Naag baa idili Rabto🥴

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @cabdiraxmaan.Ceeljoog
    @cabdiraxmaan.Ceeljoog 10 місяців тому +1

    Gabadh adag oo akhlaaq iyo asturnaan leh baad tahay, maasha Allaah, cadowgaaga ha u jabin.
    Ha u joojin ha iska buuqaane.

  • @som1
    @som1 11 місяців тому +16

    Abaayo pls speak more about Masar. Dugsiga and cost of living inshallah x

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 11 місяців тому +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 11 місяців тому

    Adigaba ma fayoobid hada isla hadasheen why privat uga dhigan wayday oon anaga naga ogaysinaysa ????????

  • @xamiida20
    @xamiida20 11 місяців тому +3

    Salaam sister, illahay adiga iyo ilmahaagaba Allah idin xafido Allahumaa Aameen ❤❤❤❤❤❤

  • @asmahanosman8997
    @asmahanosman8997 11 місяців тому

    Asc waa runted kirada baa ka jaban shaqalaha cairo waa kunolan jiray

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 11 місяців тому

    Asc. Tan qofkey u shaqeyso ka warama?

  • @shokriibrahim2353
    @shokriibrahim2353 11 місяців тому +2

    asc abaayo soodhawaaw mar waa makiin nooleeys qof na qof kuma xadgubikaro nabad galyo kukoro ilmahaada soodhawaaw masr

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 11 місяців тому +1

    Maanshaallah tabarakallah
    You are an active lady.
    Please
    May Allah bless and protect you and your family.
    Make advertisement cards.
    Sometimes, women are jealous of others, especially when they think you are a head of them.
    Good luck
    Read your QUR'AN, and Allah will guide you.

  • @jackwatterson
    @jackwatterson 11 місяців тому +1

    Masaar wa xagee? I never heard of it

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 10 місяців тому

    Abaayo plzz 5000 kaqriso Saliga Nabiga scw and xawlaqada

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 10 місяців тому

    Naagaha Qaahira jooga o shaqeeyo waxaa kujira kuwobadan o xun o xaasidiin ah anaa arkay sey udhaqmaan iyo say uhadlaan

  • @mohamedaliahmed3950
    @mohamedaliahmed3950 11 місяців тому +4

    ❤Fariid ilaahay xooga hakuu barakeeyo

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 місяців тому +1

    Wlh waa raqis guryaha anaga kenya waan ku rafadnay qali

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 11 місяців тому

    Bal maxay kumaafteey gabdho car shaqaalee maxay tahy?maxay kaa rabtaa ookagalay wixi shaqaysanaaya?

  • @buurhakababanooda5008
    @buurhakababanooda5008 11 місяців тому

    Walaashay halkee lagaala soo xiriiraa?

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 11 місяців тому +4

    Alaha ku xafido
    Fariid sasaan kugu ognahay cayayaanka buufi😅

  • @asiaqurux
    @asiaqurux 11 місяців тому +7

    Asc quruxey abayo mcn horta ha dhayalsan police u dhib arintan oo sharciga la tigso
    Tan kale wallahi qof dhiifon aya tahay oo owladeda korsaneyso wad i dhiro galisay yurub ayan joga single mother aya ahay waxa socdo iskuladki ilmaha wax qaldan labara ano noyad jabsan ayan youtubekaga arkay abayo hore usoco

    • @raahmoomar650
      @raahmoomar650 11 місяців тому

      😂😂😂😂 ninkan masar aqonin u sheg masarido somali somali uga ma hiliso iska daba wareg adiga dalaya hadad basbor ajnabi ah hadad wadato ma shegin

    • @draisha4699
      @draisha4699 11 місяців тому +4

      @@raahmoomar650 qoftan Norwegian weeye she is not somali ok🥵🤪 ilaa akhirey la dhadhacaysa naagta kibirsan sharciga la Marsin 😬

    • @nasroamiin5557
      @nasroamiin5557 11 місяців тому

      Nagta dharaneysay waxba ma ogid ee yakuyiraah gabadhas haka nabad gasho wlh waad hurdeysa dowlada norwegia oo dulan ayaa lakulmee ilen ayada iyo carurtedaba waa Norwegian maqal majira nagta dharaneysay. Tan kale abayo nagta dacwey waba naag edab daran shartoda alaha kaqabto dagal hagalin carur ayaa wadataye ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibaahmedmohanud3700
    @hibaahmedmohanud3700 10 місяців тому

    Apyo please xagee kaala.soo xiriiraa lanbarkaada rabaaaye❤ please isoo jwb❤❤❤

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 11 місяців тому

    Naag nool masha Allah tabarakallah

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 11 місяців тому

    Abaayo waa qof xanuunsan adigana horay u soco illaahay ha ha idiin xifdiyo adi iyo caruurtada ❤❤❤❤

  • @Indhadeeq
    @Indhadeeq 11 місяців тому

    Maasha alaah is ka Samir abaayo

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 11 місяців тому

    Mash Allah abaayo masar wa wadan nabada Mash Allah inkasto kasotagey masar lkn cidna Kuma tabankarto

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 11 місяців тому

    Mansha allah Horay usoco a abyoo

  • @Zaabiriinaalpi
    @Zaabiriinaalpi 11 місяців тому +6

    Botee heysaa qoftan waxba kama qadi karto ee hanagu Soo dhisin😂😂😂😂😂

  • @maryamabdi9448
    @maryamabdi9448 11 місяців тому

    Adaa khaldan gbdhaha masakinta bariiska haka ciidayn hadi qaali yihin xoogooda iyaga leh say dantoda ka arkan by ka dhiganayan adi mxa u leedahy lcgta yareeya qofku shaqadisa waa u xor

  • @siradartan2071
    @siradartan2071 11 місяців тому +2

    Imaankaa kamaqan alle hasoohadeeyo

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 11 місяців тому

    Ma qof hadal aa dhibatay ku gu ceersanayaa ? Subxanalaah Adaba war hayaa meeshu se raqis weye saa shaqala la qabsanaya walal sifican meshaa nova soo hadal anaga kugu xiran kugu na mahadinay ne Jazakalaah

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 11 місяців тому +1

    Oo boqol doolar bay shaqaaluhu ahaayeene goormay sidaa qaali oga dhigeen reer koraadka markay yimaadeen waaye cajiib

  • @ayanelmi9840
    @ayanelmi9840 11 місяців тому +2

    Adiga abdhaha walalaha ah o shaqeysanayo maxaa suuqa uga xiraysa wax laga xanaaqo waa sameysay sister iska dhaaf gabdhaha dadka gaajada yaan loga faaidaysan e iska dhaaf gabarta

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed 11 місяців тому +2

    U sheek naagaha jilcan ee shaqaalaha aan ka maarmin inee yurub joogin waaleysku dhun sanyahay hadee single mother tahayna eyna kusii jirin😂😂 balse abaayooy ani qahiro dagana jirey weligeyna shaqaalo ma qabsan lkin gabdhaha masakinta qurba nacasta jooga ayagana wey mudan yihiin in loo garaabo dad familyadooda ayaga dib inee wax ugu diraan ka sugaayaan aa jooga marka haloo garaabo hana loo dhaafo qof kasta seeku heshiiyaan wax ha uga qaataan😢 weliba ayaga shaqada dadka kale ka mudan runtii

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 11 місяців тому +2

    Shaqaale xanuunsan waaye. Situationka Cairo ayaa kahadashay taas dhibmale

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 11 місяців тому +13

    Freedom of speech wax ladhoho inuu jiro ma ogo miyaa? Maxaa lagaa siiyaa mexey kawadaa. Shaqeeso dheh. Adigana waa kumahadsantahay information ka aa noo soo gudbinoosid. ❤

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  11 місяців тому +3

      Adaa mudan abaayo😘

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 11 місяців тому +3

      Masar leskuma dilo karo haka baqin gurigada camera kaso gado wiil cabduqadir ladhaya jiro dukan kashaqeyo cmera kaso gado masar maba jogi lahen hadey tahay qof dacada maba jogten rerane uma shaqeysen nagaha masar jogo hadey qof af yaqano kugu arkin wey isku cid wacdan waana iskugu tagan waligin naag somaali hadey qof kugu arkin naago kuso wacane iska ilaaliya ayi qof haqabsanina naagaha ugu aqlaaqda daran shaqalo loqabsado masar ayey jogaan iska jira gandho

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 11 місяців тому +3

    Gabar katibadan Manshalh

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 11 місяців тому +1

    Qadro waa ku jeclahay wlhi tan aniga i balamiy nasaha an ka tume

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 11 місяців тому +2

    Hadalkaas qofkii ka caroodo wuu khaldanyahay. Waayo waxaad sheegtay akhbaar. tankale waad amaantay gabdhaha Soomaalida isla markaana talo ayaad siisay marka ma WAXKALAA JIRO? ❤❤

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 11 місяців тому

    Maxay ka rabta marka waba yabe walalo

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 11 місяців тому

    Bisinka war daadka maxa ka khaldan
    Ankgu shekadan maa mahamin
    Waxan WAA FILM
    Waad is ogthiin kala KICIIS iga dheh 😮😮

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 11 місяців тому

    Wll horta wey khaldantagay gabadhani laga yabaa in ay xanuunsantahay lakiin yaga laftarkooda maxay u taraysaa 250 ilahay yadana ha caafiyo

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 11 місяців тому

    Naag Doqon ah. Ma waxay mooday mesha Somalia . Caku naagaha qaarkood wa handicap violent ah. Meel sharci kajiro innay joogto ma ogaa miya?

  • @Hanan-h4
    @Hanan-h4 11 місяців тому +2

    Allaha ku xafido wll❤

  • @siradartan2071
    @siradartan2071 11 місяців тому +1

    Abaayo cidi kumafirinkarto insha
    Allah

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 11 місяців тому +3

    U qallee abaayo UN ka inay sugeeysaa laga yabaa qaldaanka waa iska booteeyaan

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 11 місяців тому +1

      Sheeko u qalee aa wax loo qaleynaayo ma jirto ha weyso waxey rabtay edeb mey marka hore yeelato why dadka u ceynee iyada shuubada aqlaaq ma lahin iyadoo wadan eysan laheyn Qaxooti ku eh ayay dadka waabinee yey u dhalatey isla xoog weynaa Garam Garamta hala dacweeyo wacasha mac sonkor dheh cashar ha loo dhigo si eysan dad dambe u caayin shuubada

  • @AhmedBuasi
    @AhmedBuasi 11 місяців тому

    Had a maxa la so earliest in aad Gabdhaha masakiinta risaqoda hour istagtid isku.xishow risaqa Allah ayaa bixiyo

  • @Messi10984
    @Messi10984 11 місяців тому +1

    Hayay Africa

  • @KiinYusuf-p1x
    @KiinYusuf-p1x 10 місяців тому

    ❤️❤️❤️

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 11 місяців тому

    Ma ayada la heystaa waa dulmi

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 11 місяців тому +1

    Maxay karabtaa subxanallaah

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 11 місяців тому +1

    Cinwankan iska badal iyo sawirka wadanka jogto mataqanid dowlada waxaso kale xasasi ka qabta dhib haisku kenin waligana wax marka so qoreysid wadanka magacisa haso shegin

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 11 місяців тому +1

    Jabuutiyaan

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 11 місяців тому +3

    SubhanaAlah Ilaahay ha ku xifdiyo sister is ilaali umada hada joogto dharkii waa xiran yihiin but waa dad xanuunsan teeda kale xoog Iyo booto badanaa naagta naa u sheeg inaad naag habar gidir tahay laandheere loo booteyn karin Garam Garam dacweee shuubada cashir u dhig UN waxey ku jirto ha weyso Qaxbada waabis badanaa dulmi wax wngsan ma ahin waligaana taas oo kale waa laga fogaadaa Abaayo mcn be safe you’re strong mother Ilaahay ha ku xifdiyo

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 11 місяців тому +3

      Masar aniga 5sano kunolaa cadey waxaa ugeysa askkarta cashirna u fidi ala manatay inaa jogo ehet markaa askarta utagtit iso wac talefankeyga ayaa kuso qoraa waa talefan masar eh aniga askarta lahadlayo luqada sifican u aqano naag shaqala somaali hawacan aniga kusonayo naag uma axmed ladhayo nambarkeda waa naag xog fican furan

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  11 місяців тому

      @@fowsiyonuur8990 snpka igala so hadal ❤

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 11 місяців тому

      Uf somali io qabil maxa kala heesto bal maxa kenay halkan qabil

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 11 місяців тому +1

    Abaayo mesha qahiro la dhah meshaan sijinka la is dhiiga

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 11 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂 waa qof walan

  • @HabiiboMohamednoor
    @HabiiboMohamednoor 11 місяців тому +1

    Xas waaye walaashe ❤

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 11 місяців тому

    Abaayo africa freedom speech lagama yaqaano is ilaali please

  • @FaturnAmore
    @FaturnAmore 11 місяців тому +1

    Abaayo naagta caytameysa way waalan tahay ama wey cabsan tahay naa irsaaqadaada ha isku aqoonsqan😢

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 11 місяців тому +2

    Police ka ka report garee tan.

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 11 місяців тому +1

    Sha qadaaada fiirso dheh😂😂

  • @suheybmohamed-yn7eo
    @suheybmohamed-yn7eo 11 місяців тому

    Wayab waa qof xanunsan ayadu ma gabdhaha shaqeya mey masul katahay

  • @ifraaxabdallaofficial
    @ifraaxabdallaofficial 11 місяців тому

    Subxanallah ilahey haka badbaadiyo abayo

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 11 місяців тому

    Maxaa masar uso dagtay ado joogo wadan nabad ah

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 11 місяців тому

    Naag nool❤

  • @ZoyaMohasPodcast.-
    @ZoyaMohasPodcast.- 11 місяців тому +1

    Cajiib See cml

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 11 місяців тому +1

    😂 waa walan garan wiiday nagtan lakin dadka saqalisanaya kadaran qof adan garanin in u walanyahy iyo in u qof sodilay carurtada dhexkeen 😂😂

    • @Anigakaligeey
      @Anigakaligeey  11 місяців тому +3

      Ha wlhi qoftaan o kalaa iskaga dhaxjirto gabdhaha nadiifka e shaqeesanaayo caafimaadkooda il la baaro waaye hada kadib😄

  • @draisha4699
    @draisha4699 11 місяців тому +2

    Abaayo police ka gey cod keeda iyo number keeda hooya tahay keligeed ah yaan lagu dhibateyn Ee sida ugu dhakhso badan u gudbi qoftan walan

    • @raahmoomar650
      @raahmoomar650 11 місяців тому +1

      Ala wan aqana tan waa gabr jabutian ah 😅😅😅😅😅 walahi ma xanunsana

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 11 місяців тому

    Abaayo is ilaali cilaan inoo mari inta ay kid haha an yay kushirqoin

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 11 місяців тому +2

    Qaxootiga Somali aa isku dhiibtay haisku aqoonsan dheh.

  • @sahracaabi
    @sahracaabi 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyoyuusuf4181
    @sacdiyoyuusuf4181 10 місяців тому

    Abyo lambarkaga see kuhelaa

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 11 місяців тому

    Abayo adi gabadhi ninki legend waagi miya tahay?

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 11 місяців тому

    Iftanka kaqari walahi 😂😂

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 11 місяців тому +1

    Abaayo naag maseersan waaye halasheekeysan

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 11 місяців тому

    Masarbaanay waxba ka aqoon naa shaqo ka qabo dacwee

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 11 місяців тому +2

    Gardara badanaaaa. Gacmaha baruuur maalagu wataaa Subxaana laaah kudabi

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 11 місяців тому

    Abaayo ha dhayal san ee poliska wargali dadka qaar waa dad jiran ha dheelsan hee

  • @som1
    @som1 11 місяців тому

    Kkkkkkk she got issues

  • @deeqaabdi429
    @deeqaabdi429 11 місяців тому +1

    Ar anagaa jaahilnimo Waa nagu ciyaartay. Kkkkk

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 11 місяців тому

    Dacweey qof dadka handada aduunka unecbehay

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m 11 місяців тому

    Maxaa masar yaala somali waa wareertay bisinka dalkiina aada carab ha aadinee

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 11 місяців тому

    Walaashay sawirka ciwaanka iska badalan masar aad baa loola socdaa youtube ka dawlada yaanay qalad kugu helin

  • @UmubilalBintujaamac
    @UmubilalBintujaamac 11 місяців тому

    😂

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 11 місяців тому

    Gabdhaha masaarida ee reerayaalja masaarida eetuulooyinkaa laga doontaa abaye

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 11 місяців тому

    Wadan sharci ka jiro ineey sidaas usoo dhaarato waa jaahilad

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 11 місяців тому

    Yeey ku waabsan saqjaamada edebta daran waxeey kaa qaadeeyso maleh

  • @ZahraMohmed-vg4rz
    @ZahraMohmed-vg4rz 11 місяців тому

    ,😂😂😂😂😂

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 11 місяців тому

    Sawab

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 11 місяців тому

    gabdhaha arsaqada ma u haysaaa adiga

  • @farhiyo1653
    @farhiyo1653 11 місяців тому

    Xamaa lagugu boteyhaa

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 11 місяців тому

    Guleyso cadoga cagta hoostet

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 11 місяців тому

    Waxaa jiro wax yaabo danbi aad ku gali kartid. Ciwaan ka aad sameesay dowlada Masar waa kugu dacween karaan ee iska ilaali

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 11 місяців тому

    Ilaa norway tulada daganeyd dagaal ayaad kula jirtay intii daganeyd hada ood tagtay masar dagal ayaad bilowday marka adaaa drama socdaa ee caadi iska dhig

  • @hamdimohamed9
    @hamdimohamed9 11 місяців тому

    Listen, I need you please let me where I can contact with you. You are so funny and I love you girl.❤❤