Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

UGU DAMBEYNTI RUNTA AYEY SHEEGTAY SHUKRI AMA SHUCEYB GABADHII LAGU MURANSANAA IYO CADEYMO RASMI AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 203

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +59

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedabdinur560
      @mohamedabdinur560 Рік тому

      Asc saxafow hor Allah inbarakeyo .fikradey ahan qofkan ama qoftan adan saan uego biniadam ilamaika ee jiin bay noqon kartae bal dadkan live lasogayo hakuacudubileystan .

    • @Nacimo-ug2tt
      @Nacimo-ug2tt Рік тому

      Inshallah

    • @safiysnoor8118
      @safiysnoor8118 Рік тому

      @@mohamedabdinur560 jin ma ahan ee waa qof waxaan aad arkeysid ma ahan qofka saxda balse waa makeup indhaha wey xiratay bishintana wey duratay

    • @abdullahabi3362
      @abdullahabi3362 Рік тому

      Saxafi waan ku salaamayaa bacda salaan ninkan qabyaalada ka hadlayaa ee reerahaas ayaa khaniisiin leh

  • @falisa576
    @falisa576 Рік тому +20

    Subxanallaah dadkena somaliyeed dad
    Xun ayaa ku jira taageera qaniisiinta iyo
    Kuwa leexday ee Alle abuuristiisa ku
    Caasiyey jirkoodina badalay qawmuluudnimo ku faanaya ayey leeyihiin
    Horay u soco wad qurux badan tahay
    Dhamaantood Allaha so wada hanuunsho

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 Рік тому +3

      Haa wlh mcnto way bun buninayan dadka waa codsi sabiscarab isat

    • @falisa576
      @falisa576 Рік тому

      @@ummuintisaarchannel3655
      Wan ku saray wall

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 Рік тому

      warunta yaabnay anaguba

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      Falis A
      qofku intaanu hadlin in uu maxakaxdiisa ka shaqaysiiyo ayaa wanaagsan, youtubka waan daawadaa waxan ogaaday soomaalidu in ay yihiin dad waalan dad xumaaday wey jiraan balse abuurta illaahay cid bedeli karta ma jirto, qaftani waa gabadh qurux badan maasha allaah, oo welida nadiif ah! dadka somalida ah waxaa ka dhaadhacsan dhaqtar baa jira dadka bedela waxaasi ma dhicikaraan wiilku isagoo wiil ah buu xumaadaa gabadhuna sidoo kale,waan arkay wiil xumaaday illaahay hasoo hadeeyo base markiiba in uu nin yahay waad fahmaysaa, raga iyo dumarku isuma qaabeka, illaahay baa kala fadilay qoorta iyo laabta eeg qofka hadaad ka shakiday ragu xabad soo taagan buu leeyahay maxaa kugu dhacay iyo qadaad weyn,dumarku sinaha ayay u weynyihiin raguna qadaadka iyo feedhaha,

    • @dgl7347
      @dgl7347 Рік тому

      Haduu mj ahaan lahaa waala ceyn lahaa no joke . Somalis go for tribalism then insulting Khanis ...

  • @kawterabdirahman6294
    @kawterabdirahman6294 Рік тому +1

    ACUTHU BILLAH MINA SHAYDANI RAJEEM
    wxn fahmi laahey dadkan soomalida afka kasaaranthy caqli xumaa wuxu
    Teeda kale haduu naag yhy iyo haduu ninyhy 2ba jeeraba qof diin iyo dhaqan ka muuqdo maahe saxaff iyo kuwa lamidka ah qudhunka ha faafinina

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +11

    Subxaanalaah ILAAH Nabadbaadi Waa Soobateen Sheydaanimada

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому +1

    Ninkan qabiilka ka hadlayaa wuxuu doonayaa inuu ninkan ku riixo qabiilada qaar ineey noqdaan xaniisiin oo laga helo tusaalo xun sida ayaga laga helay waxaan ku odhan lahaa waad khaldan tahay inta nowotay khaniis ilaaheey hakasoo cesho intaana noqona ilaaheey kamadhigo aamiin

  • @farhiyomohamed7332
    @farhiyomohamed7332 Рік тому +7

    Subhaana llaah alle ayaa og qofkaan wuxuu yahay kaakiin faraha naag ayuu iila egyahay

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 Рік тому

      Mcnto waa codsi sabiscarab isar

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      Farhiyo Mohamed
      waa gabadh waa lahubaa balse habro ka masayray baa dubjir miidhan u soo kiraystay waa inan ku dhalatay qurbaha afsoomaaliga ayaa ku adag

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Рік тому +15

    Qowmuluudnimo Ina aqof ku taageerto ama aad horey u soco dhahdo jaahilnimdaa keenaysa🤣🤣🤣

  • @user-xx1nw5zt1j
    @user-xx1nw5zt1j Місяць тому +1

    Adna kasocdaa Saxaf 300K🎉❤comson

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Рік тому +4

    Subxanallaah ilaahow adaan kaa magan galney waxan in ay sameeyan awlaadeena bismilaah wallee dhulkan gaalo waa lagu wareerey

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +7

    Walaahi fasahaadkan ma wanaagsano in la faafiyo wa cayaada bilaah 🫡🫣🫣

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +5

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil.

  • @ashalul565
    @ashalul565 Рік тому +4

    Nin Aduunka joogow maxaa Aragti kuulaaban, Ilaahay baanu kamagan galnay wixii uu raali ka ahayn.

  • @goumanmuimin2128
    @goumanmuimin2128 Рік тому

    Raag ma jiiro hore uu soco ku laahaa khaninsnio haadi wax laga dhiigo somali dhiimatay

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt Рік тому +4

    abaloole masha Allaah ladhahaayo maarag subxaanallaah

  • @malabey197
    @malabey197 Рік тому +8

    Nin Gabar iska dhigay caadi aa loo fahmaa balse Gabadhaan Ani ahaan Gabar ee ila tahay والعلم عند الله

  • @safiyoabdi6726
    @safiyoabdi6726 Рік тому +7

    Subxanaallaah Allow na badbaadi yaarabi

  • @Lekebil
    @Lekebil Рік тому

    Waa gabdha caadiya dulmiga joojiyey waa inan yar afsomaaliga dhibay oo xishoonaysa Iska dhaafa danbiga somaaaliyey ilhay ka cabsada

  • @ummu3342
    @ummu3342 Рік тому +1

    Mekup iska saar wll hadhow ayaa sificn lagu fahmaa

  • @mohamedabdinur560
    @mohamedabdinur560 Рік тому +2

    Asc saxafow kuacudubileysta deh wax wa jiin

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +5

    Nacalaa Wookiee luudka iyo Luba horey usoco leh kutaalo

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому

    Naag kulaha balayo waji xun qurux kulaha war waybukan raga nool bal eega ninkan meukup walida losomariyey ila sanki labaabiyey meukup art weye yaba garanaya ufirsada somalida ragoodi bukay dhamantood mansha alaah kulaha marka dadka wanagsan aya aqoon yar miya hhhh ragi bukay aya kabuuxa warya life ban kusogalay hore usoco kulaha jahanabad kuwada qudhun warya raga xun xun beenta daya qowmuludki ya page usamayseen saxafa waxan ayad keentay mesha shukrin kulaha war youtoup ka kabadha raga dumar lagadhigay wajiga kabuxa uf uf ilahay haydin rogo waxan meukup lagusodhabiqay qanjaha wayn naladhaf shukri kulaha calol xanun udhimo rer qowmulud

  • @fardyhasuum3536
    @fardyhasuum3536 Рік тому +6

    Qofta wa nag weyna cadahy Maxa laga bunbuninya hda dumarnhy Wanu argna iney nag tahy e yeyna iniga walin

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Рік тому +1

    Sidey ay u hadleyso waa qof aad u taxadarayo in kasto u jiro deeper voice surgery, ha ku dhex walanina wixii nin iyo wixii naag iga ayey u tala howshas iyo danbigeda, qabilo ayaa qaar howshas lagu yaqan kulaha qabil ayey kaga dhagtey

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Рік тому

    Somaalidu waa cawaan wlhy dhag.qudhacay wax ku maqlan qofkani waa gabar

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Subxaanalaah imisaan lahaa wa gabadh ee haku danbaabina

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Рік тому +1

    MashaAllaah " Somalidu khalad ayay ka fahmeen kelmadan

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 Рік тому

    Waa gabar ninna maahan waa lagu qaldamayaa iska daaya codka ayaa xoogaa culus afsoomaligane waa ku adag yahay ee yaan gabadha nin laga dhigin cayda iyo ceebeynta ka daaya adinkaa soo qaato waxii lagu shakiyaba oo burn buuniya markaas kadib qofkii baa sii luma oo xanuun ku dhacaa

  • @sakirepere8256
    @sakirepere8256 Рік тому +1

    Waxan la yabay qof shegeyn wuxuu yahay. Anigu waxan u maleynaya nin inu yahay

  • @mohabergn8219
    @mohabergn8219 Рік тому +1

    100 percent she woman and Mashaa Allah she beautiful to be honest I don't believe anything from somali people look how they talk to her no respect at all

  • @carfonmahamed
    @carfonmahamed Рік тому

    Gabar Somalian hadataha xijawa
    Abayo Allah kabaq

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 Рік тому +2

    Itaqulaah walaal family baa leedaha Xumaanta gacantiina ku reeba ama afkiina la dhahay adigana waa faafinaysaa . Xasbunalaahi wanimcma wakiil

  • @ciisewayneallahdayo6111
    @ciisewayneallahdayo6111 Рік тому +1

    miyaydan aqli lahayn qofkani wa nin san u arko

  • @saafi1302
    @saafi1302 Рік тому

    Gabadhaan codkaa lagu haystaa sida kale gabadh iney taha waa la arkaa

  • @huseinomar8637
    @huseinomar8637 Рік тому +4

    Waxaan oo kale dulinimo waaye ee yaan lasoo qadan ayaan dhihi lahaay oo lafaafin najasta

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700

    Waa
    u jeedaan qofkaan in labadaley
    Gabar sax ah hadey tahay qaniisiinta
    Iskumasawirteen codkane waa cadaan

  • @darkiegirlz
    @darkiegirlz Рік тому

    Qof xun qabiil malaha midakale Subaxanalah in heer kaas lagu radiyo wax wa dulinimo meshii ugu danbaysay ilahayow umada u gargar Kolay waxa qof kan yahay wa so cadanee

  • @sayidatulbanat4675
    @sayidatulbanat4675 Рік тому

    Gabadhaasi xaga qabiilka ninkaa way kaga saxanthy wayo hdii ay qabiilkeeda u sheegto waxa keliyee wuu samaynaa waa
    Inuu ku gafo qabiil dhan oo sheikh iyo shriif ba leh uu yidhaahdo weligoo bay khaniisi ahaan jireen

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Рік тому +1

    Subxanallah allow nabadbadi

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Рік тому

    Qofka ma.naaga baa mise waa nina subxaanala hadaa nina tahaye waa qasaartaye waa illaahaya baa ku karaameya oo 100 kaa dhigaye ilaahay u noqo intaana dhimana

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Рік тому +6

    Waxani waa gabadh ka waaleysa Somalida waa views raadis Somali sal fudeed

  • @osmaanyacusmaan3733
    @osmaanyacusmaan3733 Рік тому +2

    Waa gabar aniga udhaaran karo xaqiiqo waa naag

    • @xilkasc.qaadir6951
      @xilkasc.qaadir6951 Рік тому +1

      Sidee ku ogaatay adi maa baaray 🤔

    • @osmaanyacusmaan3733
      @osmaanyacusmaan3733 Рік тому

      Ilaahey ayaa kala soocay nin iyo naag waa la kala garanaa waa gabar runtii ruux waliba oo caaqil ah wuu garan karaa

  • @najmahjabrelfoodchannel6280
    @najmahjabrelfoodchannel6280 Рік тому +1

    gabar waaye nin mahaan

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому

    Wajiga waxani meukup aya sidan loogugayaly naag maha wa nin war waxan wa meukup naag logu ogaysiyey ee waxan naladhafa warkooda

  • @farhioabdi5307
    @farhioabdi5307 Рік тому

    Acudu billaah indheheda uma eko bini aadam sheydaan ayey u egtahay

  • @salaimanarale3251
    @salaimanarale3251 Рік тому

    Adigu maxad rabta in aad ogato

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Рік тому

    Macanahaagu waa abuurtii ilaahaya kuu dooraya baa tidhi waa qalada oo anigu naaga baa ku wanaaga sana laakii walaahi waa hoogtaye

  • @abdukadirosman9304
    @abdukadirosman9304 Рік тому

    Somalidaan ayaan la yaabanahay war waxaan sheydaanka u eg idinka ayaaba macna u yeelaaye mexey soo kordhine in la ogaado waxa uu yahay nin ama naag ama qaniis

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Heerkaan hadiiba la gaaray Allow noo gargaar

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Рік тому

    Adaa bakhaniisa shiraab alakusooqabey faashila maxad kudooratay

  • @abdiwelidaud719
    @abdiwelidaud719 Рік тому

    Luqunta xita cabaaryoooo ayey ledhy qoftan wa dumar bey uegthy

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Рік тому

    Wale wa yab hadu iga Hor imalaha wakurilaha cadi ayu nogadikara kan Subxanalah hada maxa iledihin from sland waye qabka lohadlaya ayaba kayabay

  • @muqtarmohamedhassan3769
    @muqtarmohamedhassan3769 Рік тому

    Abgaal qaniis ma jiro💪💪💪

  • @abdibasirelmi2379
    @abdibasirelmi2379 Рік тому

    Wasakhdaan ilaah nacaladiisa ha ku dhacdee ha buun buunina

  • @aabaayaabayruntii5559
    @aabaayaabayruntii5559 Рік тому

    Qofkani waa gabadh.

  • @user-mb8si9gi4y
    @user-mb8si9gi4y Місяць тому

    🎉🎉glbt😊

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Рік тому

    Iyadaaba figrad dhaanta soomaali waa soomaali kii xumaada soomaali uun buu xumaday

  • @deqaabdullahihersi1853
    @deqaabdullahihersi1853 Рік тому

    Neefta aan maqlayo mid naag kaweyne maxaa qaldan rabiyow nasug

  • @queenpubgmobile
    @queenpubgmobile Рік тому +9

    allah dartiis iigu saara subscribe

  • @rahmaadan9419
    @rahmaadan9419 Рік тому +3

    Hada ma waxaan baa walal views karadin Allah kabaq xumanta hafaafin

  • @mahadosmanismail6025
    @mahadosmanismail6025 Рік тому

    Waa gabadh qurbaha ku dhalatay hadalkaa dhibaya

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Рік тому

    Waa kooxdii iskuulka abaarso nacalad kugu dhacday
    Wlhi hadii aysan somali sidaan isku dhaamin mardhow aduunka waa laga waynayaaa nacalad kugu dhacday

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому

    Waxan ad nobunbuninaysan qudhunka nagalataga adeer qowmuludki ba ayad page ayad usamaysayn adeer naladhaf waxan uf

  • @nimoabdillahi-eq6qu
    @nimoabdillahi-eq6qu Рік тому

    Qanis yahaw soomaaliland ha sheegan

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op Рік тому +1

    Aduunka qofka ugu damiirka xun waa qaniiska

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Рік тому +1

    SUBXAANALAAH

  • @munasar10001
    @munasar10001 Рік тому

    BN BADANAA CHANALKA MABA AYSAN DHIHIN WIIL IYO GABADH TOONA

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Рік тому

    Saxaaf wa isku egtihin adiyo qoftan hadi gerka laga xiiro

  • @kurinoyalby4477
    @kurinoyalby4477 7 місяців тому

    War gabadhan waa gabar sax maxa niiga qaldan sas waxee ugu hadliiso waa qorba juug😅

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому

    Qofkan indhihisa ataba laga baqaya acudhu billahi

  • @xamdaayaan7150
    @xamdaayaan7150 Рік тому

    Maxaa lacadeyay een argnay saxafow

  • @ibrahimismail0892
    @ibrahimismail0892 Рік тому

    kaa qabiilka raadinaya waxa caqli dhaamaba qaniiska isagu wuxuu raadinaya inuu umad ku caayo

  • @hawanacimo2136
    @hawanacimo2136 Рік тому +1

    War ilaahay amarkiisu badanaa. War ninkan ma asagaa khaldan mise ? War qofkan waxuu yahay noo sheeg.

  • @salaimanarale3251
    @salaimanarale3251 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq fiiiiq 😂😂😂😂😂😂😂

  • @afarah222
    @afarah222 Рік тому

    Laban qof mana isku eeka

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Рік тому

    Waxay iidoor ayaan ahay

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Рік тому

    Qaniis in wax laga dhageeysto wa qalad

  • @sihamabdurahman776
    @sihamabdurahman776 Рік тому

    Can someone please tell me why lo dawanaya why live logu galaya?? Waxay tahayba who cares iyada u tala. Xata adi Saxaf kuma ficna dadkan o kale ina UA-cam kaga kuso ban dhigto..!!

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 Рік тому

    Ma qof sidii loo abuuray diidey ayaafd leedahay waad fiican taha.y

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Рік тому

    Qoftan hadii aad aad udhaadhido codkeeda waa gabadh cod weyn cod nin maleh. Adiga saxaafow maxaa kaga baxay

  • @asiaali566
    @asiaali566 Рік тому

    Waa nin%100 waalo jeeda

  • @ciisewayneallahdayo6111
    @ciisewayneallahdayo6111 Рік тому

    war qofkan wa nin miyaydan Aqli

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Рік тому

    Qaniis suuro badan haduusan qaniis aheen oo ay gabartahay meey is a isasheekto cod nin beey leedahay

  • @hudajamacbushalehuduus7425
    @hudajamacbushalehuduus7425 Рік тому

    Subxanalah

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Рік тому +1

    Waa yaab!! Horta hairline kaas nin ma lahaan karaa ani waxay ila tahay say walahi inay tahay inta aan la wax laga sheegin qof sifican ugu sheekeeyo haloo saaro si loo fahmo qof kan wuxiu yahay hada difaac ku jirtaa

    • @aishamuse3271
      @aishamuse3271 Рік тому +1

      Buruko waa waaye, buruko with babyhair 😅

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay Рік тому

      @@aishamuse3271 war jiraa cakaaru imaan maqli jiray ani wiil iilama eka lkn codka yara nin ah

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Рік тому +1

      War walasamayta calamka waxwalba islan gabowday aya inan yar lagadhiga xata wajiga ogow qaliin wajiga hadu galo lamagaranayo in qalin ugalay afkisa kamuqatay xata hadalka wu ignor garaynaya dadka ufiirso gabar cadiya haday tabay wy shekayn lahayd way hadli lahayd way isdifaaci lahayd gabar nimo ceeb maha waxlagaxishodo wa in ay cadi isu difaacda waxan caaga admodo hadalka xata wasikale afkeda makala qadqadayso timaha iyago sidasa walasameya wllo wanin naag maha ama diida ama doono wale kaas laftisa ayey awladooda inaty dawadsoyan nooca wada noqon hada waxajira nin cadan ah oo meukup art ah calamka wajigisa naagu kadhiga waxan marka qurux hhhhh maha wa meukup bes hu maydho wa nin qanjo wayn dumar haday tahay way isdifaaci lahayd

  • @user-mb8si9gi4y
    @user-mb8si9gi4y Місяць тому

    😂😂shatab😂😊

  • @muudfarah2998
    @muudfarah2998 Рік тому

    Xass bunallah saxaf mardanbiih waxass hanusu kudbiin madawan karnuu su all niikaan waraysana fishinii maa khaniis liih miiyo kqwada

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Рік тому

    Naa nin iyo naag waxa tahy shaqo kuma lihin ee bal noo sheeg maxa tahy😢

  • @kalthoummahmoud6655
    @kalthoummahmoud6655 Рік тому

    I see a masculine face under all that make up… let me mind my business 🤦🏽‍♀️

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Рік тому

    Dadkan ma indho layihiin codkiisa laga garanayo waa maqnuud kibir badan

  • @hibaaqhussean7806
    @hibaaqhussean7806 Рік тому

    So what’s the point of this yall!! Don’t encourage him/her May Allah swt guide him/her

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 Рік тому +1

    Somali waa sóomali no qabiil qurbay Ku dhalatay

  • @amunmohamed6812
    @amunmohamed6812 Рік тому

    Waa lagu yaqaanaa qabiilkiisa doofarkani

  • @seryu8204
    @seryu8204 Рік тому

    Somali ha ku mashquulin gabadhan aad wax ka dhigeysaan

  • @fadunoelmi6615
    @fadunoelmi6615 Рік тому

    Lanadaan sawir kumbilidle isma laha siduu wajigooda usameysan yhy isma leh

  • @gurayali6801
    @gurayali6801 Рік тому

    Qabyaladiiste inaan ahy wxaan ku daremay wiilka warsangeli mku dhhay dhiiga ikacay

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 Рік тому

    Waxaan ineysan naag Quman aheyn waa loo jedaye maxaad ka daba socotaan. Quruxduna waqtigan la jogo dukamankey taal. Meakap, balal dhadheer oo indhaha la sarto iyo wax leys mariyo ee ordoo isla dhaca oo iska daya qofkani.

  • @maxamedmuuse7892
    @maxamedmuuse7892 Рік тому

    Shugri maxamed miyaa

  • @caashoaadan5661
    @caashoaadan5661 Рік тому

    War waxbaa ka qaldn ee yaa lagu dibabin

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Рік тому

    Qofkaan waa sheydan sheeydankana caabudo

  • @faadimoadam1236
    @faadimoadam1236 Рік тому

    Away cadentaa yahuu