Somaliwyn oo ku baraarugtay balaayadii ONLF kahor-taagnayd maxa cusb

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 204

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 24 дні тому +8

    Itoobiya waynu iska celinaynaa dagaal diyaar waa u nahay guul somaali wayn from somalind

  • @Vivo34700
    @Vivo34700 24 дні тому +5

    ONLF waa difaaca Somalia Guul ONLF from Puntland Somalia hanoolado.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 24 дні тому +5

    Hambalyo ONLF. Waa urur soomaliyeed.

  • @GalolPro
    @GalolPro 24 дні тому +4

    Thanx Greater Somalia!

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 24 дні тому +7

    Hambalyo Soomaaliweyn Qaasatan Reer Ogaden

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 24 дні тому +7

    Guul Guul iyo Gobonimo ONLF!!!

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 24 дні тому +6

    ONLF guul iyo gobonimo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 24 дні тому +5

    Ogedan 🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇸🇴 guul ba idin rajinyah

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 24 дні тому +5

    Farxad baan laooyaaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yb6yq5cl4b
    @user-yb6yq5cl4b 24 дні тому +4

    ONLF hajirto hana guul guul

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 24 дні тому +3

    The somali century is gonna begin ❤️.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 24 дні тому +8

    ONLF Guul iyo Gobonimo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 24 дні тому +7

    Masha allah waa run hadaysan ONLF jirin mar hora Soomaalia laqabsan laha from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 24 дні тому +3

    Guul iyo Goobonimo Somalia meelkasta oo ay joogan waa ul iyo diirkeed Somaliyeey.

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi5459 24 дні тому +4

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo My blood 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 24 дні тому +4

    Dhiigayga ayaan u bixinayaa Ogaadeenya guul guul 🌹🌹

  • @diasmahamud9330
    @diasmahamud9330 24 дні тому +4

    Horaan u sheegay abiye wuxuu wadaa furihii soomaali galbeed

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 24 дні тому +4

    Guuul wayeen maansha alaah ONLF ❤❤❤❤waxaan ooga soo hanbalyaynayy London 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 24 дні тому +2

    Insha Allah mudo dhaw Ethiopia way kalatagi Wana laxoroobi

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 24 дні тому +4

    Guul & HAMBALYO SOMALI GALBEED
    DAREEN SHACAABKA SOMALIYEED
    WAA JABKA CADOWGA SOMALIYEED

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 24 дні тому +3

    Guul reer ogadenia ❤🎉🎉🎉🎉 Hambalyo 🎉❤❤❤❤❤

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 24 дні тому +2

    Maasha Allah VIVA ONLF

  • @AliRobleh-d2r
    @AliRobleh-d2r 24 дні тому +2

    Jama, keep up the good work,

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому +2

    OROMADA QUSHAASHTA AH WAXA KU FILLAN LIBAAXXYADDA ONLF GUUL IYO GOBNIMO ❤ONLF❤

    • @arafatahmed2435
      @arafatahmed2435 24 дні тому

      Ethiopia 🇪🇹🦁👈💪😂

    • @abdiali6334
      @abdiali6334 21 день тому

      @@arafatahmed2435 😂😂😂🐈🐈🐈

  • @user-se5yt8gz1e
    @user-se5yt8gz1e 24 дні тому +3

    Inshallah mar uun Waan Xoraynaynaa OGADENIA 🇬🇲💯💪

  • @sheikhali1903
    @sheikhali1903 24 дні тому +5

    ONLF waxaa jebin kara ogaden ❤

  • @RidwanAadam-sx4ru
    @RidwanAadam-sx4ru 24 дні тому +2

    Guul guul only guul

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 24 дні тому +2

    Xaq waaye in la taageero hadaan nahay dadka soomaaliyeed ONLF

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 24 дні тому +1

    ONLF..🇬🇲🇬🇲🇬🇲
    Wa Waxay
    Ahayeen
    Darbigii Umada Somaliyeed
    Kaga Daahna Cadawga So
    Jireenka ah Ee Ethiopia 🇪🇹
    Ee Gumaystaha ah..
    Sorry Lkn Somaliba Hadana
    Halgalkaas Luga Qabtay
    Oo Ethiopia 🇪🇹 uso dhiibi
    Jiray....Marka Inay Masnta
    Shacab Somaliyeed🇸🇴🇸🇴Dareemeen Wa Alla Mahadii Somalia Ha Noolatoo💪💪💪💪💪

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 24 дні тому +1

    Mashallah tabarakallaah

  • @fadumobulale173
    @fadumobulale173 24 дні тому

    Hambalyo jowxo geesiyo inta dhimana way dhamaystirmi maalin insha Allah ❤️🩸🎉💚💙❤️one love ogadenia/Sgalbeed viva

  • @user-gi8iq4mu3m
    @user-gi8iq4mu3m 24 дні тому

    Masha'ALlah Guul guul Insha'ALlah ALLAH nawad Xafido Aamiin Ya Rabbi

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 24 дні тому +1

    Itoobiya wayka xoroobi doonaan inshallah

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 24 дні тому

    Jaamacoow kun jeer mahadsanid, run bad sheegtay.

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh 24 дні тому +8

    Soomaali-galbeed dheh Jaamacoow
    Markale iyo midnimo Soomaaliweyn❤❤
    Ha jabo cadowga Soomaaliya meel uu joogaba, waa inaan reeryada gumeysiga ee ku dhisan QAYBI OO XUKUN. Ka xorownaa Soomaaliyeey.
    Gobanimadoonka Soomaali-galbeed ha noolaado, Soomaaliweyn ha noolaato 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 24 дні тому +2

      Ogaadeen isaga difaacday una dagaalay 30 sano qabiilada kale dabo dhilif ayey ahaayeen.
      Xaqbay u leeyihiin.

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd 24 дні тому

      Ogaadeeniya mise somali galbeed

    • @Gobanimo-gy8gd
      @Gobanimo-gy8gd 24 дні тому

      Anaguna waa inaanu Hawd u cabal degnaa hadaba hadaa diodes somali galbeed

    • @dashco396
      @dashco396 24 дні тому

      ​@@jamalportal73
      😂 Ogaadeen oo ruufiyaanka Ethiopia iyo Kenya aa wax difaaco. Ogaadeeniya Gaal aa baxshay. Anaga Ogaadeen aa nahay. Oga-dageen waa dad la isku keenay ee qabiil ma ahan. Daarood aa ka dhigay. Abdi ileey Tigrey uu u niikinaayay, cagjar abiy Ahmed, axmed madoobe kenyaati uu soo watay... Qalbi you kuugu dhicin iska aamus

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 22 дні тому

      Magaca Ogadenia Miya xasaasiyada Ka qabta shacabka Wa reer ogadenia dhulka Wa Ogadenia Naf iyo maalba wan U huray cidi Ogadenia diidani dhulka Wa ay Ka guuraysa

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому +1

    XAQIIQDA JAAMAC WEXEEY I NA TUSINEEYSAA MIDNIMADDA SOOMAALIA IYO JABKA ITOPIA IYO KUWA USABCINAYO EE SOOMAALIDA INALA SHEEGTA

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 24 дні тому

    HAMBALYO HAMBALYO ONLF 40 GUURADII KASOOWAREEGTAY MARKII DHIDIBADA LOO’AASAY OGAADEENYA HA XOROOWDO❤️❤️❤️❤️

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 23 дні тому

    Guul guul guul guul....

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 20 днів тому

    SOMALIA WEYN XURNIMO GUUL GUUL HA XUREYSTAAN 🇸🇴

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 24 дні тому +1

    Hambalyo Ogaadeen iyo DHN oo aan weligood xabashi udhiibin walaalahood markay soo galaan Jamhuuriyadda

  • @diasmahamud9330
    @diasmahamud9330 24 дні тому +1

    Maashaa Allah soomaaliya dhan waa ogadenya

  • @AbdiHadi-zz7bv
    @AbdiHadi-zz7bv 24 дні тому +1

    Asc waxaan halkan ka salamaya
    dhaamaan shacaabka reer ogadeniya waxaan niibisharnay
    Bash bash iyo barwaaqo

  • @mohamedmohamud-ku9yj
    @mohamedmohamud-ku9yj 24 дні тому +1

    Maansha allaah guul only
    Iyo somalia midnimo somali oo
    Dhan balanteenu waa midnimo
    Jaamac gallad halyey soomaliya
    Guuleyso aduun iyo aakhiroba

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 24 дні тому +1

    Guul somaliween

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 24 дні тому +2

    💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️💪🔥💥💥

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 24 дні тому

    Guul guul iyo gomanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 23 дні тому +1

    Onfl anoo maraykan jooga kalama bakhaylin taageero lacag bilkasta 27 sano waan bixinayay 40 dollars

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 24 дні тому

    Soomaaliweyn will come back inshallah

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 24 дні тому +1

    Coming soon ONlf

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 24 дні тому +1

    Guul ONLF ta kalee musuganga ain adeer agaa 😂😂❤❤

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f 24 дні тому

    Maasha Allah ❤❤❤❤❤

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 24 дні тому

    Manshaa allah ONLF

  • @AhmedabdillahiahmedAhmedkahin
    @AhmedabdillahiahmedAhmedkahin 24 дні тому +1

    Moi de Djibouti je suis prêt pour défendre le peuple somaliens les 5

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 24 дні тому +1

    Gulayso jamacaw dhabtad ka hadashay❤

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 22 дні тому

    DEEGANKII SOMALI LIDA QABIIL OGADEEN OO QURA KUMA NOOL QABAILKII SOMALI AYA KU NOOL SADA WAA IN LAGARTO AWDAL STATE GUUL IYO GABANIMO SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 22 дні тому

    Soomaliland bay ku daba walatay somaliyi subxanalah

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому +1

    ONLF CIID WANAAGSAN GUUL IYO GOBANIMO DOWLO

  • @mustafmohamed8852
    @mustafmohamed8852 24 дні тому

    Wlhi waan Ka xumahay maanta hadii Somali dowlad xoogan lahaan laheed ogadena waa lasoo celin lahaa lkin somali ayaga ayaaba dhib heysta insha'Allah somali oo mid ah oo xor ah waa wadani la arki doona

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 24 дні тому +1

    Deegaanka Somalida Ethiopia marka Ethiopia burburto xor noqon doontaa

  • @gmail2925
    @gmail2925 23 дні тому

    Jabhada. Shiftada. Iyo hunguriga. ..

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому +1

    ONLF WAA HORYAALKII BILICDA JIGJIGA IYO INTA TINTA UGU LAALAA BATAY HAMBALYO HAMBALYO ONLF

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 24 дні тому +1

    Waa markii igu horaysay een arko absame oo sanad guurada onlf uwada dabal dagaya waa markii igu horaysa een arko somaliweyn oo kuso biiray dabal daga onlf which means shacabka somaliyeed wax badan bay fahmeen

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 24 дні тому +1

    Maanta waa miqadas in soomaali galbeed xorowdo
    ONLF na la taageero

  • @gmail2925
    @gmail2925 23 дні тому +1

    Waa. Jabhad. Qabiilaa. Iyo. Qabyaalad.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 24 дні тому +1

    Ogadenka hadalka ay xabashida yiraahdaan oo ah Somalida dhulkaan daaqsiin bay u yimaadeen ee ma lahan, bay Ogadenkana Somalida kale ku yiraahdaan ayaga oo ka sheeganaya dhulka.

  • @NadiirMaxamd
    @NadiirMaxamd 24 дні тому +1

    Midno hala muujiyo. Hibkana haqato dhaman somali galbeed guuul insha alh

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 24 дні тому +1

    Maashaa Alaah Guul Iyo Gobonimo Adeer Soomali Waa Soomaali Ha Arko Oromkii Inaanu Talaabo Qaadikarin Haday Soomalidu Kacdo

    • @arafatahmed2435
      @arafatahmed2435 24 дні тому

      Ethiopian 🇪🇹💪👈😜

    • @anab9951
      @anab9951 24 дні тому +1

      Down Ethiopia 🇪🇹👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼

    • @arafatahmed2435
      @arafatahmed2435 24 дні тому

      @@anab9951 Ethiopian 🇪🇹💪💪💪💪💪💪💪🦁 go Somali😁

  • @mussejama311
    @mussejama311 24 дні тому +1

    Waar ETHIOPIA waa udhamaatay ordoo dagaalama oo dhulkiina dhacsada.
    Somaliyaad ku. Ashquusheen.
    Tigrea 4m oo kaliya.
    Waad ujeedaa waxay galaan
    Afkaad la faantaan .
    ONLF weligeed tuulo maqabsan..

    • @abdiali6334
      @abdiali6334 21 день тому

      Cadaqaate onlf waa soomali somalina tuulo lagama hayto cadaytu iyo candhufo maalmo guduhood soomana laga soo afjarin 😂😂

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g 24 дні тому +1

    Ogaden waa magac caan baxay oo gumeystahii ingariiska bixiyey hada lama badeli karo ilaa xornimada lagaaro magac cusub hada caalamka kama gadmaayo

  • @user-fv3ce8tn1x
    @user-fv3ce8tn1x 24 дні тому +1

    ᑎOᒪᗩᗪᗩ ᑎOᒪᗩᗪᗩᑎOᒪᗩᗪᗩ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 20 днів тому

    ONLF SIDAAS AYAAN IDINKA RABAA KACA SOMALIAWEYN 🇸🇴

  • @user-ve7fp4oz5r
    @user-ve7fp4oz5r 24 дні тому

    maaasha allaah soomaali galbeed jigjiga gobanimo

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 24 дні тому

    Onlf hubka haqadato markan wa markan dhulkeyna dhacsan laheyn

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 24 дні тому +1

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. HADDII. AAN NAHAY. QABIILKA CIISE. WAN. DABAL DEGEEY NA. REER. OGADENIA. SANAD GURADII . KAA SOO WAREE GATEEYE. JABHADII XORREEYNTA. DHUULKA. SOMALI GALBEED. HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. WALAALAA HEENAA. WAN IIDIIN GAR JOOG NAA. REER
    OGADENIA.

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 24 дні тому

    Guul somalinimo

  • @MaxamudMaxamudmaxamedshakul
    @MaxamudMaxamudmaxamedshakul 24 дні тому +1

    Guuul onlf

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 24 дні тому +1

    Hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 24 дні тому

    Somali meel kasto joogto waa inay ku bararugta qayaanada Ethiopia

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 24 дні тому

    ONLF Waxaa iibsadey hogaankeedii, inay hubka dhigaan waxay ahayd qaladkii ugu uweynaa.

  • @MaxamudMaxamudmaxamedshakul
    @MaxamudMaxamudmaxamedshakul 24 дні тому

    Onlf guuul

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 22 дні тому

    Difaaca Soomaaliyeed waa Ogaadeeniya. Laakiin ONLF waxay maanta garab adhi la cunaysaa axmaar Cagjar iyadoo buurta ku jirta.
    Viva Itixaad Ogaadeeniya

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 20 днів тому

    SOMALIA WEYN HALAXURUUYO KILINKA 5AAD WALAAHI SOMALIA HA ISKA CELISO GUUL GUUL

  • @KhadarDhagaxle-bb8gx
    @KhadarDhagaxle-bb8gx 23 дні тому

    Asc Ugandan hooyadiin wasa

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 24 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤Good. Ama. Guull❤❤❤❤❤❤

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 24 дні тому

    Markuu ogaadeen is faaninayo waa sidaa... Ayayday baad i xasuusisay maanta ilaahay haw naxariiste

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 24 дні тому +1

    Ethiopia arxan male ee wax iska celin bay ledahay.
    GUUL isirka SOMALIA

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 24 дні тому

    Hanbalyo,
    ONLF
    Qarniyay derbi ahayd,
    Soomaalida difaac u ah,
    Dergiga ay wajahayeen,
    Abidkoodna kama daalin.
    Darwiish

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 24 дні тому

    💚💚💙💙💙❤️❤️

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому

    WAA MARKII KOOBAAD ONLF IN CAASIMADDA SOOMAALIYA AAY RAIISUL WASAARE KA HESHO ONLF WAXAAN LEEYAHAY IN AAY DIFAACATO JEGADAA KANA DIFAACATO CADAWGA DIBADDA IYO GUDAHA EE SOOMAALIYA

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 24 дні тому

    Waa halkee meeshaani dadku isugu yimideen

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 24 дні тому

    Ina galladoow caawa xaadaad ijoojisay waadna ku mahadsan tahay dhiirigelinta aad inoo soo dalacday noolow caafimaadna kunooloow wadaniyoow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 24 дні тому

    ONLF, derbi Somaali. Adeer siyaasi warkiisa ka bax, dhaliyarada Soomaaliyeed waa diyaar.

  • @muqtarmaxamed5924
    @muqtarmaxamed5924 24 дні тому

    Guul.iy0.gobanimo.somali.galbed.waxan.joga.muqdisho.aad.ayaana.ugufaraxsanahay.dabaldega.soccasionally.jadaan.nahay,somalida,kale.alaha.natuso.cadawgeena

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 24 дні тому

    Vivo somali

  • @MustafeGaas-p8q
    @MustafeGaas-p8q 24 дні тому +1

    Hanbalyo hadii aannahay dadkareer awdal waxaan leenahay hanbalyo

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon 22 дні тому +1

    Ogadeeniya miya mise waa somali

  • @idirisAli-i2m
    @idirisAli-i2m 23 дні тому

    👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🙏🙌

  • @abdussalemaare2566
    @abdussalemaare2566 24 дні тому

    Guul ogadeeniya

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 24 дні тому

    Nabar uga xanuun badan itoobiya majiro, inay ONLF wali sii jirto, heshiiskay itoobiya lagashay kadib..maysan ugu tala galinba warkeedu sii jiro laakiin waa xaq ninkii lahaa daba socdo, intay qadiyada somali galbeed jirtana itoobiya waxba yaysan kufikirin dhul soomaaliyeed. Allahu akbar

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 24 дні тому

    '' balaayadii ONLF ka hor taagneyd Soomalida''. QADIYADDA HALA BALAARIYO, hadii kale waxa ay ku socon mid aan mira dhal aheyn. Maskaxdu waa in ay shaqeysaa