Guudcadde wa qoraa afshaxanimo badan , oo cajiiba. Waxa qayb libaax ka qaatey sida cajiibka ah ee uu tabiyuhu shekadan darenka xambarsan ino soo gadhsiyey💗 well done walalayaal.
Way kaa gadan tahay Qoraa, sheekadani, dhammaan dhan walba waa ka qani: afka hodanka ah ee ay ku qoran tahay sheekadu, humaagga sugan, isku xidhka sarreeya, iyo si wal iyo dhankastoo sheekada laga eegaba waa derejo sarreeya. Ibraahin-Hawd un baan sheeko faneedadiisa ku arki jiray qaababka ay marayso sheekadani. Maasha Allaah hanbalyo Qoraagan dhalinyarta ahi waa haldoorka qalinmaalka ah ee Alle ku galaday Somaliland maasha Allaah. Qawmiyadda soomaalida ah ee geeska oo dhan waad anfacaysaa ee hore u sii wad qalin maalka, Qoraa. Waxa aan kugu taageerayaa; Dugsiga sare een ka hawlgalo, boqolaalka arday ee dhigta kuwooda xiiseeya sheeko faneedyada ayaan u soo tilmaamaya sheekadaadan ha dhegaystaan e haddu Alle idmo .
qurux badanaa sheeko faneedku marka afkeena qaniga la dhex mushaaxayo mahadbaa ka mudantihiin daqiiqadahaa quruxda badan inaad noo soo badisaana waa naga codsi baarakalaahu fiikum
Cajiib !! Mahad Eebbe ha kaa gaadho saaxiib Sakariye, si farshaxan iyo ashqaraar leh ayaad u codaysay. Soo badi saaxiib waxa soo saarka noocana, Eebbe weyne ha ku karansiiye.
Guudcadde wa qoraa afshaxanimo badan , oo cajiiba. Waxa qayb libaax ka qaatey sida cajiibka ah ee uu tabiyuhu shekadan darenka xambarsan ino soo gadhsiyey💗 well done walalayaal.
Way kaa gadan tahay Qoraa, sheekadani, dhammaan dhan walba waa ka qani: afka hodanka ah ee ay ku qoran tahay sheekadu, humaagga sugan, isku xidhka sarreeya, iyo si wal iyo dhankastoo sheekada laga eegaba waa derejo sarreeya. Ibraahin-Hawd un baan sheeko faneedadiisa ku arki jiray qaababka ay marayso sheekadani. Maasha Allaah hanbalyo Qoraagan dhalinyarta ahi waa haldoorka qalinmaalka ah ee Alle ku galaday Somaliland maasha Allaah. Qawmiyadda soomaalida ah ee geeska oo dhan waad anfacaysaa ee hore u sii wad qalin maalka, Qoraa.
Waxa aan kugu taageerayaa;
Dugsiga sare een ka hawlgalo, boqolaalka arday ee dhigta kuwooda xiiseeya sheeko faneedyada ayaan u soo tilmaamaya sheekadaadan ha dhegaystaan e haddu Alle idmo .
Wa mahadsanyihiin Qoraaga Giudcade iyo Codyahan Saki. Sheekooyinka dhagaysiga duuban leh oo kale waxay la jaanqaadayaan qarnigan dhalintii aysan waqti badanba galinayn akhriskii, oo ay utahay dhiirigalin.
Waaa sheeko Cajiiba inkasta oon ka habsaamey dhagaysigeda lkn Waxan jeclaan laha inad qaybo kle noga samayso
Waad mahadsantihiin saxiibbayaal, inbadan waliba, waa aynnu wadi doonnaa.
Mahaddii hakaga sugnaato sida wacan ee aad codka ugu ladhay , runtii degenaansho ayaa ka muuqata, waa kalkii sadexaad ama afaraad ee aan dhagaysanayo.
Mahadsanid bro.
Aw guudcade waa nin intisa ka weyn rabi ku barke garaadka abti
Waad mahadsantahay bro si qurux badan ayaad noogu soo gudbisay sheekadan quruxda badan
Yaa salaam, akhriskii codka ayaaba igala macaaday. Ku mahadsanid codeyntaada walaal.
qurux badanaa sheeko faneedku marka afkeena qaniga la dhex mushaaxayo
mahadbaa ka mudantihiin daqiiqadahaa quruxda badan
inaad noo soo badisaana waa naga codsi
baarakalaahu fiikum
Sakiyoow mahadsanid saaxiib. Shaqo wacan ayaad qabatay e.
Cajiib !!
Mahad Eebbe ha kaa gaadho saaxiib Sakariye, si farshaxan iyo ashqaraar leh ayaad u codaysay.
Soo badi saaxiib waxa soo saarka noocana, Eebbe weyne ha ku karansiiye.
Hore u soco wllky zaki
Faaladaan kama daalo xaqiiqdii, inta aan dhagaysanayay hadba xaalad bay maskaxdeydu u sawirtaa
Mahadsanid Walaal Saki Hashi Sida Aad Noogu Macaanaysay Sheekada
Mansh alah wlo qali codkaga oo kaliya
soo badi , oo noogu soo wad sxb.
Sakiyoow ku mahadsannid codeenta. Xagee ka heli karaa qoraalka sheekadaan ee uu qoray Guudcadde
Codka ayaa heer sare ah bro mansha allah
Kama xiiso dhaco intaan.🖤
Sxb q2aad noso gudbi ado mahadsan
Qoraa Guudcade iyo Saki, mahadi korkiina ha ahaato jaalleyaal.
Mudnid.❤
Asc ustaad
Runtii Sheekada Iyo Codka Lagu Duubeyba Wey Macaan Yihiin Inoosoo Badi Walaal
maxaa dhacaya hadii qofka iyo la isku daayo is moodsiis kiisa?….
Mahadsanid sakiyow
Dhuun-dahable, sheeko cajiib ah waxaa aad usii bilay luuqda iyo musuuiga dhextaalka u ah.
Baryahana laguma arage
Waanu idinka haynaa jaalle🤞
mahadsanid
Dhageysigu aadbuu uga macaan yahey alhrisku..
Si qurux badan baad u tabisay
Yaa yidhi laabi labo u la'? Su'aashaas anoo isweydiinaya baan sheekada oo dhan dib ugu dhagaystay. Sow lagama yaabo labadiinaba in qofku idin jeclaan karo midba sidiisa iyo intiisa?" Su'aashan baan isweydiinayaa anigoo isugu garaabayaa malaa ama ficilka aan samaynayo ka dhigaya mid cudurdaar leh.