Qayb maxaya baad sheegaysa, tan kale maba taqaanid magacaygii sidee ku ogaatay qabiilkayga, channel kan waa mid lagala dhaqmin qabiil, degaan iyo nin jeclisay, waxaan ahay SOOOOOOOOOMAAAALI kuna faana, wixii ka maqan kuwii duubay ee Radio Muqdisho waydii.
Wuxuu ka mid ahaa cumar nuur cabdulleh, fanaaniintee ka soo baxday koonfurta somaliyaa sanadihii 70 nadii, kuwii ugu cod macaanaa.
Allah yarxamu.
Masha allah alle hakunxristo cumar nuur cabdule. Waxa uu ahaa dhal-wadaad fankana waalidiintii ayaa ku dhahay dip uga laabo. Izaga,oo meel wanaagsan ka maraya. Waalidkii ayuu taladooda yeelay. Xidig mar la,arag ku ahaa fanka #soomaaliyeed ayuu ahaa hoboladii #Waabarina wey ka samri waayeen
Aamin
Allah kuu naxaristo
@AbasMohamud-k2t Aamin
allah hawnaxariisto cumar nuur cabdule erayada waxa lahaa abwaan yam yam gabadh uu jacayl dhex maray ayuuu usameeyay oo star la odhan jiray
Aamin
@@caweyskadalmar erayada wxa iska leh Abwaan ileys cumar nuur cabdule qoskiisa culima ahaa ka reebey fanka besha shikhaal kaso jeedey wxana ku dhashey Asga xasan adan samtar Diinsoor gabolka bakool ilhey naxriisto
Hadaan caano lagu habin
Amaan hooyadeed korin
Ma hayseen asluubtaa edebtiyo xishoodke 💞💋
Waad. Dadaashay. Lakin waxoo ko dhamaaday. LACaMrOka
heestan waxaa lahaa abwaan yamyam codka macaan ee cumar nuur cabdule
Saaxiibkay ilaahaw u naxariiso qof fiicanbuu ahaa walahi
Aamin
Inte iskajokta walaal
Ilaahow kunaxariiso cumar nuur cabdulle waxa uu aha fanan aad uqali ah oo aad ucod macan
Aamin
Waad mahad san tihin Dalmar waxa aan wayaba idinka ayaan idinka helaa
Walaal waad muddan tahay.
Cumar nuur cabdule hanxristo izaga iyo inta umada #izlaamka ahpa. Waxa uu ka zoo jeeday qoys culimo ah ka,awow ka,awow waalidkii ayaa ku dhahay fanka izakaga bax. Izna waalidkioz uu maqlay hadalkoodii zidaas ayuu fanka zoomaaliyeed kaga baxay cumar nuur cabdule.
Aamin
❤❤❤waa habeen aa in badan dhaqaystay 8/10/2023
حرب الغزة
Mid kamid ah heesaaga naadirka ah ee soomaray fankeenna ayuu ahaa samigeey Omat Nor Abdulle AUN.
Aamin
Hees iyo badh inaba caadi ma ahan my favorite song Allah yarxama Cumar nur cabdule
Aamin
Rag waa ragii hore
Hesana wa kuway qaden😢
Hees xusid mudan Alle haw naxariisto. CNC.
Aamin
@@caweyskadalmar Aamiin
Eesh callaa hees a sandwich sood
Allah taraxmu raaximiin🤲🤲
Aamin
love❤🎉
asc❤🎉
talaw❤🎉
talaw❤🎉
hirgalay 1976
hanaan socodka laafyaha
hagar li’i wax qabashada
hindisihiiyo faalada
sedex celinta sheekadaa
hadaan caana laguu qabin
amaan hooyo deeq curin
mahayseen asluubtaa
haybadiyoo xishoodkii
anoo xafaadii hodan
jidka fooqa hoos maraa
hareerihiisa ubaxaa leeh
habeen ciida ay tahay
adigoo hidaa xidhan
hudheel kii taleexaan
hedheh kugu casuumaa
hal irmaan aan aaaan aaan aaaan sideedi
haleelaad ku maashaa
dhalin yaraa qorshaysiyo
gabdha kuu cayaaraa
istaahileh ah istaahiil
allahhaunaxariisto afanaanka janadiihageeyo
Aamin
Waaw wayihii wore
Heesta waad kajartay qeybtii muqdisho oo qabiilka heerkaasuu kuula gaaray
Qayb maxaya baad sheegaysa, tan kale maba taqaanid magacaygii sidee ku ogaatay qabiilkayga, channel kan waa mid lagala dhaqmin qabiil, degaan iyo nin jeclisay, waxaan ahay SOOOOOOOOOMAAAALI kuna faana, wixii ka maqan kuwii duubay ee Radio Muqdisho waydii.
GORMAy sojedsanaya. Kowan Aad siijedisay
Erayadii cabdi Tallman
You are the best my dear brother we always love you Janafardow walaalkey Aajelayow Codkaga Wanagsan Suad Golol
allah yaraxma raga riima weye kuwamanta joga madax gal weye
hhhjj run low abowe
Ax yaa qaraami
good voice
Paris France
15/10/2023
❤❤❤💖💖💖💖💖💓💓💓
1:25 habeenimo
Inaa naxno noxyil moota
ATRAABAN malahaya
Dadaalkagi waxo ko dhamaday fuuto GORKED
1/1/2024
Malahaya. Atraab
Fanaankan qaabkee U dhintay QOF BA igu dhahay diyarad la dhacday
Caadi ayow u dhintay asoo waliba aan xanuusan
afarta Fanaan ee ka Tilmaaman Masraxa Qaranka waxey ka yimaadeen Degmada Diinsoor YAAB!!
@@DaauudMaxamuudCANDAREELE-lm2dhwaxase yaab leh Abwaan DIINSOOR ka soo jeeda lama.jayo
Diy virrran bitrew8