EX CIA PHILIP OO XOG XASAASI AH SOO BANDHIGAY DAGAALKA GAZA WAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 вер 2024
  • #subscribe
    PHILIP GIRALDI: "CIIDAMADA ISRAEL OO DHEXDOODA IS DILAY SHACABKOODANA LAAYAY | SAQIIR & KABIIR"
    • EX CIA PHILIP OO XOG X... .
    SOURCE: • Phil Giraldi : How Dee...
    Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
    A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
    According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
    Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
    US does not support major Rafah ground operation: Blinken
    US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
    Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
    Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
    An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
    US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
    With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardia...
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

КОМЕНТАРІ • 100

  • @aminatubeh6866
    @aminatubeh6866 3 місяці тому +5

    Good job walaalkeen cadixaafid. Thanks a lot 💯✅️

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 3 місяці тому +11

    Xaalada. GAZA. Goorma. Xasuuuqa laga dayn🇵🇸🇵🇸❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 місяці тому

    Thanks bro 👍🏽👍🏽

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 3 місяці тому

    Good job walaalken cabdixafida 👋

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому +1

    Mahadsnd wariye sare cabdi xafid

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 3 місяці тому +2

    Mareykan allah burburiyo belaayo waa mareykan masiibo allah kurido aamiin illaahow ugargaar falastiin aamiin

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 місяці тому +5

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Cabdulxaafid Jaamac Iyo Bahda BSTV Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Iyo Faa'iido Badan Meel Fiican Baad Dhigtay, JUMCA MUBARAK Guuleyso Inshaallah

  • @mohamedahmedyacin60
    @mohamedahmedyacin60 3 місяці тому +2

    Asc Cabdixaafid Masha'Allah

  • @sahrofarah7451
    @sahrofarah7451 3 місяці тому

    Waad maharani tahay abdihafid

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому

    Wcs illhey howhiliyo walalahena dhiban ee ladulmayo allahu akbar

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 3 місяці тому

    Waan kaaga mahad celinayaa Cabdi xafiid warka Reer bini Israeli & wiilasha Falastiin

  • @MahmudAbdille-us2fi
    @MahmudAbdille-us2fi 3 місяці тому

    Yes yes

  • @akcade2528
    @akcade2528 3 місяці тому

    Allahu akbar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸guuul

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 3 місяці тому +1

    Asc Abdi hafid wa kuxiranahay

  • @SahraOsmanDhilmayo
    @SahraOsmanDhilmayo 3 місяці тому

    Wad mahasantaha Caricature

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 3 місяці тому +1

    Warcad horena dadbadan ugu cadaa ayuu sii iftiimiyey. Adna ka weriye ahaan thanks.

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 3 місяці тому

    Sumcad uma harin America,
    Cidda Falastiin xasuuqeysa waa America.

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em 3 місяці тому +1

    Nous pensions qu'il dît oui en plus c'est une chose droit pour les peuple palestiniens 🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️🌹🌹🌹❤️❤️

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 місяці тому

    qamiis Waa wenta faraj keeda ilahay Swt ayaa faraj ka keenaya

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 3 місяці тому

    Haa har ayey ulee yihihin

  • @muslimahhassan8210
    @muslimahhassan8210 3 місяці тому +1

    Illaahey baaba quraankiisa inoogu sheegey iney beenaalayaalyihiiin

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 місяці тому

    Awal ma Yuhuud baad Runkasugaysay Allayba Beeniyeene

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 місяці тому

    Asc, maasha’alaah, xog aad u mihim ah qaasatan somali ay wax kala bixi karto, waa haddi aan ku dhagesano dhago cafimad leh.

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 3 місяці тому +1

    Hagaag wariye mahad sanid

  • @abdullahimadka5686
    @abdullahimadka5686 3 місяці тому

    Barnamijka daaha gadaashiisa waan jeclahay

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 місяці тому

    Allhaikbar 🙏🏾🇸🇴

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 3 місяці тому

    Facts

  • @NadiifOomo-fq7xo
    @NadiifOomo-fq7xo 3 місяці тому

    Sharaf uma harin laakiin xoogbaa uharay

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 місяці тому +1

    Subxaanallah see ku dheheynaa waxay leeyihiin sumcad miyaanu aheyn Muslimiin iyaga iska dhaafe wadamada Islamka ah oo aan caawinin wlaalahood waa lamid dhamaantood madaxda iyo culumada aan ka hadlin habaarin wax ficil ah aan sameyn oo dhan shicibka aan kicin xataa waa lamid maanta dalalka Islam ah waxaa dhaama dalalka yurub.

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 3 місяці тому

    Yes 👍❤❤❤❤

  • @anabadenabdi
    @anabadenabdi 3 місяці тому

    Gaar ayay leehin

  • @XasanJiir
    @XasanJiir 3 місяці тому +1

    Asc Werie warkada waawar lafahmikaro

  • @doog880
    @doog880 3 місяці тому

    Illahow u gargar reer falastiin 😢

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 3 місяці тому

    Haa

  • @CarisaqXaaji
    @CarisaqXaaji 3 місяці тому

    Wariyaashiinu ee banisiraain kadaya oo yahuudda dhaha wlle

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 3 місяці тому

    Asc mashallh ❤❤❤❤❤

  • @XasanCumar-eb6db
    @XasanCumar-eb6db 3 місяці тому +1

    LabadA. Nin.oowadadhashay. kunah. Tashaday. Falastiin.inlagaqaadohdhulkeeda. markii. Laburburiyo inlalasooboxoh. Khayraadka. Kujirah. Qasa.iyagoo. usiimarayah madaxweeynahamasa. Madaxweeynaha. Sucuudiga. Waakuweeh. Labadanin waamadaxweeynaha. Maraykanka.iyo. madax. Weeynaha. Yahuuda.iyagookuheshiiyay. inqasalagatirtirroh caalamkoo. Ujeedah.iyagoomuujinaayah. innaamba caalimjirin.iyagamaahaane. taahwaxadalil. Uah. Dowladi. Caalamka. Uweeyneed.eeraashiya. inyugreen. Loogudhiiboh. Nugleer. Amarnahkusiiyaan. Siyugreen. Ugudhufatoh nugleer.iyagoorabah. insidas. Lagusoo. Afjaroh. Raashiya. Waagaraadliitah. Waxsaan.idiinsheegayaaumad ilaahay. Abuuray. Baantirtirayaa. Soow. Maoga. Waxtitirrikara.ineeyaanjirin. ilaahmooyaane. Caalamku. Hakahortago. Cagligaaliitah

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 місяці тому

    Sxb USA & YAHHUUD WAA ISKU ONE ☝️

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    Dimuqraatii waxan kama oga kuwas waa shaydaan

  • @SahlanAbdi-tn6cm
    @SahlanAbdi-tn6cm 3 місяці тому +1

    Beydan waa qainuwadan nika xasuqey falastin wss a a buro frpm kenya garrssa

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 3 місяці тому

    Awooda alle ayaa dhacay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 місяці тому

    Weey rabeen in soo werarnan kadibna sabab aay ku xasuuqaan shacabka falastin helaan

  • @Sabdi-v1d
    @Sabdi-v1d 3 місяці тому

    Sumcad maa laha

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 місяці тому

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, Abdihafid iyo bahda BRTSOMALITV.

  • @nuuradiin4711
    @nuuradiin4711 3 місяці тому

    Mareykan xoog Buu leeyahay nin xoog leh subcad daro waxba uma dhinto

  • @akcade2528
    @akcade2528 3 місяці тому

    ❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 3 місяці тому

    Maraykanku isagawada xasuuqa falastin

  • @IraadGarre
    @IraadGarre 3 місяці тому

    Sumcad ubartay iyo mid uu Horay uLahaa midna ma jirto maraykan waa munaafaqiin

  • @xamdaxassan8345
    @xamdaxassan8345 3 місяці тому

    Sckm wll samcadi uma hadhin

  • @CabdullahiMustaf-d6l
    @CabdullahiMustaf-d6l 3 місяці тому

    Daawashada Brit somali tv waxaan kusoo biiraay 1 week kahor waad ku mahadsan tihiin bahda brit somali tv xogaha muhiimka ah ee aad soo gudbisaan.

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 місяці тому

    Ku saliya nabiga❤

  • @deeqaluula1083
    @deeqaluula1083 3 місяці тому +1

    Waa run waligoodaba run masheegin qur'aanka iyo axaadiista ayaa noosheegay ayagoo og in uu waxyi dagaayo o lafashilin doono dhagartooda ayey been sheegayeen macnaha beenta hadaa rabtid inaa ogaatid sifudud waa Israel Israel aragtee been aragtee qowmkaa wax lamida ma arag

  • @marianegale4027
    @marianegale4027 3 місяці тому

    Sumcad maleh Amerikan

  • @WllXoosh-vk2hr
    @WllXoosh-vk2hr 3 місяці тому

    sumcad malaha yuhuudu iyo maraykan liwad ayuu saxiixay

  • @ahmedmohamedhusein1728
    @ahmedmohamedhusein1728 3 місяці тому

    Wuxuu oogu jawaabay weykusaxanyihiin

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 місяці тому

    Sumac Umatilla Santa lagfiiq

  • @abdirahmangulet4920
    @abdirahmangulet4920 3 місяці тому

    1)Marka Hore Allaah swt Ayaa inoosheegay beenta yahuuda iyo inaanay waligoodba runsheegayn, dhamaan anbiyadii lasoo diray iyo siday ugaleen baanay ku xusan tahay, Anigu ka qaacido ahaan waxa ay sheegaan cakiskooda ayaan uqaataa, Tusaale haday yiraahdan gargaar baanu gaarsiinayna falastin, waa gaajo ayaanu ku dilaynaa, Dagaalka ayanu joojinayna haday yiraahdaan waa hada ayaanu xasuuqa sii xoojinaynaa, heshiis baanu wadna haday yiraahdaan Cooaad horleh bay wadaan , simply hadii qaacidada la qaato waala fahmayaa dhagartooda waana qaacidada ay Xm qaateen,
    2) Maraykan Horay sumcad uma.lahayn hadana malaha waligiina yeelan maayo.
    3) Duulaanki 7ok way ogaayeen waana lasocdeen oo rabeen in lasoogalo si ay marmarsiyo ugu helaan xasuuqa ay hada wadaan oo horay usiidiyaariyeen, sidaa darteed madaxdoodu way ogaayeen askartooda way ka qariyeen Ujeedkooduna waa in ay barak8ciyaan oo badhna xasuuqaan badhna dekedii macmalka ahayn ee Allaah bada kudaray lanrabay inta sooharta in laga masaafuriyo sidaana Gz ay ugu haraan oo iyaga iyo maraykan kala qaybsadaan shidaalkaa meesha ceegaaga ee laysku haysto, Xaqiiqdi waataa

  • @KhaliifCuuke
    @KhaliifCuuke 3 місяці тому

    intaan noolahay ma dhacda inan arko falastiin oo xora al aqsa oo muslimiintu mamulayso kolayba way dhacaysa ee magaarayna inagu

  • @mustafajeiylanymohamedmust7427
    @mustafajeiylanymohamedmust7427 3 місяці тому +1

    ❤❤❤😊

  • @ainanainan6195
    @ainanainan6195 3 місяці тому

    Juma Moubarak walalkay C/xafiid kaalay iska arag

  • @calixasanxuseen5198
    @calixasanxuseen5198 3 місяці тому

    Maraykanka sumcad malahan

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 3 місяці тому

    Su'aashii ku haboonayd lama weydiin marna gaalada oo ah adinku ma ogoshihiin in dalkiina laydinku qabsado oo la idinku maamulo. Reer falastiin dhulkoodaa lagu haystaa waxayna udagaalamayaan inay xor u noqdaan dhulkooda ee cidna duulaan kuma aha xaqiiqduna waa taas ee waa layska indha tirayaa

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 3 місяці тому

    Warunti ilahay ayaba qurankisa ku
    Sheegay axdi iyo balan midna maleh taswala ogyahay

  • @AxmedNuur-k6q
    @AxmedNuur-k6q 3 місяці тому

    Gar.eyuleyihiin.haa

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому

    Jaalle Weriye Cabdixafid>>> adinku buuxiya meelaha>>> arrintu ma waxaay mareysaa * Moowloow berga Malaggu muf iyo muf waaye ,aniyo Madiino Dameerka muuka ah namooti !

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 3 місяці тому

    Allaah.dhulka.halagooyo.isra.il.iyo.kuwa.taageera

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 3 місяці тому

    Markykan iyo dumquradiyadi ay sheeganayen waxka jira maleh tashala wada ogado

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 місяці тому

    Raggeedii..

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 3 місяці тому

    Mareykan sumcad waxba kuma falayo Maxaa yelay Awood buu leyahay

  • @IndhoFuul
    @IndhoFuul 3 місяці тому

    Maraykan samacad uu adunkakuleyahay maleh wan ekisbayir

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 місяці тому +1

    Waxay rabaan inta ugu badan inay laayaan

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 3 місяці тому

    Daauud Jaamac jooga borama halkan waxan Laga sheegikarin runtuu shegay sargaalku

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 3 місяці тому

    RUNTI XOGTAAN NINKA SOO GUDBIYEY WAA RUNTIISO JOBIDEN IYO NATENYAHUBA WAA ISKU DANBI
    SRA,IL BEENTEEDANA NALA ARKA.

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 3 місяці тому

    Wax uu leyahey ma lahan

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 3 місяці тому

    Sumcad marabaan horta

  • @haredoa8031
    @haredoa8031 3 місяці тому

    K

  • @shariifmaxamed4830
    @shariifmaxamed4830 3 місяці тому

    maleh sumcad usA

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 3 місяці тому

    Ilahey aya aqonsaday ayaga kahor kuw madax da carabta iskushegay aya gac maha kaqabta Eyuhuda wey isag filan yihin xamas negul egac meheda kuken satay alaha siyo amin yarabi cawgoda alah qabto aduunka odhan waxy kadhik ten musalsal balse ilahey ayey sugayan muslin walahot aya uhishiyay lakin ilahey ayey hestan Ilahey ayan ubaryena malin iyo haben oyin ayey nugudilen walahen odhiban markan arko yarabi farad ufur 🇪🇭🤲💪💪🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭 free free free falastin gul ilahow sii yarab adiga awodo galo ureyso aya awod ushektay uf uf madax islam uf madax islam

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 3 місяці тому

    Haa gadan lenhay caqliga salinka baa yiri haaaaaah

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 3 місяці тому

    Ogaada inaysan saxaafadu xor aheyn idinkuna dalkiina uhiiliya dhoohanayaal

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 місяці тому

    Mareekan sumcadna maleh ayagga ayaa xabis ugu jira Israël 🇮🇱!! Israël long time ayey ka shaqaynaysay Mareekan qabsadaan xagga dhaqaale iyo media kuli waxa hasta Israël!!

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 місяці тому

    Ninkaan wuxuu waafaqay qur,aqnka oo Alle noogu sheegay yuhuudu iney beenaale yihiin

  • @XasanJiir
    @XasanJiir 3 місяці тому +1

    Asc Werie warkada waawar lafahmikaro

  • @abdurazakbeshir2009
    @abdurazakbeshir2009 3 місяці тому

    Falastiiniintu waxay gar u leyihiin inay wax kasta oo ay sameyn karaan inay iskaga difaacaan dulmiga iyo guumeysiga faashistaha israaiil ...

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 3 місяці тому

    falastiin waxa buburiyo waa midka hubka Sinaayo israali

  • @deqamoussa7828
    @deqamoussa7828 3 місяці тому

    😢😢😢

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 3 місяці тому

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAAN.