Daawo Mw Xassan Oo Maanta Runta Usheegay Culimada Iyo kala qaybsanaantooda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @YasinMuse-x2u
    @YasinMuse-x2u 2 місяці тому +3

    Xassanow Munaafaq ayaa tahay , Hadalkaaga iyo ficilkaaga iswaafaji inta aadan dad Soo hor istaagin🎉🎉🎉

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +1

    Maashaa Allaah waa Runtiis Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye Allaha xifdiyo yaa Rabi Aamiin Inshaa Allaah

  • @AadanmakiMaxamad
    @AadanmakiMaxamad 2 місяці тому +3

    Allha haku dhawro madaxwayne

  • @alimohamedahmed4813
    @alimohamedahmed4813 2 місяці тому +1

    Guuleyso Madaxwene❤

  • @ahmedafqarshe7382
    @ahmedafqarshe7382 2 місяці тому +1

    Siyaasada islaamku waa ku dhaqanka diinta

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 2 місяці тому +2

    maqaasida wxaa ugu horeya diinta adeer dhaxda haka bilaabin

  • @MUHAMMEDabdullah-ct3nc
    @MUHAMMEDabdullah-ct3nc 2 місяці тому +9

    Hadii aan dooneno inaan wanaagsanaano aan isku xuno kitaabka Quraanka kariimka ah

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      Masha Allah Alla Haku barakeeyo wllo. Diinteena suuban hadan kaweecano, wadada sheydaanka unbaa soohadahy. Allahuma najinaaa.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      MADXWEYNAHA USHEEGA HANTIDA SHACABKA HADDII UUSAN ISKA ILAALIN KARIN HA ISKA YAREEYO. WAX HANOO HAMBEEYO

    • @JamaXurbe
      @JamaXurbe 2 місяці тому

      Markaad aragto kitaabkii ilaahay oo aan laysku xukumayn waxna aadan kaqaban Karin,???? !!!!!!! Waa xanuun

    • @Masago2025
      @Masago2025 2 місяці тому

      Joe baiden aa xanaaqaa hadaan diinta ku dhaganaano iskuna xukunno marka yaan raali galinaa ma allaah mase baiden

    • @Aaron28999
      @Aaron28999 2 місяці тому

      ​@@Masago2025 Su'aal xun ma aha anoo afka umada Somaliyed ee muslimka ah ku hadlayana jawaabtu waa Allah baan raali galinaynaa, biden iyo fulaan kale midna xaq inooguma laha inaan raaligalino, hala is cafiyoo hala wada ogaado adduun iyo aakharo la isma dhaafsan karo aakharadaa muhiim ah oon la huraynin lagana dhamaanaynin

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 місяці тому

    Bismilah guuleeyso madaxweynah umadda allaha hagaajiyo umadan kalaqaloocan diinta dalka iyo dadkakaba allaha hagaajiyo mudane madaxweyne maamulka qaatumo fiiri gaara culumada soomaaliyeed ee kalafikrad duwan halamideeyo oo meel heysugu keento wasarada arimaha diintu siqilaafyada yaryar loo dhameeyo❤😂😊

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 2 місяці тому +4

    Adigaa 1 ka ah kuwa wax kala qaybiya

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 2 місяці тому +1

    soomaaliya Guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @FaraxSaciid-t4k
    @FaraxSaciid-t4k 2 місяці тому

    Xasan shiikh iyo kuwa hor taagan in kitaabk allaah waxlaguxakumo waa mujrim

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 2 місяці тому +1

    Masha'allah

  • @YussufHassan-bs1ph
    @YussufHassan-bs1ph Місяць тому

    Xaqiq waye madax weyne alle haku danbi dafo

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 місяці тому +1

    Guulayso xurmadle xasan

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 2 місяці тому

      Xasanoow munaafaqa Ilaahey SWC wuxuu u diyaariyey dabaqa ugu hooseeya ee naarta Afkaaga iyo ficilkaagu isma leh

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 місяці тому +1

    Guuleyso madaxweyne

  • @faaymaxamed870
    @faaymaxamed870 2 місяці тому

    halagu midoobo kalimatu laa ilaaha ilalaah
    halagu midoobo kalimatu laa ilaaha ilalaah wixii kasoo haro oo lagu midoobo waa xaqdaro

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid wa tuug tuug dhalay batahay hantidi umada somaliyad dhulki boobdey qaburihi meydki dadki dhintay qufaneyso qabiladi ba isku diraysa hubka sharci darada qamriga iyo xashishka bad ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza argixisadisa damajid

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому +3

    Xssanow culumadu ma aday runta ku shegayan mise adigaa runta ushegeysaa

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 2 місяці тому

      Taasi ma su'aal baa?

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 місяці тому

    Ilaahay ka baqa wadanka u duceeyaالفتنة أشد من القتل😊

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 місяці тому

    Ilaahay haku hanuuniyo

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 2 місяці тому

    Madaxweyne dhagahaaga iyo Afkaagu ha ismaal isma maqlaane.

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs 2 місяці тому

    Sagaal wajiile shar kàawen majiro

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam 2 місяці тому

    Waa ninka xabaalaha faqnaya culumo haday jirto may usheegtiin ilaahay ayaa idin waydiin

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 2 місяці тому +2

    Diinta hadi laqabsado khatarda loogabadbaada

  • @ConfusedLimePie-jn1hg
    @ConfusedLimePie-jn1hg 2 місяці тому

    Haa

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 місяці тому

    Mudani mw Hassan sheik mahamudow somalida waxa eye tirahdaa geel coradeedi durdusaye aaraankesi maxad modaye qabyaalada qofka ugu horeyo waa adigaa chaali mw umada somaliyed wadalantahaye sidhana u daama madaxdena

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому

    Waan ku dawakhay qudbadda topic ay ka hadlayso is it only me

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 місяці тому

    Siyaasi runta ma sheego, midnimada dadka waxaa ka mid ah madhab iyo manhaj mideysan.
    Waa in iskoolada manhajkooda la mideeyo.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 2 місяці тому

    يا حسن عاملك الله بعَدْلِه

  • @FaraxSaciid-t4k
    @FaraxSaciid-t4k 2 місяці тому

    Muxuu kuwasinaysta diinta uguxakumiwaayey kuwatuugadaa iyo kuwamurtadiintaa iyo kuwa khamrada rutii xasan usaga ayaa alshabaab kaqalad bada asaga iyo shabaab ba waa qaldan yihiin isgaana sii mujrimsan

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 2 місяці тому

    Culuma mahan dintay ku qarabtan

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 2 місяці тому

    Xassanoow iska daa beer jileecsiga waan ku og nahay in aad thy xubin yahuuda ka tirsan oo waxaan xog ogaal unahay inta badan in aad bedeshey C/Yaxye oo gudoomiye ka ahaa xisb yahuudiyaan ah haddana adiga lagugu bedelay diin been ha ka sheegin goormaad soo islaamtay

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому

    Xasan Walaahi Soomaalida qudbad 100 topic ka hadlaysa ayuu jeedinayaa adoo dawakhsan ayuu dhammaynayaa. Qudbadan ilaa 10 mawduuc oo aan israaci Karin ayuu ka hadlay walaahi markaan dawkhay ayaan iska joojiyay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 місяці тому

    Nacamleyaal ayaa meesha isugu yimid. Qabuurihii aad qoftaan hadaan la idiinku soo qaadan meesha culumo ma Iman.
    Meeshaas miyaa diin taal. Dhibaatadey umadda badeen iyo xanuunkey abuurtay. Xasan iyo kooxdiisa diin ciidanka dhageysaneyaa ma dad waalan baa?

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому

    DIINta iyo ku dhaqankeeda la doonayo in lagu dhaqmo, iyo in lagu dhaqmo Musuqmaasuqa,Eexda, Qaraabo kiilka, Naas nuujinta, Qabyaaladda, xaggee iskaga imaan karaan?

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 2 місяці тому

    sh faadumo waa kusalaama😅

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 місяці тому +1

    Sharciga Eebe nin diiday
    Dafiraaya axkaamtoo
    Dariiqeeda xiraayoo
    Dam kasiiya xoolihii
    Dooni mayno xasanow
    Dulmilow ina booboo
    Dafiraaya xaqiiq doon
    Duminaaya dalkeenoon
    Damaqanayn xasanow
    Dooni mayno adeer

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 місяці тому

    Culumadu isaga runta ma u sheegeen

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 місяці тому

    War ilaahay ka baqa oo xal wax ha lagu raadiyo ixtiraam iyo kala danbayn

  • @AxmedIidan
    @AxmedIidan 2 місяці тому

    Maxaad.somaliland.weererka.ugu.haysaa.hadii.somalinimadu.kaa.dhabtahay.ilaahayna.wuu.ku.arkaa.

  • @FaraxSaciid-t4k
    @FaraxSaciid-t4k 2 місяці тому

    Mujrim maxadiin kaogtahay waxatahay calmaani tuug umadabooba

  • @mohamedyusufali7518
    @mohamedyusufali7518 2 місяці тому

    Xaqa badhilka mawada shaqenkaran mid un baa gulesanaya.

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 2 місяці тому

    Xasanow adigu. Ictiraf hadayane 17:08

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 місяці тому

    Xasanow khawaarijta qofkastoo muslim ah waa neceb yahay mana jecla mana doonaayo waxaase isway diin leh hadaad adigu tahay madaxa khawaarita kitaabka rabi qofkaan wax kuxukumin asagaa khawaarij ah taacaaliimt Saxdaa ood u taagan tahay maalin kasta xasanow khawaarij suufi ilaahay xaqiisii dafiraaya ayaa dhabar kaaga taagan cilmaani aan doonayn kitaabka rabi ayaa dhabar kaaga taagan xarumo dhaqan xumo gaalo kawado ayaa agtaada kafhisan cadawgii umada ayaa dalkii haysta waxaa kaabaxsan waayey kuwii qabuuraha kujiray marka xasanow adiga iyo kuwa kuhorfadhiya cid khawaarij uga dhowi majirto

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 2 місяці тому

    Cali wajiis iyo Muqtaar rooboow dowladdi diin uwakiilatay xaalkeeda Allah ayaa og

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 місяці тому

    Xasanow been baad sheegaysaa sawdigii jigjiga waa xor lahaa markaad adigu madaxwaynaha ahayd

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 місяці тому

    Halasoo qaqabto kuwa tagero shababka

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 2 місяці тому

    Xassan waxa uu ku hadl yaa fahmay 2 sano oo uu xukunka hayey maxuu qabtay dhaca iyo boobka hantida dadaka dhulka umada socod xadhkaha goostay bururka ciicanka, maamulgoboleedo kala dhawaaqsy iska hor imaadada qabaa'ilka saanadii iyo hubkii ciidanka oo qabiilooyin loo qabiyey kuwana laga qadiyey Haddaan sii wad'o waad ku daalasaan dhibka jira Xalku waa xassan oo is casila

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 місяці тому

    Horta maxaa lagu midoobikaraa waa in diinta si sax ah looraaco oo lagatago shirkiga iyo bidcada iyo in latuugo qubuura oola ladoodo kuwa khaldan oo dawladu xidho kuwa diinta kuciyaaraaya oobadalaaya diinta

  • @MawoidCabdi
    @MawoidCabdi 2 місяці тому

    War sowtilayidhi tisabadaryela tulalekudara maxa somalilan iyo badeda balmaxakagalay wayab

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 місяці тому

    Waa yaab xasanoo xoolaha ummadda yaan la dhicin leh. Wuxuu lamidyahay naag dhillaahoo dadka ka wacdineysa sinada. Yaab waaye !!!!!!

  • @KhadarXasan-bg1ov
    @KhadarXasan-bg1ov 2 місяці тому

    Adigu.katag.somali.wayiraci

  • @axmadaadan3268
    @axmadaadan3268 2 місяці тому

    Xasanow dhibaatada aduunka waa diinta islaaamka!! lagaa diwaan galiyay maantana diinta fiicanaa leedahay

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 2 місяці тому

    Adigaaba dadka Hantidii Aad dadka u dhawri Lahayd dhacaya madaxweyneha ah shacabka Qabiilada isku dagaalaya Ka Hadal iyo Hubka sharci darada kusoo Galay Munaafaqnimada Dadka kala Tag waxa ama Mawduuca aad ka Hadlayso wadaadadu qolkan Kuma koobna iyo Nahii Nahii Looma baahna

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 2 місяці тому

    Wajigiisa fiiriya walaahay waa alshabaab kii ugu weynaa hoos buu fiirinaya ishuu ku xadayaa dadka shucuurtooda beenaal tuugnimo waa wax ikaari ku dhacday

  • @Aqoonyahan21st
    @Aqoonyahan21st 2 місяці тому

    Soomaaliyeey ninkan waddanka ha laga qabto...Soomaali miyaa dal ku Kala qaybsan?
    Qabyaaladda gumeysi feker uu Keeney waaye. Soomaali wax ay ku Kala qaybsantahay ma jirto...
    Hadalka xataa sida loo yidhaaho ma yaqaanno...waa dhibaato.
    Soomaali aqoonyahankeedii ayaa gabay oo dayacay.

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 2 місяці тому

    Xasan beri. Buuqabrigiisalsoobixinemaxuu

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w 2 місяці тому

    Xasanoow saw adigii mushkilada caalamku iyo islaamka isku xiriiriyey goorma ayaad toobad keentay?

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 місяці тому

    Hassan dhiiqo masiibo kugu dhacday ee somali ka hor leexo adigaa soomali qoorta isu wada geliyay oo tuugo iyo qabyaalad la dhex jooga aloow soomali ka badbaadi qofkan dugaaga ah. !

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 місяці тому

    Dabka dadka hurinayoow miyeydan muslim ahayn oo rabigiin idin daalacanayo

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 місяці тому

    Xasanow adiga diin waxba lagaa waydiin maayee ubanee culumada salafiyiintu ha hadlaane waayo adigu mataqaanid diinta aqoona umalihid maad baadhateen xabaalaha hadaad diin taqaanid

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 місяці тому

    Inow dhulkii aan lahayn gadaal marsaday adiga sowmaad tagine jigjiga oodan oran meeshiina ayaa idinfiican ee iska jooga oo itoobia ka mid ahaada.
    Ishiis laga arkaa ushiis lagu tumaa waad na ceebaysay markaa tagtay jigjiga ee aad dhaantada ku ciyaartay adiga iyo Ina iley.

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 2 місяці тому

    Waxaan hayaa adigoo dhahaya waxa dhibka noigugu wacan waa diinta islaamka waliba ayadoo Engilish ah oo duuban baa lagaa hayaa iyo adigoo dhahaya madaxweeyna ugandha casharadii uu ina baray aan qaadano waxaan kaloon haaynaa kiliim adigoo dhalin yara ah oo aad ku dhex jirtaa rag iyo dumar la taba barayey oo aad xeran thy ma catabka ama calaamadda kirishtaanka ee is dhaafsan marka waa kubwee kuwa aad diin u sheegee marka hore soo islaam kaafir yahow

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 місяці тому

    XASAN IN DALKAN MADAXWAYNE KA YAHAY AYU ISMODAA DALKAN ITOBIYAN AYA MADAXWAYNE KA AH ASAGA DUQA MAGALADA MUQDISHO LEE JOGTAA😂😂😂😂😂😂

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 місяці тому

    Xasanow khawaarijta qofkastoo muslim ah waa neceb yahay mana jecla mana doonaayo waxaase isway diin leh hadaad adigu tahay madaxa khawaarita kitaabka rabi qofkaan wax kuxukumin asagaa khawaarij ah taacaaliimt Saxdaa ood u taagan tahay maalin kasta xasanow khawaarij suufi ilaahay xaqiisii dafiraaya ayaa dhabar kaaga taagan cilmaani aan doonayn kitaabka rabi ayaa dhabar kaaga taagan xarumo dhaqan xumo gaalo kawado ayaa agtaada kafhisan cadawgii umada ayaa dalkii haysta waxaa kaabaxsan waayey kuwii qabuuraha kujiray marka xasanow adiga iyo kuwa kuhorfadhiya cid khawaarij uga dhowi majirto