Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Aad baan kuu salaamay walal waxaan kaa codsanaa inaad Subscribe saarto Chananel-keygaan si aad iicawisaan🙏🙏🙏.
Aniga xasid ma ihi waanna saaray inoosoo badi suugaanta wadaniga ah.
Codkii maxamuud ciise timajilac alla ha u naxariisto
Qurgooyada waye ee lugooyada ma ahan
Qaranimo iyo sharafkaa qurgooyada u hurayee naf iyo maalba diidee
Somalida laga haadlayy kuwan hada joogo ma ahaan wlhi somalida qabka leehed hada majoogan
Erayadii Mohamud Ahmed Dabagooye Allah yaraxma 1975 iyo kooxda heegan.
Kooxdi Heegan ayaan jeclahay in ay tahay
Ereyadii abwaan Cismaan diiriye kullane (carrabey)
Kii qeyb idiin helay haka qeylinabaa saas dheh
Somaalinimo
Ma ina qoob sacleydiyoo waaye
MA INA QOOB-SACLEY IYO QAAR KALOO KA LIITOO KU QADHAABANAAYAA...? Codkii Maxamud Ciise Timo-jilic...
Erayadii cismaan diiriye kulane (carabey)
Horta heestan yaa qaday sxbyl
Codkii: maxamuud ciise timatilic,Jiibtii: Kooxdii heegan, Erayadii:i cabdi bashiir indhabuur.
Sxb waxaa qaadaya Saciid Mire Xaydar iyo kooxdii Heegan
Aniga so ogan Insha alah
Ninkee baan qonofka iyo,Qaanso meeris garan oo,Saaxiibadii quwi iyo xoog,Aan ka qaadan karin oo,Loogu quus dhabaayaa?
Soomaalidu qab iyo kibir marna qaadayn maysee.
2/1/2024
Xasuus
Aad baan kuu salaamay walal waxaan kaa codsanaa inaad Subscribe saarto Chananel-keygaan si aad iicawisaan🙏🙏🙏.
Aniga xasid ma ihi waanna saaray inoosoo badi suugaanta wadaniga ah.
Codkii maxamuud ciise timajilac alla ha u naxariisto
Qurgooyada waye ee lugooyada ma ahan
Qaranimo iyo sharafkaa qurgooyada u hurayee naf iyo maalba diidee
Somalida laga haadlayy kuwan hada joogo ma ahaan wlhi somalida qabka leehed hada majoogan
Erayadii Mohamud Ahmed Dabagooye Allah yaraxma 1975 iyo kooxda heegan.
Kooxdi Heegan ayaan jeclahay in ay tahay
Ereyadii abwaan
Cismaan diiriye kullane (carrabey)
Kii qeyb idiin helay haka qeylinabaa saas dheh
Somaalinimo
Ma ina qoob sacleydiyoo waaye
MA INA QOOB-SACLEY IYO QAAR KALOO KA LIITOO KU QADHAABANAAYAA...? Codkii Maxamud Ciise Timo-jilic...
Erayadii cismaan diiriye kulane (carabey)
Horta heestan yaa qaday sxbyl
Codkii: maxamuud ciise timatilic,
Jiibtii: Kooxdii heegan,
Erayadii:i cabdi bashiir indhabuur.
Sxb waxaa qaadaya Saciid Mire Xaydar iyo kooxdii Heegan
Aniga so ogan Insha alah
Ninkee baan qonofka iyo,
Qaanso meeris garan oo,
Saaxiibadii quwi iyo xoog,
Aan ka qaadan karin oo,
Loogu quus dhabaayaa?