@ who are u adi ma Mareexaan ba taha mxa noogu kala doore xassan iyo Axmed annga og mid walba heerka uu noo joogo teeda kle Barre inta axmed joogo wuu dagalamin saa axmed bey isku lood ahayene Annga axmed nooga dhige wiil yaroo aqoonyahan ah oo hada xilka ogu horeya Bare na hogaamiye kooxeed waqtigisi laga soo gudbey ader cida kaa caqli xun niicdas usheeg
Guul Iyo Gobanimo Ibrahim
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁👑👑👑💪💪💪🫶🫶🫶🥰🥰🥰
Kagog barew
Bare hiiraare waa in uu fursadaan ka faa,iideystaaa waayo ahmed madoobe godob ayuu kagalay oo waa tuu kenyati u adeegsaday uu kismaayo kasaaray
Waxaad tiraahdaa ❤ baroooooooooow ❤ dhiiqaa lugaha laguu geliyoowhaayaa ❤ kajoog ❤ nimanaa hada kasoobaxay ❤ ee kasoolaabo ❤ baroooooopoooow igaarkeygiyoow ❤ dhiiqaa lugaha laguu geliyoowhaayaa ❤ nimanaa kujiraan ❤ ee kajoog ❤ nimana waa kasoobexeen ❤😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😅
Lacagwaa qaadasho barrow gal gashaseexomeelgal amakeenya aad
Ader kena bare talofecan ayadsisay❤❤
War hooy daarodow Hawiye kismaanyo ayuu rabaa War mareexanow ka jooga
Masakax Fayoow Ayaa Ku Fikirtay Libaaax Ayaa Tahay Hada Ayaa Ku Taaageri Karaa guul Iyo Gobanimo Damaca Xasan Sheeq Waad Fahantay Si Ad Iyo Ad Ah Guuuul Iyo Gobanimo 💪💓💓💪💓💪💓💪💪💓💪💓💪💓💪💓💪💓💪💓💪💓💪💓💪💓💪💪💓💪💓💪💓💪💓💪💪💓💪♥️♥️💓♥️♥️💓💪💓
Soo eryaya gurgurte
Sxb likeka wa iga heysaaaaaah
Walaahay xasan intuitive doonayo waa intaa aad sheegtay in uu keeno qof hawiye waliba safiirka engariska usheegay in uu kis m 8:33.ayo dadkii lahaa geenayo
Mareexanow xoolaha iyo hubka kaqaata
AHMED ISLAM WAA KA KISMAYO KA HAYAH HAWIIYE OGAADA TAS D5
Waxaan ahay nindaarood aha waan kulatalinayaa walaahi dalagaal ad ugashixasashiihk aad uugashid walaahi kuuleesan meesid kajoog
Bare waligiis but caado qata ahaa,mana guukaysanayo wuxuuna samaynayaa colaad Kablalax,balse Mareexaan ma ogola dhiiqada Bare Huurasle
Kabalax shala ayagoo is wata buu Bare wasey sey Kenyan usoo wateen hada yaa kab iyo laxey dheh
Adinkoon caytamin dhiibta fikirkiina . Barre Hiraale film dhamaaday buu tikid u goostay . Baqti buu afuufayaa . Dagaal Soomaali dhexdeeda ah laguma guuleysanaya . Barroow ka joog . War wiilashiina yuusan idanka halaagin . Anigaba ma taageersani Axmed Madoobe . Laakiin Xasan baa kasii xun .
@ who are u adi ma Mareexaan ba taha mxa noogu kala doore xassan iyo Axmed annga og mid walba heerka uu noo joogo teeda kle Barre inta axmed joogo wuu dagalamin saa axmed bey isku lood ahayene
Annga axmed nooga dhige wiil yaroo aqoonyahan ah oo hada xilka ogu horeya Bare na hogaamiye kooxeed waqtigisi laga soo gudbey ader cida kaa caqli xun niicdas usheeg
adeer sooraaca awalba hawiye waad sooraaci jirteene bare shalay waa kii sooraacay hawiye ee kismaanyo ku sooduulay marka bare isaga kaliyi haduu axmed ku dulo kama xumin laakiin inuu xasan iyo hawiye sooraacaa waa qalad adeer kamana faa iidayo waa halkuu kudhimanlahaa
Xamse marxuun miyuu aaminey marka asaga madoobe ka daran wuxu raba in uu Cagdheer oo Jubboland laheyn loo xoogo waxs yeeli meyno
bare wuu is ceebaaynayaa walee hooy kajoog ka joog maanta ha horseedin in daarood laaysku jabiyo mareexaanaanoow iska qabta hooy walee xasankii shalay ciidanka idinka qaatay ee buundooyinka idin dhisi waayay hooy iska qabta mooryaanta xabaalaha qodanaaysa
Balayo waa haduu Xassan nadhaho nin kale oo Ogaadeena Jubboland geynaya waxs wax noo qalmo ma ahn lkn haduu nagala shaqeynayo waa dagal galeyna