Filmka Lugooyo Haween Part 4 2020....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2020
  • DAYAX SHOW : XIISAHA IYO XULASHADA SHACABKA
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 351

  • @foosdaahir7445
    @foosdaahir7445 4 роки тому +25

    Ridwaan iyo ubax waad isku qurxantiihiin walaahi m.a allah

  • @ademhassan3926
    @ademhassan3926 4 роки тому +20

    Walee ridwaan jid buu ii furay iskada anaa inaaptidey oon baryahabba jaclaa baan u sheegan doona jacaylkydee 😂😂

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому +56

    Ridwaan inad islantayda noqoto hadhihin inan mustaqbal wadagno dheh islaantu waa markay lix dhashee
    Dax show keep going

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +21

    HaniYey *JaCaYl Waa QadiimiYoo QarNigii KazTee JiraH Waa LaGa QadaRiYaa* NaGa DapaC Dee Istay Wuu Na MaTaLaaYe *All Men 🙏*

  • @hudadheeman3504
    @hudadheeman3504 4 роки тому +67

    Dar Alle Ayaan u arkay anoon ogayn markan dhex imid UA-cam.
    Intii ila mid ahayd is muujiyadeee👍👍

  • @xamdicabdilkaafi2922
    @xamdicabdilkaafi2922 4 роки тому +39

    Waa Naga soodaahiseen wlh lasoo dhaqsada qeybta kle inta saa ila qabta like kumuujiya

  • @ilyochennel5965
    @ilyochennel5965 4 роки тому +19

    Dayax show waan taageeraa waliba waxaan aad utaageeraa ubaxa aamiin ck istay iyo kuwokale lasoo dhakhsada filinka intakale insha allaah

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 4 роки тому +15

    Ilahay Amarkiis Ubax dugsiya iyo Ridwan way isku sobaxyan masha Allah 😍😍😍😍😍😍😍😍❤😘😘💓😍😍

  • @zayedahmed653
    @zayedahmed653 4 роки тому +4

    Video ga anoon daawan wali ayaan like saary keep going kooxda dayax show😍❤💖🙏

  • @mohamedfaizal9755
    @mohamedfaizal9755 4 роки тому +39

    Inta C. ISTEY Taageerta LIKE ta Ha ila Dhaafina (somaali maxamed)♥️

  • @zkturkish8483
    @zkturkish8483 4 роки тому +13

    stey hani wuu dhibay😂😂
    inta ila aragty like tageero buuxo❤️🙏🏻

  • @user-ob7zl2pe6w
    @user-ob7zl2pe6w 4 роки тому +13

    hhhhhh stey jcyl mara ku dhaga buu wadaa wllhi rag bdan oo saas ah baad arkysaaa

  • @ridwaanabdi139
    @ridwaanabdi139 4 роки тому +6

    Magacygu waa ridwaana o idinka zo zalmeyzo muqdizho flmkan wa filim qatr ah keep going ddkyga rer dayax films ❤💘💋adin jeclhy ddkyga rer zomaliland

  • @ayuushaxmed9306
    @ayuushaxmed9306 4 роки тому +9

    C/raxamaan istey nin jiraaa 👋

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +47

    C raxmaan stey baan ka wataa wali waY is adkaYnaYsaa sidii ri' gaadhi la saaraYo🤣🤣😂

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 4 роки тому +2

      😂ma ila argty nio horta😂

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 роки тому +1

      Hhhh kulahaa ri gaadhi la saarayo

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому +2

      𝑤𝑎𝑟𝑦𝑎𝑎 𝑔𝑎𝑟𝑎𝑐 𝑐𝑜𝑚𝑚𝑒𝑛𝑡𝑖𝑔𝑎𝑎𝑔𝑢 𝑤𝑎𝑎 𝑐𝑎𝑎𝑛 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 1 2 3 4 🤣🤣😂😳 𝑖𝑛𝑡𝑎𝑎𝑠 𝑢𝑢𝑛 𝑏𝑎𝑑 𝑘𝑎 𝑑ℎ𝑒𝑥 𝑙𝑒𝑒𝑑𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑐𝑜𝑚𝑚𝑒𝑛𝑡𝑖𝑔𝑎

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому +2

      Intaasn ku cel celi aduu ilaa yawml qiyaama🙂😒😂😂

  • @fardusmahamed9337
    @fardusmahamed9337 4 роки тому +4

    Hani khaakhayir bdna😂😂😂😂😂😂😂

  • @sihamabdi4091
    @sihamabdi4091 4 роки тому +3

    Alaa amiin mee alaa amiin mode kisaa miskin kaa yar 😔😔🥺🥺🥺🥺 aaaxx 💔💔 wixi laga dardaryy ku dhacy wxyna ka turjumeysa in annd qofka laa iis wadaa siin waa wayo waa biniadam bari kaa malin maa marmi kara 🥺💔💔💔😔

  • @faraxcabdi5820
    @faraxcabdi5820 4 роки тому +5

    Nosoo dadajiya filinka hore usocda dayax shaw

  • @ikraaniitainahooyoqali4047
    @ikraaniitainahooyoqali4047 4 роки тому +15

    Umal khayr wan ku haystaba Lkn camerada ha eegin

  • @araweeloarliyo9278
    @araweeloarliyo9278 4 роки тому +3

    UmulkhEr qoftaN koxDabH ka tagErA the keeP goin zizEyy💕😻🥀😗

  • @amalwadaadyare1484
    @amalwadaadyare1484 4 роки тому +9

    Ridawana iyo ubaxa walhi waya isku qalmaana runatii cidii igu racasana like ha saarana bala inana isku dokha nahaya

  • @naciimakadar3526
    @naciimakadar3526 4 роки тому +12

    Umulkheir wan kuheystaa ilove you

  • @maxamedbuluc
    @maxamedbuluc 4 роки тому +17

    umalkhayr Qurux oo la waayay

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 роки тому +1

    weli way is adkeynaysa sidii ri gaadhi la saarayo kuye stay ma reer burca mise reer laascanod 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qadanhoodo9533
    @qadanhoodo9533 4 роки тому +6

    Dhanaan dayax shaw ilahay wax idin dhiba idima tuso aamiin

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому +7

    Alla alla intaad dhahdaan waxay doonayaan baydiidaan waxan ka baqayaa inay qaarbadan xiiqaan war waxaa haysugu sheekaynina 😂😂😂umul khayr taa u raacinaysaa ugu daran
    Naa dadka ha waalin 😂😂😂

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever 4 роки тому +10

    Alla laydhka isteey ku laha numberkygu wa kaa u uu abaha la janay nin wllhi war iska dhici gabadha 😂😂😂😂😂😂😂

  • @boqoradaasturan7738
    @boqoradaasturan7738 4 роки тому +3

    Wlhy waxan sooo xasuusta wiil anu isku galas ahayn si kastan uxumeyo muuu tagi jirin qof dabecad illahy siyey buuu ahaaa

  • @amiinacabdilaahiasc989
    @amiinacabdilaahiasc989 4 роки тому +3

    Hhh waka Nin Rageed Isteey *NIVE GIVE UP*

  • @muniiraqli5135
    @muniiraqli5135 4 роки тому +6

    Team dayax show wn idin tagera go forward💕💓💝

  • @aidarousgb6304
    @aidarousgb6304 4 роки тому +2

    Filinkan filin ka mcn waligay ma daawan hala zoo daahinee qaybta kle dhakhso noogu zoo saara❤

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +2

    Naa wakhti baan qaadanyy kuye istay dartii u daawda walhi 😂😂😂💔

  • @abdirahmanismail3633
    @abdirahmanismail3633 4 роки тому +5

    Dayan show waad ku mahadsan tihiin
    Lkn film ka waad la raagtaan

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 роки тому +10

    *dad jira istey ridwaan ubax keep going*🌻🌼🍁🌹🍀🌺🍃🍂🍁🌸🌿🌾

  • @muunafaysal4673
    @muunafaysal4673 4 роки тому +6

    Stay habluhu way lagoogayaneh😂😂😂

  • @abdijabaarmohamoud9873
    @abdijabaarmohamoud9873 4 роки тому +3

    ubax iyo ridwan maxay u jeedan ila filmadi hore jecel ku matalayaane ka daaya ha isku badanine sharukhan iyo kajal ugu filmo mo fiicna ba 5 wax ka badan may wada matalin mee ck me hanfi ragasi inay gadal ka so baxan bay ahayd ahahhaaha like inti igu raacsansi

  • @preciousheart4237
    @preciousheart4237 4 роки тому +1

    Welcome back umulkhyr qrxy ♥️

  • @juwayriyaabdilahi2791
    @juwayriyaabdilahi2791 4 роки тому +13

    Wllo wad lasoorag tene hadana wad mahd santihin dayax show

  • @amalwadaadyare1484
    @amalwadaadyare1484 4 роки тому +8

    Oo Umal khara iyo cabdi Raxamaan istaya sadhakiisa2 iyo dobakeeda waya isku keyakihiina

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 роки тому +2

    Islanteyda inad noqotan donaya kulaha ridwaan hadalki baa ka lumay 😂😂😂😂

  • @intifaac2chanelintifaac2ch56
    @intifaac2chanelintifaac2ch56 4 роки тому +6

    Mnsha Allah hory usocda

  • @mawliidahmed7963
    @mawliidahmed7963 4 роки тому +4

    Kkkkk UMAL KHAYR WALHI WAA FANI

  • @nasriinmohamed6806
    @nasriinmohamed6806 4 роки тому +8

    Wad laso dahaden 😍laso dhakhasda

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +4

    Filima waxan usoo dheerayno galayba in Commonte Akhristo Erayada dadka 😁😁

  • @mushtaaqmohamed1883
    @mushtaaqmohamed1883 4 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣sty nin wayn wallhy waa fanni

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +3

    Ilahaw ubax iyo ridwaaan calaf iskugu dar aaaamiin dheha idinkuna azxpta ❤️👍🙏
    Abdirahman mxaaa ka haysta dumarka hhhhh😀😀

  • @duniyoabdibulxan1093
    @duniyoabdibulxan1093 4 роки тому +6

    Indr Dayax show Dacwan ka Ahy Imika halayso shego melan kala xidhidho 🤨

  • @waaberichannel3134
    @waaberichannel3134 4 роки тому

    Team ka Dayax show waxan leeyahy AAD iyo aaad baad umahdsntihiin horey usocda .
    Marka kle waqtiga halo kordhiyo filimkiina wllhi kal iyo laap iigu socdaa waqti walbo waan ifin sugeynaaa azxbta,💛💛💛

  • @hibomohamedkafeeya6856
    @hibomohamedkafeeya6856 4 роки тому +5

    bahda dayax show wn idin salamay wlayl hore socda lkn qaybta xigta kuso dhaqsada plz

  • @azmaargsan1143
    @azmaargsan1143 4 роки тому +4

    Keep going dayax show👏🤛

    • @Tariikhda
      @Tariikhda 4 роки тому +1

      Waar rudwaan uu shidanhayey

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому +4

    Inan kulul baa stey lagu fasaxee waxbay baday

  • @xayadibraahim2401
    @xayadibraahim2401 4 роки тому +4

    Wiilkn Abdiraxmn jiniyad an cadi hyn bu leyay mcha allh

  • @drlaamofreod6985
    @drlaamofreod6985 4 роки тому

    Waad nagala raagtaan zxp flimka noogu soo dhakhsada stay waan suganaa xgy wax u maraane

  • @abdilaahinc63
    @abdilaahinc63 4 роки тому +5

    Dayax shaw aad iyo aad ayaad umahad zantihiin lkn la zoo dhakhzada plz

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 роки тому +11

    Maasha alaah way isku nuuraan markasta RIDWAAN IYO MUHANAD ❤❤❤

  • @qoraaa.hakiintimo4399
    @qoraaa.hakiintimo4399 4 роки тому +15

    C.raxmaan istey poqortooyo gacan baan kuu taagey wlhi geesi ayaa tahay

  • @rahmarawsa131
    @rahmarawsa131 4 роки тому +1

    Alla umulkhyr ku jecliYa hbti qli

  • @xasancraxman3241
    @xasancraxman3241 4 роки тому +2

    Amiin saxar diid waanku taagera masuul horey u soco waxaan kugu xasuusta ma waxa la gugu yiri reer kooda bada ka shaqeeya

  • @hoodoabdirisaq8357
    @hoodoabdirisaq8357 4 роки тому +1

    Masha alha style bn ku haysta

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 роки тому +5

    Reer dayax show waan ini salaamay hore u socda allaha ha ini barakeeyo insha allaha 🌱🌱🌱⚘⚘⚘🌱🌱👍👍🌷🌷🌿☘🍀💖🌼🌸👋🌹🏵

  • @niciimohassanciiro3241
    @niciimohassanciiro3241 4 роки тому +10

    Wllhy Esty Wn tageera

  • @abdishakuurmuhumed7711
    @abdishakuurmuhumed7711 4 роки тому +1

    Beryahan wad nagu rajisan ee wllyal hore nogu so gesha

  • @cumarmaxamed8256
    @cumarmaxamed8256 4 роки тому +8

    Waad la raagteen

  • @ikrandariska9502
    @ikrandariska9502 4 роки тому +1

    Stay shabel Nagud weye wale walaga dharemaha😂😂😂😂😂😂

  • @ayaancali4482
    @ayaancali4482 4 роки тому +4

    Kkkkkkkk istay nin aan taageero isagaan u dawadaaaàa

  • @hodancumar7495
    @hodancumar7495 4 роки тому +1

    Waxaan maqli jiray filim aad ogthy meshow ku dhamna hada dawato waxbo maso kordhineyso marka hada filimkan anigu kuma xirneen marka daraad baan waxan ka dawday qeybta ugu danbeysa 45aad ee ahed inow la gursdy iyadana aay maser darti gubty kadib ayan waxaan is iri armaad filimkan dib ugu labta qeybahiza bilowga ah hada ridwaan oo leh gabdhii waan ku jeclhy o jecel u sheganyo o leh kama hurdo cml ayan dawdy kadibna wanba iska day filimka dhan wayo mel qarar ah bow ku dhamn waan so dawday inta ifamty kliya lik

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 роки тому +2

    Umulkhayr xarabo kulaha imika iso garaac

  • @fadumoahmed9188
    @fadumoahmed9188 4 роки тому

    My anigu amin banujira ubaxey haracin ridwan amiin

  • @sakariyejamac4753
    @sakariyejamac4753 4 роки тому +2

    Nio filimka md inoo barakeynaysan soo badiya

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 4 роки тому +3

    Waad la ragteen wllalayaal la soo dheerey

  • @khalidjuglaat5782
    @khalidjuglaat5782 4 роки тому +4

    Hhh stay iyo hani ayan ku.haysta iyo.intata camanka yar yar ee baran inta ila.aragtay.😂😂😂 funny soo badiya sl

  • @jamaalamaxamudcali1747
    @jamaalamaxamudcali1747 4 роки тому +5

    Cawa waan usodiyargaroby

  • @asaldhaladchannel1236
    @asaldhaladchannel1236 4 роки тому +1

    Ubah dugsiiya iyo ridwaan isku nuuraysaan👌👌👌😍

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +1

    Maansha Allah 📷 camera da na waad hormariseen

  • @amirbinabdi8588
    @amirbinabdi8588 4 роки тому +4

    Ar tan yaree ismacnaynta jilaysa waaban ka helay 😃 kftn waxaanse umalayn aakhirka inay Stey ay ka dul dhici doonto jeclaan doonto macnaha

  • @araweelo2940
    @araweelo2940 4 роки тому +4

    Waad la so dahdeeen qaraabo mahadsanidiin mugoo

  • @maryamamohamud2569
    @maryamamohamud2569 4 роки тому +3

    Waad ngu bar goysne hbn walba noo so dya😍😍

  • @farahqueen9090
    @farahqueen9090 4 роки тому +1

    Umulqayr wr isoo garaac kulahaa😀😀

  • @zaaraabdale2085
    @zaaraabdale2085 4 роки тому +3

    Saan chenel u soo booqanay waan dalay runtii
    Thanks dayax show

  • @hafsamahamed8135
    @hafsamahamed8135 4 роки тому +1

    Horo u socda dayax show ❤❤🤗

  • @najmahassan2015
    @najmahassan2015 4 роки тому +5

    Waad nagala raagteen bilaa caleeg 5 days baan sugayey miyad caajisten reer dayax❤❤

  • @mireyaretube800
    @mireyaretube800 4 роки тому +2

    Tan c.raxmaan stay ku adkeynaysaa maxey jaceyl garataa waaba reer miyiyeyad qab kujirtee inanta maaha qaabka ay u jilayao sheegaya dadka ay ujeedo

  • @hoodoabdi2148
    @hoodoabdi2148 4 роки тому +3

    Kooxdan waan tagera 😂😂

  • @moosanak1615
    @moosanak1615 4 роки тому +3

    Team dayax keep going🙏🙏🙏👏👏👏

  • @ahmedismail7000
    @ahmedismail7000 4 роки тому +2

    Dhalinyarada dayax show aad baan iin taakeeraa laakiin inta ubax dugsiiya ah halaygu qabto haday madax banaantahy waa hadaan tolkadhashay

  • @ilwaadquruxyartareersomali2251
    @ilwaadquruxyartareersomali2251 4 роки тому +3

    Aamiin wxba qabsaday
    Ridwaan iyo ubax asal bay isku yihiin wayna isku soo bxynn

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому +1

    Umul khayr baa kusoo biirtay wll inantasi way iga qoslisaa markaydhahdo 😂hodhodho 😂😂😂😂

  • @mursalabdiawil
    @mursalabdiawil 4 роки тому +4

    istay ninka meesha shidaya

  • @nuurafaarax3214
    @nuurafaarax3214 2 роки тому

    Filim mcn mash allh walalayaal sii waday

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 4 роки тому +1

    Umalkhayr ayaa laguso daray😘😘😘😘

  • @Les-grands-du-sport
    @Les-grands-du-sport 4 роки тому +1

    Anu haljan stey ayan u so galaa ninka waa tagera hahah

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 роки тому +2

    Cabdiraxmaan stay hablihii wuukawaalee kaqabta hhhhh

  • @wardamohamed1490
    @wardamohamed1490 4 роки тому +2

    Waad ladaahdeen filimka wllo

  • @shukriahmed9916
    @shukriahmed9916 4 роки тому +14

    Clraxmn sty hapluhu maxay ku nacayaan🤭🤭

    • @mohamedshiekh9355
      @mohamedshiekh9355 4 роки тому

      Halkuu hadalka ka bilaapayo iyo halkuu kaga so kacayaay ka boodeen

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      @@mohamedshiekh9355 hhhhh😂😂

  • @indhojacayl1080
    @indhojacayl1080 4 роки тому +2

    Abdurahm stay dar allah ujecalahy

  • @mustafetafo6403
    @mustafetafo6403 4 роки тому +1

    Walaahi masaajidkii xasan rakuub eedankiisii baan maqlayaa

  • @hafsamahamed8135
    @hafsamahamed8135 4 роки тому +6

    Islaan tayda inaad noQoto ayaan rabaa ridwaan waa xaraabe

    • @asiaali2518
      @asiaali2518 4 роки тому

      🤣😂😂😂😂🤣🤣

  • @samsamsale6908
    @samsamsale6908 4 роки тому +2

    Woow cawa waad shiidan dhafteen

  • @najahdiamond7409
    @najahdiamond7409 4 роки тому +2

    hore usocda team dayax show

  • @sadohinahapdilaahi451
    @sadohinahapdilaahi451 4 роки тому +2

    Kan nio waa xanjo lambar uunbuu raadinayaaa🤣🤣🤣