Niicdaas iyo waxaas garran maaha! Sharaftaada miyaa kaftan ah naa? War waxan gabdhaha Soomaaliyeed raqiis ha ka dhigina oo kor isu qaada! Ka soo baxay waa maxay? Maxaa caqligi dadka uga dhacay? Naay hoy hoy? Qasol maaha iyo niic. Raggu dumarka waa ku dayaan kaan Ilaahay ka baqaynin, marka lama yeelo
Oomar nin saxa maha maskaxdiisa hala iska daayo wa iga talo gabadhii sahra sidu u bahdiley qalbiga uga ciyaarey wad adkeysan tolkii sidu u caayayo waad arkeysan intaasa inugu filan
0:52
Waa la iga dhex hadlayay aniga ma ahayn😂😂😂
Aar oomaaraa😂😂
Bisle markuu hadlayo maskax buu ka hadlaya😂😂😂
Oomaarna gabadha heat buu gaarsiiyay😂
Walahi wilkan baa kaa faridsan Omar waa doqon
Oomaar.Waa nin rag ah.Maashallah.Waa nin ka soo jeeda Cidii la daba fariisan jirey
@sboffical. Cid la dabo fadhiistaa soomaali kama dhalane faanka jooji , mise cidii xaarka cuni jirtey baad u jeedaa.😂😂😂😂😂😂
Majeedheen shashda mayswada keentay 😅😅😅😅😅😅😅😅
Kkkkkkkkkk
Oomaar gacan baan kuu taagay
War oomaar mingis Buu qabaa waa nin laga dhex hadlayo
Oomaar garacsana 😂😂😂😂
Bisle waa daqon caadi ah
Nin ragged besle
Wllh waa jawaab sax ah
Oomaar wuxuu is dhahaayey bisle baqtiiso, laakiin nin rageed ka codkarsan baa heley.😂😂😂😂😂
Walaahi bisle wa nin sharaf leh lkn doqon tan dadki dhalay meeye 😡
Niicdaas iyo waxaas garran maaha! Sharaftaada miyaa kaftan ah naa? War waxan gabdhaha Soomaaliyeed raqiis ha ka dhigina oo kor isu qaada! Ka soo baxay waa maxay? Maxaa caqligi dadka uga dhacay? Naay hoy hoy? Qasol maaha iyo niic. Raggu dumarka waa ku dayaan kaan Ilaahay ka baqaynin, marka lama yeelo
Wardoqonkan reerka Kaqabta sheekada xun
Wale haday xanaaqday waxle jiro 😅😅
Been maaha wayxanaaqdey caydhiin cune caloshiisu kashiki qabaa🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁🥱😁 waxan qac waydhaaftay
Heesta bisle weyba kahoreysay muxuu rabaa
Darta xaji love yuo❤❤❤❤❤❤
Oomar nin saxa maha maskaxdiisa hala iska daayo wa iga talo gabadhii sahra sidu u bahdiley qalbiga uga ciyaarey wad adkeysan tolkii sidu u caayayo waad arkeysan intaasa inugu filan
@@kowsaralihassan7674 taa
MUHIIM waaye
Omara ubadu waxaayi kugu jeceled akhalaqada wanagasan lakiin waa lagu nacayi
Bisle waa boqor lkn oomaar waa nacas aan ixtiraam garaneyn
Omaarow waad gardarantahay maseer wuuudhafay waxaaga
Masayr baa haya oo maar waa doqon
Odayga waa lagu maqan yahaye ka FUQA...
OOMAAR Waa nin WELI XANUUNSAN, imminkana inuu QOYS DHAN KA DHEX SHEEKEEYO WAA SHEEKO KALE.......!!
War oomaaroow malagu taagey
Kuwwaan waa is ogyijiin