Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Lacagtii Shilin Somaliga maxaa keenay inay suuqa ka baxdo? Maxayse ka dhigan tahay dal lacag la,aan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2023
  • Lacagtii shilin somaliga maxaa keenay inay suuqa ka baxdo? Maxayse ka dhigan tahay dal aan lacag lahayn oo doolar uun laga adeegsado!

КОМЕНТАРІ • 131

  • @xilkasc.qaadir6951
    @xilkasc.qaadir6951 Рік тому +21

    Magaceygu waa abdiraxmaan cumar halkanina waa waaberi media kusoo dhawaada daawadayaal
    Best voice in the world 🌍❤
    Waa kutaageeraa ustaad😊👏👏👏

  • @maxamedzaki
    @maxamedzaki Рік тому +53

    Marka yaraan wax murugo iyo wax welwel ah ma dareemeen laakiin maalintaan ogaadey umada aan ka dhashey sey tahay iyo sey siyaasiyiintood sey yihiin rajo la,aan ayaa dareemey ma wax anoo 20 jir ah maanta aan arkayo ayey arki waayeen iyagoo nus qarniyo nool oo iga horeeyey mise anag ayaa si qaldan wax u aragna allahayow sidii roon waa maalin jimce ah..😢🤲

    • @CabdiraxmaancaliCabdi
      @CabdiraxmaancaliCabdi Рік тому

      Jale soomaalidu waxa Ayaan noqotay mid iska ilaalisa lacagtii aysamaysatay oo iska indho tirta. Allow noomaciin

    • @asmaasaid3213
      @asmaasaid3213 Рік тому +3

      Wll comment gaaga aad buu ii xanuujiyay
      I.n waan isbadalaynaa waana hogaamin doonnaa dhamaan caalamka oo dhan
      Illaahay sidii wacan waa maalin jimce ah eee

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 Рік тому

      Allahuma aamiin

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 Рік тому

      Wllhi waa xanuun markaan arko saan nahay 😢

    • @abdirahmanahmedabdi3919
      @abdirahmanahmedabdi3919 Рік тому +2

      Marba hadaynu aragno waxa khaldan waa inaan sixi karnaa, waxaanu ku sixi karnaa inaan nafteena ka bilowno kuna xijino qaraabadeena ilaa aan ka gaarno soomaali wayn, dhalinyaro waa inaan ogaanaa in dhammaanteen ay masuuliyad na saaran tahay.

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 Рік тому +6

    Dalka somaliland ayaan ku noolahay mrkan yaraa ee aan dugsiga hoose ahaa wxnu ku wx ku cuni jirney 50 shiling iyo 100 shiling mrkan soo gaadhney dugsiga dhexena 500 shilling iyo 1000 shiling dugsigii sare mrkn mreyay ayaa lasoo saarey 5000 shilling oo isku dhajisan markaas ayuuna bilaabmey inay kor u kacdo qiimaha isku badalka dollar iyo shilling somaliland hda wuxuu marayaa 1$-9000 shiling
    Alle ha sahlo umuuraha wxn urajeynayaa dhamaan umada somaliyeed nolol wngsn 👏❤
    Aad ayaad adna u mhdsn tahay ustaad waaberi media 🙏

    • @sdali1231
      @sdali1231 Рік тому +1

      Goorme dal noqday, 2023 riyada kaos bax

    • @mohaabdi11
      @mohaabdi11 Рік тому

      @@sdali1231 hooyada siilka ka was dhiman dhiman yaheey adi afarahaas mxa ku galiyey dal iyo waliba qaarad ayay noo tahay aabaha iyo qaraxland aad dagentahay ee alshababtu naagahiina wasto orodoo usheeg inad ka xun tahay nabada aan hysano way muuqata🤬🤬

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman Рік тому +17

    Kusali xabiibka nabi muxamed scw 🤍

    • @diamomdgirl466
      @diamomdgirl466 Рік тому

      اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إب

  • @khtr7
    @khtr7 Рік тому +4

    Lacagta soomaaliland kasoo hadaL pLz 😢❤

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid Рік тому +4

    First comanti Wafa mahad sahanty

    • @axmednuurjfx4156
      @axmednuurjfx4156 Рік тому +1

      Si deg deg bad u qorty yan laga hormarin mia islahyd poss😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому +8

    "Kunkii shilin ayaa ugu dambeeyay asagana allah ha u naxariisto"

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому +9

    🥺🥺🥺🥺. Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @Nrcabdii
      @Nrcabdii Рік тому

      ​@@asma-ye2lbish naa maxaad ku hadashay dadnimo iyo damiir xumidaa oo nacas sanidaa meeshaad alxamdulilah dhihi leheed oo caafimaadka iyo risaqa ilaaheey ka mahadi leheed miyaad ku digasho iyo jeesjees bilaawday adoo kale somali ceebeeyay ee dhibkiisa ilaaheey hakugusoo wareejo laxyahay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@Nrcabdii wll ninkaan waa nin shaqa tag ah ugu 70 jeer baan arkay isagoo soo qoraya comentiga bayjaj kala duwan sida ogaansho somali american tv hareri media iyo boqolaal kale haduuse baahan yahay enternaitka online kamuu ahaadeen siday aniga iila muuqatay waa nin xaga iimaanka kaxanuusan

    • @Nrcabdii
      @Nrcabdii Рік тому

      @@asma-ye2lb waxa meesha ku qoran hadaba hadii aysan Allah baryid ahayn waa maxay shaqadase aad kahadlayso qofku qof dhibane ah inuu yahaba wuu sheegtee maadigaa caafimaadka u haya mise waxaa tahay dadka markay wax ku dhacaan soo baraaruga inta kalana aan waxaba garan

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Рік тому

      @@Nrcabdiicommentska nocaan ah meelo badan ku arkey waa copy and paste marka dad ku qaraabto saan aa ayaantaan soo baxeen cfmdkii nincadii ilahey siiyey ka been shegaayo koley waa qof alle aqoon ama qof balwad leh haduu run shegaayo aktiisa dad waa buuxaan wax tari karo waa qayb kamida tuuganimada umada lagu dhaco dad calool jilcan baa jiro oo aan run iyo been kala saarin karin aad u mhdsnrhy wlshey koley kan anaga noo gamban maayo waan aragnaa beentiisa dhawr UA-cam channel aan fariintaan ku arkey hadey adinka idin ku cusub tahey waa goonj

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Рік тому +2

    Ka soo hadal tariikhda ahmed guray iyadoo koban please 😂❤

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Рік тому +15

    Somaliland waxa Awooda leh lacagta Shilinka
    Waxaanay Leeday
    500 Boqol
    1,000 Shiling
    5,000 shiling
    Xaga electricgana Waxaa La Diraa zaad Iyo E Dahab Labadubana Shiling Qayb Ah Bay Leeyihiin
    Oo Kaash Baa Macaa Mushaharka Dowladu Ku Bixisaa
    Waa Jamhuutiyada Barakaysanee Somaliland

    • @muminmumatomumato
      @muminmumatomumato Рік тому +3

      Qhowmuludland aqhonsigothi dhulbahanta prank ayu kadigay 🤣😂🤣

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Рік тому +3

      Jamhuuriyada Somaliland waa dal madaxbanan ee hada waxa laga hadlayaa maamulka muqdisho

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Рік тому

      ​@@qacqacosman5716nio funny a tahy ma hargeysa dal madax banan ku tilmamtey halla dowlada somalia ad ku tilmamtey mamul😅

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Рік тому +4

    🎉ya Allah dalkenna hoyo no hagaji😊❤

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Рік тому +9

    Waxaad mooda inad uso kaba kashatay fikirka is weydiinayay
    🦅💥🇸🇴 Intelligence

    • @farahbashir1312
      @farahbashir1312 7 місяців тому

      aniga xita sxb xita Ogansho qoral udireyna kkk

  • @user-ys8ql3kc4u
    @user-ys8ql3kc4u Рік тому +3

    Halmid ayaan kaa codsanayaa walaal soo samey lacagihii soomaray soomaliya iyo madaxdii sameeyy ama xiligaa joogay

  • @MahamedInacali-dw9om
    @MahamedInacali-dw9om Рік тому +3

    Puntland lagama isticmalo shiling SOMALIA 😭😭

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Рік тому +3

    Waan ku tageera c/raxmaan cumar 🎉😊❤

  • @IlyaasismailNur-rl3nr
    @IlyaasismailNur-rl3nr Рік тому +2

    Mashllh wll

  • @abdi7932
    @abdi7932 Рік тому +6

    Oo hadaa maxaa la isticmaalaa ma dollar uun,😮

  • @mohamedabdisamed3151
    @mohamedabdisamed3151 Рік тому +4

    Good title , although needs a lot of research?

  • @MUSLIM12342
    @MUSLIM12342 Рік тому +4

    ALLAH is one

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому +4

    Sxbyaal gabar iyo wiilba markii kun shillin laga reebo majiraan lacago kale oo soomaali ah oo aad wax ku gadatay ama aa taqaano? GACANTA TAAG!

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 Рік тому

    alxm anaga soamliland shillingku qiimo ayuu leeyahy daaxdana kamuu bixin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salamali54
    @salamali54 Рік тому +3

    Somalida waa dad dhintay oo lkn si aan toos aheyn u Jira . Somalida ma midaysna , malaha HAL dowlad . Malaha ... Wax ixtiraama dunida dhexdeeda maanta

  • @cabaasnuursalaad6289
    @cabaasnuursalaad6289 11 місяців тому

    Waalaheleyaa xal inshallah

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Рік тому +2

    dal ba ow yaa kuleh walee inay qabyaalad intay jirto dawladnimo dhimatay

  • @eidahmed7236
    @eidahmed7236 Рік тому +2

    Wali ma arkin shp

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Рік тому

    سبحان الله العظيم

  • @NuurMacaruuf
    @NuurMacaruuf Рік тому +2

    Asc

  • @qisoyindhaba
    @qisoyindhaba Рік тому +4

    Somaliland shilling ❤ qadad weyn shiling

    • @Miskiinow
      @Miskiinow Рік тому

      Cuqdad ayaad heer lagaari la dahy 😊

    • @sdali1231
      @sdali1231 Рік тому

      Maskaxda ka hor, loser

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Рік тому

      ​@@Miskiinowadna Cuqdad Bad iga Hadhi La'dahay 😅

  • @Liibaannuur-oj3rf
    @Liibaannuur-oj3rf Рік тому

    M.a ustaad❤

  • @abdjeey7197
    @abdjeey7197 Рік тому +3

    Sxb waxaan sitoos ah uqaadan doonnaa 2035ta dolarka iyo darsiga mareykanka noo diyaariyo lkn alle ayaan kamagan galnay

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Рік тому

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @user-in4jt8hk8r
    @user-in4jt8hk8r Рік тому +2

    Waa dawlad bur burtey

  • @AbdiQorshe
    @AbdiQorshe Рік тому +1

    Millionaire NOLOSHA LAGU AASAY😮
    SOO FIIRI wan soo dhigay ❤❤

  • @yahyeciise9265
    @yahyeciise9265 Рік тому +1

    Hadii la helo dawlad fiican oo wax inoo qabata lacagteenu way fiicnaanaysaa hadii kale lacagtu way duugoobaysaa oo uskagoobaysaa jeexjeexmaysaa ugu dambayntana waa laga guurayaa

  • @abdikadirmohamed-bn6vh
    @abdikadirmohamed-bn6vh Рік тому +2

    😢😢😢

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому +1

    Somaliland is the best marka waraaqaha laga hadlayo,

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 Рік тому +2

    ☪️🇩🇯

  • @you___man
    @you___man Рік тому +1

    0:32

  • @Laascaanood614
    @Laascaanood614 9 місяців тому

    The Somali Lacagtii Shilin can be revived if it is linked to a finite resource for instance Mashalloah we have a lot of oil in Somalia. If Somalia itself creates it own oil company and that oil is controlled only Somalia. Then we can raise the Somalia Lacagta like Saudi"s. We are really close so lets not give up at all.

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 Рік тому

    you will success your goal 😊😮

  • @ismailmuse9839
    @ismailmuse9839 Рік тому +1

    Lacagta Somaliland ha isticmasho somalia waa xale

    • @muminmumatomumato
      @muminmumatomumato Рік тому +1

      Qhowmuludland aqhonsigothi dhulbahanta prank ayu kadigay 🤣😂🤣

  • @MohanAmiin-hg9yk
    @MohanAmiin-hg9yk Рік тому +1

    Asc Wan ku salaamay wllo runtii marna ma rumeysan karo in aan ka tagi karno lacagta shilinka somaliya maya maya waxa ay ila tahay in dib loo helaaa lacagtaa tayada iyo qiima badneyd ee somaliga in ay komada ka kacdo oo ay xukuumad bulsho iyo qofba in ay gartaan cadalada iyo qiimaha soomaliga bi,idnilaah waana la laga baxayaa dhibto dheef baa xigi

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Рік тому

    Haa zxp lacagteena waa u dhamaatay

  • @Midaays28
    @Midaays28 Рік тому

    Ilahay ba noo maqan

  • @hassanwandoow3999
    @hassanwandoow3999 11 місяців тому +1

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @40Wnew
    @40Wnew Рік тому

    تقريبا عام 2040 إلى عام 2050 إن شاء الله

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 5 місяців тому

    Waan ka caroosay muuqaalkaan iyo mid kale 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi7856 11 місяців тому

    hada waxaa shaqeeyo electiric money

  • @diamomdgirl466
    @diamomdgirl466 Рік тому

    AH DALKEENA😢🥺

  • @user-jy8rc4rv1u
    @user-jy8rc4rv1u Рік тому

    i.a wxaan heli doonnaa xal io isbadal intaba

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 11 місяців тому

    Maya!, lacag ay soomali leeyihiin oo cusub in doowlad awood leh ay noo daabacdo macquul in aan u guurno lkn marnaba ila ma aha in dollar ama lacag kaleba ay soomaalidu isticmaalaayaan gebi ahaan.
    1000 keena ayaa noo dhaama lacag qalaad.

  • @sadiasudi5642
    @sadiasudi5642 Рік тому +1

    Doowlad ma haysano hadii shacabka ee midaas ogaa daan wee ficnaaleheed oo iskeen wax u qabsano 😢

  • @user-ij7jk6bg1m
    @user-ij7jk6bg1m Рік тому

    Onlf taariikhdoda video kasoo samee wll abdirahman

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe Рік тому +3

    Lacagtii ladhihi jiray qadaadiic ama shilin ka birta ah gurigena bay ooli jirtay xarash iyo madax ayan kuciyari jirnay ciyal nimadeni hadana tii waraqada ahay aya taala waa layaab wlhy

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 Рік тому +1

    Somalialnd shillinh ku dhex qaris miyaa

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому

    Waxaa Rajynaa Mustaqblka Dhaw In Aan Aragno Lacag Uu Leeyahay Dalkeyna Somalia Oo Awood Leh Dadkuna Ay Ka Maarmaan Dollarka insha AllaH Rajadu Ma Xuna

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166

    Uf war waxaan yaa lacagta dalka nooga soo celiya.
    Waddan la gatay weeye Soomaaliya

  • @Ciise499
    @Ciise499 Рік тому

    Waxan isticmaalna somaliland shiling waxaan ahayn na lagama isticmaalo Hargaysa 😊😊💚🤍♥️

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Рік тому +1

    Lacagta Shiling waxa iska leh Somaliland xataa zaad iyo Edahab waa lagu kala dirsadaa Somalia lacagtan fahmi mayso ee beesadoodi dib ha u daabacdaan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Рік тому

    Galmudug baa jooga gabi ahaanba lagama isticmaalo lacag shilin somaliya waxaana wax lagu kaa iibsada dollar xamar bay kusii dababyartahy

  • @user-xw6zu7km5i
    @user-xw6zu7km5i Рік тому +1

    Hargeisa shilin somaliland waa caadi
    Banka slnd ayaa ilaaliya
    Muuqaalka kasamee
    T

  • @muuqaalsare1285
    @muuqaalsare1285 Рік тому

    Kuwa badan ayaa dhaanaa alhamdulillaah dheh.

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 11 місяців тому

    Shiling Somali badan oo qadiimi ah ayan heya

  • @queenmuhiim-sg7yb
    @queenmuhiim-sg7yb Рік тому

    Abti somalia maa joogta abti waxaan rabaa inan ku arko abti hadaad somaliyo joogto pin idheh san u ogaado inaad somalia joogto please

  • @saciidgamadiid9922
    @saciidgamadiid9922 Рік тому +2

    Shilling 🚨

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 Рік тому +1

    Somaliland lacag iyada u gaar ah ayey leedahy oo qiimo leh wax kastana lagu kala iibsaso bangiga dhexe ee somaliland ayaana ilaaliya

  • @hawadleshow3022
    @hawadleshow3022 Рік тому +1

    Waa maxay sababta somaliland lacagtooda oo aan la aqoonsanyn ay ka qaalisantan tan shilinka somaliga ah

  • @CabdiraxmaancaliCabdi
    @CabdiraxmaancaliCabdi Рік тому

    Aad iyo aad uyaraatay isticmaalka shilinka soomaaligu waxa aan rajaynayaa. Bulshadu in Ayaan isticmaalan. Lacagtoda🤲

  • @Akafi_Guulane
    @Akafi_Guulane Рік тому

    Walaal, ustaad adigoo mahadsan maxaa xal u ah oo looga gudbi karaa, haddee sameeyaan dowladeena iyo shacabkeena, arintaasne naka jaahil bixi , FADLAN ❤

  • @cabdirahmaanmohamed21
    @cabdirahmaanmohamed21 Рік тому

    Sida puntland

  • @faysalabdikariim9102
    @faysalabdikariim9102 Рік тому

    Waxay u,egtahay inaan sidhab ah ugaguurayno lacagteena sababta oo ah anagu hadaan reer puntlandnahay waa Hore Baan kaguurnay

  • @IsmoIsmo-zl1fm
    @IsmoIsmo-zl1fm 3 місяці тому

    Ale ubarya qarankena soomalia

  • @ramadaanoabdirizak9768
    @ramadaanoabdirizak9768 Рік тому

    Shiling somali lagama isticmaalo puntland

  • @dal-joogchanneltv1855
    @dal-joogchanneltv1855 Рік тому

    Waxaa ugu haboon in laysku wado sida hadda, lanna daabaco lcg cusub.

  • @Abdi7282
    @Abdi7282 Рік тому

    I.a lacag cusub oo shilin soomaali ah ayaa lasameyhaa

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi7856 11 місяців тому

    electriacel money ayaa weheliso 1000 sheleng

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    Asc n 20 naga daa lacag rasmi ah ma ahayne

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi7856 11 місяців тому

    Electroc maoney😊😅😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому

    Hadda Dollarkii ayanba luga ku taagneyn blse waaan rajaynayaa haddii la helo masuuliyiin dhab ah inay mar uun dhacdo inay soo noqoto sharafteeni

  • @mohaevantsnews8849
    @mohaevantsnews8849 Рік тому +2

    Runtii macalin waxaa hoosta ka xariiqday Cinwaan xasaasi ah, aniga fikirkaygu haday somalidu kusocdaan is qab qabsigaan duli nimada ah mustaqbal xumadana ah, waxaa meesha ka bixi doona wax waliba oo dalkeenu lahaa Haybad, Calaamad, iyo xitaa aqoonsi waxaana macquul ah in wadamada darisku ku fikiraan ciribtirka kataqa luusida si aayar aayar ah Dadkan dhulkoodu hodan ka yahay, balse aan Hishiishka aheyn Allow amuuraha sahal🥹❤️‍🩹

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Рік тому

    Shiling somaliga waxaa ugu weyn ee baabi'iyey waa la aanta kayd dahab ah😊

  • @mohamedhassanabdullahi8327
    @mohamedhassanabdullahi8327 Рік тому

    WAXAN KA CODSANEYNA DAWLADA INEY LACAG DALKA U SAMEYAAN

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Рік тому

    KUWII SIDAAN NOO SABABAY ALLAHA CIQAABO AAKHRIYO ADUUNBA

  • @heersare8314
    @heersare8314 Рік тому

    50 iyo 100 ayaa iigu danbaysay anaga Burco waxaana laga bedelay 2011kii

  • @vhdcomps5912
    @vhdcomps5912 Рік тому

    Somaliland shilling ku qimo buu leyahay dollar sas oo dhan xad dhaf uma aha

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому

    LacagTa rasmiga ah wa dahab iyo Fido ganacsada somaliyed waxan kula Talinaa inay lacagahoda keydka kadhigTaan dahab iyo Fido maxa yelay dolarka aad arkeysan waxaa keyd u ah dahab

  • @saacidaarka-rg7ho
    @saacidaarka-rg7ho Рік тому

    Asc wan ku salamay marka horay marka labad waxn u bahanhy inad naga cabiso nuucyada gabacsiga u kala boxo oo ana ah kuwooda ugu wangsan oo la baran karo?
    Iso jawab adigo mhd wll❤️

  • @muxyadiindiyeeshe2351
    @muxyadiindiyeeshe2351 Рік тому

    N 50 Miyaa la istic maalay

  • @toughguy1769
    @toughguy1769 Рік тому

    Waaberi media

  • @abdirahiimabdulahiali7299
    @abdirahiimabdulahiali7299 Рік тому

    Abdirahmanow lacgt 500boqol ee shilling ka ah 2015 Glkc lag isticmlayy ee ma dabar go,in

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Рік тому

    Dhamaan lacagahaas waan haayaan Somalia Italian
    Easti Africa maney hindian maney sayid barasho maney
    Moqdisho coins iyo ujoran coins
    Dhamaan doodna waxaan Ka helna xeebaha dalka somalia gaar ahaan Marko iyo moqdisho

  • @Qays_Qayser1
    @Qays_Qayser1 Рік тому

    maxad uga sartay videogi dagalki ethopia iyo somalia wll

  • @abdullahia3444
    @abdullahia3444 Рік тому

    Hadii hogaamiye daacada lahelo way badbadaysaa lacagtu, balse hadii hogamiyahaasi aanu iman in gabi ahaanba laga guuro ayaa surtagala,

  • @ahmedtuure8612
    @ahmedtuure8612 Рік тому

    Fikirkayga : waxaa sabab u ah
    1 dowlada oo an awood badan lahayn ana xukumi karin lacagta suqa ( uncontrolable)
    2 ganacsada
    3 shirkadaha isgarsiinta oo kenay lacagta E MONEY da
    4 iyadoo aysan waxsoosaar gudaha wadanka ah
    5 sariflayasha oo siday doonan wax u sarifa
    6 central bank bankiga dhexe oo an awood u lahayn xakamayn lacagta
    7 iyadoo ay jorto mamul golada oo iyagu daabaca lacag aynsan xukumi karin kuwana daabacda lacago u gaar ah
    8 jaangonyn la aanta sixirka suuqa iyo inta lacag suqa ku weeraygsa iyo xadida iyo sarifida lacagaha qalaad wadanka gudihisa markay so galan

  • @kaashotube2394
    @kaashotube2394 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤♥️❣️❣️🫀🫀🫀

  • @ugaaskareerka8986
    @ugaaskareerka8986 Рік тому

    Alxm somaliland shilinkeeda ka qiimo bdn dollor ka 💚🤍❤

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Рік тому

    Farmaajo iyo xasan sheikh labada wadanka waxbo kumasoo kordhin, wadan astantiisa wa lacagta, diyaarada astanta Somali airlines iyo passport. Midba Axmadey iskaga qortay kawaran shuuba kudhashay dheh 😂😂😂

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Рік тому

    Gobolka bay wAA LAGA ISTICMAALAA GAAR AHAAN BAYDHABO

  • @Mustafa-vd4mp
    @Mustafa-vd4mp Рік тому

    Wadan walba lacagtiisuu wax ku yahay

  • @funy194
    @funy194 Рік тому

    Putalnda lagama isticmaalo c.laahi cali gaas ayaa keesaday mashiin lacag lagu dabeeco😂 dadka waa u kiciyey😂😂 Deni saga doller ayuu gurtay kulahaa ma rabo lacag somali hadda lama isticmaalo waa moryaan umadda dhacday😂😂