Nolol & Geeri, maxaa laga og yahay xaalka Xassankii XB & Warkii u dambeyey ee Xaalka taagan
Вставка
- Опубліковано 15 лис 2024
- DEG DEG: Nolol & Geeri, maxaa laga og yahay xaalka Xassankii XB & Warkii u dambeyey ee Xaalka taagan
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
ilaahow shiica iyo yhuud iskudhameey Muslimkana sharkooda kabadbaadi 🤲
Galaylan mahadsanid sxb
Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Msha Allh guuuul Isha Allh tucaalaa Aaamin Aaaamin Yuhuuda Allow ❤kaqabo umadaada Isha Allh tucaalaa Aaamin Yaaarabi
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
allaah yuhuuda tirtir aamiin yaa allaah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
walaahi waan sugayey musiibadan oo kale markii la dayacey walaalaheena falastiin oo ku haayo yaa allah ma waxaa loo maleynayeyvin falastiin keliya dhimanayaan inta kalana noolaanayaan oo iska raaxeysanayaan
waxay tabar beelaysa ma jirto haddu mid masuul dhinto mid kale oo masuul ah unba meeshiisi iman
Ascw walaale farah abdulqadir ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba allaahumna aamikn aamikn aamiin
Hadiiladilay shiikh xasan nasralah
Xuutiyiinta ugu awooda badan bariga dhexeba hogaamiyohoodii waxaa ladilay waahore waxaana la oranjiray badrudiin alxuuti👈
😊asc
500 mitir waa Half kilometre
😂❤Asc ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 😂❤🎉🎉😢😂❤❤
Waa midaan istaahilin ila dhageysto waa shaqaalaha mosad
War maxaa kugu dhacey
Caawa hurdo ma jirto
Gaylan wa Alshab
500-mitir wa 1-boose cml
Mawaxa kawadaa 5-kiilo mitir??
5 kilometers weeye
Booski waa 20 mitir (500 mt waa ilaa 20 ama 25 boos)
tan waxaa ku xiga wadama badan oo carab ah hadaan hada dagaal toos ah lagalin
Waxaan waa fikir shaqsi la dilay loo joojin mayo mid ka daran ba soo baxaya
Xusbilah maalinkay guul daraysatay wa xiligi kooxdi xamas iyo ree falastin lagu hor baabiiyey
Dagal koda wa prank hadi ad wax fahmeso side wax uwadan prank aya lagu dhamena nacsata
Nuclear weapon hadii aadan haysanin macno ma sameenayso dagaal walba aad gashid dalalka islaamka xuriyadooda waxee ku xiran tahay Nuclear weapon lkn ilaahay wax walba wuu awoodaa alle ha noo gar gaaro wax kale oo aan dhihi karno maleh
@@Nasirmuridiilahay baa jira awood laan ayaa lagu ogyahaye islamka insha alaah waay guulaysa nayaan islam nimadu imtaxaan ayaa la marayaa
xasan nasrulaha wuu ku daayay
Waan u malaynayaa,Meeshuu joogo way ka war hayaanba
War xisbullahi maxa ku dhacay xamaas aya dhaanto wlhi madaxdii dhan waa laga layay tan hadii ay run noqoto waxey dhaar jab ku tahay xisbullahi iiran lama yaqano waxa ku dhacay booto afka baarkii lee
WLLHI GEYLAN MEDIA CHANNELKA WXA KALI AAN UNACAY WAA XAYEYSIS NAGA DHAAF XAYEYSIISKA
Iiran mahaniyo lagudilay gurigoda intayuaariwayday badkasugaysan inay nasrulah uaarto tas.hasugin iiran siyasan isgaabinayqadatay sikale wabaqday ama MD rergslbeda qabsaday
walaloow catataca igadaa carabu waa naage
Aynu.kusalino.suubanaheena.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
Hala laayo maxaa iyaga fooqaqa ku aruuriyay may godadka xamaas oo kale dhistaan.Xasan Nasrulaah hogaamintiisii way fashilantay basaasiin baa ka buuxda wayna burburayaan shaki la'aan
X.nasrulah hadudhintay runtahay sarakil koxda intiuhartayna wayladhimatay madama kulanxasasiya isuguyimaden gobta koxduna waxaysamaynkarto majiran iskudhexyac baygalaysa xasuquna wukusoconaya alxasil xisbulah waykudaysay waxasoharaya xm oiyana janisgad kudagalamaysa
LUBNAAN. HOGAAN XUMO AYAA HAYSATA
Shiicada waa qoomiyada uugu badan ee taageerta Israel 🇮🇱 xaqiiq markasta oo aan arko shacabka shiicada oo makarafoon lala dhex marayo %78 waa qaar taagera jiritaanka Israel 🇮🇱 taasi waxay keentay in ay Israel 🇮🇱 tageerada ka faaiidaysato oo basaasiin badan ku dhex yeelato Iran 🇮🇷 lubnaan Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 dalkasta oo shiicadu joogto marka Yemen 🇾🇪 laga reebo Israel 🇮🇱 waxay ku leedahay basaasin badan ilaa dhuuxa ayay raacday taasaa keentay in xog kasta oo ay u baahato ay hesho cid u keenta
Haye shiico sheegtee bal sheeg. Sacuudi irdun iyo dubay masar kuwaasina maxay noqonayaan
Waa runtaa
Carabta in sidaas looo edbiyo way fican tahay in loo badiyo ka sii fican
dagaalka 3xaad uu,imaaday
Warka noogu kalajartet