Waa saxan yahay Macalin Adan maa tashatid adiga Somali Waxaa ugu badan Digir Awmirifle Xageeh la idiin wa daah Hawiye iyo Daarood see idiin xukumikaraan
Taariikhda waxa sameeya ciddii guuleysata. Dadka laga guuleysto, taariikh ma sameeyaan. Maalinta aad guuleysateen, iyo taariikhda aad guuleysateen iyo astaanta aad dhigateen, cidna ha la wadaagina. Idinka ayaa iska leh. Haddii 13/11 ay tahay maalin madow oo ay "Guul-darro" ay aheyd, ha aqbalina.
Waa saxan yahay Macalin Adan maa tashatid adiga Somali Waxaa ugu badan Digir Awmirifle Xageeh la idiin wa daah Hawiye iyo Daarood see idiin xukumikaraan
Waa run Digir iyo Awmirifle Isagaa is Diidan dulinimadana qaabilay
Puntland iyo Somaliland Siyaasadda waa idiinka horeeyaan waana idin ka Caqlibadan yahiin runtii
Adanow ma Kicinkartid Dad waligoodba hurdey oo aan Tooseeyn ee Xamar laga Hago
Taariikhda waxa sameeya ciddii guuleysata. Dadka laga guuleysto, taariikh ma sameeyaan.
Maalinta aad guuleysateen, iyo taariikhda aad guuleysateen iyo astaanta aad dhigateen, cidna ha la wadaagina. Idinka ayaa iska leh.
Haddii 13/11 ay tahay maalin madow oo ay "Guul-darro" ay aheyd, ha aqbalina.
Asc Macalin hadii a Xasan Coolo uu ka adkaaday waa u dhamaatay Digir iyo Awmirile waayo maalintii Lixdoodii gobol lakala gooyey baa laga Adkaaday nafna malaha Reer MAYLAND
Digir Awmirifloow soo ces had a Lixdiinii Gobol una tashada goboladiinna sida Puntland hawiye meel iska saara iyo Daarood ba
Siyaad Barre 30 sano ka hor buu dhintay Maas samaysataan Dhulkii a Dadntiisa
Madaxdiinaa idingabtay oo Hawiye maskaxda ka haysto markasta