КОМЕНТАРІ •

  • @safahomer.
    @safahomer. Рік тому +21

    Anigoo 15 jira baan ku xidhmay channelkan laba sano kahor maanta wxaan aaminsanay in aanan aduunkan fahmi lahayn oo aan ciyaal iska ahaan laha hadii aanan daawan lahayn channelkan. saamayn wayn baad ku leeday korinta wacyiga dhalinyarada waad mahadsantay mudane Aadan allah yahfidak❤️

    • @hothanidiris6818
      @hothanidiris6818 Рік тому +4

      Mashallah hab qoraalkaga aya laga garanayaa in heerka kobaca garaadkaagu tagan yahy ,waa jeckaan lahaa marka da'dada aha in aan helo chanels sidan oo kale ah❤

    • @safahomer.
      @safahomer. Рік тому

      @@hothanidiris6818 mahadsanid❤️🫶

  • @edapzanmohamed6878
    @edapzanmohamed6878 Рік тому +3

    2021 ayaan cagta ka qaaday ciidaydii hooyo markay HOOYADEY Igu tidhi tag oo soo dhul mar dad iyo dunina wax la qeybso hana isku moodin mid dalkeedi qayaaneysa qiyamki iyo himadii umad aad laheydna halkaa kaga tagtay ee xasuuso in 13 nabi muxamed SCW isagoo dadkiisi dhex jooga iyo magaaladiisii wax uu qaban waayay 10 sano gudahood ku qabtay ee ruum iyo faaris ciidan u diray markii xeydaabkii uu ku jiray ka tagay oo awood dad iyo qibrad intii ak badan halay ka sokow waxyigii ayidayay.
    Maanta ayaan hadalkeedaasi macnahii iyo dulucdiisii si wacan u gartay oo aan u fahmay.

  • @khadarhassan711
    @khadarhassan711 Рік тому +26

    We proud of you brother aadan ❤❤❤❤

  • @shuceibabdiali5071
    @shuceibabdiali5071 7 місяців тому +1

    Adan khadar Ali adan sahan 3 sano ku xiranahay sahanka xogaha szb wax faaido leh ma ogii wax kale kaama faaidin Alle hakaa abaal mariyo wll❤

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy Рік тому +43

    Waxaan ahaa 19 jir markii Aan kasoo tahriibay Somalia Maanta waxaan ahay 27 jir Go’aanki Aan kaga soo tagay dalkayga Waa midki ugu saxsanaaa Abid Aan Gaaro dhalanyarooy nasiib Wacan.

  • @AbdalaKalay-wb8ub
    @AbdalaKalay-wb8ub Рік тому +68

    Ustaad waa mahadsantahay i.a. waaa rajaynayaa inaaan iskaga tago dalkaan bilaaa dowlada ah ❤

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому +69

    Hadii daLka Ka Bax La inii DhaHay Ma Ahan In Aad Noloshiina HaLis Gelisaan Oo Badaha Waa Wayn Aad Isku Biimaysaan Wllkey Hadii Aad Doonayso In aad Dalka Ka Baxdaa Ka Bax Lkn NafTaada HaLis Ka Wayn Tan Aad Ka Cararyso Ha Gelin🙏

    • @SnoopDogg4874
      @SnoopDogg4874 Рік тому

      Maaha sidaad ufahantay sxb ee waa in aad qatartaa aad ubareertid 😅 hadaad adigu cabsaneysid dadka ha luggeyn 😂wax maad soo dhageysen ee soo dhagayso

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 Рік тому +5

      ​@@SnoopDogg4874sxb mawduuca qaladbaad ufahantay isbiimee muu odhan ustaadku iaaguba sharcibuu kubaxay tahriibku waa danbi hadaad dhimatana nin naftiisii halis galiyay ayaad tahay

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 Рік тому

      @@SnoopDogg4874 Wlkee Waxaa Ku Leeyhay Horta Qofwalba Alle Meesha Uu Jogo Haku Nabad Yeeelo Amiin Aniga Hadda Wadanki Maba Joogo 14/06/2018 Maalin Khamiis Ah Ayaa Igu Danbeysay Alle Dib Ha Igu Celiyo Aniga Oo Nabad Qaba-Cfmd Qaba Hadii Ayba noqonayso in Aad Wadnka Ka Baxdaa Doon Macmal Ah intaa Raacdo badda Haku Dhiman Wadamada Deriska Sida Kenya,Ethopia, Ama Xitaa Egypt iska Aad ALmiino Sudan Xitaa Iska Aad Intii Aad Libya Ku Dhibaayoon Lahyd Ama xeebaha Itly Ama Spain Ama Greeca Ku Dhiman Lahyd Sudan Ama Djibouti😅

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 Рік тому

      @@ridwaanmohamed2796
      Waa sax Oo Ma banaana In Qofka Uu Naftiisa Qatar Geliyaaa
      (وَلا تُلْقُوا بِأَيْدِيكُمْ إِلَى التَّهْلُكَةِ)

    • @SnoopDogg4874
      @SnoopDogg4874 Рік тому

      ​@@ridwaanmohamed2796 hye sxb😅

  • @IsraAhmed-b7l
    @IsraAhmed-b7l Рік тому +2

    Absolutely wn kugu raacsanahay wllo arinkaa

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Рік тому +8

    Ilaa 2018 waan sugayaa inaan dalka ka baxo oo weli jaanis baan gaadayaa maalita aan qurbo tagana waxaan noqon doonaa qof lagu tashto 😢😢

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 Рік тому +4

    Sahan wllky waa talo fiican nio hooyadey ayaan madaxeeda ujooga sikale maalin uma joogeen somalia 🇸🇴.

    • @hamsehassan-we5wy
      @hamsehassan-we5wy Рік тому +1

      Anigaba hooyaday ayaa aad uxanuunsan reerna waan uwaynahay ee habeen kan joogeen wlle

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 Рік тому +8

    "Itoobiya waa Itoobiya" ayeey taaganyihiin iyagoo qoomiyado kala duwan ah innagana hal qowmiyad baanu nahay aad moodo inay hooyo qurahi dhashay markaasaad maqlaysaa qabiilkee tahay cajiib! Mahadsanid ustaad Aadan soojeedintaadu maxumo markii dhan laga eego balse waxaad ogaataa Soomaali waa Soomaali uun wixii aan waddankeenna lajoognay baan waddamadi kalana latagnay waad aragtaa dhallinyarada qurbaha tagay inaysan intooda badan waxba kaqabsan oo sheeko Soomaaligii ay wali wadaan kudarsoo intooda badan naftooda ayeey biimeeyeen oo silac bay ku tageen kuwa badanna badda ayeey ku dhammaadeen marka haddiiba aysan wax ka qabsaneen waxaan dhaqan xumo aheyn uga soo kordhi maayaan runti kumana dhiiri galiyeen kii inuu wax qabsado diyaar u ah dalkiisaba uu kaqabsan karaa caqabadna lama waaayayo mar kasto iyo meel kastaba

    • @updallemohachanel2371
      @updallemohachanel2371 6 місяців тому

      Ethiopia kulawayna colaaado waaweyno qowmiyada udhaxaysa bayhaystaan kaliya waxay kukala badbaadan dowlad bayhaystan

  • @lisanmubarak5784
    @lisanmubarak5784 Рік тому +1

    Hadalka A.sahan uma jeedo tahriiba ee wuxuu yidhi hadii fursad lahysti

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Рік тому +7

    mahadsanid ustaad runta iyo waaqica ayaad ka hadashay

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA Рік тому +6

    Mowduuc muhiim ayaad ka hadashay wlhi
    Aad baad u mahadsan tahay❤

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials Рік тому +17

    Hadii aan nahay❤Somali Haan is garab qabano Nasiib darada weyn ee ina dishay waa Hadii qof uu Qurbaha inaga joogo Xarash la aan kuma dhigayo laakin hadii aad ku tiraado Wiil kayga ii dhoofi Qofkaasuun wuu ka meermeeran sanayaa Badankeen passport waan haysanaa laakin wax lacag ah ma haysano hadii maanta Dhalinta lagu i dhaahdo lacag uu ku tahriib hoo uu dhaqaajinaya sababto ah nafta ayaa haysa Dhalinyaroo haan is gacan qabano Nbd glyo 🇸🇴🚨🚨

  • @Adalempire
    @Adalempire Рік тому

    Malintii ay ahayd dhalashadayda 18 sano walahi been sheegi maayee taleefanka ayaan mukhalaska u dhiibay, hayaan dheer oo aanan ogayn waxaan kala kulmaayo ayaan Allah talo saartay Libya ayaan jihaystay alhamdulillah maanta 28 ayaan ku dhawahay, Waayo aragnimo ninka ragaa waa inuu yaraaan ku bartaa. Intaad jirto kabadan ayaad nolosha ka baranaysaa, mustaqbal fcna waad ka samaysan kartaa hadaad diyaar u tahay oo aadan dhaldhalaalka raacin.
    Alhamdulillah 😊❤

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 Рік тому +4

    Anoo jeclaysanayaa muqaalkan ayuu dhamaaday
    Mahadznid Ustaad ❤

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Рік тому +1

    Xaqiiqada ayaad ka hadashay sxb, thnkz.

  • @hanadali
    @hanadali Рік тому +7

    Ustaaad wan Ku salamey 🤚👍💯 horey u soco wanagsan 🎉❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +6

    Aad ban u jeclahay Muuqaalada Noocaan ah, Oo shakhsiyan kuu taabanaya, Thanks Ustaad❤

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Рік тому

    Waa runtaa ustaad aadan soomali hadaan nahay khalad sheeko khayaali ah baa nalaga dhaadhiciyey sida hada aad ka dhawaajisay dad badan baa laga dhaadhiciyey in ay somalia kaliya qorrax iyo hawo leedahay maba ogada in meelo ka cimilo wanaagsan ay jiraan meelo somalia ka bad iyo barri qurxoon ay jirto laakiin dhalinyarada maskaxdooda ayaa khalad aad uwayn laga dhaadhiciyey thanks macalinka wayn aadan sahan

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +6

    Waxn dhex joogna Dall aan kuwa u talinaya mustaqbal kalahyn mustaqbal kodu uu yahay kursiga sidey u ilashan lahayen qofna musuliyada noloshada alle musarin qofna kuma nolla mid kasta wuxu unolyay naftisa dhalinyaro mustaqbal kena an kafikirno iyo ka dadkena dambe ... an wax lagusano qayrken ❤❤😊

  • @mohaa1645
    @mohaa1645 Рік тому +1

    Somalia is somalia landhere waxgarad dhig leh baa tahy horey u soco

  • @Mohamed-nj8if
    @Mohamed-nj8if Рік тому +19

    I Aaamin aadanow pro maalintaa germany imaaday 2019 kii ayayba indhuhu ii furmeeen oo aan is dhahay malaha noloshii afrika qiyaali bay ahayd oo hadaad nolol dhab ah gashay
    dabcan ma caynaayo wadankaygii hoyo oo ma lihi wuu xun yahay lkn waxaan helay waayo aragnimo badaaan

    • @Said_haji
      @Said_haji Рік тому +2

      Kula mid baan ahaa saxiib sanadkan bilowgiisi ayaan itoobiya oo iska Africa ah aan imaaday, waana markii ay indhahaygu furmeen oo ay waaqaca saxda ah arkeen.

  • @Musa566ghuuu
    @Musa566ghuuu Рік тому +13

    فـموت الـفتى خيرٌ له من قيامـه بدار هـوانٍ بين واشٍ وحـاسد
    Warku uu caad yahay aday ku tala saad yeelyso imamu shafici wuxu idhi " ado diinta aya ku kyr badn inatad meel dulysaan intaad iska fadinyso" ❤

    • @Summad
      @Summad Рік тому +3

      @Musa566ghuuu iyo @sahankaxogaha
      Sidoo imaamu shaafici wuxuu yidhi :-
      تَغَرَّبْ عَن الأَوْطَانِ في طَلَبِ الْعُلَى
      وَسَافِرْ فَفِي الأَسْفَارِ خَمْسُ فَوَائِدِ
      تَفَرُّجُ هَمٍّ، وَاكْتِسابُ مَعِيشَةٍ
      وَعِلْم وَآدَابٌ، وَصُحْبَةُ مَاجِد

    • @khadichaabdul
      @khadichaabdul 9 місяців тому

      فاغترب تلق علي الاهل بدل
      فبمكث الماء يبقي ءاسنا
      وسري البدر به البدر اكتمل

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Рік тому +8

    Ka xoroow daaradiina, waxa lagaga sheekaysto waa hadal weyn waana mid aan bartay intaan qurbuha ku noolaa.
    Nolosha qurbuhu quruxba malehee, Hadmaan qalanjooy dalkii qabanaa❤🇸🇴

  • @maxamednaasix
    @maxamednaasix Рік тому +1

    Waa asiibtay ustaad adan somalia is somalia

  • @Wacyi1234
    @Wacyi1234 Рік тому +1

    Indheer garad baad tahay akhii
    Kelmad xaqiiq ah waaye

  • @ilkacaselnamahamouud
    @ilkacaselnamahamouud 6 місяців тому

    Intelligent man really keep going pro 💋🙌

  • @hoygamaansada
    @hoygamaansada Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad wax muddo iga dhex guuxayaad ka hadashay taladaada waan kugu raacsanahay allaha ku dhowro ❤❤❤

  • @kingsuhazh2658
    @kingsuhazh2658 Рік тому +4

    Alla nasiib badanaa qofkuu macalin uyahay Aadan Khadar Cali sidayda oo kale Alle hakaa ajir siiyo sidaad waano iyo waxaheega aad marwalba nooso gudbinayso

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Рік тому +5

    95% dadku waa wada chance gaad saxib lkn inta joogta xitaa waxaan Aamin sanahy inay duruuftu ka hor taagantahy

  • @AbdilahiJama-ox5br
    @AbdilahiJama-ox5br Рік тому +3

    Aadanoww waa run laakiiin aad Bay iigu adagtahay wll inaan Burco dhaafo
    Allow dalka nooo fiicnee

    • @Sooyalka
      @Sooyalka Рік тому

      Niow burco maxaa yaal😂 zhp

    • @AbdilahiJama-ox5br
      @AbdilahiJama-ox5br Рік тому

      @@Sooyalka maxaad aragtayna wll hhh

    • @Sooyalka
      @Sooyalka Рік тому

      @@AbdilahiJama-ox5br niow zhpkyow burco dhankan xafadahan plazza ayaan ka jooga walina, meel uga ma bixin mantana 19 jir ban ku ahay, niow wan ogahay burco waliba waxbadan, niow wllhy wax meeshas yaala ma jiro, aadan khadar ba wakaas ka tagayay meesha niow😂🤣

    • @AbdilahiJama-ox5br
      @AbdilahiJama-ox5br Рік тому

      @@Sooyalka nio aniguba soccendry ayaan ku jiraa aadan baan ka daba tagayaa hhh

  • @abdiazizadem6054
    @abdiazizadem6054 Рік тому +5

    wad mahadsantahy wll fikirkaa waligay waxan u haystay inaan kaligay qabo lakin waxan ogaaday manta, ugu danbayn waan kaso baxay wadankii alxmadllah

  • @hodanabdulaahiabdi342
    @hodanabdulaahiabdi342 Рік тому

    Absolutely right ✅️

  • @maxamedrasaas8434
    @maxamedrasaas8434 Рік тому +3

    ADAN inta aad shektay waxano dheer waxa taha jareer xunbatahay

  • @AxmedweliMaxamad-km1mw
    @AxmedweliMaxamad-km1mw Рік тому +1

    Wa sax qofki fursado raadinaya inuu safar gala dalkenana fursada malahn
    In aa ka helgelisaa mashruucne way adagtahay, ina shaqo hesha kaba sii daran, waxbarashadu tayo badan maleh,
    Balse yan dalka la iloobin
    Yan laga maqnaan ee haloo maqnaado
    Dowlad na jecleysiso dalkana Allah nasiyo

  • @topg1699
    @topg1699 Рік тому +3

    Ilahyba qalbigeyga Ogaa walhi waa qodob aan aad ugu baahna oo ka hadlaya xaalada aan kusaganhy

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Рік тому +7

    Ustaaad kuwa kugu diiday ma ahan qof waaqica fahansan ❤

    • @qadroshiikhnuur2239
      @qadroshiikhnuur2239 Рік тому

      Anaa ka mid ah sababtoo ah
      Dhalinyarada dhan ma,awoodaan
      Oo waxay sababi kartaa buufis

    • @Zwdii
      @Zwdii Рік тому

      @@qadroshiikhnuur2239beentaa mahan wlhi dadka qaar oo wx wlba qataa jira hdalkas tey maqlaan aygoo awodin nftooda haligaaya 💔

  • @khadarhassan711
    @khadarhassan711 Рік тому +8

    Hadii aan helo gabadh alle taqaan oo aan ku fakado waan ka soo bixi hada se waan sii shaqiysan 😂
    Alle amuuraheena ha inoo sahlee
    May Allah make shahada our last word ❤❤ ameen

    • @cabdallacaraale7531
      @cabdallacaraale7531 Рік тому +1

      Aamiin Aamiin mashallah shahaado illahy hnogu khatimo cimrigeena 😢

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 Рік тому +2

    M.a waad mahadsanthy ustaad thank you allahku barakeeyo wn gaan sadey mar hore lkn walidka caqabad iguh aysataaye isoo duceeyah😢

  • @anisaali5451
    @anisaali5451 Рік тому

    برك الله فيك يا أخي فى الله ❤❤❤❤

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Рік тому +6

    Mahadsanid ustaad❤

  • @sommillionaire9293
    @sommillionaire9293 Рік тому +2

    100% Agreed Dalka marka ka baxdo nolosha sax ah aya arkesa talo so jedin inta dhalin yartahy adunka wadanka jeceshahy u safar

    • @Dek-Osman
      @Dek-Osman Рік тому

      Dalkaga wax dhama Ma jirto waxba yaan been lagu sheegin

    • @sommillionaire9293
      @sommillionaire9293 Рік тому +3

      @@Dek-Osman Adi Fadhin wadanka shegesid

  • @abdirahiimmarketer
    @abdirahiimmarketer Рік тому +1

    Mardhaw inaa ugooyo aan rabaa dalka i.a

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому +50

    Ustaad mahadsanid anaa hda bilaabaya safarka noloshayda waxan ka bilaabi doonaa dalka deriska nala ah ee Ethiopia 🇪🇹 insha allah bilaha soo aadan waxan ka bilabi dona waxbarasho..
    Waxaana ugu soo dhcday tuducii imamu shafici '
    وسافر فإن الأسفار خمس فوائد
    تفرج هم ،واكتساب معيشة ،وعلم ،والآداب،وصحبة ماجد.

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv Рік тому +1

      تعال يا اخي انا صومالي اثيوبي وسأرحبك في وطننا 😂😂😂😂

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому +1

      @@Ducaysane-to1qv أخي شكرا علا ارحابك لش وطنك إثيوبيا وطنك حقيقي الصومال انت في أحلام اليقظة 🤣🤣

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv Рік тому

      @@cabdiwahaabnadaara7945
      نعم انا في احلام اليقظة 😂
      امزح معك انا صومالي ووطني هو الصومال 🇸🇴🇸🇴❤️😂

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому

      @@Ducaysane-to1qvاي وه الآن أنت صاحب الحقيقي ههههههه مش مدينك 😂

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv Рік тому

      @@cabdiwahaabnadaara7945
      مدينة جكجكا 😅❤️

  • @gulettcarlozz7507
    @gulettcarlozz7507 Рік тому

    DHALIN yarE lama ahaanaye wakhtigu uu is badalay
    Alle ha inaga yeelo kuwi guulaysta akhira io aduuunba❤

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 Рік тому +1

    Inay dhulkoda aminan oo ay shaqo abur kusamystan ò ay horumariyan ayaa uga fcn inay dhul gaalo oonay diini oolin tagaan wll wax hadhaw markad alleh hortagto xisaabta kugu badinaya haku hadlin

  • @SacdiyoCabdi-mt8im
    @SacdiyoCabdi-mt8im Рік тому

    Wadanka oo laga baxay dhibaatadii laga dhaxlay wey muuqaataa.
    Ha qaldin dhalinyarada wll.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +1

    Xaqiiq alle ii rume hadaf keyga
    Aduunyo iyo kan aakhiroba

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +6

    Anigaba mardhow Kismaayo ayaan katigi rabaa inasha allaah aabbo ayaa boos iigadi rabo aniga iyo walaalkey booskaas ayaan u xayiranahay Insha Allah Angola ayaa rabaa shaqo ama ganacsi inaan kabilaabano
    Dhalayarad hadii waalidkooda ay garab istaagaayaan xoolo ama dhul u iibinaayaan badaha kuma dhamaadeen siiba aabaha

  • @cabdirashiidiimaan1556
    @cabdirashiidiimaan1556 Рік тому +1

    Ustaad dhalinta dalkooda ha ka eryin

  • @MohamedAbdikarim-s9z
    @MohamedAbdikarim-s9z Рік тому +4

    Insha allah wllky alle haika xafido

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Рік тому +2

    Masha Allah hambalyo jazakalahu khayr 🎉🎉

  • @Badriugaas-
    @Badriugaas- Рік тому

    Ad iyo ad ustaad

  • @GuuleedGeedi-b2x
    @GuuleedGeedi-b2x Рік тому

    Sxp waa runtaa Bari Ayan kabaxayaa

  • @POPMAMI-fh3zn
    @POPMAMI-fh3zn Рік тому

    Mahdsanid

  • @hannahyuusuf
    @hannahyuusuf Рік тому

    Sheikh mustafe mrku arinkan ka hadlayay wuxu yidhi labo mid u diyaargarow waxad haysato inad weydo waxna korodhsan oo ah diin ahaan dhaqan ahanba gaalo raac inad noqto ubadka ku dhashana ku khasarto iyo inad waxana korodhsato waxad haysatana adkaysato haatan inan ayn ahy dalka inan katagana wa qasab insha allah ubadka kudhali doono diintoda iyo dhaqankoda qiimo kaste kubixin doona dadkaygana waxban soo tari dona insha allah

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 Рік тому +3

    Waa xaqiiq arinkasi ninki dhalinyara ahi ee awada inu dalka kabaxo haka baxo.isagon taharibin oo wado saxa haku baxo waya dalkena qabyalad aya ragadisay iyo shaqa laan.

  • @abdiwaliafrax9865
    @abdiwaliafrax9865 Рік тому

    Waa Barnaamijkaagi Koobaad oo ah Mid iqancin Waaya

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 Рік тому +1

    Waa sax aadanow.
    Allah wadankena hano hagaajiyo.

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 Рік тому +3

    Runtii waa mawduuc aad u wanaagsan.
    Bulshadeena in badan waxa ka dhaadhacsan in dalka la jeclaadaa macnaheedu yahay in la joogo uun sidii geed ka dhex baxay!, lkn ilaahay wuxuu kuu abuuray ujewdo wayn oo ah inaad aduun iyo aakhiraba qof wax soo kordhiya noqoto, taasina waxa ay u baahantahy in aad khibrad badan iyo waayo aragnimo badan kasbato.

  • @sadiasudi5642
    @sadiasudi5642 Рік тому +10

    Ani dalka inaan ka baxo iima qorsheesna inkastoo F4 ahay
    Waana ka helay soomalia is somalia
    Mana dhihi doono rer hebal baan ahay haday muhiim ahayn inshallah ❤

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall Рік тому +2

    Sh. Aadanoow Fikirkaa Waan Kula Qabaa. 🎉

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 Рік тому

    Waa fikir saliima oo saxa mahadsanid wll jazaa kalaah

  • @engineeradaawe5626
    @engineeradaawe5626 Рік тому +1

    This the reality waligey waan qaban inaan Ka baxo dalka hadana waa plan keeyga aadan runtaad taabatay been iyo Boro bogaando waxpa ma taraan fadhiga Ka kaca dhalinyaro qofkasta waa inuu isku dayaa siduu isku hormari lahaay dadka badanaa waxeey Ku leeyihin wadnkaa jaanis yaalaaa hadhowna hadaad Ka yeesho markaad guursaneyso adigaaba taakuleyn U baahn maxaa Ku soo arky buuqaas keep going dhamaantiin guuleysta😎✌️

  • @Maalin89
    @Maalin89 Рік тому

    Waa sax waxe soo arki lahayen
    1. In qabilka beentan lagu madaliyo ee so arki lahayen
    2. Dad kale dina kale jinsi ah kale dhaqan eh oo midaysan
    3. Xirfado ayey sobaran lahayen
    4. Hormarada calamka ka jiro aye so arki lahayen

  • @ElmiMoha-kw8xx
    @ElmiMoha-kw8xx Рік тому +1

    Thanks uztaad. dalka jooga buu leeyahay siyaasigu bal maxuu u hayaa marka uu leeyahay dalkiina jooga.

  • @heeso586
    @heeso586 Рік тому +1

    Zhp muqaalkii 2021 ee aha wadanka ka bax waa dagsaday kana maanta waan save garaystay xaqiiqadaa ah in na lagu qanciyo wadankiina wax idin dhaama ma jiro

  • @Xirsiev
    @Xirsiev Рік тому +3

    Hadii Gaal iyo Muslim bad kuwada qarqoomaan kii dabaal Yaqaan uuun baa badbaadi dono
    Ilaaah majecla jaahilliiiiinta.......
    Dr.mustafa mehmuuud

  • @SharmarkeIsmail-ro7qf
    @SharmarkeIsmail-ro7qf Рік тому

    Wll waa mahadsantahy adan waan Kula qabaaa fikirkaaa

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 Рік тому

    Masha allah mahadsanid sxb

  • @HIGHLIGHTS70.
    @HIGHLIGHTS70. Рік тому +3

    Waad ku mahadsan tahay awooda aad nagu siisay dhalinyaro ahaan si aan u fahanno xaaladeena iyo halka ay fursadaha ka jiraan

  • @maryamocwahaabaadam8579
    @maryamocwahaabaadam8579 Рік тому +4

    Nolosha mararka qaar waxa wacan inaa ka Eegto Dhinac kale ,ama Ukiyaale kale ku fiiriso.
    Fikradaan kawaran
    Barnaamij yada Qaar ma ka Dhigto mid Dhallin wada so jeedisaan sida
    Mowduuc inaa wada falaaqayn saan ..
    Inaa ka hadashaan sababta dhallinta ay baraha-bulshada qaabka badanaa u isticmaalan
    Iyo mowduucya kale.

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 Рік тому

    Mahadsanid saaxiib.

  • @HappyAlmaas
    @HappyAlmaas Рік тому +2

    Mahadsanid ustaaad Wankugu raacsanahay arinkaa

  • @guhaad3031
    @guhaad3031 Рік тому

    Thanks 😊

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому +2

    Waxay uiman laayihiin lacag ayay
    Kuqabaan taasina waa sax

  • @CabdiRaxman-h9j
    @CabdiRaxman-h9j Рік тому +1

    Wax dhib ah ku ma qabo wadankaga alxamdulilah

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Рік тому +1

    Ilaahey dowlad fiican ama amaan ah wadankeena ha nagu siiyo Ilaahow aamin aamin aamin, aniga dalkeena waan burburiney wana is dilnaa dibana gaar ahaan reer galbeetka khaniisinimo aa taala hadii aad isticmaasho maskah dhaqaalo waa sameynee laakin wa in aad Islaamka ka dheerataa muhiimada wa taas aakhiro naar u shaqeyso aduunyana ku raaxeyso waaye ugu yeeraan 7 shaqo aan ka tagay bes salaad darteeda 5 salaad hal mar guriga ku sii tuko aa lagu dhaha maadama lacag aa rafineysey la iskuma helo aduunyo iyo aakhiro reer galbeet wa ka diidayan taas kuwa khamiiso wata wadaat waaye lagu leeyahay OO ku nool reer galbeetka bes weydiiya aawey ciyaalkada aakhiro hadow rabo wa ka sii waday ow ku dhahaa hadow aduun rabana wey joogaan ow ku dhahaa iskoolka aaba lagu baraa wah kasto xunxun wana ogolyahay

    • @Karaamo12
      @Karaamo12 Рік тому

      Sxb Nin Wax Fahansan ayaad Tahay , waa Runtaa
      Reer galbeedka Ujeedka ugu wyn aay Nolol iyo Shaqo Kuu Siinayaan Waa in aay Kaa Dheerryaan Diintaada iyo Dhaqan kaaga ,Soomliada Quraba aaday anuu waan ka samray in yar maahee wlahi ..Weliba Haday Ugu Darantahay oo Siyaasasii waxa qabsday Xisbiydii Xagjirka ka haaa ..

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt Рік тому +1

    Ninka kaliya Wlhi Ruunta ka hdlo bro I love your videos

  • @SubeerFuad
    @SubeerFuad Рік тому +1

    Wallhi 2video wan dawaday wanan kugu racay aadan khadarow

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 Рік тому +3

    Fadal wallahoyw dalka si caadiya uga baxa hadaad damacdaan in aad tagtaan lkn plz ha tahariibinina 😭😭😭

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Рік тому +1

    Aadan sahan

  • @YaxyeabdiRaxmaan
    @YaxyeabdiRaxmaan Рік тому

    Wallhi ustaad waakugu raacsanhy mahdsanid

  • @faadumoyusuf9905
    @faadumoyusuf9905 Рік тому +3

    Sidu shafici uu safry ayan rajaynaya inan uu donto cilmi insh alah😊

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому +2

      Wlshy alle hku brkeeyo wlhy ustaad mrkuu mwducas ka hadlay waxa igu soo dhcday tuducii imami shafici
      وسافر فإن الأسفار خمس فوائد.
      تفرج هم -واكتساب معيشة -وعلم-والاداب-وصحبة ماجد.

  • @abdallashariif3761
    @abdallashariif3761 Рік тому +1

    Mahadsanid❤

  • @hiraajmoha813
    @hiraajmoha813 Рік тому

    Thans aad Baan u mahadsan that side wax fiican naagu soo gudbisid

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Рік тому

    Aadam sahan Alaha kubarakeyo wllo

  • @MUBARIGABDIASIS
    @MUBARIGABDIASIS Рік тому +9

    Keep going my BROTHER ❤❤

  • @AbdirizakYu
    @AbdirizakYu Рік тому +1

    Midakale dadkii wadanka jookay oo yimid isla calaacalkii ey kubii kahoreeye ayee wadaan , wlhi ma aha wax qof Muslim ah qofkale kudhiirakaliya . Waxaan rajeyna in aadan wax waayo araknimo dhameestiran inaadan ulaheen arimaha qurbaha

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 Рік тому +1

    Dhalin yarooy hadad haysaan gursad aad ku dhiftaaan dhoofa lakin ha tahriibina wcs

  • @Ziizeman
    @Ziizeman Рік тому

    Waa run aad u qadhaadh!!

  • @yuusuffarah3065
    @yuusuffarah3065 Рік тому +1

    waan tagaya maalinuun

  • @amenugaas4374
    @amenugaas4374 Рік тому

    Mhadsanid ustaad

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Рік тому +1

    Fadlan barnaamijyadii dhalinyarada soo badi

  • @MaxamedNuux-b6u
    @MaxamedNuux-b6u Рік тому

    Hadii aad awoodo arlada ilaahay soco oo bax

  • @shuceibabdiali5071
    @shuceibabdiali5071 7 місяців тому +1

    20 sano jir ah curadka xaafadooda caruur badan ay ka danbeeyan cidoodana lacag buuran heysan wadankiina xaalkii uu sidaa yahay muxuu ku fikiri karaa sxb
    A

  • @sandheregeneraltrading2162
    @sandheregeneraltrading2162 Рік тому

    Adiga ruuxaaga caawa doqonimo wada , oo waxaana wax laguu baray in aad dalkaaga anfacdo aqoonta lagu barayna aad wax ka badesho, wadamada aad sheegayso qof kula mid ah ayaa dhistay

  • @zalmandastuuri1698
    @zalmandastuuri1698 Рік тому

    Waa Runtaa walaalkey Mahadsnaid Mar waan Ka Bixi doonaa