Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Aamiin yaarbi🤲🏻🤲🏻
Asc Fadumo muna aniga waxaan ku dhahaa Fadumo khayr faa’fiya Mashallah waa ku jeclahay Allah haku jeclaado. Aamiin Aamiin. Walaal.
Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😢 Ilaahayow hanoo waayin cid nasoo xasuusata 🤲😢 jazaka’Allahu khairan habibti 🤲❤️🤲
Hooyo mcn ilaheey ha unaxariisto qarax ku dhimatay waxan ku riyoday maalinta dhimatay isla malinti la duugay waayo waa dhiig baxday hbnki sidaan u fadhiyay u oynaayay gabdh 14 jir ahaa oo murgaayay baa daqiiqada yar hurda ilaheey igusoo tuuray wax yar hurday ogaw waa hbnki kowad ee hooyo qabdri u hoyatay geerideeda anoo dugsi ku jira loox qoraayay la ii shegay marka dhar iska badalo igumasoo dhicin markas idhahday hooyo mcn baatiga aad xirantahay ma qurxano iska badal baati kale ayeeyo xajka ka timid ii keentay cashara ah bey xiro igu dhahday waayo dadku waxey dhahayan shalay lee hoyadeed dhimatay horba daruuf ka muuqato waan soo toosay wan naxay wan oyay anigo jecleyn shey cusub inaan xirto aa wlh waan xirtay hooyo hadalkeda dartiis
qof kasto fiirsada plz like maxaa ugu xaasideysaa
Jazakallaah. Ukhtii. ♥️♥️♥️♥️. Alaah. How. Naxariisto. Waalidkeen. Aamin
Aniga waxaan riyo kuarkay ayeeydeey oo dhimatay waaitimid wilibo sidabacsan eey iisalaamijrtay iisalaantay waxeey igutiri qofkaas cabayadsii ane waxaan dhahay hadaan 50dolar siiyo kawaran wadanki majoogo waakadhoofay waabakasiifiican kidib dadbaan usheegay waxeey idhaheen sheeydaanwaa mabixin hada insha alaah waabixinaa
Bixi waad la daahday wlshey inaad dhakhso u bixisay ahayd
Jazakallaahu kheyr faduma Muna.
mashalah, mahadsanid walalo. waa qiso cajiib ah oo anfaceyso dadka waaladiintooda dhinteen
Mansha allah wll qali baraka allah
الله يرحم موتاني وموتي المسلمين 🤲🏻
Happti mashaa allha
Wcs walashay faatima muna allah ku xafido
Jazakalah kheyr xabibti..wan kuxisnay ayamahan kuma arag waxan rajeynaya ina nabad qabtay💞
Asc alaha ku xafido qisoyinkada wa jeclahay
Wa qiso wanagsan xasusin weyn ku jirto qeyr allaha ku siiyo
Masha allah
Masha allah Shukran jazakallah qeer walid kendhintay inuu inobahanyahay ayan qisadan kafahanay
Amine ya Rabbi
Masha allah beautiful
We miss u sister
Manshaa alah
Jizakalaahu qayr qqisadani waa nataabatay sister
Hormar wacan abaayo guuleyso
Aamiin wll jizskalaah qeyr
Maashaallaah baarakallah
Asc walaal macaan
abayo maxaa kugu dhacay maalmahaan qisoyinkaada waan la soconay managa mashqushy
Masha allah ilahay kheer haku siyo wax fican ba no so gudbisa
Masha Allaaha keep going sister
Wcs qaali.jassakalah
Anu waxan kuriyooday Haben dhawed walashay Iga weyn oon aad.ujecla oo dhimatay Yado itimid oo cunto aad ucuneysa oo xanaqsan 😭 hada Waan bixinaya waxan awoodo Alla haw naxariisto.inti dhimatay
Hn sadaqada ubixi waxad hesho oo u duce salada dhexdeda khyr alle ha ku siiye
@@ilhaandheeman9233 waasameyey intaba qali.waana usii wadi doona alleh hawnaxariisto.yada iyo inta dhimatay .inagana heynoga daba naxariisti
ALLAAHU AKBAR
Asc abaayo waa ku xiisnay malmahan ee maxa kugu dhacay qisoyinka macana
Masha Alah waa qiso cajiib ah
Isoo boqda asxaabey SUBSCRIBE isaar alle qeyr haidn siiyo
Asc abaayo waa qiso runtii faaiido badan xambaarsan illaahay hakaa ajar siiyo waaridiintii muslimka ahaa ee dhintayna allaha unaxariisto kuwa noolna illaahay ha u dambi dhaafo anagana allaha inagu anfoco waanadada asc
Asc wallalo volume pleace
Walaalo codkaaga wuu gaaban yahay, marwalbaba
🥰😍
Waankusalaamay.walal
Wcs wllo qaali
AscSoo dhawowWaalagu waayee
Please subscribe isaara walalhey somaliyeed
Mashaallah
Asc faduma muna waan kuu xiisnay
😘😘😘😘😘😘😘😘
Wsc wrb
Allah akbar
Asc
Asw alaha ku xafido maasha alaah
الصوت كثير واضي
Masha Allah beautiful

Soo dhawow
Waalagu waayee