🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤👈calan aan kaas aheyn adunka kuma lihin asg un ban meel kasto nalagu tiix galsha o nola yaqan waxan kale danteen un bey naga lumayan e asagu su u hagagi lahaa aan xoga sarno int googordahan iska dhaaafano
"Sadexdii maqnaana way soo socdaan....." jigjiga, soomaaliya. gaarisa, soomaliya. hargaysa, soomaaliya. jabouti soomaaliya. SOOMAALIWAYN is coming. #Gaalmodow will be OUT.
Ax hay xasuusin abo waligay ma arkin wadankayga görmeen Arki dona ano qabri dahare jogo nogob jano ilahay cawanta iga dhax sar halmar hoyo so arko iyo walalayal
21 Jan 2025 04.21 habeenimo. Ifrah Mohamed halkaan adiga waxa ka leeyahe kaale ila dhageeso hubby ❤️ dhaantadan, wana ku sugaaayey ina ila dhageesato 😊 maaalin kaano kale sxbta noloshay ❤🎉 wana maalin Talaado ah oo hadda xasuusaato cawada qosol darteed ad igalu yaabte 😂 sxb
From tiktok😂had tahy like Saar wll
😂😂lkiin ereyada midh kama fahnin
😢😢😢
Dhaantadan.waxan.dhagaysanayaa.2024/10/15/8:39!hadad.iga.dabayso.waxankuu.rajaynayaa.caafimaad.iyo.cimridheer.insha.alha❤
Ana😊
17/11/2024❤️🔥😊
03/November 2024
Waa habeen Talaado soo galayso ,jawiguna waa qabow deggan ,Deegaankaygi galbeedka mudug ayaan layrta jiifaa alhamdulillah, dhaantaduna waa mid aad umacaan❤😢
03/November 2024
Waa habeen Talaado soo galayso ,jawiguna waa qabow deggan ,Deegaankaygi galbeedka mudug ayaan layrta jiifaa alhamdulillah, dhaantaduna waa mid aad umacaan❤😢
Sxb adna nolosha kuma xumeyso
Muuqalkan wuxu Janalkan kujira 11sano 9 Bil iyo 12 Maalin, 12sano waxa uga dhiman 2bul iyo 19 Casho, Waligey Ma arkin dhaantada Maantaana iigu Horeyso, Ma ila yaabi kartiin ciyaal xamar ahy,
Dhantada waxan dhagystay maalin Friday ah i love this song from h.g 🦁
Daraad arke wajigisa awal oday modi jire kkkkk
I love hg also❤😂
Thanks my dhiga ogaden hg wa iskumid
Thanks my dhiga ogaden hg wa isku mid
10 years later in 2023 😂🙆♂️like saar 👍
1/1//2024
❤@@Somaliwayn7
11 years later I am still here❤
@@Somaliwayn71/1/2025
Viva somalia weyn 💙 💋
😅p o
Abwaan Baarleex AUN
Dhaanto Asiga Lo Daayey
11yr ago kadib subax 09:53 sunday 8 _12- 2024 inta gadashey dawata cafimad iyo cimri dheer ban urajen
3/1/2025 maalin Friday ah hadaad iga sii danbayso love ii saar 😂
😂😂😂😂😂what about today
10/12/2023 Ayaan dhagaysanaa ❤ ilove all somali wayn
SOOMAALIWAYN is coming all #Gaalmodow will be OUT!
27_1_2025 hadaa iga dambeyso like 👍🏽😂
Cabdi maxamuud cumar 🦁
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤👈calan aan kaas aheyn adunka kuma lihin asg un ban meel kasto nalagu tiix galsha o nola yaqan waxan kale danteen un bey naga lumayan e asagu su u hagagi lahaa aan xoga sarno int googordahan iska dhaaafano
alle caaqliga iyo maalkaba haa ku barkeeyo wlle mudinana soomaaliyed bad tahyaa wan jecelhyaa qofka muwadinkaa
@@HamseGabalaad iyo ad
Ahlu jano saas kaa rabaa 💯
Walal anigu reer DDS baan ahay, dhaantada sidan u macaan,calanka cawaale un bay u qalantaa, markaan dhagaysanayo calankena wayn ban u niyeystaa
Waxaan dhagaysanayaa hbn arboco ah tariikhduna aytahay 08/11/2023
Goorsheegtu waa 11:56 daqiiqo waxaan ku suganahay goobtaydii shaqo waxaa dhacaysa dhaxan qaboob saacadaas dhinacna waan kashaqaynayaa dhinacna howla kalaan kawadaa
Mahamad shaafi jigjiga
Dds allow dalka noo xoree 🎉🎉🎉❤❤
Inaad xorowdaan marabtaane ee dhiig alle ha idiin yeelo hadiiba calan ethiopian aad u dabaaldageysaan
Siday isula jiibanayaan ban wax lo dhiga jirin Agh❤
I love Ddsi
10/12/2024 memories
Wednesday 8/1/2025
I will look for this song after ten years if ALLAH Says And will see it this .😂 I forgot the Time it is 8:52 😂
Calan daawaysan deeqow allow Aadan dumim🇸🇴❤
Siday isula jiibanayaan ban kahelay waa dhaanto aad macan❤
2024 11 years kadib🎉
2025😂😂😂reer tiktok caadi ma'aha
Abwaan Muuse soo baxay ayaa qaadaya. Waa ninkii codka macaanaa. ❤
Facbook ka so racay wlh ogaden wa funny afsomali way dhameeyn
❤ Alah jecliya dantadan 23/1/24
Waa erayada muuse soo baxay laxanka muuse codadka samsam maax cabdi iyo maxamad haadi shekh fiyoore
viva. calnakay. calan lagu. durduurtoow. allaw. adan. dubin viva ddsi x.d.sh.s.i success
Dhantadan wan iska
Jeclahay
From ddsi hore
way macan tahyaa lkn inaa keena soomaaliya loo qadyaa kamac naana lahyaad
I love you d d s i
1/9/2023.habeen monday.ayan dhegeysaa.
Dhaantadaani waaaa xasuus
Ok
Hebn arbaco ah tarikhduna tahay jan 22/1./2025 sacada 12:37
Barigay soo baxday waxanka dhagaysan jirnay OKing only DDS
Allow aadan dumin ❤ ogadenia ha noolaato
10y kadib 2023 bishii 10,tariiqda 23 October..3:26 ?malin isniin ah ama Monday ❤❤
2006 ama 4 tii dhagaysan jiray
11years later hadana 2025😍🫶🏻❤️🇬🇲
8/1/2025 ayaan dhagysata
Xasuus imissyou abwaanka
Abwaan mouse baxay xiligii dawladii dib ucurashadu bilawga
Ahayd ayaan dhagaysan jiray xasuus gaar ah
dhaantadaan yaa sameeyey? Dhaantooyinki abwaan Baareex by u egta.
21/1/2025 xasuus waxan dhageysan jiray 2018 abwaan muuse soobaxay ayaa iskaleh dhaantadan
12 yrs kadib calanki oo dacay 😂 dawanaya
"Sadexdii maqnaana way soo socdaan....." jigjiga, soomaaliya. gaarisa, soomaliya. hargaysa, soomaaliya. jabouti soomaaliya. SOOMAALIWAYN is coming. #Gaalmodow will be OUT.
I.n Zxp soomaali way isku iman maalin un😢❤
Abwaan muuse sh cabdi inadeerkay
Imasa radinayay 3 bil ka hora arke ilahada kama xisa dhicin 6 sano ka hora igu dambese
DDS maalin way ka hoos bixi doontaa gumeysiga Ethiopia I.A.
18/1 /2025
Mardhow in la qaaday baan modayay dambi bdn baa ku jira erayada
Inta iga dambeyso nabad ahaada
31 /10/2024 baan dawanayaa
Xusus 2013
now is aware time gure for ever baby
Calankii ree cabdile❤
Waw codku ahaa deeg sheekh fiyoore
Muuse soo baxay waye
12 12 2023 somaliya❤
Abwaan muuse soo baxay walahi waa nin dhaqankii asalka ahaa yaqano
Wa reer ama cowlyahan
Walee waa abwaan muuse
Viva DDSI❤
Dhibta calanka noo biloobow bagaad uu dhcday
Dhaanto aad u macaan
2024 inta aragty isoraca wllyl 🥺😂
After 11 yrs yaa daawanaaya
Guulaysta walaalayaal
Waxa dhageysanyaa 2025
Waw waw waw abwaan muuse soo baxay
Erayada muuse soo baxay codadka zamzam maax iyo fiyoore Qaladiid fanaanin dhaqamedka ree qoraxay
Dhaanto mcn
Eesh calaa Dhaanto ✅
Ax hay xasuusin abo waligay ma arkin wadankayga görmeen Arki dona ano qabri dahare jogo nogob jano ilahay cawanta iga dhax sar halmar hoyo so arko iyo walalayal
Muxu yiri dhayda iyo karuurkisa kan dhano waliga ha dhicin
Dhiifta kii reebayow
AGAH 9-1-2025
dhaantadaan wey fadhisaa
14/07/2024 Ayaan dhageysanaa waxan jogaa xerada ciidamada kumandoska danab ee jowhar tiktoka Ayaan ka soo arkay sidaa ayaana u soo radi
01/01/2025 ban dhageysan iyada 11sano ka hor baa la qaadey tolow ma cid baa iga sii danbeysa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhibta calankaree bow alaw aadan dumin
2024 November 24 axad 15:15
Wuuu Dumay. Muztafe cag Jarbaa Dumiyay Hada😂
Dhaantadaan 11 sano ka bacdi baan dhagaysan
muudan radinayey lkn ugu danbeti maantan heelay
04/1/2025 waa habeen axaad so galayso
28th December 2024
Ya iga dambeya
Me 1/ jan/ 2025
21 Jan 2025 04.21 habeenimo.
Ifrah Mohamed halkaan adiga waxa ka leeyahe kaale ila dhageeso hubby ❤️ dhaantadan, wana ku sugaaayey ina ila dhageesato 😊 maaalin kaano kale sxbta noloshay ❤🎉 wana maalin Talaado ah oo hadda xasuusaato cawada qosol darteed ad igalu yaabte 😂 sxb
6/2/2025😂😂
Aduun
2025
❤😂
karuurka iifasira? suusac miyuu kawadaa?
Karuur waa caanaha geela markay garoor ay noqdaan
AH 😢 xasuus galay wlh marka maqle dhantadha😊
Dds
Abwaan muuse soobaxay
Nin culus
Hal sano kabadan an radinayay
3 sano ayaan raadinaayey dhaantadaan waxaan helay caawa 07.01.2023 in USA
@@qamanmusdaffarah715 😂dhib wa is aragten 3sano aa
War wuxu dhaanto waa dhaafty whli
🖤🤍
2025/1/7
5/12/2024 😂
Acs
sadaam welid wcs
Wcs
dhaantadan yaa qaday
Abwaan muuse soo baxay
Abwan muse so baxay
Meeqa raadinayay
Abti muse baxay gerida been kuma maqlin baryahan
2024.10.20😂
Dhaantada ayaa qaadey taalow
Abwan muuse soo baxay iyo kiin
Y
𝔻𝔻𝕤
calankaygow alow adan.dhiiciin x.d.sh.s.i..m.m.jigjiga
abwaan muuse Soo baxay ahaaa ninkan
Haaheey
❤❤❤❤❤❤❤❤
8 sano kohor comment ah maan hdda reply u galy