Masha Allah labada sheikh ba Allah habarakeeyo waxaan idin xasuusinaa laacibka kanoote e spain uciyaara Masjid spain kuyaala o gaalo qaadan rabtey ayuu maxkamada lakoray gaaladii Wana ku guuleystay.
Allahu akbar Wll layaal Labada sheekhba Wey mahad sanyihiin Lkn waa sidaa uu sheegey Sh abuukar anigoo aan aan DHA liilayn sh shibili hadana sh shibili Cilmigiisuu Kawa ramay Siduu isaguba sheegay
Sa juud waa sajuud wax ka sheeg mey leedahay kuligeed waxey muujineysaa cibaado goobdagaal iyogoob howleed dadku waa lagu ogyahay iney xeyd xeyd naadaan marka horaba dadka islaamka wey dhahaaro qabaan ee najaasa ma aha shakina lama galiyo wax kasta oo lagu tartamaaya gaalkii yaaba wixiisa muu jisanaayaa ee sajuuda islaam ka maxaa muran iyo ka hadal galiyay ma fah min
@@daadirmaxamuud4393 sheikha ma ogo dad badan iney ilo dhaqaala uthy kubada oo lacag laga sameeyo oo dad badan oo masaakiin ah lagu caawiyo sida sadio mane uu sameeyo cml. Sujuudul shukri weysa ubaahan asagan kamaqla
الحكم تابع للمحكوم عليه .. horta in la cayaaro kubada ma banaan tahay .. hadey haa tahay .. ruuxa markuu shey ku farxo inuu rabbi u sujuudo xukunkeeda muxuu yahay ????
Ma cayaar yaad diidantihiin waa la dheelaayaa waliba waa la bood boodaayaa idonka iskaxaaraantimeeya anaga hanaga xaaraan timeynina ilaa rasuulkacaleyhi salaatu wasalaam ayaa la dheeli jiray waxdiidayna ma arag sababtaad aayad quraan ah aad ugu soo leexineysaan ma aqaan waaya rasuulkoo jooga ayaa la dheeli jiray mana man cinin ee idinka intee aayada ugu soo riixeysaan ama qaabkii aayada ayaad taxriifineysaan
Masha Allah Sheikh Abuukar
ماشاء الله. شيخنا شيخ ابوكر حسن حفظ ك الله وحزاك الله خيرا
جزاك الله خيرًا يا شيخنا أبوبكر حسن مالن
M.A sh abukar hassan maalin Allah sw hakubarakeyo
M.a shiiqunaa sheekh abuukar xasan maalin alaha xifdiyo ❤❤❤
من حسن إسلام المرء تركه مالا يعنيه ليس عن هذا حدوث النعمه ولكن هو من رياء والسمعة وقال تعالي كلا إنا خلقنهم مما يعلمون صدق الله العظيم
Mashallah tabarakalah
Culumada allaha barakeyo
Xaqana allaha waafajiyo
كلام شيخ شبلى كلام فقيه
الحق ماقال شيخنا الشبلي حفظه الله
Shukran sheikh Abuu bakar
Masha Allah labada sheikh ba Allah habarakeeyo waxaan idin xasuusinaa laacibka kanoote e spain uciyaara Masjid spain kuyaala o gaalo qaadan rabtey ayuu maxkamada lakoray gaaladii Wana ku guuleystay.
Laacib kanoote la yiraah ma jiro sxp ee magaciisa iska sax oo noo cadeey si aan u baro I.a
Masha allaah hormar wacan isoo booqo
Masha allah sh abukar xssan maalin
الله أكبر والحق مع شيخ أبوكر حسن مالن
اللهم نجنا من شرور البدع يا الله
Amiin
جزءا الله خيرا شيخنا شبلي
M,a sh Abukar
Sheikh abukar xasan malim xafidakaAllah
❤❤❤❤❤❤ ma dt abukar
ماشاءالله الشيخ شبلي
Allahu akbar
Wll layaal
Labada sheekhba
Wey mahad sanyihiin
Lkn waa sidaa uu sheegey
Sh abuukar anigoo aan aan DHA liilayn sh shibili hadana sh shibili
Cilmigiisuu
Kawa ramay
Siduu isaguba sheegay
Sadio mane meqaa masaakiin ayu kuquudiya lacagta uu qaato, haduu goal dhaliyo soo farxad ma aha ileen adigabo lacag kaadhunte marka hesho mise caruur kudhalato wad sajuudi leheede.
Maxasuusata masaajidka Spain kuyeele oo ninka ciyaartoyga ahaay muslimiinta u iibiye?
Sheikhan dhaqaalaha kubad laga sameeyo ayuu ogeen.
SubxNalah waxaasi waa been jirdhiska lahwi ma ahn subxanalah
من حسن اسلام المرء تركه مالايعنيه
Sujuudu waa mid xaalad kasta oo farxada lala imaankaro weeyso kuma xirna faraxdaa ALLAH.
Meesha Dadka Ilaaheey aaninsan ayaa wax isweydiiyay ee wax lees ka mala awaalo looma baahni
Wahaabiyo oo cilmi ka hadashey hadana runsheegtey waligeedba lama sheegin
Asc cabdi Rashiid walaal hadalkaada jahli ayaa kamuuqda shareecadu barashi ayay rabtaa ee dad aadan gaari Karin ha aflagaadayn
xamaasadaa qaaday ee ma banaantahy sh abukar xasan mali
Sa juud waa sajuud wax ka sheeg mey leedahay kuligeed waxey muujineysaa cibaado goobdagaal iyogoob howleed dadku waa lagu ogyahay iney xeyd xeyd naadaan marka horaba dadka islaamka wey dhahaaro qabaan ee najaasa ma aha shakina lama galiyo wax kasta oo lagu tartamaaya gaalkii yaaba wixiisa muu jisanaayaa ee sajuuda islaam ka maxaa muran iyo ka hadal galiyay ma fah min
Waa sual fiqi ah suufiyadu ma fahmi karaan.
Wahaabi miyaa Fiqi yaqaan Soo sheeg Hal Wahaabi oo Fiqi yaqaan
Hhhhhh suufiyada fiqi mayaqaanaan maa dhahday?
Jawaabta sidii ugu habooneed sh abuukar xasan maalin ayaa dhiibay hdaad xaq raadis tahy.
@@daadirmaxamuud4393 sheikha ma ogo dad badan iney ilo dhaqaala uthy kubada oo lacag laga sameeyo oo dad badan oo masaakiin ah lagu caawiyo sida sadio mane uu sameeyo cml.
Sujuudul shukri weysa ubaahan asagan kamaqla
@@abdallamohamed5794 shuruudaha sujuudu shukriga ayay kamid thy weesada iyo cowrada oo asturan akhii
الحكم تابع للمحكوم عليه .. horta in la cayaaro kubada ma banaan tahay .. hadey haa tahay .. ruuxa markuu shey ku farxo inuu rabbi u sujuudo xukunkeeda muxuu yahay ????
minhaajka soo aqriso wllow😅 mar walpa mas.ala maa radinee adigoo lamida kan aad u raadineysid😢
Ma cayaar yaad diidantihiin waa la dheelaayaa waliba waa la bood boodaayaa idonka iskaxaaraantimeeya anaga hanaga xaaraan timeynina ilaa rasuulkacaleyhi salaatu wasalaam ayaa la dheeli jiray waxdiidayna ma arag sababtaad aayad quraan ah aad ugu soo leexineysaan ma aqaan waaya rasuulkoo jooga ayaa la dheeli jiray mana man cinin ee idinka intee aayada ugu soo riixeysaan ama qaabkii aayada ayaad taxriifineysaan
Waa loo baahan yahay in ladheelo oo la bood booda jirku jimacsado dadka ciriiri diinta haku galinina anaga waxuu caqligeena diidaayo diin noogama dhigi kartaan waa la dheelaayaa waana la boodboodaayaa waligiin ma aragteen masaajid 24saac lagu jiraayo salaad joogta ah oo aan laga faaruqeynin soon joogtah oo aan laga faaruqeynin waa cibaado shiiqii ku yiraahdo waa beenaale balse naftaadii yaad ciqaabtay waaba dambi cibaado iska dhaaf waxaa loo baahan yahay marna inlacibaadeysto waliba waqtigeeda marna lajimacsado oo ladheelo ama lajimacsada alaaba saas dadka u abuuray hal.meel aan fadhinkarin oo jilicsan war idinkaa diinta iga yaqaan quliqa insaana haluucan quraanka ka fiiriya bahashana naga yareeya ciriiri diinta hanagu galinina
Ciriri hadad kujirTA caqli diin Mahan ee caqligaada diinTa ha raaco
Inaanlilihaai war wlaal maxa ka hadlee