Engineer-kii Dawladda Hoose ee Hargeysa oo loo diiday qaadashada kaadhka dhalashadda Somaliland!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Engineer-kii Dawladda Hoose ee Hargeysa oo loo diiday qaadashada kaadhka dhalashadda Somaliland!
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 21

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому +2

    Adeer Runta hadii la isku sheego
    Sheekhaal iyo ogaadeen midna
    Maaha muwaadinii

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 Рік тому +1

    Asw...
    Wa wax aad looga xumado arinkasi. Arinka reer Somaliland ha saxdo. Indr 100%100 ka rali ahow inshallah .🎉

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому +3

    reer qudub odhan maha muwadidin qofki aha baa ah reer qudub sow itobiyaan maha asalkooda maha reer somaliland lakiin shaqsiyad ila lixdanki degana baa jira marka reer iyo shaqsiyad ha isku khaldina Yemen shaqsiyad weligood degana Somaliland baa jira mase ah in yemen odhan qadan karto dhaalasho Hindi baa degan somaliland lakiin maha in India odhan qadan karto dhalashada Somaliland sidas u fahan shaqada wa la siin kara qofka u qalaba ee denaansho haysta marka horeba in deganaansho lagu siiyo ahayd hadi aad tahay reerahi ila lixdanki degana wa in la cadeya oo aad hesha hadii kale haadan miyiga soo degay no qof qof baa iman jiraylakiin reer qudub odhan ma degana somaliland

    • @hamaaan1105
      @hamaaan1105 Рік тому

      Laakiin isaaqa itoobiya wuu qaadan karaa.

    • @axmedcumar5630
      @axmedcumar5630 Рік тому +1

      Dadkiinan qabyaaladu sakhraamisay hantidiinii oo dhan waxay taalaa raaso waxaana haya reer aw qudub oo identity iska daayoo macaal liisamo idiin soo saara cudur soomaali nacayb ah baa idinku dhacaye

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 5 місяців тому

      Sax ba tahay

  • @Roobleh
    @Roobleh Рік тому +1

    Meel qabiiil wax lagu helayo haddana qaran sheeganaysa waa waali cas walahi. Qofku qabiilkuu dooni ha noqdo lkn haduu wadanka ku dhashay ow ku dhaqmay maxaa diidaaya inuu wadani noqdo?

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Рік тому +1

    Sharci jabhad cadhaysani qortay baa ina hor yaal

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Рік тому +2

    Waar sheekhaas waaa dad sharafleh wana muwadinin

  • @abdiwehabjamaahmed3308
    @abdiwehabjamaahmed3308 Рік тому

    Marna dirbaanu nahaybaanu nidhaa marna laftinagaa Ala.reerkayagu cunsurisanaa

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Рік тому

    SI AAD U WANAAGSAN OO SHARAF LEH AYUU U HADLAY, WAA SI DEGDEG AH LOO SAXAA QALADKAA DHAN CUQAAL IYO XUKUUMADBA
    WAA REER SHARAF LEH ILLAHAY HA DHAWRO.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 5 місяців тому

    Sharciga mahelaysid hada 1960 ki ba la raba

  • @degdegdandan8249
    @degdegdandan8249 Рік тому

    Horta qof soomali ah oo meel wax loodhiibay oo laaluush la'aan ama musuqmaasuq la'aan kushaqeeyaa majiraa ? teedakale dhalada reerkaas hargaysa degan maxaytari

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Рік тому

    Waar Shiikhasha Halaga Leexdo

  • @abha2476
    @abha2476 Рік тому

    Waa khalad, dawladdu waa in ay wax ka qabataa, la saxaa nidaamka sharciga loo maro muwaadinnimada Somaliland,
    Qabaail yar yar oo fara badan oo itoobiya deggan ayaa Somaliland na deggan, markaa itoobiyana waan la degaynaa halkanna uma ogoli waa caqli xumo.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Рік тому

    Sharci aqoonsi ah laakiin aan dhalaso ahayn haloo sameeyo dadka soomaaliland ku dhasha ee aan asal ahaan u dhalan sida càrabta sharciyo waan leenahay laakiin dhalasho malihin .

    • @axmedcumar5630
      @axmedcumar5630 Рік тому

      Dadka soomaaliyeed idinkaa ugu socon xun ee wixii wax idin mooda wasa waxaa ka heshaana waxba ha naga siinina

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Рік тому

    Yaabka yaabkii

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Рік тому +1

    Tv miyaa lagu helo dhlasho waar waxaasi waaa adebbbbb daro arinkaasss cuqaashiina kala hadalll oo tvgannn iskadaaa hadalllll inan yari kuyidhi qaranka ha canbaaareynnnnnnnnnnnnn

  • @DiiniDiini-q1u
    @DiiniDiini-q1u Рік тому

    Jabhad 😂