Warqado kale Iyo Lacago aan shaciga waa faqsaneyn, Boobka Ganacsatada, Muqdisho waa dagaal ma hurto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 25 днів тому +1

    Hawiyo xasan. Iyo xulufadiisa isaka qabta. Qabiilawax matarayee. Gurigaiisa ugugala. Xukunka kaxoora ❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 25 днів тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi shacabka walahan muqdisho jogo iska qabta shondhan galiya qufulo sara suqyadma bakaraha xamarweyn sinay cargab xamarweyn shacabka somaliyad diida cashurto wado xasan gorgurde

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 25 днів тому

    Ilahow xasan xoolo gaajada kasar waad awodaa ilahow 🤲🤲🤲

  • @seed3966
    @seed3966 25 днів тому +2

    Asc

  • @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
    @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 25 днів тому

    Reer muqdisho qabyalad ayaameshan dhigtay

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 25 днів тому

    Muqdisho maatida degan cid u hadasho ma lahan😢

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 25 днів тому

    United nationka unisef ayaa bixisa macalimiinta mushaarkooda

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 25 днів тому

    Balwaan xasan sh wuxuu yiri macalimiinta mushaarkooda anaa bixiya taas waa been anaa og unisef ayaa bixisa macalimiinta mushaarkooda

  • @user-wv7nh1fu1m
    @user-wv7nh1fu1m 25 днів тому

    Inaan isbaranay

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 25 днів тому

    Aqli xumada abgaal buu u yahay not all hawiye

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 25 днів тому

    Lacagtu sharciyad ma leedahay?
    Mase waa mid Ku yimid aragti Qof ama kooxeed?

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 25 днів тому

    Hhhhhhh koonfur game ba ka dhci doona lkn dadka reer puntland si aan loogu so qixiin xuduudkooda ha xirtaan guul itoobiya😂

  • @user-wv7nh1fu1m
    @user-wv7nh1fu1m 25 днів тому

    Waxaan ka faa iidnay

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 25 днів тому

    Suldaan C/llahi Balwaan. Waxaan canshur ma'aha. Waa baad cad

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 25 днів тому

    maxey igu fiirsanaayeen dhalinyarada sidii waraabihii qaarba luuq lagal xasanow afgooye kama qaadi karo waxuu tusayaa inuusa cidna ka baqeyn soomaali ah banaanka bas iyo xalane xildhibaanadii qeylinasyey ma dhuunteen ayagoon dhax tuurin boorar soo qaatasn ay yiraahdaan kuma noqoneyno guryaherna shaqana ma fureyno ilas nalagadaayo canshuurahan farahabadan

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 25 днів тому

    Canshuur waa tii dalka wax loogu qabto xasanka dadkii la aasay xabaalahoodii ka baxsan waayeen madaxwayne iska daaye wax la dhagaysto ma aha

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 25 днів тому

    Kan ciidan Ethiopian oo ka jecel yahay masaarida
    Walaashiis waxee u dhaxashay amxaari xoog ku guursaday 2006

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 25 днів тому

      kuwastay masal hadaay wl yihiin maay falastiin baa kaaga dhow ee maay ugar gaaraan cawaan

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 25 днів тому

      @@user-fr8kw7vy9m ani Falastiin leema dhaho soomaali aa lee dhahaa
      Danteeda aa aqaaanaa qofkii muruq igu soo ziyaadinaayo oo garab iga siinaayo ladagaalanka cadacgeega waa soo dhaweenaa
      Cadawgeyga cadawgiisa waa saaxiibkeey
      Taariikhda aduunka aa saas iska ah

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 25 днів тому

      soomali hadii lagu dhaho adiga iyo falastiin kiinee udhaw masar iyagaay carab isku yihiin cawaan caqligii dameerahaad leedahay

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 25 днів тому

    Kan woo ka dagaalamaa in Ethiopia la eedeeyo
    Laakiin waxoo ku gambadaa eedeen xasan sheekh iyo adeegsiga qabiilada qaarkood
    Waa ilmihii general gabre u wareegi jiray gobalada yoo nii sirin soomaaliyeey
    Walaashiis waxaa qabo nin amxaaro xoog ku guursaday 2006

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 25 днів тому

      xasan xabaalo qote adeer sharaf malaha itoobiyana cabdilaahi balwaan dalka madaxwaayne kama aha xayawaan

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 25 днів тому

      @@user-fr8kw7vy9m xasan waa kii isku furay wadada muqdisho ilaa gaalkacyo
      Xoolayahoow
      Waxaa taageertaa timo beerte
      Oo 4 sano timo beeris dadka waqtiga uga dhumiyay

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 25 днів тому

    WALLAAHI....KUWAAN IYO BAHALKAAN AAN DOWLADNIMO AQOON.
    ITOOPIYA AA WADANKII QAADANEEYSO WAXEEY KA FEKERAAYAAN SIDEEY LACAG XAARAAN AH UGA SAMEYNLAHAAYEEN
    BALAAYO IDINKUDHACDAY DHEH