Shilkii igu xumaa 😂waxa uu ahaa gabadh aan isku baranay schoolka oo anu sxp nahay Ana jacayl u hayy gabadhaas ayaa malin waxan udiray video waxay isoo qorty wan ka hely Ana waxan Moday waan kaa hely farxad rooba ayaa da ayy waxan shitay hestii farxiyo fiska iyo qoomal jawi jacayl iska galy markasna khadka is ka xidhay khadkii is dhahy fur ogaw intann khadka bakhtiin udiray wn ku jeclahy ayn markan furay laygu yidhi I daji saa uguma jeedin wllo qac iga yeedhy😂 @zaki binu xaajiyaw😂😂😂
Wasiir waan rajaynayaa inaad fariintayda aragtid Habeen dhawayd waxaa igudhacay shil telefoon waxaan kala tagnay ex taydii nin aan sxbo nahay baa wuxuu igutiri woftii mxaa ku kala tagteen fariin baan uqoray aan leedahay war qaftii waa qof xun oo laba kaara fariintii waxan udiray ex taydii wlsheed ay isla joogaan oo ay horay ii badhay mxaa kadhacydii😂
Qoftoo an daris aheyn Aya takeefonkeedi habeyn I dhibtay oo Dan Aya igasoo gashay kadib fingerprint Ayan kuxirtay madama an aqanay passwordka waxan galay whatsppkeeda waxey lasheekeysata saxiibked kadib waxa aqriyay wixii dhaxmaray ilaa iyo hada wan amini la ahay qoftazna waxan ka aminsana shiiqad lkn hada ima gaadi karto oo wan ku qarxiyay xafadanadina meesha wey kaguurtay oo ilahay ima tusin😂😂😂
Aniga markuu igu dhacay waa anigii sodohday codka iyo video ga u diray oo qoraalka u raaciyey anoo iri ( xabiibi mida aan qabo adaan kaa jeclahay walhi) Waa tan u isoo wacdayba markaas baan dareemay inaan bad ku jiro ayadii waan baloogay lambarkiina waa badashay oo saaxiibkay ayaan iri ku samayso si aan kiiska uga baxo🤣🤣🤣
Wasiir shilkani wuxuu dhacay 2019 Anigoo shukaansan jiray wiil aan isla fadhii sano schoolka walaashii ana maa ogayn maalinbaa cod uduubay jacayl aad ka dareemayso markaasa video call ku wacay wllkeed aya iga qabtay naxdin darteed mopileka ayaa iga dhacay maalintaa ayaa iigu dambeesay inaan naag shukaansado qoftiina waan iska dhaafay🤤 wllkeedna intuu igaraacay ayaan habeenka ciyaalka xaafada ubalimiyey ana aan afka soo xidhay aan si xun u garaacay maalintaa ayaa iigu dambeesay shukaabsi😮
Wasir shilkii igu xuma ee igu dhaca wxu igu dhacay before 4days wlashay iga yar ban xan kulul u haya markasan ku idhi nayahee midkii manta college ikenay nabarka I qor ha I dhoho An Ana u qoro darewalkii ha iska soo Jaro idka dhaf lacagta dhaweyaha Ana An yidhahado wayaha darawalka wlalkis ayn college wad dhiga isna wan Shukansad An ku yidhahado wlashay labo wllo aha ban wada dilaya labadi lacag ban ka qad ileen xanta igu ragtaye qoralka Ana u diro I Kan isku Class aha Ana wx is leyahay naaa may kula xanta kula soo gadhi kii intu cod iso diray 10 daqiqo soconay ha I dhaho hadan wllalkayna ku shegay Ana wan. Yabanhy mxu ka hadlay hadi An Dib message u egay ilen isagan u diray 😂😂isku class ban ahan indha lagau guba baa afka la I burayay hadu su'al dad weydinayo aniga Lee farta igu soo fiqayay Cid kle ma ahan wlina wan Isla dhigan afkii waa la buuuura😂😂😂😂thank 😊 wazir iam sarakidhay
Shilkii ugu xumaa malin dhoweyd galay waxan saxiibo ahayn labo gabdhood mid kamida ayaan suuqa isku raacanay kadib anagoo suuqa joogna ba waxa isoo wacaday tiikale xooga ban wada hadalay wan ismacasalmayney kadib aniga iyo qoftii kale ayaa kusoconay sxbten 10 daqiiqo o xana wa jafnay caabar kadib telkii buursada kaso saray wan ogay mise qadkey ku jirta naxadin ilaa hada wejigega ma hor geyn 💔🙈😢😂
Shilkii igu xumaa wasiir mid aan isku cusbeen shukaansi dheer number whtsppkiisa iso qoray iga so qabo cml la iwataye mid sxbo nahay oo inkaaran udir islahaa oo iska gad fariintii iyo lambarkii isla socdaa screen ka qaatay meshii laga rabay ina udiro ma storyga saaray kaga daran wagaas story waa markii cusbaa oo si loga tiro ma aqoon intu iso wacay mxa iso saartay inta so bodaa dhahy War hedhee mobeelka qaraab ah midhaa is swray 🤣😳
The big Crash for my life is..😂 2 naagooda la sheekaysan jirey midna ma jeclyn 😂 ka dib mid baanu isku dhacney ka dib tii kale ayan u sheegay oo dhahay gabar aan beri hore is jclaany inago aan is aqoon baanu isku dhacney maanta haye by idhahday waa alxm hadad isku dhacdeen 😅 ka dib gabdhi kale ayaa iso laabatay anoo tii kale weli la sheekayta markay iso laabatay wxy isoo qortay qoraaal dheeeer oo calaacal ah wan ku jeclhy kaama maarmi karo pls iso laabo kadib screen shot inta ka qaadey ban is dhahay tii kale u dir oo ku dhe gabdhiba iso laabataye see yeela ma jeclaada ileyn iyda kaa so horeysy oo anu is jeclyne😂 ka dib screenshot intan ka qaadey calaacalkii ayan ana qoraal dheeeer ku daray oo wxn u direy gabdhii calaacalka isoo qortay😂 naxdin darteem miyaanan dhiman gaadhin hada gabdhii ilama hadasho marky aragtay qoraalkeedi oo an uso direy iyo qoraalo ka dheer an so raaciyey ayey iga aamustay ila hada ilama hadasho ee wasiir gabdha ii raadi wan jeclhye 😂😂😂😂😂
Asc Wasir waan ku salaamey ani shilka taleefon ee igu darneyd waxaa soo baxay app kaas oo ay ku jirtey alaabta rush ka Marka maalin soon ah saacaduna thy 2:00pm anigo masaajidka ku jira ayaan furay abka Intaa ka bacdi wuu igu dhawaaqay Ohh my Good mcl Heer waxaan gaadhay intaa kacay mobile ki kor uqaadey ka bacdina aan ku dhawaaqay waa app 😢😢😢
Shil waxa xasuustaa ano qof yar aan jecla lkn aan u sheegan ayaa waxaa dhacday in mid kaloo aan la hadlayey waxan u qory mcnto .......... mar danbe arka 1hour damiye markn furyna block 🚫 udhagnba walhi naxdin hada ma dagdago 😂😂😮
Waziir shilkii iigu xumaa ayaa igu dhacey wiil aan close friend aheyn ayaan gabar kaloo habaryer u ahay oon isku facnahay ayaan is barey xiriir ayaa ka dhaxeeyey miskiinka gabadha wuu jeclaa lkn ayada mid kale ayey jecleyd asagana daayeer ahaan ayey u heysatey lacagtey ka gureysey ana kisteydaa i soo gaareysey maalin ayaan si fiican u jafney aniga iyo ayda kan doqon waaye xoolihiisa kama naxaayo yaa u sheega inaan lacagtiisa lee rabno asagana jaceyl ayaa haya waa ku dhaaamey adi codod ayaan isu duubeyney codadkii aniga iyo ayada aan ku jafney baan rabey wllshy kale inaan u diro asaan asagii u direy weliba hore kama arkine markii uu soo dhegeystey uu soo jaabey lee arkey inaan u direy naxdin 😭😭😭😭😭waxaan sameeya ayaan garan waaye waan ka aamusnaadey saacado ka dib ayaan dhahey prank waaye laakiin yaa aaaminaaa😂😂😂😂
😂😂😂😂Wasiir aniga shilkii igu dhacey Ee Telephone nada waxa Uu ahaa fabadh ayanu is jeclaheyn Waxa Aanu wada soconey 4sano Haben Aan isku imaaney kadib markii Aanu kala tagney Ee ay Xafadii gadhey ayan wacey Mobile ka waxa iga qabatey Hooyadeed Ana man daremin iyada ayan mofayey Waxan jecelahey ayan iskaga hadley Waxan ku dhahey jawigii Aan cawa wada qadaney kawrn markii Aan labta is galiney Maxaa darentey Wan Ujeedey daren kagu wuu is badaley 😂😂 intaa Hooyaded wey i dhageysaneysa Goor dambe ayan daremey Bisinla naa muxuu ku hadlayaa ganadhii sida loo garaacey Xiita waa laga shakiyey dhakhtar Checking ayaa laso mariyey in Wax sameysey 😂😂
Wasiir shilkii igu xumaa malin dhaweydan ayaan galay xaajigeyga ayaan xoga ku xanaqay wuu i raali galiyay kadib xoga ayaan hurday intaan la hadlayay marka talefanka keyga joog ayan lock 🔒 ii ahaa markas ayan joogti inaatan ku furtay ayan isla joogtii sii laba qoray ayan u raaciyay joog ma ii xanaqsan tahay xaaji inigii naxdin asagii war see wax u wadaa sowtan ku raali galiyay 😂😂
Waziir shilkani waxa uu igu dacay sannadkii 2022 Nin shukaansiga lagu ebtaleeyey baan ahaaye Waxan la sheekeysan jiray labo gabdhood oo aan is ogeyn habeen habeenada ka mid ah ayaan mid ka mid ah waxaan udiray erayo jaceyl oo ku jiray hees uu qaaday Nimcaan hilaac , erayadii Ayan screen shot ka qaaday asan tii kale udiray markaas ayey iigu jawaabtay wacalyahow qofka iga horreeyey ee aad udirtay yaa waaye waan tan labada tik ay saaran tahye Habeenkaas ayaa iigu dambeysay laba gabdhood oo aan isku dul wado Waziir barnaamijka aan iska dhex arko hee igu sharaf❤❤❤
Yaa ila arka in wasiirka dhanka xaliimooyinka u Jan jeedho 🤣🤣🤣🤣🤣🤣aniga waxaan dhihi lahaa hasoo sameeyo faarax iyo xaliimooyin kuwii commentiga wacnaada koob ha usaaro oo haka saaaro waa fikirkayga ha layga gaadhsiiyo wasiirka💯
Halkanbaad ka qoslaysaa muslmiintiina qasaa lagu gumaadayaa qoysaska qaarbaa 13 qof oo walaalo ahi ka dhinteen Xitaa ma awoodi weydey inaad mrugada la qaybsato wallaaheen intaanad barnaamijka gelin ma awoodi weydey inaad u ducayso/ u tacsiyayso u baroor diiqod😢
Wasiir shilkn wx u igu dhcy2021 gbr o xriiir nga dhxyay ayn hbn 3:00 oo kle wcay mrkas baa si lama filan ah aya aaba hd iga qbty angii wn isku nxay mrkas baa hal mr iri ku so dhww adega Asalato qeyro mina nuum😂
Waziir aniga oo shaqo ku jira ayan ubaahday inaan waco mid isku tiim nahay dadkana ma fahan sanen shaqada aan haayo waxa jiray 2 lanbar o isku magac iigu qornayen meshi aan raway inaan waco yarki ayaan waxan wacay yarki kale anigi o aan hubsan lanbarka ayaan hadal ku bilaaway xogti odhana wan ushegay intu aamusay bu iyiri war aniga wa hewel hewel e maxa she geesa teelki goraan jaray ayan aqoon wayay 😂warkii intuu Qaaday ayuu idaacad cml ayuu ufaafiyay tan iyo ma lintaas xaa fada o dhan waxey iigu wacaan rufiyaanka xitaa aabahey asaga o she kenayo markaan u imaado wa iska aamusaa is Dabaalis micnaha 😂😂😂CID igu kalsoon maleh
Waziir. Shilki igu xuma Qof shidan oo tiktokarda ayaa Helay nemberkeda wa is fahanay Wa is dhex galnay Qofta 1cunug ayay dhashay Mid sxbkay oo tagera Gurigana an is la daganhay ayaa Qolka igu so galay ano qofti shukamina oo barafka saraya Kadib ayan dhahay bro dibada iga bax macnha gacta ayan oga tilmamay kadib bu igu dhaga adeegay Kadib mute inta saray ban ku dhahay xariif iga qalee waa qofti canka ahayd ee ilmha dhashay ee ana hawshaydan ka dhamaysanya ileen mute maba sarin ee ana modayay ila hda block ayan ku jira 😮😢😂😅
Wazir hada ka hor gabar an asxb nahnay o kaftan naga dhaxen jiray ani o la hdalayo aya gabar is baranay aya kadib xirir samesanay aya msg iso dirtay markan aqriyay aya isla qofti an asxbta ahen msg kaftan ah iso dirtay ani u jwb aya is dhahay ani o kal iyo lab ula kaftamayo aya numbarki gabadhi xirirka naga dhaxeyay u diray ila 3 malin salnta xita legama qadin
Shilkan wuxuu igu dhacay waagii imo la istimcaali jiray waziir xiligasna waxaan ku jiray da'da teenager ka markas ayaan xiriif soo qabtay oo aaan la hadlay markas ayuu yiri waa kuma anigana waxaan ku dhahay was gabar meshii aan ka rabay waa gabar ilen keyboard mobile inuu isbadalo ma ogee allow gadaal ha noo celin 😂😂😂😂😅😅
Wasiir haben hapenada kamida aa extydii wacay marka network Nagamaqnaa marka xoga kadip imaday networkii xariifadii numberkeedii ilen xalynimo aa laga qaadypa anigii waxazpa kama fiirsane malapeey aan hory kasii idhipa maamadii telka hysay kulaha hooyo malapkii maahee waa shinidii Malaika dhashaye mizkiinta habenkii kadib yaa soowici😂😂
Shilka ugu xumaa oo igu dhaco wuxuu. Eil an azxap nahy baa wuxuu iga cod saday inan gabar iyadana an azxap nahy aan usoo diro xarfanka u share gare is dhahy isla ayadiyan udiray ciwankeda. Waxaana raaciyay war nio qofta waa tane iga cun nio. Kadibna waa la igu dhagay 😂😂😮😢
Wasiir shilkii ugu xumaa wuxu dhacay 2023 wuxu ku dhacay nin saxibkay ah gabadh wada shekausan jireen waqti dheer O marka hawshu u dhadhawayd Bu wuxu damcay inuu waydiiyo qabiilkeeda marka wuxu rabay inuu dhaho ma reer hebel batahay Marka mgaca reerka wuxuu ahaa barkad Wuxuu rabay inuu dhaho ma barkad ba tahay marka mel a ah bu e ka dhigay kadib waxay noqotay sidaan Ma barked batahay marka gabadhii caybay u fahantay inan kina way bloctatay ila hada gabadhii wa la fahansiin la yahay in waxani shil yihiin Wasii naga gaadhsii gabadha kolay wa ku dawataaye😂
Wasiir ani shilkii ugu horeeyey ee ugu xuma wxy ahyd beri dhaweed ayan gbdh xidhiidh la lahaa marka labo gabdhood ayn isku dul wadeyy muddo ayan labada gabdhood kala qarinayey haben hbnada ka mid ah ayaa labadaba qoraal ku wada hadleeney saa wastapkygana fariimaha ku badnaa sa mid ka mid ah gabdhiihi ayaa i dhahdey macn wan sexanaya markn fariintii aqriyey ayaa mobileka cillad aya ku tumi wuu khalkhaleyy oo fariimo badn ayaa iso dhaceysey saa gbdhi ilahyd wn sexanaya ayan is iri u qor " mcnto wa ku jeclhy umcc" markn is iri dir ayan mobilekii khalkhalay saa gbdhii kle oo an ka qarinayey ayuu u dhaacay 😂😂 saa mian hbneka wlan gbdhii way iso wacdey kma qaban is qabqabsi dher ka dib blocka saray ano naxsan ila la ima cafiyeene😂😂😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍
Scw❤❤
Scw
scw
Scw scw scw scw scw scw 🤲
Scw
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabaarakallaah hambalyo Gabadhaydii Shukri iyo Seygeeda Maxamuud بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤❤❤❤❤❤
You don't have to be a Muslim to support Palestine, you have to be a human being ✨🇵🇸🇸🇴✨
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@@mohamedkheir1870war inkaar qabe imaankaaga aaway
Yes I Muslim I support palestine
Ku Sali Nabigena Mohamed (scw), The best person ever, the most knowledgeable and the most shine created ❤❤❤
Wa barnaamijka xiisa badan 😂😂😂😂
Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤
Kusali nabigena muxamed scw❤
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Asc asxbta wan idin salamay an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah swt an u duceyno walalahena Palestine 🇵🇸 in Allah u gaargaaro ❤
Shilkii igu xumaa 😂waxa uu ahaa gabadh aan isku baranay schoolka oo anu sxp nahay Ana jacayl u hayy gabadhaas ayaa malin waxan udiray video waxay isoo qorty wan ka hely Ana waxan Moday waan kaa hely farxad rooba ayaa da ayy waxan shitay hestii farxiyo fiska iyo qoomal jawi jacayl iska galy markasna khadka is ka xidhay khadkii is dhahy fur ogaw intann khadka bakhtiin udiray wn ku jeclahy ayn markan furay laygu yidhi I daji saa uguma jeedin wllo qac iga yeedhy😂 @zaki binu xaajiyaw😂😂😂
😂😂😂😂😂
😅😅😅😂😂😂
😂😂😂😂qac wayn baa ku heshay
Qac ma ahan qababac wyeh😭😂😂
Ax😂😂😂😂😂
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
Wasiir waan rajaynayaa inaad fariintayda aragtid
Habeen dhawayd waxaa igudhacay shil telefoon waxaan kala tagnay ex taydii nin aan sxbo nahay baa wuxuu igutiri woftii mxaa ku kala tagteen fariin baan uqoray aan leedahay war qaftii waa qof xun oo laba kaara fariintii waxan udiray ex taydii wlsheed ay isla joogaan oo ay horay ii badhay mxaa kadhacydii😂
😂😂😂😂 xariifka Airphoneka
Shil-waynaa dhacay wlhi oh my god
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤎
Wasiir reply hda ii soo gasho caana ahay ciyaalka xaafada waa iga waabisey 😂😂
Wasiir shilaalka talafonada so badi😂❤
Shilalka caawa Waa another level 🤣🤣
Wasiir caawa English tii waad faraxumaysay kasoo gar bax 😂😂
Qoftoo an daris aheyn Aya takeefonkeedi habeyn I dhibtay oo Dan Aya igasoo gashay kadib fingerprint Ayan kuxirtay madama an aqanay passwordka waxan galay whatsppkeeda waxey lasheekeysata saxiibked kadib waxa aqriyay wixii dhaxmaray ilaa iyo hada wan amini la ahay qoftazna waxan ka aminsana shiiqad lkn hada ima gaadi karto oo wan ku qarxiyay xafadanadina meesha wey kaguurtay oo ilahay ima tusin😂😂😂
Rufyaaan😂
Rule N:4
Waziir don't forget to read my comment 😂
Waziir caawa dhan baa ku sugaayay runtii😂😂😂
Waziirka arimaha zaki bin xaaji goatka social media❤
Allah is one
Favourite Barmaamuj😂❤
Wasiir cawa ngama aadn xishon wxay English kaaan kabta ah 😂😂😂
Wiilka dhagaha iyo dhalinyarada lamidka ahba waxaas ka waantoba oo rabigiina ka xiahooda maalinta qiyaamo dadka hortooda laguugu ceebeyna hadii kle 😢😢😢😢
0:11 0:12 0:14
Alle ma noli 😅😅😅 shilka waan iska ilaalinaa in sha Allah
Aniga markuu igu dhacay waa anigii sodohday codka iyo video ga u diray oo qoraalka u raaciyey anoo iri ( xabiibi mida aan qabo adaan kaa jeclahay walhi)
Waa tan u isoo wacdayba markaas baan dareemay inaan bad ku jiro ayadii waan baloogay lambarkiina waa badashay oo saaxiibkay ayaan iri ku samayso si aan kiiska uga baxo🤣🤣🤣
Asc zaki binu xaji nio horta waa ku salaamay from to burco wllkey shilkii iigu darnaa wuxu ahaa 😂alla ma sheega tollow 😂😂😂😂😂😂 Haaa wuxu ahaa aniyo zxbtey maalin mid ayada lahadli jiray oo dajiska ahaa baan wada maxanay kadip xantii oo socota oon waliba kaligii mahee ilaa hooyadii ilaa wllshii oo ka wayn aan jarjarayno ayaan ku idhina hees baan kuu soo dirayaaye udir ninka daadisa wakhtigu waa 2016kii hye bay dhahday heestii way wareegaysay oo way socotay annaguna xantiibanu halkii ka sii wadnay show hadalkayagii heestiibu ku duubmay 😂😂😂😂 kadib ayaduna mabay eegina waydirtay show heestii markay dhamaato inta danbeba waa sheekadayadiii bayey naxdin kadip wiilkii arag tii intuu soo wacay haku dhaho zxptaana soo kaxayso caawa xafada aan iskugu nimadno naakalay iraac bay idhahday waxna xiligaas manan ogayn waa u tagnay heestii ila dhagaysta buu dhahay kadib heestii markay inyar socotay ayuunbanu maqalay codkayagii oo ku dhex jira naxdin waan dhamaysanay aayar intaan mobilekiisi u dhiibnay baanu yaacnay 😂😂😂😂😂 pry2😂
Oh my favourite ❤
Shilalka telefonada is not easy 😂
Aniga waxaa igu dhacay mcalin jmcda noo dhiga intan fbdiisa galey baan screenshot ksoo qaaday isga iyo xaaskiisa oo isla sawiran anna wxan rabey inaa udiro sxbtey illeen isgaa iigu dambeeyy chat ka oon markaas wax weediiyy ma wxan isgii qabdsiin baa😂😂 Anoo ku cla claayo alla isuma qalmaan fiiri suu uga nuuraayo io wax yaabo kile oo fara bdan ma wxuu san soo qorin baa alla heblaayoy waa lgugu waynaa illeen anigii calool xnuun ha igu soo boodo habeen kaas oo dhan😢😅 hdda wxii ka dambeeyy xiisda goortuu soo galo qosol isku celiyaa aaladey aabahaa cun😂😂😂😂
Heeta ama music background please i sheega
Ina tagero buxa ku ahay maxa caden ku ah qoftu kugu horeysa ahay comment bixisa like gareysa😂❤😢
Wasiir shilkani wuxuu dhacay 2019
Anigoo shukaansan jiray wiil aan isla fadhii sano schoolka walaashii ana maa ogayn maalinbaa cod uduubay jacayl aad ka dareemayso markaasa video call ku wacay wllkeed aya iga qabtay naxdin darteed mopileka ayaa iga dhacay maalintaa ayaa iigu dambeesay inaan naag shukaansado qoftiina waan iska dhaafay🤤 wllkeedna intuu igaraacay ayaan habeenka ciyaalka xaafada ubalimiyey ana aan afka soo xidhay aan si xun u garaacay maalintaa ayaa iigu dambeesay shukaabsi😮
Wasir shilkii igu xuma ee igu dhaca wxu igu dhacay before 4days wlashay iga yar ban xan kulul u haya markasan ku idhi nayahee midkii manta college ikenay nabarka I qor ha I dhoho An Ana u qoro darewalkii ha iska soo Jaro idka dhaf lacagta dhaweyaha Ana An yidhahado wayaha darawalka wlalkis ayn college wad dhiga isna wan Shukansad An ku yidhahado wlashay labo wllo aha ban wada dilaya labadi lacag ban ka qad ileen xanta igu ragtaye qoralka Ana u diro I Kan isku Class aha Ana wx is leyahay naaa may kula xanta kula soo gadhi kii intu cod iso diray 10 daqiqo soconay ha I dhaho hadan wllalkayna ku shegay Ana wan. Yabanhy mxu ka hadlay hadi An Dib message u egay ilen isagan u diray 😂😂isku class ban ahan indha lagau guba baa afka la I burayay hadu su'al dad weydinayo aniga Lee farta igu soo fiqayay Cid kle ma ahan wlina wan Isla dhigan afkii waa la buuuura😂😂😂😂thank 😊 wazir iam sarakidhay
😂😂😂
Adaa waxas isku keentay😂😂😂
Wasiir cawa don't forget bay kga dhagtye
Wasiir 8 min mxa wyey wx yar xitaa noo dheerey 10-12 min xitaa nooga dhig plz😊😮
Wah askarta wlhi wax ka xidheedh wacan ma jirto 😂lkn plz part 2 wasiir🙏
Masha Allah hamablayo Hamablayo Hamablayo Allah ha isku barkeyo
Shilkii ugu xumaa malin dhoweyd galay waxan saxiibo ahayn labo gabdhood mid kamida ayaan suuqa isku raacanay kadib anagoo suuqa joogna ba waxa isoo wacaday tiikale xooga ban wada hadalay wan ismacasalmayney kadib aniga iyo qoftii kale ayaa kusoconay sxbten 10 daqiiqo o xana wa jafnay caabar kadib telkii buursada kaso saray wan ogay mise qadkey ku jirta naxadin ilaa hada wejigega ma hor geyn 💔🙈😢😂
😂😂😂
Sidee wax yeeshay hee xanta badan mafiicno🤣🤣🤣🤣
Shilkii igu xumaa wasiir mid aan isku cusbeen shukaansi dheer number whtsppkiisa iso qoray iga so qabo cml la iwataye mid sxbo nahay oo inkaaran udir islahaa oo iska gad fariintii iyo lambarkii isla socdaa screen ka qaatay meshii laga rabay ina udiro ma storyga saaray kaga daran wagaas story waa markii cusbaa oo si loga tiro ma aqoon intu iso wacay mxa iso saartay inta so bodaa dhahy War hedhee mobeelka qaraab ah midhaa is swray 🤣😳
😂😂😂😂😂
Manooli😂😂😂
Nin askari waaba kacabsadaa ani iga indho adag gabadhaas😭😂😂😂
Waziirka zaki bin xaaji xaadir baan ahay waan kula socdaa adne ila soco waziir ❤😊
The big Crash for my life is..😂
2 naagooda la sheekaysan jirey midna ma jeclyn 😂 ka dib mid baanu isku dhacney ka dib tii kale ayan u sheegay oo dhahay gabar aan beri hore is jclaany inago aan is aqoon baanu isku dhacney maanta haye by idhahday waa alxm hadad isku dhacdeen 😅 ka dib gabdhi kale ayaa iso laabatay anoo tii kale weli la sheekayta markay iso laabatay wxy isoo qortay qoraaal dheeeer oo calaacal ah wan ku jeclhy kaama maarmi karo pls iso laabo kadib screen shot inta ka qaadey ban is dhahay tii kale u dir oo ku dhe gabdhiba iso laabataye see yeela ma jeclaada ileyn iyda kaa so horeysy oo anu is jeclyne😂 ka dib screenshot intan ka qaadey calaacalkii ayan ana qoraal dheeeer ku daray oo wxn u direy gabdhii calaacalka isoo qortay😂 naxdin darteem miyaanan dhiman gaadhin hada gabdhii ilama
hadasho marky aragtay qoraalkeedi oo an uso direy iyo qoraalo ka dheer an so raaciyey ayey iga aamustay ila hada ilama hadasho ee wasiir gabdha ii raadi wan jeclhye 😂😂😂😂😂
Asc
Wasir waan ku salaamey ani shilka taleefon ee igu darneyd waxaa soo baxay app kaas oo ay ku jirtey alaabta rush ka
Marka maalin soon ah saacaduna thy 2:00pm anigo masaajidka ku jira ayaan furay abka
Intaa ka bacdi wuu igu dhawaaqay
Ohh my Good mcl
Heer waxaan gaadhay intaa kacay mobile ki kor uqaadey ka bacdina aan ku dhawaaqay waa app
😢😢😢
Shil waxa xasuustaa ano qof yar aan jecla lkn aan u sheegan ayaa waxaa dhacday in mid kaloo aan la hadlayey waxan u qory mcnto .......... mar danbe arka 1hour damiye markn furyna block 🚫 udhagnba walhi naxdin hada ma dagdago 😂😂😮
Waziir shilkii iigu xumaa ayaa igu dhacey wiil aan close friend aheyn ayaan gabar kaloo habaryer u ahay oon isku facnahay ayaan is barey xiriir ayaa ka dhaxeeyey miskiinka gabadha wuu jeclaa lkn ayada mid kale ayey jecleyd asagana daayeer ahaan ayey u heysatey lacagtey ka gureysey ana kisteydaa i soo gaareysey maalin ayaan si fiican u jafney aniga iyo ayda kan doqon waaye xoolihiisa kama naxaayo yaa u sheega inaan lacagtiisa lee rabno asagana jaceyl ayaa haya waa ku dhaaamey adi codod ayaan isu duubeyney codadkii aniga iyo ayada aan ku jafney baan rabey wllshy kale inaan u diro asaan asagii u direy weliba hore kama arkine markii uu soo dhegeystey uu soo jaabey lee arkey inaan u direy naxdin 😭😭😭😭😭waxaan sameeya ayaan garan waaye waan ka aamusnaadey saacado ka dib ayaan dhahey prank waaye laakiin yaa aaaminaaa😂😂😂😂
English waa fadhiyaa waziir 😂😂
😂😂😂😂Wasiir aniga shilkii igu dhacey Ee Telephone nada waxa Uu ahaa fabadh ayanu is jeclaheyn Waxa Aanu wada soconey 4sano Haben Aan isku imaaney kadib markii Aanu kala tagney Ee ay Xafadii gadhey ayan wacey Mobile ka waxa iga qabatey Hooyadeed Ana man daremin iyada ayan mofayey Waxan jecelahey ayan iskaga hadley Waxan ku dhahey jawigii Aan cawa wada qadaney kawrn markii Aan labta is galiney Maxaa darentey Wan Ujeedey daren kagu wuu is badaley 😂😂 intaa Hooyaded wey i dhageysaneysa Goor dambe ayan daremey Bisinla naa muxuu ku hadlayaa ganadhii sida loo garaacey Xiita waa laga shakiyey dhakhtar Checking ayaa laso mariyey in Wax sameysey 😂😂
Keep going ilaa iyo naarta 😂
Wasiir shilkii igu xumaa malin dhaweydan ayaan galay xaajigeyga ayaan xoga ku xanaqay wuu i raali galiyay kadib xoga ayaan hurday intaan la hadlayay marka talefanka keyga joog ayan lock 🔒 ii ahaa markas ayan joogti inaatan ku furtay ayan isla joogtii sii laba qoray ayan u raaciyay joog ma ii xanaqsan tahay xaaji inigii naxdin asagii war see wax u wadaa sowtan ku raali galiyay 😂😂
First comment jamahirtah madaxwaynahoodah halydoortah❤
very good english wasiir
Arinta dr ck ee rer comantiland kaso hadal saxibayaal hada rabtan in laga so hadlaaa ❤ saara
Gabar ayaa video recoding kaduby anoo zxpy udiri rabo ayaan gacanta iiga dhacdy statuska micnaha markaa share u dhahayay ayay tikta✅ iga dhacdy wana katay waxan imaady xafadayda uu buuq ka jiro gabadha diris aaan ahyne jilib ayaa la igu feereyay
First comment 🎉cabeeyow😂😂
Hal mar ku sali nabiga scw
Waziir shilkani waxa uu igu dacay sannadkii 2022
Nin shukaansiga lagu ebtaleeyey baan ahaaye
Waxan la sheekeysan jiray labo gabdhood oo aan is ogeyn habeen habeenada ka mid ah ayaan mid ka mid ah waxaan udiray erayo jaceyl oo ku jiray hees uu qaaday Nimcaan hilaac , erayadii Ayan screen shot ka qaaday asan tii kale udiray markaas ayey iigu jawaabtay wacalyahow qofka iga horreeyey ee aad udirtay yaa waaye waan tan labada tik ay saaran tahye
Habeenkaas ayaa iigu dambeysay laba gabdhood oo aan isku dul wado
Waziir barnaamijka aan iska dhex arko hee igu sharaf❤❤❤
😂😂😂 dib hawgu noqonin
😂😂😂😂😂😂😂
Kkk Oo maad Copy taabatid screenshot ku waa aabhii wase'e😂😂
War kii waa na fahmay ee maxad ka ledahay Mr sudan😂😂😂😂
Yaa ila arka in wasiirka dhanka xaliimooyinka u Jan jeedho 🤣🤣🤣🤣🤣🤣aniga waxaan dhihi lahaa hasoo sameeyo faarax iyo xaliimooyin kuwii commentiga wacnaada koob ha usaaro oo haka saaaro waa fikirkayga ha layga gaadhsiiyo wasiirka💯
Ani shilkii iigu xuma wuxu ahaa maalin baa aabo isoo wacay saa kadip arimo famil kawada hadalnay isla xiligaas waxa ila soo hadlay faaraxan wada soconay Aabo Call ayuu iisaaran Yahay kii aan Shukaansanaayeyna qoraala kuwada hadleynaY kdip Aabo mrku imacsalaameynayey baan ku iri Hye Bbe macsalaama Qacda iga YeertaY hbeynkaas😂😂😂😂😂
Odaygii wuu fajacayba 😂😂😂😂
Halkanbaad ka qoslaysaa muslmiintiina qasaa lagu gumaadayaa qoysaska qaarbaa 13 qof oo walaalo ahi ka dhinteen
Xitaa ma awoodi weydey inaad mrugada la qaybsato wallaaheen intaanad barnaamijka gelin ma awoodi weydey inaad u ducayso/ u tacsiyayso u baroor diiqod😢
Maxuu qaban karaa an duca ahey
Waziir ana midki igudarna malmo kahore bu ihelay
Malinba sawiro inta sogalay ano makeup class sodameyey ba sawir dunta ibananta igaqadi ti isawireysi waligeyna laygumabaran sawr sas ah kdb ba isdahay tii macalimda make-upka kalay udir ileen maba ogiye qeibta statuska kujira 😂😢
Mrkas iskadiray ano firin xadana qadka isaga bah mrkasa statuskana qafba kamaqarine ila hoyo io aba dawana 😢😂
Mrka an kusolabti qadkiban wlhi naxtin wadnaha igoay wah wicitan io mssge lisodiray maha manta masowalatay cml xita xadan bihiyo dadka gb whtsapka istcmala waaarkan wlhi malintas mel ideqda adunka kaway😂😂.
Malintas kdb swr cadhi ah xita magalo😂😂
Shilkii igu xumaa waxa uu ahaa aniga iyo mid aanu zxb nahay ayaa waxanu soo galnay nusasacihii qolki macaliminta ama ofiska ka bacdi show talefoonka kisi oo codka duubaya ayaa miiska saaran ka bacdi waanu iska xamanay macalinki waanu tafariqaynay waa iska masinay malinkii dambe ayaa naloo yeedhay kala dambilayaasha wixi ka dhacay ayaa ka dhacay 😂😂
Wasiir shilkn wx u igu dhcy2021 gbr o xriiir nga dhxyay ayn hbn 3:00 oo kle wcay mrkas baa si lama filan ah aya aaba hd iga qbty angii wn isku nxay mrkas baa hal mr iri ku so dhww adega Asalato qeyro mina nuum😂
😂😂😂😂😂😂kan masengerka iska ilowbay indho adeg
Anigaa ugu horeryo legendry
We miss you bbe the accident of the phone😂
Waziir aniga oo shaqo ku jira ayan ubaahday inaan waco mid isku tiim nahay dadkana ma fahan sanen shaqada aan haayo waxa jiray 2 lanbar o isku magac iigu qornayen meshi aan raway inaan waco yarki ayaan waxan wacay yarki kale anigi o aan hubsan lanbarka ayaan hadal ku bilaaway xogti odhana wan ushegay intu aamusay bu iyiri war aniga wa hewel hewel e maxa she geesa teelki goraan jaray ayan aqoon wayay 😂warkii intuu Qaaday ayuu idaacad cml ayuu ufaafiyay tan iyo ma lintaas xaa fada o dhan waxey iigu wacaan rufiyaanka xitaa aabahey asaga o she kenayo markaan u imaado wa iska aamusaa is Dabaalis micnaha 😂😂😂CID igu kalsoon maleh
Wasiirka tagero weyn ku ahay😅❤
Waziir. Shilki igu xuma
Qof shidan oo tiktokarda ayaa
Helay nemberkeda wa is fahanay
Wa is dhex galnay
Qofta 1cunug ayay dhashay
Mid sxbkay oo tagera
Gurigana an is la daganhay ayaa
Qolka igu so galay ano qofti shukamina oo barafka saraya
Kadib ayan dhahay bro dibada iga bax macnha gacta ayan oga tilmamay kadib bu igu dhaga adeegay
Kadib mute inta saray ban ku dhahay xariif iga qalee waa qofti canka ahayd ee ilmha dhashay ee ana hawshaydan ka dhamaysanya ileen mute maba sarin ee ana modayay ila hda block ayan ku jira 😮😢😂😅
Keep going zaki ila narta zxp❤
Waziir idhageeso rool no 5 hadii barnamijkaan update uu noqon waayo week gii halmar kaa weeno …. Waqtiga fursad hesho iska sugeena 😂😂😂
Wa nuraysa ban damcay inan u qoro lkn n ka tagay waxn u qoray wa uraysa ila hada lbr igama qabto 4 sano 😢😢
Kkkkk😂
Anoo mid lahadlaayo ayaa mid aan dhoor bari kahor iskukeen danbeysay oo inoo igatagay modayey ayaa anoo coll saran ayaan soqabtay anoo ogeen kadib midkii kalaa iweydiyey kadib waan fiiriyey naxdin kii exka ahaa kuyiri intuu luuqa ugalay kuyiri naagteyda maxa karabtaa kadib kiin cusba xarifo ahaye kuyiŕi sxb cadi lee uhadlayey kadib rali noqo kuyiri😂😂😂😂😂
Free palestin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wasiir gabadha walashey wa cananahayay ani waye askarigas😂😂
Wlhi aniga hadey igu dhacday😂😂
Wazir hada ka hor gabar an asxb nahnay o kaftan naga dhaxen jiray ani o la hdalayo aya gabar is baranay aya kadib xirir samesanay aya msg iso dirtay markan aqriyay aya isla qofti an asxbta ahen msg kaftan ah iso dirtay ani u jwb aya is dhahay ani o kal iyo lab ula kaftamayo aya numbarki gabadhi xirirka naga dhaxeyay u diray ila 3 malin salnta xita legama qadin
Shilkan wuxuu igu dhacay waagii imo la istimcaali jiray waziir xiligasna waxaan ku jiray da'da teenager ka markas ayaan xiriif soo qabtay oo aaan la hadlay markas ayuu yiri waa kuma anigana waxaan ku dhahay was gabar meshii aan ka rabay waa gabar ilen keyboard mobile inuu isbadalo ma ogee allow gadaal ha noo celin 😂😂😂😂😅😅
Hhhh 😂😂 waxbaa ku helay kolay xariifkaasi niyada wuxu iska lahaa Xariiftani hore ayeyba usoo fadhidaa😂
Wasir haben anoo tell ku hadlayo ayaaa hadalka xarifkan dhibsaday waxan sameyo garan wayay figrad aya igu soo dhacday Inta qadka kaxirtay ayan iri xabibi qadka iga xun inta screen kaqaday ayan udiray lkn data dhana xiran baaa diray😂😂😂😂mar dambe qada iga xun leygama maqal😂😂
Waxbaa ku helay😂😂😂
Wasiir haben hapenada kamida aa extydii wacay marka network Nagamaqnaa marka xoga kadip imaday networkii xariifadii numberkeedii ilen xalynimo aa laga qaadypa anigii waxazpa kama fiirsane malapeey aan hory kasii idhipa maamadii telka hysay kulaha hooyo malapkii maahee waa shinidii Malaika dhashaye mizkiinta habenkii kadib yaa soowici😂😂
Anoo habo ka qabtay ayaan mooday sxbkey kadib asagii u abtiriyey kadib hooyo itiri yaah 😂😂
UA-camr ka kaliya ee somali ah ee aan dawado
Zoo Padi Kan Shilka zp😂😂
Congratulations 🎊
Wasiir soo badi shilalka talefonada😂
Shilka ugu xumaa oo igu dhaco wuxuu. Eil an azxap nahy baa wuxuu iga cod saday inan gabar iyadana an azxap nahy aan usoo diro xarfanka u share gare is dhahy isla ayadiyan udiray ciwankeda. Waxaana raaciyay war nio qofta waa tane iga cun nio.
Kadibna waa la igu dhagay 😂😂😮😢
Wasiir shilkii ugu xumaa wuxu dhacay 2023 wuxu ku dhacay nin saxibkay ah gabadh wada shekausan jireen waqti dheer
O marka hawshu u dhadhawayd
Bu wuxu damcay inuu waydiiyo qabiilkeeda marka wuxu rabay inuu dhaho ma reer hebel batahay
Marka mgaca reerka wuxuu ahaa barkad
Wuxuu rabay inuu dhaho ma barkad ba tahay marka mel a ah bu e ka dhigay kadib waxay noqotay sidaan
Ma barked batahay marka gabadhii caybay u fahantay inan kina way bloctatay ila hada gabadhii wa la fahansiin la yahay in waxani shil yihiin
Wasii naga gaadhsii gabadha kolay wa ku dawataaye😂
Shilki igu xuma wasir téléfonkayga ayan ku furay appelle enregistrer kadib téléfon ki wan Iska badaalay codadki uu dubay inan masaxo Wan iloway telefonki abahay ayaa qataay wax walbo dhahay uu maqlay xitaa inan balwad leyahay uu ogaaday runti fashil😮😮
Zaki bin xaji barnamij yadisa wa jeclhy wlhy
Don't forget your comanti kulaha 😂😂😂😂😂 barnamijkan noso badi wasir
Part2😅😮🎉❤
Wasiir Shalal ka telephone xagee lagu soo qoraa anigaa kaa qosline😂😂😂😂
Halkan uun ku qor sxb😂❤
Aslamu calekum wazir shilkaan waxa uu igudhacay 2017 waxaan ahay shukaansi barat kadib baa walal kee kudhay gabar iisoo sheergary kadaib baa iisoosheergareya waxaan bilabay inaa la hadlo kadibaa wexey sheegtay gurigeena iyo waxa aan qabano kadib waashakiyay waxaan saray block kadibbaa kii ila dhashtay usheegey wuxuu iguyiri waxaas kabax ee qofta void coll igusoowac dheh baa xarfaan iskadhigay baa kuwacay waxaan sugaaye gabar aan aqoonin lakin wexey igu naqate walaa shee 😂oo ay iidageen qorsho kadib baa inaa naxay baa coomo galay😮😂😂
Bentad shegyso day wlasha numberkada sanad u aqoon
❤❤❤ free palestine
Wasiir ani shilkii ugu horeeyey ee ugu xuma wxy ahyd beri dhaweed ayan gbdh xidhiidh la lahaa marka labo gabdhood ayn isku dul wadeyy muddo ayan labada gabdhood kala qarinayey haben hbnada ka mid ah ayaa labadaba qoraal ku wada hadleeney saa wastapkygana fariimaha ku badnaa sa mid ka mid ah gabdhiihi ayaa i dhahdey macn wan sexanaya markn fariintii aqriyey ayaa mobileka cillad aya ku tumi wuu khalkhaleyy oo fariimo badn ayaa iso dhaceysey saa gbdhi ilahyd wn sexanaya ayan is iri u qor " mcnto wa ku jeclhy umcc" markn is iri dir ayan mobilekii khalkhalay saa gbdhii kle oo an ka qarinayey ayuu u dhaacay 😂😂 saa mian hbneka wlan gbdhii way iso wacdey kma qaban is qabqabsi dher ka dib blocka saray ano naxsan ila la ima cafiyeene😂😂😢
Wllhi askariga waa lendg bn dhihi karaaa😂😂😂
Waxaan kasoo tagay dalkii aan ku noolaa ee aan ku dhashay Kenya ayaan imid dabeeto 8sano kaddib ayaa waxaa ila soo xidhiidhay gabadhyar oon isku fasal ahayn 8aadkii wayna naga yarayd kaddib waan yaraha kaftannay quruxdii iyo wanaagii miyaad cidla la jiiftaa bla bla.. waxay iigu jawaabtay cabdoow amba niyadda ayaan kugu haystay balse ma noqon oo marwo ayaan ahay ilaahay hakuu sakhiro gabdho iga wanaagsan ayaa buuxee! Ciyaarta iga dhaaf walaaley ayaan ku idhi wlhi waa iga dhab ayey tiri! Xariif aan saaxiibo ahayn isku fasalla ahaan jirnay ayaan is idhi waydii! Screenshot ayaan qaaday halkii laiga rabay inaan kii saaxiibkay ahaa u diro gabadhii ayaan u diray dalaq! Fashil waynaa
Kaddib waxaan is idhi farasamo aad kaga baxdo keen waxaan u diray screenshot-yo badan oon markaas qaaday dabeeto waxaan ku idhi iga raalli noqo wll taleefanka ayaa screenkiisu iga kala jabay oo khadda ayaa isku dhex daadataye haddadan buu iga dhacay bal waan soo hagaajin 10 saac kaddib ayaan ku idhi waan soo hagaajiyey! Ceebtaas caqligayga ayaan kaga baxsaday wasiir kkkkk 😂
Nio adigu waad naga weyn tahay😂