Deg Deg: Xaalka Muqdisho, Hanjaabadda MD Xasan Sh ee Itoobiya & A.Madoobe oo ka horyimid...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 місяці тому +2

    Dawlada hala taageero dalka xaalad xasaasi ah ayuu ku jira Cadowgeenii ayaa iridka taagan gudahana ku jira midnimo ayaa loo baahan yahay.

  • @YaaHoo-f3d
    @YaaHoo-f3d 2 місяці тому +1

    Dad ka somaaliyeed shaatiga dowlada ku qaraabta

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 місяці тому

    Md Hasan sheikh waxa u Roon inuu lacag hor leh soo daawacaa hadii kale waji gabax ayuu kala kulmayaa evc haka taqaluso hadii kale sumcadiisa ayaa ku dhumayso side ku dhaci kartaa in laga goosto nuz dollar qofkii wax tuurto evc please Xàsan sheeqow hormuud wax ka qabo hadii kale Waxan kuu arkaynaa nin la shaqaysto hormud soo daawac lacag cusub hadii kale waad qulqushay sxb thank you 😂😂

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 місяці тому

    Asc Asxaabeey Xasan Baahane Dantii Guud iyo Qabuura hii Marka uu soo liqay lacag ayuu lacag ka rabaa Ganac satada horay uma bixin jirin miyaa mise Xasan Baahane kuma qan cin miyaa Dadka Muqdisho waa hore ayuu Xasan Baahane dishay ee hadeey naan iska Celin Karin Xasan Baahane lacag tu ha Noqoto kaash dolar wax lagu kala iib sado Ganac sato ma jirto waa dan leey

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому

    rer muqdisho intay soomaali jeceelkujiraan baa laga talaabsaday oomarkada oo aydwladi dhalataba bahal looga dhigayaa waar dawlada taageera oo hamaqlina macaaradka wadawlad diid hadadaan cashuur bixin sidee fawlad urabtaan yaase bixinkara waxbarasho bilaasha waar bixiya cashuurta saburna yeesha oo kudayda somaalida kale rer muqdisho hiinraa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 місяці тому

    Been been sii laga fiican.