sa ogu dhiran culimada
please ninkan hadaladiisa iyo taxliilkooda iyo waxa eey ahlusuna (ashaacira ) mas,alada qua,aan ha,ila soo xariiro iyo waxii dood ah oo kusaabsan isla mas,alda
ceebtii aduunka
ashcariyo !!
بأس ما قلت.لا افصح الله ولا باراك فاك.، لقد اقتربت وكذا انت من وهابي نجدي.beenaale wahaabiya
لقد افتريت ويلي ما افتيت
اشاعرت من أهل سنة والجماعة وسوف تندم يوم اللدين
guuleed maxamed كان الله ولا مكان وهو الاءن علئ ما عليه كان
فتعال الله علوا كبيرا
Waxaa rabaa inaa LA wadaago qofki xaq raba in uu sharaxa xadiithka kulaabto saxiix Muslim sharaxiisa
Wahhabi waa beenaale kii hore 700 gabdhood ayaa LA yaabanaa lkn kanaa ka daran
ibliis nin ka been badan in uu jiro ma ogeen lkn waa kana waan arkay hada
sheekh beenta iska dhaaf.
Hhhhhhh diplomacy sh aftahanimada kujecladay walahi
لعمة الله على من انكر علو الله و كلامه... الاشاعرة كفار. انكروا علو الله وصادموا الشرع والعقل والفطرة..
Umada haa fasahaadinin
Horta ninka dadka ayuu gaaleeysiiya lkn suufiyo horta waa dad muslimiin ah lkn wx badan baay kalunsanyihiin
Wahaabiyo ayaga argagaxiso aabahooda
ibliis waa xasaan
kkkkkkkkkk subxanallah war been badana oodadka u wax ushegaya jahilsana so kama yabaya caruurta yar yarka inay ku ceebeyan
Xassaan waa takfiir
Sheeqeena,dhaaf,jaahilyoow
Confuse element
War ninku ciyaal suuqsanaa Subxanallah
Ilka dheere kaddaab qudhun
Ah wallaahi inlagula hadlo oo hadal lagugu khasareyo maba mudnid dugaag ilka majarafadle
Jahil jahil dhalay inad amusta kugu wajiba adiga iyo ninkan laba qawan isma qado laba jahilna isma qadan
Xasaaxow illaahay ka baq
Subxaanalaahi
keen kutuba ay ku qorantahy keen bal wahaabida lonsan
waba yaabe yaa Islam ah
kanoo kale ayaa umad shiiq u'ah beenlow kadaab ah
wahabis alaha dhibtooda nadhaafiyo
Sh allha kaa awaal Maryo xaqa cadentisa
Amiin ya Rabbi
Hahahaha
Beenale
Ashaaciro waxey tahay adi lagaama wareeysanayo ee haku daba lumin ahlu xaqqa wahaabiyow
Beenaale difaacaya wahaabiyo,walina kadhigtay yahuud iyo nasaara.fitnada aduunka kadhacaysa wahaabiyo ayaa sabab u ah.war iska ilaaliya.
wahaab miyaanay ahay magac magacyada alle ka mid ah
ka waran suufiyiinta fogaaday ee munxarifka ah
Been badanaa
Culimada islamka oo dhami waa ashaciro iyo maturudiyo
Waxbana kagama qadeysid been aburkaga lkn malinta qiyamaha ayaa la doonaya inad sida u hadashid mubtadic yahaw jaahilka ahi
Ilka madaraqle ilahay waxanu ka barinay inu calamad kaso ifiyo degdega umadana kaga raaxeyo u ku dhafiyo bidcadada iyo shartada qudhun yahaw lalushka qaata kolley waa lagu so lalushaye saqajan akbar
الشيخ يوسف سعيد الشاطري
Kkk horta in lacaytamo diinteenu ma qabto anaga oo dhane waxaan nahay ummutu Muhammad (NNKH ) sxb ii sheeg daliil oo dhahaayo ashcaari aa tahay? Iyo ashacaari xaguu ka yimid ma kutubkuu ku qoran yahay sxb
ههههه اذا كنت هكذا فلا تسحتق الجواب
Ashcariyo waa caqiidadi nadifta ahyd ee nebigena scw iyo salafka laga dhaxlay
Markas bidcoyin ba so baxay sida khawarijta iyo muctasilada iwm mark as ashacarida ayaa diinta badbadisey ehlu sunaha waqtigas iyaga ayu aha iyo haderba
Markas waxa sual katagan thy mxa ehlu sunaha ashaciro logu magacabay ? Jawabtu waa si loga socmo mubtadicada waqtiga jirty iyo mubtadicadan mushabihada ee casrigan joogta ee nahaabiyadu ka kow tahy
Marka lo ego ehlu sunaha iyo xassaan firqda ictasamka ehlu sunaha ayaa ka dhow xassaan sababto ah isagu milladaba waa kasaaray ictasamka oo waawada gaalaysiyey lkn ehlu sunnuhu ma galaysiyan wahabiyada wanu bidcaysina lkn ma gaalaysino
Marka waxa layable idinka oo ehlul bidaca ayaa sa isu gaalaysinayee oo larabay inaydin dhinac ahatan
Mxa Lola yabaya xassaan inu ehlu sunaha galaysiyo isagaba isgalaysiyey sheekhuye
Hhhhhhhhh daameer war ahlu sunowaa ashacirada marka wax iska hubi jahilyahow
Waddanka Media
Waxba kama jiraan warkas waa war layskaga hadaaqay oo iftiraa ah
Haba yarate wax sal iyo raada u leeyahy ma jiro
Ee hadagmin
Ninkani waa kaddaab munafaqa
Wahaabiye eheslucilmi kaa daaya cayda